Xogihii udanbeeyey Sirta ku duugan Xadhiga Xil M Abiib, iyo Somaliya iyo Erateriya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

    / @maalchanneltv
    Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

КОМЕНТАРІ • 65

  • @mukhtarguedi53
    @mukhtarguedi53 11 днів тому +6

    Maashaallah, horaan kuu idhi, wanaaga, ixtiraamka, iyo qalibaga macaan waa u dhalasho. Qaranimadeenu waa muqadas.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 11 днів тому +5

    Intii fidna wada Allah Somaliland haka qabto. Abwaan nin gob ah oo geesi ah oo qalbi wacan oo wadankiisa jecel ayaad tahee Allah haku ciseeyo ❤❤❤❤❤❤

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 11 днів тому +11

    Sharcigu ha shaqeeyo guul somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤

    • @markcaa2942
      @markcaa2942 11 днів тому

      Jijileeca dowlada somaliland ayaa yuu cadowgii guduhuna kfaaiidaystay

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 11 днів тому +10

    Gul Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲💪🏾💚🤍❤️💪🏾
    Gul. Somaliland AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲Gul SSB AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 11 днів тому +1

    Maal TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 11 днів тому +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 11 днів тому +2

    ❤❤❤❤❤caqaayad❤❤❤iyo maal tv❤❤salan sare

  • @siciidcaydaruusmaygaag5521
    @siciidcaydaruusmaygaag5521 11 днів тому +7

    xildhiban kani wuxuu u dhaarsan yahay inuu bulshada reer somaliland iyo dawlada somaliland burburiyo isagoo ushaqeynaya cadawga somaliland ee somalia wuxuu dhaafsanaya jamhuuriyada somaliland ee uu xildhiban ka u yahay woxogaa shilimad ah parliament somaliland kaligii kuma jiro iyo sidoo kale ururka ixtisam ururka KAAH iyo wadani iyo kuwa kle oo dibad joog ah iwm
    guul iyo gobanimo jamhuuriyada somaliland

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 11 днів тому +2

    insha Allaah Guul Somaliland, Guul Jamhuuriyadda Barakaysan.

  • @AlihurreDirir
    @AlihurreDirir 11 днів тому +4

    Guul HALA XUKUMO

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 11 днів тому +4

    Caqaayad
    Horey usoco

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 11 днів тому +4

    Maal TV Geesi Qaran. Noolow

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 11 днів тому +3

    Dhaliishandawlada MARKAY cid xidho markiiba way ahi daysaa dawladu oo Sharcigii max kamadeedba waxaa kasoo hor mara odayaal taana dawladaa ku khaldan❤❤

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 11 днів тому +5

    Adeer dawladu jilic sanaa war ninku sharciga kama Sareeye sharciga ha la mariyoooo si dhakhso leh

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 11 днів тому +5

    ALLAHA MAXA DADA KUU KIBREYE
    CIIDINE LAA HADLE WEYDE

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring 11 днів тому +1

    waa sax

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 11 днів тому

    NOOLOW NOOLOW NOOLOW INADEER GEESI GEESI DHALAY ILAAHEY HA NOO KAA DAAYO AMEEN AMEEN AMEEN AMEEN ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailmahamed
    @ismailmahamed 11 днів тому +3

    Talo wacan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 11 днів тому +2

    Warinagu’aynu Dawladiyo Sharciga Faraha Ugqaadno Wixii Carqaladeeya Jiritaankeena Fadlan.

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 11 днів тому +3

    Noloow saxib moloow

  • @user-vx8wo2cd7c
    @user-vx8wo2cd7c 11 днів тому

    guul guul oyi gobonimo dauladayda somaliland💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪💚💬❤💪

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 11 днів тому

    Mashallah mashallah guuul somaliland 💪💪💪💪💪

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 11 днів тому +2

    Xasanqoslaayo waa nacas 😂😂😂😂😂😂 HAYSKA WAREELAYSTO DANBA WUU U DAALI SOMALILAND IS NOT EASY GUUL INSHA ALLAAH ALLAAHU AKBAR

  • @siciidmaxamed7081
    @siciidmaxamed7081 11 днів тому

    Waa sicid illaahay nabad iyo wadajir hayna siiyo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 11 днів тому +2

    Sharcigu maanu qabanayn xildhibaanka Golaha wakiilada gacan ka hadal ku jawaabay

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 8 днів тому

      Kuwa maanta fadhiya Golaha badankoodu waa ciyaal aan wali u bislaan inay XIL QAADAAN.
      Badankoodu hore ugamay soo shaqayn xafiis dawladeed amma sharikad amma shaqo ciidan dawladeed !!!!!!!!!
      Ma yaqaanaan badankoodu qiimaha oo had iyo jeer way maqan yihiin intooda badani marka Goluhu leeyahay dood ku saabsanb ARRIMAHA DALKA!!!!!!
      XILLIGII MADAXWEYNE DAHIR RIYALE MAR AY GOLIHII XILLIGAAS JIREY YARA MEEREYSTEEN OO LAGU ARKAY MAQNAAN IYO GOLOHA OO LAGA BAXO, WAXAA LA SOO SAARAY XEERKA ANSHAX MARINTA XUBNAHA GOLAHA WAKIILADA OO LAGULA XISAABTAMAYO XUBNAHA.
      MAQNAAN, GOLAHA OO LAGA BAXO IYO GACAN-KA-HADAL WAA DHAQANKA CIYAALA SUUQA !!!!!!!!

  • @amalos3435
    @amalos3435 11 днів тому +1

    Waa wadadi cabdirisaq khalif nimanka xusbyada kujira ee qaylinaya sida ururka kaah iyo xusbiga wadani qaar kamida ninkasay tageren

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 11 днів тому +1

    TAAGEERO XAKUUMADDU SHARCIGA HAKU FULISO ABIIB
    IYO KUWA KALE EE BASAASIINTA
    SOMALIYA IYO DJIBOUTI

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 11 днів тому

    Abwaan caqaayad geesi qaran

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 11 днів тому +1

    Waxanni barlamaan maahee dayday basasiin shisheeye eedadku ha xidheen aqalkan
    Belaayaa ku shaqaysate

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 11 днів тому

    💚🤍❤️💚🤍❤️💚💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland somaliland guuuuuul somaliland

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 11 днів тому

    PLEASE DAWLADA SOMALILAND SHARCIGU HA SHAQEEYO DAWLADA WAXAA KA MUUQATA JILEEC DAWLADU SHARCIGA KOR HA U QAADO NINA YAAN LA DHAAFIN

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 11 днів тому +1

    Dadka Reer Somaliland Halaqanciyo Oyaanwaxba Looqarin Ina Abiib Iyo Waxashanimadu Kukacay😠

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 11 днів тому +2

    Wariya dagan oo qali ah adoo kale ala hanoo badiyo Guul somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 11 днів тому +1

    TOJOWR CANFAR BAA LEEH😮😮😮😮

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 11 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 10 днів тому

    the man of throughth hero of all Channel ❤

  • @Ibrahim1971-vc9kl
    @Ibrahim1971-vc9kl 11 днів тому +1

    Jamaal caydiid dheh, jamal cali xuseen muu ahayn iska hubi wax,

  • @asiaessa532
    @asiaessa532 5 днів тому

    Guuleyso somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 11 днів тому +1

    WAA SAXYE MAXA CIIRO LOO XIDHWYE MAXA SH MUUSTAFA LOO XIIDHWAYE WAA KUW G21WAA KUWA LAA SAWERNI😅😅😅😅😅

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g 11 днів тому

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 11 днів тому +1

    Alle Hadii Lagabawayo Maxamed Abiib Marnaba Somaliland Xumeheeda Maahee Samaheeda Kamatalin…🥹Xilihorayba Ahayd In…Somalilnd Iskaqabato. Take him out please.

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 11 днів тому

    Guul somaliland Abaan salaan h s mal tv

  • @ahmedibraguka1239
    @ahmedibraguka1239 11 днів тому +1

    Jamaal caydiid dhe

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 11 днів тому +1

    Illahye mooye somaliland ciid wax naaga qaadyes MAA JEERTO GURGURT HAA WALWASHO😅😅😅😅

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgaileh 8 днів тому

    MALAHA DAD BAA NABAD IYO WANAAG KA NAAWILAYA GARAADLAAWE GALA DAGAALKA IYO CABDIRAZAAQ DOWDAR !!!!
    WAXAY DOONAYAAN INAY MEELO KALE KA DHIGAAN SIDA LAASCAANOOD OO KALE !!!!!!!!!!

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 11 днів тому

    Kkk ooyaaye wuu is wayey haisi so helo kkkooyaaye bariiskii iyo biisihii ayaa ku faxay kkkk

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211 11 днів тому

    Ayaad sasabaysaan eega ninka qolo ma soo dooran shacab baa soo doortay.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 11 днів тому

    Ina ABIIB MUDO ayuu xabsiga ku hor ciyaarayey maanta wuxuu ku jiraa gacan adag waa in SHARCIGA LA MARIYAA no one above the low

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 11 днів тому +1

    GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 7 днів тому

    This is scandal 🫢🫢🫢🫢🫢

  • @abdifataaxjaamac9829
    @abdifataaxjaamac9829 11 днів тому

    Waqalad maxaa looxidhiwayayay cidanka ninkii sodayay lascanood miyanuu sharcgu xidhikarin ragii sodayay cidanla cadawga

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 11 днів тому

    Kula yaabi mayo idoor caqli idoor weeye Mohamed abiib xidha wayo caqil idoor sidan weeye

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 11 днів тому

    Kulmiye beentiina waba idinku nacnay waana ka baxnay kulmiye never in my life again

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 11 днів тому

    Somaliya inay burburiso somaliland waa khalad somaliland inay amxaar dhul iyo bad isugu darto iyana ina aqoonsato waa khalad aqoonsiga aan kursi kaa siinay qaramada midoobay aqoonsi maaha dadka iyo dalkana cadaawad badan looma soo jiido

  • @mandeqlivetv3790
    @mandeqlivetv3790 11 днів тому

    WARYAA DADKA LA ISKAMA EEDEEYEE MA HAYSAA WAX BURUUFA OO CAD

    • @ahmedgaileh
      @ahmedgaileh 8 днів тому

      SOO RAAC JAAJUUSKA ADIGANA HA LAGU BAADHEE !!!!

  • @DRCabdiaadanafey-cx8bv
    @DRCabdiaadanafey-cx8bv 11 днів тому

    Biixi waa digtaatoore siyaadbare yaalagu nacay looma baahna

  • @RoblehGuelleh-g2d
    @RoblehGuelleh-g2d 11 днів тому

    Beenaale jooji benta

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 10 днів тому

    which country is named Baari + saang. Please translate to Arabic or English

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 11 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤