Nolol macaan Lacag iyo Daaro Qurux Badan ka tagay Qadar sh xasan Al waajidi sababta sidan u sameeyey

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 жов 2023
  • Nolol macaan Lacag iyo Daaro Qurux Badan ka tagay Qadar sh xasan Al waajidi sababta sidan u sameeyey

КОМЕНТАРІ • 51

  • @synb4886
    @synb4886 3 дні тому

    Yaa Allah nooxafid culimada

  • @ibrahima3897
    @ibrahima3897 8 місяців тому +4

    Mansha Allah Tabaraka Sheikh Hassan Alwajidi Wa Wad Qaari eh Wana Nin Qalbi Furan ama Xasid iyo Xuman Ka fag Guleyso Inshallah Alwajidi Shukran Jazakumullahu Kheira Jazaa.

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 8 місяців тому +2

    Waan jeclahay sheikh hassan alwaajidi ILLAAH habarakeeyeh

  • @user-bk1gl3hk9f
    @user-bk1gl3hk9f 7 місяців тому +1

    Walahay shekhu warunti qadar wacunsuriyin wadankoda ajanibxunbadkatahay oqimalahayn anadegana dhowr iyo tobansano

  • @SalmanCabdi-ds7bm
    @SalmanCabdi-ds7bm 8 місяців тому +1

    Isaqa oo yer ayaan oqaa sheekh waajidow isku reer waajid ayaan isku ahayn masha allah

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 8 місяців тому +1

    Mashaallah tabarakallah sheikh Allah haku xafido adiga iyo awlaadaada iyo azwaajkaaga

  • @AbdiHassanBare
    @AbdiHassanBare 8 місяців тому +1

    Arab macaayi karo nabiga scw yaa kadhashay. Kuwa maanta joogane kheyr kuma arko

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 місяців тому +5

    🥺🥺 🥺 🥺. .Rabbiyoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo iyo allah darti ah. ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

    • @xaawahasan-bf4br
      @xaawahasan-bf4br 8 місяців тому

      Nolosha kugu adag allaha kuugu badalo mid fudud allaha oo ka fiican

    • @ibrahima3897
      @ibrahima3897 8 місяців тому

      Ameeen Ameeen ya Allah
      Alle hakusahlo Muradkadi Inshallah

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 8 місяців тому

      ​@@xaawahasan-bf4brduco mahee lacag sii 😳

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 8 місяців тому

      Ilahay nolosha adag haka saaro wll habenkii tahajud ama salatul layl tuko oo ilahay bari InshAllah

    • @Amiin-dk6tu
      @Amiin-dk6tu 8 місяців тому

      Tuugsiga mesajidka weya o youtube la yimid meel walbo waad ku arkeysa

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 8 місяців тому

    Mashlah sheqa bar namijkiisa carabta xata weka hadlen dumarka halagursado afarta 🎉🎉

  • @user-dh1tw4uu8n
    @user-dh1tw4uu8n 8 днів тому

    Amiiiin

  • @fowziyamaxamud9278
    @fowziyamaxamud9278 8 місяців тому +1

    يحفظك الله شيخ حسن

  • @fowziyamaxamud9278
    @fowziyamaxamud9278 8 місяців тому +1

    ماشاءالله تبارك الله يحفظك

  • @abdinurelm3551
    @abdinurelm3551 8 місяців тому +3

    Thanks sheikh

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 8 місяців тому +1

    Masha allah xifdullah mahadsanid ❤️

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 8 місяців тому

    Sheikh xage kalaxirira walal. Isoqor

  • @fatumaabdi6898
    @fatumaabdi6898 8 місяців тому

    MashaALLAAH sheikh hassan alwajidii

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 8 місяців тому

    MashAllah shekh

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 8 місяців тому

    MAANSHAA ALLAAH 2 SHEEKH ALLAAH HA IDIN BARAKEEYO💎💎💎💎💎💎💎💎❤❤❤❤❤

  • @user-nu6jx7ou3u
    @user-nu6jx7ou3u 8 місяців тому

    Allahu mubarig shekh

  • @aishaabdi4782
    @aishaabdi4782 8 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 8 місяців тому

    Maasha allah

  • @user-zf8xs4mp4y
    @user-zf8xs4mp4y 8 місяців тому

    Mansha Allah

  • @Quran88356
    @Quran88356 7 місяців тому +1

    Xasan Waajidi wuu khaldanyahay wadankii uu ku badhaadhay ayuu ku kugriyay QATAR waa wadan aad uwanaagsan anagaa joogna imaamyana ka ah sharaf ayaan ku joognaa waxanuu sheegayo waxba kama jiro

  • @faraxcalisiciiD-jp4up
    @faraxcalisiciiD-jp4up 7 місяців тому

    Mansha allah aniga ilaah dartiisa u jec lahay igu salaam

  • @kafiyabile2186
    @kafiyabile2186 8 місяців тому

    Jisakalah sh badbado sh waajidi

  • @QueenAden-zt2ef
    @QueenAden-zt2ef 8 місяців тому

    Mashallah

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 8 місяців тому

    Manchalla👍🏿

  • @Deeq-pd4cc
    @Deeq-pd4cc 8 місяців тому

    Cajaaibta quraanka waxkawaydii

  • @maxamedabuukar9029
    @maxamedabuukar9029 5 місяців тому

    M,a

  • @user-nq2wn2li7v
    @user-nq2wn2li7v 8 місяців тому

    Thanks

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 8 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @AbdiHassanBare
    @AbdiHassanBare 8 місяців тому

    Sheikh inkastoo uu madunyahay in la,amaano. Hadane waad kala duldhacday

  • @maryanmohamed3558
    @maryanmohamed3558 8 місяців тому +3

    Noloshu wa very expensive Doha dukan ban haben galay cabayad yar ban egay mise wa 600 riyal oo u dhiganta $180 dubayna 25 $ ku heleysa mid qurux badan

  • @amalsaid3674
    @amalsaid3674 8 місяців тому

    Asc

  • @ilyaascismaan1222
    @ilyaascismaan1222 7 місяців тому +1

    Sheekha waxa kale ee aad inoo weydisaa turkiga muxuu uga soo guurey hadana

    • @KuKusaney
      @KuKusaney 7 місяців тому

      😂😂😂

  • @farxaanxirsi175
    @farxaanxirsi175 8 місяців тому

    Wahaabiyo faan basanaa

  • @hawamohamed4818
    @hawamohamed4818 8 місяців тому

    Allahakubrakeyo🎉shekh❤❤❤🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🙏🏼

  • @MulkiFile-ne4ol
    @MulkiFile-ne4ol 8 місяців тому

    M.a

  • @ikhlaasabdullahi9108
    @ikhlaasabdullahi9108 8 місяців тому

    Fursad uu ku hadlaba ma siineeysid

  • @islamicentertainmentchanne1128
    @islamicentertainmentchanne1128 4 місяці тому

    War walaale sheekha faanka badan kadaa. Shaqaaba kadhigatee waa sidee. Asna hafasahaadin anagana hanacaajis galin baarakallahu fiik

  • @eng7252
    @eng7252 8 місяців тому

    This interviewer is very talkative
    Pls interrupting in the middle of response by the sheikh
    Otherwise u u become immensely boring

  • @madinaali9940
    @madinaali9940 8 місяців тому

    Arbeen badanaa

  • @ugasomire5190
    @ugasomire5190 8 місяців тому

    Masha Allah

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 8 місяців тому

    Masha Allah