SELF CARE 🧖‍♀️ SIDAAN ISKU DHAAQ CARUSAAD 👰🏼‍♀️ NOQO BY SALWA ARAB🥰👸🏽

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 17

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 місяці тому

    Salwa ayaantaan waa naga dhuumatay waa kuu xiisay abayadey❤

  • @fatimaomar7809
    @fatimaomar7809 2 місяці тому

    masha allaah wan soo barobe insha allaah

  • @safiachideh
    @safiachideh 2 місяці тому

    Noo so badiy xbbty mashallah❤❤❤

  • @badrbadrdjibouti277
    @badrbadrdjibouti277 2 місяці тому +1

    Macha Allah ❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏

  • @zawjatulmohamed7576
    @zawjatulmohamed7576 2 місяці тому

    Abayo noso gali daryelka timaha jilcisada leh😊

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 2 місяці тому +1

    Shukran abaayo❤hadey tintada qalel tahay ukunta qebta cad ka reeb aniga qalel idhibay waxan iskaga daaweyay yogad moyonees saliida qumbaha asliga canaha qumbaha intas ayaa iga bixiyay qalelka wa isku shita isbucii laba jer an marsanayay markey tinta qalelka ka yaraday isbucii hal mara ka dhigtay hada kali iska arag ii noqotay weyna ii baxday alxm

  • @munonuur-km7zi
    @munonuur-km7zi 2 місяці тому

    Abyo mayuneyska midkaan cusbo le leyahay o meesha kuyaala muku dar san kara wu iyala

  • @صابرينعبدلقادرابراهيمحسنمميزة

    Mashalaah ❤❤

  • @Happ147
    @Happ147 2 місяці тому

    Wanso tijabinaa inshallah

  • @sabiriinahmedali5631
    @sabiriinahmedali5631 2 місяці тому

    Salwo maxaa Ku helay wllo muqaal soma wadideh

    • @salwaarab6435
      @salwaarab6435  2 місяці тому +1

      Xbtti waa inaa yara xanunsady lkn alxmdulillah

  • @zawjatulmohamed7576
    @zawjatulmohamed7576 2 місяці тому +1

    Abyo plz iso jawab maska timaha ma la marinkara timaha jilcisada leh iso jawab

  • @sabiriinahmedali5631
    @sabiriinahmedali5631 2 місяці тому

    M.a abyo mcn nosoo badi plz wax walbood Ku faaidey waan Ku tageera runti saan adi Kula socdo wlhi qofaan ula socdo weligey ma arkin forward wllshy❤❤❤❤

  • @SuldaanAbdirizaq
    @SuldaanAbdirizaq 2 місяці тому

    Sihaam aaway😢

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl 2 місяці тому

    Masha allah❤❤