Habka ugu fiica ee aad Quraanka ku qaybi kartid

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2024
  • Barashada Quraanku waa hammi qof kasta oo muslim ah ku jira, muuqaalka waxa aan kugula wadaagi doonaa sheekooyin xiiso leh, tilmaamo iyo talooyin wax ku tari doona oo ku saabsan barashada Quraanka.
    Halkan iga soco ⬇️
    ☑️ Facebook:
    Facebook.com/gulaidcasaan
    🔹 Naadiga Isbedel
    groups/naadigaisbedel
    🔵 Telegram
    t.me/gulaidcasaan
    🟥 UA-cam:
    / gulaidibrahim

КОМЕНТАРІ • 12

  • @amaanbadan571
    @amaanbadan571 5 місяців тому

    Mashalah ilaahow rabiyow ii fudufudey kaalamkaga ina xiftiyo😊 iso duceeya

  • @Khadracaynaan-xb3sj
    @Khadracaynaan-xb3sj 5 місяців тому

    M.a Ustaad Alle Ha ku Barakeeyo

  • @ahmedsaadaq
    @ahmedsaadaq 5 місяців тому

    M.a

  • @musemohmud5032
    @musemohmud5032 5 місяців тому

    Ma sha allah sxb qaali aad iyo aad baa u mahdsan tahy

  • @cawoa.warsame603
    @cawoa.warsame603 5 місяців тому

    maasha allah

  • @user-qt8nb5in3m
    @user-qt8nb5in3m 3 місяці тому

    Mahad sanid bro anigana allah haygu simo intan xiftiyayao allah hayfududeyo kalamkisa❤❤❤

  • @nuuramaxamuudnuux3006
    @nuuramaxamuudnuux3006 5 місяців тому

    جزاك الله خيرا

  • @NASRI-EEBE
    @NASRI-EEBE 5 місяців тому

    Waad mahad santahay wllo❤

  • @user-nq2wn2li7v
    @user-nq2wn2li7v 5 місяців тому

    Thanks

  • @khuluudibraahim2225
    @khuluudibraahim2225 5 місяців тому

    Mahadsanid wll

  • @ahmedyare4937
    @ahmedyare4937 5 місяців тому

    Wll noo soo samey sida la isku bari karo carabiga iyo english