Wallaahi wixi uurkiisa ku qarsoon allah ayaa og lkn runta allah ayaa jecel xasan runtuu ka hadlay. Insha allah ilaah aya laxisaabtami maalin qayaamo cidi somali hantideeda dhacdo.
Arintu waa arin siyaasadeed waayo Hassan Firimbi feedhku ku dhuftay askariga muu aheyn feedh xoog ah ama miisaan leh, wuxu ahaa feedh u dhigma dhirbaaxo oo kale, dabadeedna dawladii Hassan sheekh way siyaasadaysay oo caqligii umada ayay ku ciyaareen markay askarigii dhakhtarka dhigeen ee ay ku xidheen siroo sidi nin koomo ku jira,
Maxaad ogu celcleynesaa waa kuux xajira ah yaa u bixiyey magacaa? Dad badani waxey rumeysan yihii in ay yihiin xurnimo u dirir ku guleystay dagaalkoodii luuqada isticmaraka waa in aynan Iscimalin.
xildhibano lama dhihi karo kuwaan meesha la iskugu keenay ee hana caayina. Somali ma matalan xitaa qabiil koda ma matali karaan. Mucaarad nimo waa arin la yaqaan lakin Ferimbi waa nin waalan oo gargaar deg deg ah u baahan
BBC waxaan oran lahaay ruuxa aad waraysanaysaan Maka Soo fagartaan mise waxaad rabtaan baad noo keenay Saan ? Waxa aniga ila tahay wax kabadala dadka khaar waraysi ha u ogalaanina
Tii Farmajo kuwii ku buuqayay ee Badbaado qaran la baxay ee geela qalanayay ma Daaroodbay ahaayeen?? Walal daarood iyo Hawiye midna ma ahee siyaasiyiinta Somalida wax aan dantooda ka ahayn kama shaqeeyaan.
Maashaa Allaah Allaha ku xafido Mudane Xasan
guuleyso xildhibaane
WA nin dhiiran. Big respect xildhiban
Nin mowqif leh waye xasan firimbi
Xasan yare waa nin dhalin yaro ah oo mustaqbal fiican ku leh siyaasada dhulka Soomaalida
Xildhibaanka waa Geesi Qaran mar walba difaaca Dastuurka Qaranka Uyaala Noolow
Geesi
Xasan firinbi geesivwaaye I wish next president of jubaland inuu noqdo❤
Xildhibaan Codkar ah Karti leh qofna ka baqin una taagan wixii loo doortay oo ah Jubaland iyo Somalia
Balse dambi ayuu sameenay waana in lala xisaabtamaa si sharciga waafaqsan.
Dadka noocaas ayaa xildhibano umada logadhigaya jahilnimadu biyo dhigatay waa wuxuush aar somali masodhawa subxan allah allow umada idin dhaafi dhamantiin ismadhaantane
Maasha allah wareeysigaan ka hor xildhibaanka Xassan waxaan uheeystay mooryaan jaahil ah ee ujeedo qof ukeensaday.
Lkn walaahi waa halyeey aqoonyahan ah indheer garad ah
Cawa oo happy newyear 2012
Waxa hadlaya waa oromo iyo daarood xurmadle xshm meesha uu joogo waa dhulkiisii ithoopia wiligeen ayaa macaamil naga dhaxeeyay buntland dhaheeysay saay bada xoog iyo xeeladba waa qaadaneeynaa dhaheeysay si aay ugu fududeeyaan dadaalka xasan wadana oo ugu hortagayo u weeqaan wafdi ayee u direen ethoopia ayagoo ku dhiiri galinayo ethoopia nooma sheegeeysaan inaad ethoopia tihiin xurmadle xshm waxuu ku joogaa sharci sharci ayuu uga kacayaa xiligeedina lama joogo oo ethoopia ayaa laga horjoogaa kii soo hogaaminayayna oo buntland banaadir war kama yeeleeyso namana xukumi downtown iyadoo ethoopia masaleeyso vivo xurmadle xshm❤❤❤❤❤❤
Dreem love doqoshey
Lixda arku islaamka saxa
bbc Somali wadkumahadsantihiin warar adnosogudbisaan xaqiiqda sidokale sharaxada hufnanta cadcadantale 👍
Qalimanta oo shaqeynaya
Xamse oo bila qayilaad
Wallaahi wixi uurkiisa ku qarsoon allah ayaa og lkn runta allah ayaa jecel xasan runtuu ka hadlay.
Insha allah ilaah aya laxisaabtami maalin qayaamo cidi somali hantideeda dhacdo.
Gobolka burco cabdi love
I Garantie you Broder This man works for the ethoipian or the kenyan intelligency agency...very easy to find out if you have any idea ..
M.A. xasan yare wuxuu uhadlay si karti iyo geesinimo iyo qiirad ku jirta xasan yare waxan dhihi karaa waa halyey qaran oo taariikhda soomaaliyeed baal dahab ah ka galaya xasan yare guul iyo gobanimo noolow gobanimo noolow
Airpotka aan ka sheqeyo wiilwaal eglish qeuters
Rithkisa
Waa halyay geesi ah oo faraha iyo ciddiyaha ku dagaalama
Boqortooyoyi ka cajala iyo rooma embers oglia emsinia igriiskaiyo oo horumar gaadhey
Folkaanada oo ah dhag johora qof i taa islekesiyey
Xasan Firinbi waa siyaasi
Xil dhibaan Xassan Yare waa ku hadsanyahay waraysiga qiimaha badan.
Waxaa nasiibdarro ah in dad noocaan ah xildhibaan inoo yihiin waana miraha warlordism ka waxaan oo kale jeebkooda kasoo qoranaya
Johoradeyda
Waa ciyaala suuq kani ahmadmadoobuu u fadhiyaa ee maaha xildhiban qaran
dumara waxba ma dhaantid adeer anaga dirsaney inu mooryaanta waso
Qaran ku xaguu joogaa sowkan lagu kala yaacay
dumarkaa kaa fiican adigana
Maba ahha inaad u hadasho Xasan firimbi iyo Jubbaland
Edebtaad ka arradantahay
Sax haduu asaguwaayey xildhibaan uhadla muxuu uguqaraarayaa ninkaan
Qaranka xagee yaalaa ma qaranka xassan xaraashay Ethiopia badii siiyay kaaga daran ku baryaya badda hantidii Danta guud boobay iska aamus nacalaa ku dhalee nin wax la socda mawa tihidee qabiil baa kaa dhex guuxaya
Maanshaa Allaah xasan firinbi waa raga wadan ka badbaadin karo xasan gurgurte wadan ka ayuu naga burburinaya
Aniga waxan fahmi waayey in firimbi xildhiban Caadi ah iyo inu yahay ciyaal alkolo qaabka uu dhaqmayo hadii xildhibanimada Somalia sidaas yahay shacabka Somalia ilahay farad khayr qaba ha u furo
Musha harkayga 200 kun doolar aan lahay mudo fhv castirkum
BBC SOOMAALI
Jajuus
Compenneyadaafdiinle oo afdiile oo saxan
Wixii zdhintey dabilayaal bay ahayeyen raga odowa oo warka tabinaya
Qiyamaaha micnihisu waa yoms day
Geela xamse bareoo kumagadheer adiile daaqtagey xasuuso jaceyl
Deney oo ula hada xaniban
Geesi war kiisa cad yahay hal yey an gaban
Facebuuk omaario oo sawirada la update gareystey
Yoms day
Laylugu biyihu dadiya lahashadu jar bay kaar ridaa libantu waa ma is afgarana
Siyaasiinta soomaaliyeed madaxweyashii somaliya reyswasaarayaashii aqoonyahanadii ganacsatada dhalin yarada hooyooyinka waa iney ukacaan qaranimadii soomaaliya oo xasan shiiq god kuriday
Xildhibaanada guumaysiga ushaqeeya
Arintu waa arin siyaasadeed waayo Hassan Firimbi feedhku ku dhuftay askariga muu aheyn feedh xoog ah ama miisaan leh, wuxu ahaa feedh u dhigma dhirbaaxo oo kale, dabadeedna dawladii Hassan sheekh way siyaasadaysay oo caqligii umada ayay ku ciyaareen markay askarigii dhakhtarka dhigeen ee ay ku xidheen siroo sidi nin koomo ku jira,
Firimbiyoow Dastuurkii Puntland diidanayd ninkii ugu gacan dheeraa baa tahay
Warar jacey iga sugayso
Maxaad ogu celcleynesaa waa kuux xajira ah yaa u bixiyey magacaa? Dad badani waxey rumeysan yihii in ay yihiin xurnimo u dirir ku guleystay dagaalkoodii luuqada isticmaraka waa in aynan Iscimalin.
Kan reer wajeer waaye 😂😂😂
Ninkaan waa codkar lays xaqiree, deegaanka uu xildhibaanka u yahayna si dhab ah matala .
Xadiida 3 bilood oo ah qaad joojin
Ma kana fican doqonka
Farxiya fiska oo caawaka tumaysa lakiin maykal jakaan waxa uu ka helay hesaheda inuu ku dhagayto qaaci
Lisaabaas koninkrijk
Hegale laandheer bali haleelo dhoqoshey soo tabinayso
Owda
shalay markii dastuurka lagu tumanyey raggi ansuxinayey buu kow ka ahaa waa iska tuul la wax micna kuma dhex jiraan
Inaanay somalia dowlad ka jirin oo mooryaani xukunto tan ayaa cadeyn u ah ninkan in uu xabsi kujiro ayay ahayd
Xaaska marwo xamse farxiya fiska oo kuyaala toroto
Ninkan dadka u Ka hadlaayo waa dadkee hub aruursada meesha ogaaden inu daganyahay miyu moday
Somaliland guuuuuuuul 😅😅
Ssc guul
@abassadan2541 dirty muqdisho not forget laascaanood is somaliland
Qabilada soomalia ajiyo aji uqabsama
xildhibano lama dhihi karo kuwaan meesha la iskugu keenay ee hana caayina. Somali ma matalan xitaa qabiil koda ma matali karaan.
Mucaarad nimo waa arin la yaqaan lakin Ferimbi waa nin waalan oo gargaar deg deg ah u baahan
Kan xildhiban inu noqdo kuma habonen wa nin dhaqan xun u dhaqmo sidi ciyala suq
Switzerland ma qayad kabar yeeri laaga haa walina sharciga weyb lama heesto dadkaas cml xildhibaan soomaaliya laga dhigaa
BBC waxaan oran lahaay ruuxa aad waraysanaysaan Maka Soo fagartaan mise waxaad rabtaan baad noo keenay Saan ? Waxa aniga ila tahay wax kabadala dadka khaar waraysi ha u ogalaanina
Dalka esreal oo saxaska ajelina joile
Siduu geesi u ahaa markuu Farmaajo kasoo horjeeday ayuu maantana geesi u yahay oo u kasoo horjeedo sharci jabinta Hassan sheekh, inkastoo gacan kahadalku aanu aheyn wax fiican oo ay tahay in laga fogaado,
Safriirka fadhiya dalka itoobia lisabaas oo qudabada madaxnimo oo daeerena iga soo yara gadheen xalaka
Jaahilkaan booliska garaacay xil inoo noo qabto maaha
Ma doqonkaan ayaan taageernaa ninka booliska u gacan qaaday
Jaahil waaye xil inuu qabtane mahaboona mar qof iyo cod hadeey noqoto jaahilkaan oo kale xafiis dowladeed masii fadhin doona
Madhibaan baa tahay sheegta Ogaadeen.
Xasan firinbi waxaa la weeydinaa doolada in ay dhaqaaqdo lama rabo miyaa mid kaste ma lugtaa lagu dhagaa jog jog meeshaada joog 4 sanaba sax 🤔
kan kenyan wye somalia waa lagu soo jaajusy
Adiile kukulkoos
xasan tiibishoole
Libaax weeye. Xilibaan cod kar ah oo fadlan kushubo iska diiday oo gurgurte i adan modobe(Mr ansax weeye) la oo umi ah kahoryimid.
Shoolo tus mililitery
Geela xamse bareoo kumagadheer adiile daaqtagey xasuuso jaceylodowa oo booqosho kutagya xeryaha jigjiga oo headlinska ku jira gaar ahaan cilaajyada bbc kilil 05 mst ugu sareeyo heerxafedkidasa muna cilaaj na ahy ahay meesha guushodu ahayd
Xasanow in hadda in aad halkaan inaad ka hadasho ma ahayn in aad xirnaanto ayey ahayd. Alshabaab iyo Jaajuus ethiopia ayaa tahay. Xamar waa lagaa tarxiilaa oo waliba afka ayaa laga haraan tirayaan.
Oo ka dhecejeje gooja cade
Tuugaan oo shalay ka lahaa keenya dowlada ha lala dagaalo oo itoobiya jaajuus u ah ayaa soomaalimo u hadlaya kanoo kale hala qabto
Kan wariye maaha waa ahbal fowqal ahbal😅 su'aalo iskumid ah buu maantoo dhan kusoo celcelinayaa.
Uu joogo afdiile
Su,aasha wariyaha: ilaa goormaa wadatay firinbiga😅 su,aal xun iyo inay haboon tahay waa u kala saari waayey ani. Xildhibku isagaa is keenay😅
Horta yaa matashaa adiga, jubaland mamul Kama jiro qolo mafia Ayaa heesato barlamanka danbe in aadan firinbi ku qaadato ma dhici doonto
Firimbi doqon Ba tahay mana taqanid siyaasad badow yahoo.w. Lakin xisaabi baa, xamar kuu taalo ee imow, xamar.
Xamar maxaa haduu imaado ka qaadeysaa maskiinyahow xamarta aad sheegi sow tan xassan guur guurte uu qabuuraha gadan haayo maahan meel quman hanoga dhigin xamartu waa tiiyeee
Xamar haduu imaado miyaad ku dhuusi xitaa lama fiirinkaro baqbaq badana😂😂
Adaa kadoqonsan
Dhilaa kudhashe Muqdisho soo tii uu kugu dhex feeraayey ma ahan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
itobiyanka doolow kadagalay xasan shiiq MA watay
Wadanka asagaa soo galiyay amarkisa iyo hashiis uu lagalay ku imadeen markay imanayeen
Asaga kabihin kara,asagana keeni lara
Hhhh been bqdaana Gerileey cid haysta malahan kkkk
Lkn sida kle ma xuma sida uu ujawabaaa
DAAROODKU SOMALINIMADA WAXAD MOODA INU ILAAWAY HADIBA UUSANA MADAXDA SARE HELIN OO BUUQ JOOGTA AH UU KA DOO BIDAYO DOWLADNIMADI
Tii Farmajo kuwii ku buuqayay ee Badbaado qaran la baxay ee geela qalanayay ma Daaroodbay ahaayeen??
Walal daarood iyo Hawiye midna ma ahee siyaasiyiinta Somalida wax aan dantooda ka ahayn kama shaqeeyaan.
Xiligii farmaajo eelasameeyey badbaado qurun miyaad ilowday xasan sheekh iyo ragiisii miyaad ilowday cakuqabyaalad
Farmaajo waa Mareexaan iyo 91kii aa loo noqaa ma illaawday?! Caqli foorara!
SHARCI HADIBA LA RABO INU SHAQEYO FIRINBI ISAGA UGU HOREEYO OO ASKARI BAAHAN OO SIDA KU SII WARDIYEYA UU FEERAYE SHARCIGA WAA MIDA SHACABKU SUGAYE SHARCIGANA HOREY IYAGA UGA ORDI JIRAYE .HALA BILAABO.
Ninka somamey heshinin
Somalidu nasib xuma. Xildhibana aqoon iyo karti ha lagu doorto hadikale ciyala suuq firiinbi wato aya wakhtiga niga lumiin
Doofar
GOBOLKA gedo oo dhan soo jubaland ma xoraynin oo cadawga kama xoraynin
Gadoonka in kal lala dhaca ma shaqadiisa hassan.
Kal inaad la dhacda rabtay waa la siyasadey miyaa😂😂😂