Mahadsenid Suldaanka TV. Aniga ilama muuqato in Aby Axmed uu si degen oo nabad ah uga bixi doono Soomaaliya, marka waxaan qabaa in madaxweynaheennu uu isu diyaarinooyo sidii uu isbahaysi u heli lahaa.. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Tkuwa itopiya u hadlaaya ee raba Innuu joogo cadawgu Halala dhoofiyo ciidanka Itopiya jinsiyadana somali halaga qaado.kuwayi wa cadaw.somalioo dhan dhukooga.hal Itopiyana wa in laga waayo.
Xaniinyaha marka la siibo ma adigaa laguu galinayaa si aad xiniinyo u yeelato miskiin saas umafududa in dad dhan xaniinyohood aad ku tashato Allaha ku caafiyo
Hadii at baxaan iyo hadii ay joganba maxey qabanayeen iney dhamantood baxaan ba qeyr badan adiguna waad riyoneysaa intaad shekada farataag kashekeyni Ahmed madobe ma ahan Saad modey nikan wu ka adagyahay waxaad madaxweyne kushegeyso reer gado wey diideen in lagu daneysto inta laaluushka qadateyna runta loshegay
Jabutiyan
Masar ayaa Ku filan dhammaan halaga saaro,lataliyaha iyo balcad wa dabadhilif wax laga sugaya ma jirto
Guul juballand axmed madoobe Guul
Dhex. Dhexaad suldaanku. Maaha
Omar geele waa ninka sunta somaliya ka tagan afuufaya somali wanag umahayo balayo kawayn ma jirto dhibka somaliya hysta waa aabaha kowaad
❤❤❤❤❤❤soomaaliyguul
Ama turky
France aduunka ayaanacey markuucaayey nabigeena muxamed salallaahu caleyhi wasalama
Mislaaah😊
😊
Yes lkin
Guuuul juballand❤❤❤❤❤❤
Oo wasiir fartaag ma cabsanaa marku saas yiri
Mahadsenid Suldaanka TV. Aniga ilama muuqato in Aby Axmed uu si degen oo nabad ah uga bixi doono Soomaaliya, marka waxaan qabaa in madaxweynaheennu uu isu diyaarinooyo sidii uu isbahaysi u heli lahaa.. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sxb wuu ku qasbanyahay in uu ugu yaraan ka boxo xeryaha ciidanka xarumaha doowladda airport yada iyo xaduudkaba
Wasaqdooda ayey nagagala tageen hadaan tahay reer muqdisho ajaanibta wadankeena allaha nooga saaro
Waa meeshey ku dhaman lahayeen rer jabuuti markii la geeyo
Jublan
Waa cadawga ugu weyn ee gado
Rer Jabuti iyo cumar geele
Muu geeyo Cadalle iyo xamar
Uma baahnaa ciidan kale soomaaliya waxaan ku filan masar, turkiga, ereteria, jabuuti awalba waxa dagaalamayey waa ciidanka soomaaliyeed atmis lacag bay iska qaadan jireen.
Xasan dhiiqo wax fiican kamasugeyno
Wll qabriga xasuuso
Ethiopia wa cadoowga kowaad e somalia, weligeedba qaas iyo lab ayay ka waday wadanka si loo wiiqo xasiloonida iyo jiritanka Somalia.
Wixi . Baxayo . Ha .boxo . Wa . La
Buuxa . Oo . Saf . Logu . Jira . Somaliya . Masar . Iyo . Eletriya
Kenya iyo Jabuuti meesha ay joogaan waxba kama qabtaan
Kaliya Xassan ayaa danahiisa ka arkay
Ree Gedo Hubka qaata hadii askari Jabtuuti ah cagaha Soo dhigo
Jubooyinka
Dacish yaduud aya iskale.siriya ayaa lagu garte. Turkey iyo faraansis waahey lasheqeeyan.
Caliga xassan
Dan soomaaliyeed ma wado ee wuxuu raba ciidamo uu Dalka ku haysto
Ethopian forces should leave somalia as soon as possible.
Ethopian fakarkey wadato qoondeynta ciidankeda ka mid noqdaan ciidamada dalalka jooga somaliya wuxu yahay iney somaaliya gudaheeda kula dagaalanto masar inteysan gudaha ethopia ku dagaalamin
Benta kada somalida
Xassan meerayste
Safar micnadara ah oo waxba soo kordhinin
Tkuwa itopiya u hadlaaya ee raba Innuu joogo cadawgu Halala dhoofiyo ciidanka Itopiya jinsiyadana somali halaga qaado.kuwayi wa cadaw.somalioo dhan dhukooga.hal Itopiyana wa in laga waayo.
War waabeentiis farataag Faraha haka go e lacagtii x sh ayuu xalaashanayaa
Kno kenyan
Wax u egtahay inay Ethiopia ku walatayd sii joogida Somalia waxaayna sidaas u yeelaysa inay mijaxaabiso Somalia horumarkiisa. 😂
Shirweeynihii sanadlaha ee irirsamaale si guul buu ku soo dhamaaday.
Daarood xininyaha laga siibayaa
Xaniinyaha marka la siibo ma adigaa laguu galinayaa si aad xiniinyo u yeelato miskiin saas umafududa in dad dhan xaniinyohood aad ku tashato Allaha ku caafiyo
Itoopia mayaa.diidnay
Jara hadaarabtin
LIVE
Codkaga aya hoseeya
Fransiisku waa dadka ugu xun gaalada, Africana lagama rabo tuugnimadiisa meel kale ha geeyo.
Markaad warar ka soo jeedinaysid ku bilow taarikhda ama maalinta ay tahay. Mahadsnid.
Faransiis awooda ala alaha nogu qabto
Ismaaciil cumar geele ayaa bada iibshey wuxuu a ku jira sidii uu soomaaliya u burburinlahaa
America wuxuu kuhanjaabe inuu laacag diibenin hadii itobia lagasaaro ciidanka
.LIKED
SHARE
Geele iyo xasan sheikh iyo soomaalidiidku kama shaqeenayaan soomaaliya iney dagto soomaaliya waxa laga gubayaa oo looga taliyaa jabuuti khadra xeed iyo gabadheeda ayaa halkaa ka maamulaya soomaaliya siyaasadeeda soomaaliya ha laga badbaadiyo xasan sheikh iyo soomaalidiid alshabaab iyo reer geele soomaaliya wey foortaa hala badbaadiyo wiilashii soomaaliyeed waa leysku dhameeyey hawiye iyo daarood na waaleysku dirayaa muqdisho iyo meelo badana qarax ayaa lagu wadaa itoobiya iyo soomaaliya waxa larabaa in leysku diro waa geym ay wataan soomaalidiid ku xasan sheikh waa sixranyahay jabuuti ayaa lagu sixrey ciyaarta geymku walaaqa soomaaliya waxa uu ka socdaa jabuuti iyo maamulka qadra xeyd subxanallah
SHORTS
Laakiin adigu shekadaada wa caato waxaad tahay taageero guur guurte ee uhadal si saliim ah ethobiyana kabixi meyso somaliya maxayelay xassan guurr gurte ya nool xassana wa wiilka abii dowlad quman alle hakeeno adiguna hadalka malayacnii iska daa saxiib manueysid
LEGETA
Doladenaa naxakunta iyda tagerenaa
Hadii at baxaan iyo hadii ay joganba maxey qabanayeen iney dhamantood baxaan ba qeyr badan adiguna waad riyoneysaa intaad shekada farataag kashekeyni Ahmed madobe ma ahan Saad modey nikan wu ka adagyahay waxaad madaxweyne kushegeyso reer gado wey diideen in lagu daneysto inta laaluushka qadateyna runta loshegay
Xasan waa uu khiyaanayaa dalka iyo dadka waxaa kaloo uu shir qarsoodi ah wasiirka arimaha dibada ethiopia waxayna kawada hadleen joogitaanka ciidanka ethiopia iyo badda. Xasan labadaas arimood wuu ogolaadey waxaa isna yiri faragalinta iga daaya ugana caawiya siddii aan ku taginlahaa oo maamulo ugu samayn lahaa putland, jubba land iyo soomaali land.
Waa in uu faraha kala baxo la taliyaha ammniga ee Xusen Macalin oo ujeedo ka leh tageerada ethopia u muujinayo mana garanayo ujeedkiisa.
E
Beenlow wasakh Ayaan tahay