ANWAR TOTTI | DHAANTO - KACDOON SHACAB | XAMAR WELI XAL MA LOO LA'YAHAY? | MUSIC VIDEO 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • XAQ UDIRIRKI SHACAB MAXAQIRANYIHIIN
    OO XILDOONADII MAYS XAGXAGANAYAAN
    XAMARWAYNE WALI XAL MA LOOLA’YAHAY?
    -----------------------
    WAA DHAANTO LAGA SOO DIRAY
    HOYGII SUUGAANTA EE JIGJIGA
    KANA HADLAYSA SIYAASADDAN
    WAREERSAN EE KOONFURTA
    SOOMAALIYA LAGU DHAQO ……
    -----------------
    DHAANTO CUSUSB | XAMAR
    KACDOON SHACAB
    ---------------------
    EREYADA: FARXAAN RAANDHIIS
    CODKA & LAXANKA : ANWAR TOTTI
    MUSIC HENOK ATLABACHEW
    CAMERA BY : SHAKIIB
    PRODUCED BY : ABDIASKARITUBE | JIGJIGA
    -----------------------------------
    JIGJIGA - XAMAR - HARGEYSA
    DJIBOUTI - GARISSA
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    XAMDI BILAN
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    ANSHAX
    NAJMA NASHAAD
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube​
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube​
    Instagram @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube​
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia​
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks.

КОМЕНТАРІ • 602

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +13

    Wax kasta oo macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan

  • @naasirjaama603
    @naasirjaama603 3 роки тому +105

    Allah ha ina hagaajiyo hadaynu Somalia Nahay from hargeisa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😪💚💭♥️

  • @sacdiyahassan1159
    @sacdiyahassan1159 3 роки тому +108

    Jig jiga reer xamar wa idin jecelnahay ♥️♥️🇸🇴

  • @baddacasmedia
    @baddacasmedia 3 роки тому +28

    XAMARWAYNE WALI XAL MA LOOLA’YAHAY? wlh waa su'aal Jawab u baahan, Legend Abdi Askari🙏🙏

  • @ikromoha2642
    @ikromoha2642 3 роки тому +6

    Dhaanto cajiiba xaqiida kahadlysa raga xiiqsanee xilka doonayow xusul duubayee xaladaha kacshow dadku maxirxirno xero kuma jiree xilkasnimo maledihiin lagu xukumo ❤

  • @jabirahmed4347
    @jabirahmed4347 3 роки тому +120

    Jigjiga
    Jeex kamid ah muqdisho
    Dhiiga biyo maahan
    ABDI ASKARI TUBE
    LEGEND OF ALL TIME
    HOri usoco ❤❤❤❤
    Inta aan somalia hoogin hadane la damqaneeso ismujiya
    Dhiga biyo mahan reer jigjiga ❤❤

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +2

      Jabir wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @عتازللع
      @عتازللع 3 роки тому

      إرسال بالبريد الإلكتروني؛ ::::؛ :@؛:@@@@؛

    • @amiishabdi8543
      @amiishabdi8543 3 роки тому +1

      Menmaha wll rer jigjiga wa dad dhegle Allah ha xafido

    • @maxamescumar9294
      @maxamescumar9294 3 роки тому

      @@عتازللع .

    • @Gift606
      @Gift606 3 роки тому +1

      @@kabtancabays wanku sareyaa isar

  • @abdallaahmed6052
    @abdallaahmed6052 3 роки тому +3

    Dadku xulasha xor ah oo xalaaley rabaan waa dhaanto cajiib iyo ereyo xul ah kana hadlaayo waqiciga tagan iminka
    Waa fanaanka dhaanta ugu shidan 2021

  • @dhowrsancaliofficial3299
    @dhowrsancaliofficial3299 3 роки тому +27

    I love my people allh dartii ujeclahy shacabka jigjiga one day wan tegi doona insha allh 🇸🇴

  • @cabdifataxmaxamedbadal5816
    @cabdifataxmaxamedbadal5816 3 роки тому +73

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw qof nabiga jacal soo qof scw scw scw scw scw scw scw

    • @umufatima6316
      @umufatima6316 3 роки тому

      Scw scw scw scw scw

    • @cayniilaamaj1005
      @cayniilaamaj1005 3 роки тому

      scw scw scw

    • @maysalebaan9109
      @maysalebaan9109 3 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw ♥️♥️♥️

    • @omarofficial24
      @omarofficial24 3 роки тому +1

      War nabiga scw heesta kalatag oo meelaha ku haboon la aada musiga waa danbi
      Marka xisaabtan oo nabigeena muxamed scw kadaa meelahan qashinkaa

    • @maxamedaadan6291
      @maxamedaadan6291 3 роки тому

      Scw scw scw

  • @drnasreabdikariim193
    @drnasreabdikariim193 3 роки тому +73

    1977 xasuus Qaran....... Garab inaga mitah Baa Tihiin.💞 Jigjiga Jir oo joog Walaal nimadii matiranto insha allaha!!!!

    • @gashaanleguureeye4779
      @gashaanleguureeye4779 3 роки тому

      Aad iyo aad waxan jogaa inshllah mardhow mushkiladaha inaga naheysta wey dhamanayan wllaha itobiya inaga heysato anaga dhiiga udadindona mardhow inshllah iyo kuwa kenya inshallah somalia will be great again one nation one flag dhaman 5ta somali 🇸🇴 kaa ayaa ka arimin doona

    • @hamz233
      @hamz233 3 роки тому

      @@gashaanleguureeye4779 sxb riyadaasi dhimataye markii horeba Somaliland baa bilowdoo isku dayday nasiib xumo waa lala fahmi waayay lkn... kolayba Somaliland soo noqonmayse qolowalba haday halkeeda wax ku noqoto ka wrn?

    • @user-xm1kf9xz8u
      @user-xm1kf9xz8u 2 роки тому +1

      @@hamz233 waa oky saxb qolowaba halkeeda boqnaha haysku calashato 😡😡😡

  • @munamadar9513
    @munamadar9513 3 роки тому +16

    MashAllah jigjiga hoyga dhaqanka Allah hadiin siyadiyo haybada🤲🥰❤

  • @abdiyare3408
    @abdiyare3408 3 роки тому +11

    Ax hooyadii umada soomaaliyed xamar cadey allow balaayada kahaay 😔 majacli wlhi inay xamar wax kadhacan ee ilaahey hana garab galo 🤲 miss you jigjiga 😭 Allah ima dilo anigo soo arag soomaali galbed💗👌

  • @ahmedmataan
    @ahmedmataan 3 роки тому +45

    Silsalad Ka Sameya Dhantadaan Rer Xamarow🇸🇴💞

  • @abdiwelifarah8122
    @abdiwelifarah8122 3 роки тому +13

    Jig jiga oganenka teken runtii I love 100%❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @omaryounis6754
      @omaryounis6754 2 роки тому

      Qabyalada meesha kala tag,Somali ayaa wada degen Jigjiga cidna gooni uma laha.

  • @caishoahmed9928
    @caishoahmed9928 3 роки тому +40

    wllh somali galbed waa dad jiro runtii allh haino xifdiyo 😘

  • @jaabirpoy2658
    @jaabirpoy2658 3 роки тому +34

    Best UA-camr Abdi Askari tube keep going Bro ❤🥰🥰

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +3

      Ahmed wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn

    • @nimcoabdi8806
      @nimcoabdi8806 3 роки тому +1

      @@kabtancabays wooooow

    • @OkOk-gg8me
      @OkOk-gg8me 3 роки тому +1

      ☝️🤲🇸🇴❤❤❤❤❤💯💯👏👏👏👍👍👍☺

  • @missshukriwaare5472
    @missshukriwaare5472 3 роки тому +21

    Heestaanu waxa ay kamid tahay wax isku sheegida soomaalida🇸🇴
    Mahadsanid ABDIASKARI TUBE👍

  • @deganshiiq3894
    @deganshiiq3894 3 роки тому +7

    Waaw waan Ku farxay run ahantii inagu hadaan reer muqdisho nahay waan jecelnahay qof kastoo somali ah gaar ahaan reer jigjigo hoyga dhaantada iyo abwaaniinta

  • @rooblekhaliif5290
    @rooblekhaliif5290 3 роки тому +6

    Mnshallh Anwar totti codkaagu waa hanti qaran 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Anwar jiro oo joog 👏👏

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 3 роки тому +13

    Yaa Allaah dadkeena iyo dalkeena nabad iyo naxariis waarta noosii ALLOW Xamar xajkookale nooga yeel beledul amiin.

  • @halimamohamed7213
    @halimamohamed7213 3 роки тому +8

    Maasha Allaah ,waa wiil yar oo muwaadan ah

  • @abdikaafiahmedabdikaafiahm6592
    @abdikaafiahmedabdikaafiahm6592 3 роки тому +14

    xanuunka xamr waa inala dareentaan mhdsanidiin❤dds❤

  • @ahmedgalayrofficial9538
    @ahmedgalayrofficial9538 3 роки тому +16

    Masha allh afkaaga caano lagu qabay xugta xaqiqadaa ayaad caawa tabatay sxb anwar toote

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +1

      Bagaase wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @leylafarah3404
      @leylafarah3404 3 роки тому

      Amiin yaarabi

  • @officialsBurhan
    @officialsBurhan 3 роки тому +3

    Totti wiil soo baxay runtii horey u soco

  • @shugrisaciidmaxamuud1403
    @shugrisaciidmaxamuud1403 3 роки тому +36

    ilahayow wa ku baryaya somalidena is ogolaysii iyagoo isku qalbi fayow na tus

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 3 роки тому +7

    waa walaalahen jig jiga weldom waan idin jeclahay waa seeytahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🌹🌹🌹❤❤❤

  • @kowthardaleel150
    @kowthardaleel150 3 роки тому +23

    Alle haku daayo waan qiirooday wlhi allow umadeena xal qayr leh u sahal🤲🤲

  • @khayremohamud2651
    @khayremohamud2651 3 роки тому +6

    1977 Time kii inaga Lumay Ama inaga khasaaroobay maanaa ilaawin
    Insha allah xaqii Iyo Xoriyadii baa Daahiray 2021

  • @kaampiyeofficial2380
    @kaampiyeofficial2380 3 роки тому +16

    Wale wasax bahal kula teg anwar toti ☝️☝️💪💪

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +2

      Kaampiye wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisar wll mcn

  • @Ladanabdullahi3845
    @Ladanabdullahi3845 3 роки тому +18

    Xaalada maanta taagan ayaad kahadasheen thanks dhantadaan wan kahelay qalbigey taabaneysaa siba hadaa nhy ree xmr culeyska anagu nasaaranyahy allaha naga qaado ree jigjigo one love 💕

  • @safiyoabdi2781
    @safiyoabdi2781 3 роки тому +5

    Walaahi run ayooshekey💋💔💔❣❤🤍👍🤲👌👌👍👏👏🤲🤲🤲🤲👏🙏

  • @suleekhamuhamuud252
    @suleekhamuhamuud252 3 роки тому +7

    Mansha Allah afkaga cano lagu qabay👏👏👏👏👏👏

  • @hamdimohamed7349
    @hamdimohamed7349 3 роки тому +6

    Allow umda somaliyed adiga u maqan yaa rabi nawad iyo nolal warda na sii waxan qiraya walalhena ree jigjiga iney somalinmo jacel eyku jirto waxan oga duwan nahay somalida kale from garisaa cadey

  • @khamisohalafo4820
    @khamisohalafo4820 3 роки тому +1

    Dhaanto cajiiba,
    Ree jigjiga waa muwaadiniin dhab ah, soomaali dhab ah. Noolaada

  • @muqtarmaxamed5924
    @muqtarmaxamed5924 3 роки тому +25

    Wall.waxan.deganahay.muqdisho.dhamaan.reer.jigjiga.hoyga.nabada.noosooduceeya

  • @ikhyar2126
    @ikhyar2126 2 роки тому +1

    mansha allah huno mahadsanid anwar inbadan ookaawawybaan garanaynin intaas e sooomaliya guuuul guuul💪

  • @xawoxusen5258
    @xawoxusen5258 3 роки тому +5

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴Xamarwayne wali xalmalola'yahay walee waa su,aal reer 🇸🇴🇸🇴🇸🇴muqdisho laga rabo inay kajwaaban 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xabiboxasan5538
    @xabiboxasan5538 3 роки тому +4

    su aal wacan reer jigjige

  • @ibrahimabdirrahman3263
    @ibrahimabdirrahman3263 3 роки тому +13

    Dhaantadaan halagashido Bajaajka iyo baabuurta xamar socota ilaa intii mudo ah si'ay u ogaadaan tuugada wadanka gadatey inaysan shacabku rabin please.

  • @saadisuban6990
    @saadisuban6990 3 роки тому +21

    Allah Nawad ha keeno dhibka Allah naga qado 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Said wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa.subscsreb iisaar wll mcn

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Said wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @saadisuban6990
      @saadisuban6990 3 роки тому +1

      @@kabtancabays waan ku saray

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      @@saadisuban6990 thnks wll

    • @jaamacmohamedhassan6635
      @jaamacmohamedhassan6635 3 роки тому

      Aamin aamin

  • @sacdiyahassan1159
    @sacdiyahassan1159 3 роки тому +4

    Abwaanku mesheedi ayuu dhigay inaba caadi maaha cid ka iyo maskaxda ha waayin xafidullaah Dhiigu biyo maaha 💯❤️❤️

  • @isseturhume7704
    @isseturhume7704 3 роки тому +16

    cajiib'' erayadu runti wey iga gadmeen, ""Xamar Wayne weli xal malo la'yahay""

  • @maxamedmahad115
    @maxamedmahad115 3 роки тому +2

    Walee waan qiiroodey
    Raga xiiqsanee xilkadoonayee
    Xaladahakacshoow cabdi askari nin somalinomadu ku weyntahey sxb hore u soco xalku wuu imane halkaa wad hawsha mar uunbey soomaalidu ku xusidoontaaye

  • @tashadetuff5503
    @tashadetuff5503 3 роки тому +2

    Legend best dhaanto Somaliwayn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @ahmedgalayrofficial9538
    @ahmedgalayrofficial9538 3 роки тому +70

    Asaxabta alfanaan anwar tuuti inuu xaqiiqada kahadlay intii igo raacsan legta hayla dhafin

  • @abdikadirmoallim4731
    @abdikadirmoallim4731 3 роки тому +3

    M.a anwar waa dhaanto qiira leh runtiiii allaha ku sharfooo

  • @fuadtatabte909
    @fuadtatabte909 3 роки тому +8

    Anwar Totti waxuu kabtan ii aha sanad an uwada ciyarijirnay kooda sabatanya Fc 2014

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 3 роки тому +6

    Thanks cod walal🇸🇴🇸🇴🦋🦅♥️

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 3 роки тому +8

    Aniga wilka dhantada qadayo ayaba igu socdo muqalkisa ayaba iqaday waxow leyahay ma anaba dhag uhayo an kudhageysto Masha allaah igeya wa halki farmajo igeya hada aniga wilka dhanteynayo igeya ilma aderayal hadanu tolnahay jigajiga an kadage 🇸🇴🇸🇴😁😁😄🥰🥰😃😃😃❤️❤️🤎🤎🤎🙈🙈🙈🙈

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 3 роки тому +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👈

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 3 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm haheey sxb sas waye 🤣🤣😅😅😅igu soqawo ok 🤣🤣🤣😅

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 3 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm igeya an xagas idinka sodhanteye aniguna ilma aderayal 😜😃😃🤣😅❤️🙈

    • @raxmoshakaal589
      @raxmoshakaal589 3 роки тому

      @@Hugaanmedia makula xiririYaa AbaaY0 😂😂😂😂😂

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 3 роки тому

      @@raxmoshakaal589 haa sas weyan igeya an xagas idinka sodhanteye Wallo??🙈🙈🙈

  • @muniirohassan7132
    @muniirohassan7132 3 роки тому +1

    🇸🇴🤴❤fanan qiimo bdn tahya bro kep going🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalinimada na deqda

  • @libaaxbanaandagay7687
    @libaaxbanaandagay7687 3 роки тому +4

    Yaasalaam waa dhaanto aan inaba caadi ahayn runti
    Alfanaan Anwar Totti
    Waa libaax soo baxay walow kooxaha dhaqanka e Ree DDS
    Aysan kala dhicin

  • @marwaanbashe8445
    @marwaanbashe8445 3 роки тому +9

    al fanaan Anwar xaqiiqda looltanka siyaasadeed een cidna u aabo yeelayn ee soomaaliya ayuu ka hadlay

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 3 роки тому +5

    Xamar weyne wali xal maloo la,yahy cajiib🇸🇴🥰❣❤

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 3 роки тому +3

    Qalbigeena ayaa ka hadashay xaqiiqdii from xamar

  • @hassanshiremahamud1105
    @hassanshiremahamud1105 3 роки тому +4

    Reer jig jiga iyo reer jabuuti wlhi wa idin jeclhy

  • @fathimohamud3262
    @fathimohamud3262 3 роки тому +1

    Inaderkey cabdi askar wan kugu fanaa

  • @qaliqurxan4652
    @qaliqurxan4652 3 роки тому +5

    My brother anwar keep going bro mcn tnx so much

  • @ayaanleaxmad6057
    @ayaanleaxmad6057 3 роки тому +4

    Wllhi waa hees Dareen wadato qofkii aqliga u sxbka ah wax uufahmi karaa from jigjiga muqdisho ilahay nabad ha,yeelo

  • @salmabila6099
    @salmabila6099 3 роки тому +35

    anah uhoreeye ilmaderayal liketa bal isaara ✋🖐

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +1

      salma wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn

    • @salmabila6099
      @salmabila6099 3 роки тому +1

      @@kabtancabays waayey wllk ifkaa laysku gargaaraye

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      @@salmabila6099 thnks wll

  • @Ayanmoha2025
    @Ayanmoha2025 3 роки тому +6

    Keep going my lovly brother anwar toti huuno mcm

  • @queenfarxiya6194
    @queenfarxiya6194 3 роки тому +7

    Allhayow doorasho hishisa

  • @sundusnuuni4290
    @sundusnuuni4290 3 роки тому +6

    Xariir qalbi xaaraney allow xamar nabadaada waari madax daacadane alle ha noosahlo bur io dhibaato xiis uma qabnee

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +1

      Sundus wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscsreb iisaar wll mcn

  • @xalimaqali8565
    @xalimaqali8565 3 роки тому +2

    jigjiga wan soo booqan donaa mar uun insha alh wan idan jece lahay reer jig jiga

  • @skdigale8183
    @skdigale8183 3 роки тому +2

    Carried on boy💎

  • @zhucayplast3931
    @zhucayplast3931 3 роки тому +4

    cabdi azkar wlhI wakU tageera keep going ZhP 👌

  • @zaynabali8382
    @zaynabali8382 3 роки тому +2

    Masha allaah xaqiiqta ka hadlay caadi maha hore usoco❤️❤️

  • @maxamedafgaabafgaab6363
    @maxamedafgaabafgaab6363 3 роки тому +8

    Mahadsanid toti iyo dhamaan reer dds Shanta Somali waad uhiilisaan abdi askarina waa hormuud midnimada

  • @Gift606
    @Gift606 3 роки тому +10

    Ilaahow noo daa reer jogjiga dadkeygow mahadsanidiin

  • @nimcomohamud1609
    @nimcomohamud1609 3 роки тому +3

    Cajiib sharcigana xurguf wuwka xaraansanyhy 💝😍mhdsan tihiin walalaha rer jigjiga

  • @fadumaguleed562
    @fadumaguleed562 3 роки тому +1

    Dastuurka ha la raaco

  • @Gift606
    @Gift606 3 роки тому +6

    Ereyo cajiib ah ninki sameeyow afkaga cano lagu qabey inanka qaadeyna kun jeer mahadsanid walalkena qaaliga ah madax ayaa noo sarantahay farxad kunoolow abdi askari adna inankan adiga noogu dhow waxan ka rabnaa inad bilad noo siiso asaga iyo abwankaba

  • @Zam223
    @Zam223 3 роки тому +3

    Insh Allah maalin ayee curan waliba koonfur oo kaliya ma ahee shanta Somali , aad ayaa u mahadsantihiin walalaheena runtii waxa tahiin jeex naga mid ah . Ciza iyo sharaf noogu nolaada abid.

  • @dadirxaji2352
    @dadirxaji2352 3 роки тому +12

    Wllhi ido anan fcnn in he's loo qiirodo balse wan is celin wayay allow adiga weyn waxida xamar xasili 😭😭😭😭

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 3 роки тому +2

    Thnks bro dhanto xigmad leh 🇸🇴🇸🇴💙🥰

  • @xamdaxasan6299
    @xamdaxasan6299 3 роки тому +1

    Waxan jecelhyi inad sharf ku nooltaan dhaamn soomli 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💋💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💙💙💙💗💗💚💚💙💗💗💝💝🖤🖤💜💜🙌

  • @Gift606
    @Gift606 3 роки тому +3

    Anwarow ina abti mahadsanid wax adigoo kun jeer ku dhali karan garateybey garan wayeen kuwan imanka la

  • @qarniujoogchanel489
    @qarniujoogchanel489 3 роки тому +2

    Wllky markasta dadka adaa ugu sareeyah keep going

  • @zeinabsheikhzeina4974
    @zeinabsheikhzeina4974 3 роки тому +3

    Xasilooni xiisa u leh bulasha 🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asiyodini3990
    @asiyodini3990 3 роки тому +1

    Maashaa allaah waa wiilasheeynii galbeed.

  • @farhanduale9765
    @farhanduale9765 3 роки тому +2

    Runta o malin cad jogta ✔💯
    Anwarow nolow 💕

  • @winkilinky8737
    @winkilinky8737 3 роки тому +2

    Maasha allah allaha idin daayo adiga iyo abwaanka sameyay aqli haday lee yihiin su’aal baa u taala oo ah Xamar weyne wali xal ma loo la’ yahay ah?

  • @aliisse3535
    @aliisse3535 2 роки тому

    muqdisho alaaaah ka saaro dhibka aaad ayey u mahadsantihin wllheeyn reer jig jiga

  • @umusalman7740
    @umusalman7740 3 роки тому +1

    😭😭😭😭 sax wayo wlahi xal Loma hayo

  • @abdi......399
    @abdi......399 3 роки тому +2

    Wlhi soomalida ethopia iyo soomalida kenya alle masimin kuwona waakuwaas qilaafkeenu wuu dhibaya waakuwaas maanta muujinaya dareenkooda
    Halka kuwa kenya ay dhulkeeni iyo badda nagu haystaan
    Mustaf muxumud iyo aadan bare alle masimine allow kuwaas maxaa naga dhaliyay dad maahe
    Soomalida ethopia inay wadan aduunka katirsan oo calan gaar ah leh oo ethopia kagoan baan qabaa waadad hami leh oo alle caqli siiyaye🥰

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 3 роки тому +2

    Mansha Laah Allah hakuxafido. Walal

  • @bishaarwarsane360
    @bishaarwarsane360 3 роки тому +4

    From muqdisho waan idin jecelhy reer jigjiga aloow dhowr dadkeyga dds

  • @simanxaaji8533
    @simanxaaji8533 3 роки тому +1

    waa sax

  • @mohamoudmoussa2030
    @mohamoudmoussa2030 2 роки тому

    Mancha alaaah waa ruuntii abwaankaa

  • @seidaseida2761
    @seidaseida2761 3 роки тому +7

    Wllenaa markasto na garab tagan reer jigjiga walal LA an allow ha nadhigin

    • @nasrarabi7643
      @nasrarabi7643 3 роки тому

      Seida walalo jigjiga iyo muqdisho waalaba wiil oo walaalay ah gumaysi ayaa kalafogeeyey reer jigjiga way idin ogyihiin xamar walaaladood yihiin waanan kaxunahay caasimadii soomaaliyeed in la dhibaateeyo. Loona soo kaxaysto xabashi haysata wadan soomaaliyeed

  • @maryammahad3205
    @maryammahad3205 3 роки тому +5

    Anwar ❤😊♥️

  • @yahyaabdi7664
    @yahyaabdi7664 3 роки тому

    Dhantadaan wa xigmad sax ah xaqiiqdii

  • @maacunaa7477
    @maacunaa7477 2 роки тому

    Jigjiga waa garab soomalia kamid ah🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲💥💥

  • @beelo2214
    @beelo2214 3 роки тому +3

    Xamrey nawad nawad 💯🇸🇴🤲🤲

  • @rapiilelaabjeceel1809
    @rapiilelaabjeceel1809 3 роки тому +7

    Poqorka dhantada anwar totti iyo cabdi azkari shacabka muqdisho waa lahadazheen hddi la izla hdli jirey

  • @ahmedyuusuf2678
    @ahmedyuusuf2678 3 роки тому +2

    M. Sha Allah Alle haku dayseto bro wax fahan si kuban somalia ma ahan miya

  • @muslimoahmed7265
    @muslimoahmed7265 3 роки тому +4

    Masha Allah 👍👍👍👍✌️✌️✌️

  • @kilwaofficial8652
    @kilwaofficial8652 3 роки тому +6

    Walhi wa run

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +1

      Kilwa wllo icaawi aduunkaan isku caawin karaa.subscareb iisaar wll mcn

  • @sacdiyahassan1159
    @sacdiyahassan1159 3 роки тому +2

    Masha allah walaalha somaliyeed guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 роки тому +1

    Axsan dhanto legend anwar Totti ❤👏

  • @nasrokiin5416
    @nasrokiin5416 3 роки тому +5

    Allow xamar Nabad noogadhig keep going abdi askari