Warbixin: Taariikhda Magaalada Garoowe.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @mohamedadenabdulle7150
    @mohamedadenabdulle7150 2 роки тому +1

    Subxaanallaah wlhi anigaa ku dabaalan jireu togga ka dambeeya saldhigga cid ka dambeyseyna ma jirin 1977kii, waxaan ka xusuustaa nin boliiska ahaa oo la dhihi jirey Muuse jalalaqo gurigiisa inaan sii ag mari jirney allaahu akbar

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 3 роки тому +2

    Waxaan ku talin lahaa inaad raadisaan qof sifiican u yaqaana taariikhada gobolka nugaal.
    Odaygani waxbuu is dhexdhigaye.

    • @allenjaime3191
      @allenjaime3191 3 роки тому

      a trick : you can watch series on flixzone. I've been using it for watching lots of of movies recently.

    • @landendominick4906
      @landendominick4906 3 роки тому

      @Allen Jaime yup, have been using Flixzone for months myself :)

    • @cairopablo6505
      @cairopablo6505 3 роки тому

      @Allen Jaime Yup, been watching on flixzone for since november myself :D

  • @cabdifataaxsoomaali4122
    @cabdifataaxsoomaali4122 3 роки тому +1

    Jidhay 😃😃😅 Alaha koriyo

  • @sidiiqmaxamuud4532
    @sidiiqmaxamuud4532 3 роки тому +2

    Soo madhay hhh😂🤣

  • @hamsehussein8605
    @hamsehussein8605 3 роки тому

    nunkani muxuu dhadaa ka hayaa ma ra ayaanuu karayn

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 роки тому +1

      Erayada DH iyo R iyo lahjadaha soomaalida aan ku baro.
      Reer waqooyi galbeed (somaliland): yidhi, hadh, qadhaadh, gadh.
      Reer waqooyi bari (waqooyi bari): yiri, har, qaraar, gar.
      Reer waqooyi Galbeed: jirto, gaaray.
      Reer waqooyi bari; jidho, gaadhay.
      Ma aqaan sababta ay isu daba marsan yihiin, laakiin sidaas ku aqbal.

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 3 роки тому +1

    Waar ilayn dhabayoco maxishoto markay shegashada sool iyo sanaag waa kii amusiyey riyaale muuse bixi ma aabusinkari wayey hadabay ugu darayeen oo ay caynaba afkoodo somarsiiyen dee berina burcay sheegan indha adkantoda

    • @zaynabomar5479
      @zaynabomar5479 3 роки тому +1

      Idoor ideb yeesha, soo burco iyo caynaba absame maleh? marti baa ka tahay dhulkaas.

    • @cilmibihi8745
      @cilmibihi8745 3 роки тому +1

      @@zaynabomar5479 dumar baad tahaye xishood adigu maalka ninkad katirsante dumarku dhalasho mahee wadhaxdin dhabayoco sool iyo sanaag waa ceeb inaykahadlan waa noo idhahda garoowe somaliland baa leh

    • @zaynabomar5479
      @zaynabomar5479 3 роки тому

      @@cilmibihi8745 Warya ideb isku yeel, yaanan buur cirifkeed ka tuurin. Hargeysa iyo gabiley ku ego.
      Sadexda jiihood Daarood baa ka degan jabuuti moyaan so ideb yeesha idooro.

    • @cilmibihi8745
      @cilmibihi8745 3 роки тому +1

      @@zaynabomar5479 horta caydu managsana ee waa inaad cabirto rayigaga darood dal uu leyey majirto waa lahayste inanyey anigu wadan aan leyey buu calan towxiid ku yaal iga lulmaya oo Somaliland na ee mayshegi kartaa calan darod laga tagay kurtestan baad katahay hon afrika

    • @zaynabomar5479
      @zaynabomar5479 3 роки тому

      @@cilmibihi8745 Tawxiid aa ka hadlaysid maxaay tahay? war ilaahay ayaa caaydaan habeen iyo dharaar soo tawxiidka aa ka hadlaysid muxuu aha? Isweydii
      Daarood dal Puntland la yirahdo ee Majerteniya iyo leeyahay oo hurdada idin diiday. Kilinka shanaad ee ladhaho Ogadeniya oo dal Daarood leeyahay oo tii idin ka raacday la oga markii liyuu booliis idin xasuuqay.
      Waa taariikh qoran idooro ha ilaawin