Walal elon musk kama mid eheen aas aasayaasha pay pall ee asiga ayaa si rasmi ah u aas aasay kadibna ii biyay mantana asiga iska leh shirkadaha Tesla iyo space X.
War jana gale walaahi khan accademy waan iska diwaan galiyay laakiin uma maleyneyn inuu shakhsigan leeyahay. Afkaada caano lagu qabay waa arin xaqiiq ah
Our teacher Abdirahman omar ismail keep going teacher
masha allah
ustaad moo
soo badi muuqaalada nocaan oo kle ah
thanks
M,Sh, Allah shukran wll
Mahadsanid wlo wax badan ayaanku faa,iidnay
Masha allah waberi media thanks ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waad mahadsantey wll maadama aad na dhiiri galisay🤲
Waaberi media
Thanks
Mahadsanid sxb cumar
Abdirixmaan
Jasaakalaa khayr
Asc bro noqo dhiiri kaliye
Horana u soco allah ku gaarsiiyo meesha hiigsaneyso meel ka dheer
Thanks mucallim. Please xagee kaala soo xidhiidhi karaa. I need your help.
Waberi University AllaH bless you brother cabdiraxman
Mansha-Allah.
Masha Allah
Keep Forward, inoo soo badi the Background of Succesful People❤❤ Really i love it
Mahadsanid Zxp
Tnks pro
Mahadsanid wll fiidiyowga wuxuu badalay nolasheyda runti🥰🥰💯💯💯
Mncha allah go forward💥
Masha Allah walaal waabari madia waan ka halay 100/100 muuqalad aad so kudbisay Allah haka abaal mariyo wakhtiga no hurtay mahadsanid❤❤❤❤
Insha allah waxan rabaa in aan noqdo progammer and app developer taasina waa mid iga go'an
ustaad Abdirahman omer wll Runtii nolosheyda wax badan ka badaley wan ku tagera runtii horey usoco ustaad Abdirahman
Masya Allah 🥰jasakalaha wll really you are a kınd
Wlhy aad ayaan kuu taageeraa professor
Mashaa alllaa marwalba wll waaandaawadaa vedioyadada
Walahi Baranmijayadada waan jeclahay masha alah go heat legend 💯💯💯💯🇸🇴
M.a bro thanks samen weyn ayaad igu ledahay runti sido kale adigana wad gari 1m subscribe insha allah horay u soco
Dad Soomaali ah oo guulo gaaray barnaamij kasoo diyaaari si anaga dhiirigelin noogu noqoto
_waxaan kugu soo biiray maanta adimaadii salaada casar waxaan ogaaday inaad ka mitahay dhiirigaliyayaaaha soomalida aad baan kuugu bogaadinayaaa wllka cabdirahmaan_
abdiraxman wll videoyadaada waxaa ubadisaa video yada waxbarashada guuleyso wll
Walal elon musk kama mid eheen aas aasayaasha pay pall ee asiga ayaa si rasmi ah u aas aasay kadibna ii biyay mantana asiga iska leh shirkadaha Tesla iyo space X.
Mansha Allah go forward wll
mnshlh wll qli cabdiraxman omar thanks alot hore u soco alle haku sharfee guul bn kuu rjynyaa if iyo aakhiroba wll
M.a wll
Waaberi media kanal aan jeclahay abdirahman🧡💚
waberi media ilahay haku barakeeyo walal
Our teacher wad I dhiira galisey allaha ku sharfo waligaaa wadada wacan hay ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴my name Mohammed siciid barqadle 🇸🇴
Keep going
Walaal sideen unadiifiyaa fikradeyda si aan guul ugaaro😥😥😥😥
Guleyso abdirahman
shukuran wllo
Clraxman Cumar Nin Weyn 🇸🇴🙏
MnzhalHa wll go forward
Maasha Allah
Masha Allah
Wll
💕💕💕
Aad iyo aad baad umahadsan tahay zhp
Wad mahadsantay bro
Aada u mahad santahay wll
Wlhi ninkam ma aqoon lkn in badan ayaan ka faaidaystay
Real is good teacher
Mhdsnd sida quruxda bdn aan no dhiriglinyso🙏
aaad iyo aad ayad umahadsantahay wll
Wlhi muuqaal qiimo badan oo itaabtey ayaad maanta Ii sharaxdey allaha ku barakeeyo
AniBa ka qaTa cashiRda UA-cam kisa cml kuwa cafimadKa✊
Fdlan ka soohadal dhirigelinta iyo gusha nolosha waad ku mahadsantHy sida qurux, da badan inoo dhirigelisay👍❤
Sxb wxn ku weydiinaayaa scholarship canada ah miyaa hda furan war nuucaas ah ayn maqlay ee sxb noo baar hdii ay arintaas jirto adoo aad u mahadsan sxb
Plz doctarada ugu cansan India sogali plz llz
waaberi media
dadweynaha
ogaansho
ileys
maanta
sahanka xogaha
dhiirigeliye
funny youtubers
Yes borather
Sxbkeey mxaad ku editing ka gareysaa akhii
Zxp magiciisu maha salman ee waa sal saw maha
Respect baaD mudantaHaY MCLIN 🥰🤩
M.a walalkeen Cabdirahman Cumar ilahey hakaa raali noqdo intii aan kaa faaidnay Lama soo koobin karo ilahey hakaa abaal mariyo wll
Unique nimadu jar away kaa turaysaa noqo mid sidabiiciyah unool
*Waaberi media*
*My favourite channel* 🏆💫🎊
Waaberi media
Ogaansho
Tanaad
Dadwaynaha
Funny chanels
Noqo mid kasoocan dadKa kale dadku haday kasoocnaadaan cid soocnaynayba maleh
Heybarlop waa taren cusub oo hada subin rabo shirkadosa dayax gacmedka waxa la dhaha spacex
Somaliyey waa in lagu daydaa e qabiilka oska dhaaf xilli waxa lajooga in la isku faano wax soodarka dalkiisa ❤❤❤😢😢😢😢😢somaliyeey cadowgeena hajabo
wlll aad ayaa umahadsantahay
Alle haku xafido macaand
Fadlan nagu soo biira
Machaalah
Wll muuqaalkaan saameyn ayuu igu yeeshay i.a Anna waxaan qaadi doonaa wadadayda gaarka ah
Cabdi raxman shalay aan kugu soo biiray
Dimound voice waaber media full respect my pro ♡♡♡♡♡
I have been watching you for last year
Bwe horey usoco
keep up prother
Mahdanid wlo👑
Walaal waan ku taageraa waana jeclahay inaan kaduwanaado dadka
Waad i dhiirigelisay
Hayaanka guusha dhabtahay
❤❤
Sxb geesi baad tahay nolaw
M.a
War jana gale walaahi khan accademy waan iska diwaan galiyay laakiin uma maleyneyn inuu shakhsigan leeyahay.
Afkaada caano lagu qabay waa arin xaqiiq ah
Salmaan Khan is my teacher
Cabdiraxman omar keep gein
Lagaso bilaabo 2013 oo bilaabay Kuliyada Electrical Engineering ka ilaa aan kaqalin jabinayey mudo 5 sano 2018 waxan kuxidhnaa Khan Academy oon ka daawan jirey Casharada xisaabaadka iyo proof ka kusalaysnaa.
Khaan Academy zxp afarta scientific ga ma kawada helayaaa.
Mahsanid
One day my dream wiil be truth 🥰
Week up 4.30pm 🕟 good morning
Dahab
Wallal nosobadi wa iga codsi
kuliyada accounting kasoo hadal zzb
Wasn't filayaaa sidaas
Waaberi media
Horay usoco
Please like saar
@@abdinajiib8626 k
Mayi wallo ruunti sxq