Masha Allah abaayo qaali Allah ku barakeeyo jezaka Allah kheyran wanaagaaga ku soco qabiil qiimo malahan ee diinta Islam ayaa noo sheegeysa inaan qabiil ku dhaqmin
اختي انا لا اعرفك ولكن رأيت هذا الفيديو لك وقد اعجبني كلامك ولا أعلم هل هو صدق ام كذب ولكن الله هو يعلم السر وما أخفى لذالك عليك عدم كشف ما بينك وما بين الله واجعلي عملك لوجه الله تعالى فقط ولا تقولي لأحد العمل الخير لاحد لان ليس مهم ان يصدقك الناس لكن المهم هو الله والإنسان اذا عمل خير يجعله سر حتى يحميك من كل شر. وتوكلي على الله فقط واستمري في عمل الخير حتى تلقي الله سبحانه وتعالى
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😪😪😪😪😪
Allxamdulilah ilaahban marexan iga dhalin thnks god Akhaas wa wax lacagti xaaranta ee siyadbare lagu soo Koriyey .caasinimada iyo sinji xumida wa waxay ub iu leyihin
Naayaa bilqan kale daadsan. Kkkkkk foolxumida igu daran Naa xijab soo xiro oo isa soo hagaaji. Hadad usoo xedxedatey inad ytub lacag ka suubisid bilqan .ilkoyar wa cadadood balayo kula foolxumaatey habarti ogaden ma idin badelikariweydey bisinka.waxa la yiri foolxumo Kunfac kaa hari weydey naag ogaden baa lagu reebaa.
WALAASHA KA XISHOOD VIEW. WAXBA KU TARI MAAYO OWLAAD XALAAL AH OO ISLA DHASHAY HADAD TIHIIN WHY ISKU CEEBEYNEYSAA. TIME KAAN QURAAN KA KU BARRO AAYAD KURSIGA ISKA SAX WAA CEEBOWDEEN. XITAA ILMIHI AAD WAARID KA U AHEYD AYAA IXTIRAAMI WEYSAY OO SOO GALISEEN DAGAAL KIIINA SUBXAANA ALLAH. MUSLIM KI WAA IDIN LA YAABAY
Walaashay kuma aqaano, balse muuqaalkaan waan ku arkay, hadalkaagana waan ka helay, mana garanayo inay run tahay iyo inay been tahay, balse illaahay baa og sirta iyo waxa qarsoon ee ha sheegin waxa jira. Adiga iyo ilaah dhexdiina ah oo shaqadaada ka yeel Alle dartiis oo kaliya, qofna ha ku dhihin wanaag qofna u samee, maxaa yeelay muhiim maaha in dadku ku rumaystaan, laakiin muhiimaddu waa Alle, haddii qofku wanaag sameeyo. isagaa ka dhiga sir si uu xumaan oo dhan kaaga ilaaliyo. Ilaah kaliya talo saaro oo sii wad wanaagga ilaa aad ka helayso Ilaaha Qaadirka ah Waxaan ahay walaashaa reer Buttland, Soomaaliya
Kkkkkkkk Walee adiga iyo walalahabo rer xun baad ka soo jedan hadad kenten inaad live isku casydan Akhlaq xumida wa waxad guryihina kale timaaden.naa xishooda oo ummada ka farista wax duli ah baa tihin.
walaasha maxa socialka uga hadleesa hadey ku necebtahay kuma so dhofiseen itaqilaah ilaahey ka baq o isu xisho hada xishoneyna wax doonta same wa xadiis nabi
Masha Allah kind, strong and honest
Pure somali mom
I wish all moms were like this they will save so many kids
Masha allah ish calaa hooyo fican ayatahy hooyooyinki layaqaanay🤗🤗🥰🥰🥰
maasha.allah hooyo fariid ah weeyan ❤️❤️❤️❤️
👉🏻INSHA ALLAH
Ha ilaabin Salat Duha
🌹Waa 3 Daqiiqo kali🌹
👉🏼 *Bari Waaa ISNIIN* 👈
*Ka Faaidaysi Wacan*
*Barakallahfikum 🎁*
M.a dulqaad badan maama hodan alle ha ii kaa xafido mom wllhi waxaa tahay qof ku dayasho mudan dulqaad badaney hooyo mcn 🥰🥰🥰🥰❤️❤️♥️
Masha Allah abaayo qaali Allah ku barakeeyo jezaka Allah kheyran wanaagaaga ku soco qabiil qiimo malahan ee diinta Islam ayaa noo sheegeysa inaan qabiil ku dhaqmin
You too
ax ax mamo waxaa baa kugu dhacye ilahay haku gargaro siida ilaa muqto waxaa tahaye qof qalbi nadifa aah,😇😇😇🥰
Masha allah waa runtaa Hodan dhulka inta joogta hadaad u naxariisato Samadaa looga naxariistaa. Allaah ayaana kaa ajar siinaya.
Mma❤ love u
Allaahu Akbar ilaahow qeer kusii masha allah tabarakalaah hodan 🥰🥰🥰
Subxanalah habo dad xanunsan aad ka shekaynaysaye walasha o tacsidad dhigty adigoo nool aa hadalkoga iskada ilahay beerkina burcad ha isku kin mariyo
Great Mom Mashaallah ❤
اختي انا لا اعرفك ولكن رأيت هذا الفيديو لك وقد اعجبني كلامك ولا أعلم هل هو صدق ام كذب ولكن الله هو يعلم السر وما أخفى لذالك عليك عدم كشف ما بينك وما بين الله واجعلي عملك لوجه الله تعالى فقط ولا تقولي لأحد العمل الخير لاحد لان ليس مهم ان يصدقك الناس لكن المهم هو الله والإنسان اذا عمل خير يجعله سر حتى يحميك من كل شر. وتوكلي على الله فقط واستمري في عمل الخير حتى تلقي الله سبحانه وتعالى
Maxeey Tahay Sababta Aad Carabiga Ugusoo Qortay Qof Soomaali Ah? Wallaahi Soomaali Maryooleey Istusnimo Iyo Iskuxoqid Umad Kale Luuqadood Iyo dhaqankoodda Isku Dhadhajintoodda Badnaa. Isku Kalsoonaadda Fadlan Oo Luuqaddiina Hooyo Kufaana.
اختي كلمي لغتك احسن واريح لان المتكلم لا يفهم العربي 😂
معك حق
Mansha ALLAH waligaa sidaasi u wanaagsanow Hodan Adna waligaa wax wanaagsan ayaa ALLE kuusahlaayaa ee walaalahaaga xun iska dhaaf duf hakubaxaane
Manshhallah. Hooyo wanaagsan baa tahay. Allah haku barakeeyo.
سبحان الله العظيم لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم استغفر الله العظيم واتوب اليه حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل 😪😪😪😪😪
MashaALLAH macanto wan iska ka jecahay ALLAH dartis ❤
I love this lady ❤
Mashallah mashallah habo ilhay haku xifdiyo ❤❤❤
masha Allah hooyo wacan baa tahay❤❤❤❤❤❤
Maamo mcn alle dartiis ku cafi yeey camalkaaga iyo aaqiradaada kaa haleeynin
maansha allaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Asc wllsheey waxba haisku mashquulin dad kale io dambigooda dantaada kumashquul aduunkaa waaba iska intixaan😢
Maasha allaah ❤️❤️❤️❤️
Allxamdulilah ilaahban marexan iga dhalin thnks god
Akhaas wa wax lacagti xaaranta ee siyadbare lagu soo
Koriyey .caasinimada iyo sinji xumida wa waxay ub iu leyihin
Naaa ilaahay ka baq mareexan gobtii somali weye shrf bay leeyihin ani majerteen bn ahy wana qirayaa wanagooda viva marexaan❤❤❤❤
Hooyada yaa la aamusin plz dad badan ayey runta usheegeysa
Runta haka hadasho hooyinka iyo dhalinyarada ilmahooda daryeelin runta ha usheegto
Asc ilahay akucawinayo abyo jisakalaha qer caloshada fiican alah kugu xifdiyo asuniyo aqiro
M.a ilaahoow dumarka soomaaliyeed oo dhan sidaan oo kale kadhig
Thank you
Mamo ilahey qalbiga haku qabojiyoh wlhi Wan la ilmeya shekada Anigaba waxba kama duwani 😢😢😢
Mansha Allah mama fariid baatahay
Mashallah weyka muqata in aad tahay qof fican qalbi fican oo karti lleh ilaahy haka qabto wixi xasid aah
l love you mom ❤❤ ❤
Fariid dhiig leh ❤
nolow jir oo joog gabar dhigbadana tahay waxad u bahantahay odhan ilahay ha ku siyo amiin walasha cafii cadowginu wa idinku farxaayan ceb walal isu samra walalayal walasha waa ku jeceshahay 😍😍😍😍😍😍
Subxanallah Allah ha kuugargaro wakusaray
Mamo
Somali
Walaasheed weeye
Subxaanalaah ilaahow noo dembe dhaaf🤲🤲🙏🙏
Masha Allah
Waxan maqlijiray nin majiro hada waxay mareysaa nolosha walal majiro😳
Mama Somali walaasheed weyceebeysay hacebeen waa walashaa
I’m sorry habo 😢😢
Inad geesiyad tahay walahi korkagay ka muuqata ❤️❤️❤️
Masha allah.mama dhiigle
Masha Allaha tabaarakalaah nolaaw
Masha’allah abaayo waxba ha dacweyn black wada saar u duce danahada ka raaco ayagaba tooda heysata yey san mar marsiiyo ka dhigan alle kugu fillan
ASC WLSHEY MAASHA ALLAAH JZK ALFA KHEYR
Maashl allh
Talow dadkan sida isugu jawabayo ma walala cajib🤔🤔🤔
Mala isbitalka waalidey ka soo baxsatey tani caadi ma ahan.
Naayaa wa habartan marexan ee warersan gambo xun isa soo habee oo si fican gambada iyo xijabka usoo xiro
Tisue soo qaddo sidan wa magalo joog xumiye.
Ogaden caay habaro ilkoyar wax umma dhimikarto oo caasi walidin ah oo nolosha ka dhacey.
Mama somali walaasheed miyaa?
Walaahi gabadhaan waa fariid
Ma adoo nool bey tacsi kudhigeen
Xoolo ay rabeen in ay kugu aruusadeen darteed 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Kuwaas walaal ma ahan wa warabayaal
Ina adeer, arinkii aad banaanka keentey muxuu kudhamaadey mudo 2 sano ah kadib?
Ma laba sanay waday hadan aragnee
Baga cawisa duriyad waa dad fiican
Mnsha allah
Habo wad guleysaneysa Insha allah malinna wad hishinidontan walalahaa adunka aya ah Malinba waa nooc nooc ee habo guleyso Insha allah qof waxa tahay alle kuxiran ilaahey wuku cawinaya Insha allah habo
Mnshallah mama aqli wngsn
Woooow wooooooow
❤❤❤❤❤
Waxaas u gooy nh maxa ka qaldan . Dadkaaga ma anaga nagu dire maba kasene
Masha allah 🥰 ♥️
Mashallah
Astaqfurulah tubeh yaa ilaah war xishooda oo ceebihiina astura oo hishiiya waxaan waa aduun waa laga tagayaa
Imika mamadan ma walshed by yutub uso furaty 😂😂🤔🤔🤔
Ax waa kula oyay hoyo😭😭😭😭😭
Naayaa bilqan kale daadsan.
Kkkkkk foolxumida igu daran
Naa xijab soo xiro oo isa soo hagaaji. Hadad usoo xedxedatey inad ytub lacag ka suubisid bilqan .ilkoyar wa cadadood balayo kula foolxumaatey habarti ogaden ma idin badelikariweydey bisinka.waxa la yiri foolxumo
Kunfac kaa hari weydey naag ogaden baa lagu reebaa.
Mashallah ❤
Dad qurmuune social media maxkamad buu ka samaystay
Mansha allah ❤
Masha.Allah
❤
Wale Adunka waa gabagaba
Mammo hodan ♥️♥️♥️😘
WALAASHA KA XISHOOD VIEW. WAXBA KU TARI MAAYO OWLAAD XALAAL AH OO ISLA DHASHAY HADAD TIHIIN WHY ISKU CEEBEYNEYSAA. TIME KAAN QURAAN KA KU BARRO AAYAD KURSIGA ISKA SAX WAA CEEBOWDEEN. XITAA ILMIHI AAD WAARID KA U AHEYD AYAA IXTIRAAMI WEYSAY OO SOO GALISEEN DAGAAL KIIINA SUBXAANA ALLAH. MUSLIM KI WAA IDIN LA YAABAY
Dad siduu isu xigaa leesugu dhibay!.
Hadal weyn ayaad ku hadashey
@@qalbihodon721 SubxaanaLah.
intee kunooshahey wll
@@qalbihodon721 Halkee kunooshahey wll?
Mshllllh ❤❤❤
Walaashay kuma aqaano, balse muuqaalkaan waan ku arkay, hadalkaagana waan ka helay, mana garanayo inay run tahay iyo inay been tahay, balse illaahay baa og sirta iyo waxa qarsoon ee ha sheegin waxa jira. Adiga iyo ilaah dhexdiina ah oo shaqadaada ka yeel Alle dartiis oo kaliya, qofna ha ku dhihin wanaag qofna u samee, maxaa yeelay muhiim maaha in dadku ku rumaystaan, laakiin muhiimaddu waa Alle, haddii qofku wanaag sameeyo. isagaa ka dhiga sir si uu xumaan oo dhan kaaga ilaaliyo. Ilaah kaliya talo saaro oo sii wad wanaagga ilaa aad ka helayso Ilaaha Qaadirka ah
Waxaan ahay walaashaa reer Buttland, Soomaaliya
Asc xbbt wanku sojawabi rabay waxan isdhahay somali mataqana isdhahay mashalh xbbt hadan ku arkay somali soqortay mashaalah xbbt shukran
Mamo Somali walaasheed weeye
@@lollylogs haa waa u maleeyey walaahi
Wax badan ayey Dad muslim ah Cayday Maama Soomaali iyadana waa iyada kalkeedii Ilaahay ayaa u soo dadajiyey.
@@lulxirsi6787
Allah with us
@@edelsom5948 Wax qaris Maahinee Waxkale mataqaanin? Yaab
Canada waa lagu nafisaa miyaa ....walaalahaa saan ha u jafin bisinkee xoriyada canada yey ku sirin
mama malyuun walaasheed 🤣
Hadda Bal Maxaad kuqososhay? Ma Qisadda Xanuunka Lahee Ee Soomartay Mise Ineey Qayr Sameeysay Oo Caruur Soomaaliyeed Sookorisay? Ilaahay Caqli Hakusiiyo.
Walee habarti ogaden ee idin dhshy weey ifinku khasaartey.
Caasi baatihin .rer abtingood naceb oo xishoon.markey idin dhaleysey inay siilkeda daboolato ayey aheyd .
Thank you habo
Sorry hoyo macan 😪😪😪💔😭😭😭
Videoga 4K kuso duub si aad lacag igasameyso
Kkkkkkkk
Walee adiga iyo walalahabo rer xun baad ka soo jedan hadad kenten inaad live isku casydan
Akhlaq xumida wa waxad guryihina kale timaaden.naa xishooda oo ummada ka farista wax duli ah baa tihin.
Qof qalbi wanagsan batahay
Inshallaah waxba kama qadikaraan
Kuwaas walaal ma ahan waa evil ka fagoow wa shayadiin
Maaamo
Mamo Somali walaasheed weeye
Miyaa subxanalah subxanalah mamo canab miyaa
@@Haliimatusadia Haa
Waan fahmay
Lolly logs walaaleey miyaa maanta aan dhagaystay mama somali oo ka hadlayso gabad walaasheed.
Sorry abayo what happen
Allahaku jeeclado Masha Allaah
Soo dhawaaw walaalo
People are mean subhanullah
walaasha maxa socialka uga hadleesa hadey ku necebtahay kuma so dhofiseen itaqilaah ilaahey ka baq o isu xisho hada xishoneyna wax doonta same wa xadiis nabi
Sawta leh ima so dhoofin ma fahmin sheekadan
Nimanka walaalaha qabo wad ceyneysa adigana kaada waad fansanesaa waxaadna ledahay nimanka afarahena yey sogalin adigana afarahoda ku jirta ka xiyo nimanaka walalaha qabo cudur ilahay kenay ku ceysay adigana wad qabta hadaladada kafirso
Storong woman 👩 hooyo mcn
Maama gaarigaags duluf sanaa😂
Waa gari qurxoon.
@@armes4189 haba sheegin 1970’S
ManshAllah iz
@@cebla7849 Gaariyada 1970's waa kuwa ugu qaalisan manta, yaba awoodo.
@@armes4189 agtaada miyaa? Waxaas kursiga jeexjeexanaa 😝😝😝😝😝