Dadnimadada ban ka gartay habo mcn❤ inad sokor ama macaan la nooshahay qof doqon ah kuma dhacdo sokor😭💔 qalbigaga qoyan iyo damiirkaga shaqeynaya runta aad ka hadleesos aya cadeyn inogu filan guulban mar walba ku rajeynaya
Asc habo iska xishoooo waalasha k xishoo waxaad uèegtahay qof xanuunsan allah ku caafiyo dumar way baa tahine adi walasha ba ka xishooda allah og kii qaldan lkn adi lagaa yaaba inaad walasha ka wayn ku gafayso
Adigo Canada jooga qafna haka ogolaan inu ku gumeysto walaal mama somaali ama canab way qaldan tahay haka walwalin daawada sokorta iyo cuntadaada kudadaal oo dumar waaweyna ba tihiin ee is dajiya pleaser
@@fatimaabdirizak2117 Allah ha caafiyo miskiinta sokor iyo dhib bay iskugu dareen ehelka qaar wa mucjiso hooyada allah ha caafiyo qudaarta iyo daawada kula dadaal
@@khadramahdi4116 macantoy mahubo lakin waxan arkay video kale ayadho dhaheyso ninkeyga wa radhamir marexana waye marki waxan is iri radhamirka laiskujaysto amu yahay faqayaqub
Gabadhan maskiinta ah hala dhaafo shalay laakaha mediaha oo iska hadlaya oo hataatacaya oo leh hodon waa lagu soo tacbay aan udhi war adigu doqon yohow maadaa og inay keeneen sodii aan sheegayey bay noqotay oo canada keentay war heedhe dadka mediaha lacag baa hor carartay
40 sano aaaa subxanallah walhi 50 hadii wax ku dartay moye kama yarid bismilah somalida sanad necbaa
Masha'allah whi la ga ma caajisaayo hadalka.
Gabadhan way sheeko qurxoontahay😂 waxaa moodaa inay maxaadaro wado hhhhh
Kkkkj
Asc hooyo
Subxaan Allah reer abtigeed bay kuleedahay ogaadeena uraya Acuudu billah hooyo hadiii aad jeceshahay dadkeeda ma caydeen gabadhaahan waxa isku diray waa caasi nimada iyo inay hooyadood iyo reer abtigood caayaan isma oga Acuudu billah
Dadnimadada ban ka gartay habo mcn❤ inad sokor ama macaan la nooshahay qof doqon ah kuma dhacdo sokor😭💔 qalbigaga qoyan iyo damiirkaga shaqeynaya runta aad ka hadleesos aya cadeyn inogu filan guulban mar walba ku rajeynaya
Ilhan maxa isku xiray dadnimo iyo sonkor
Naa walaashaa Kaleexo.Canab somaahan Tan Canada kukeentay.qaxootika kasoo.qaaday
Cadowga Al aah hakaa qabta aamiin
Shekadada camal anigey igu dhacday alhamdulilah aniga sixir xata wey igu sameyen lakin ilahay asaga umadisa fican badbadsanaya
Wllalaha miya ku aizray wllo
Walaahi waa imtixaan hadii walaalahaa kugu xumaadaan.Samir qof daacad ah ayaad u egtahaye
Walaal sabar sokorna waa qabtaa kuma fiicna xanaaqa Allah isku xir.
Ax Ax Ax wll samir waad guleysanee insha Allaah
maxaad media qilaafka qoyskina uga hadli maad gooni u dhameysataan
Wlhi maamo ilahey dartiis ayaan ku jeclahey sheekadaada kama caajiso waxaad moodaa in aad i horfadhiso ilahy hakaa raali noqdo habo mcn❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Allahy aya ku jcl wallo Allah haku fududeyo
Allah ha ku fududeyoo wal.l we live world of hurt love u Girl somlia God bless u ♥️
Hadalkaada waa hadalmacquul ah waxii hore dib ha uraacin masakaxdaada hada daji walalhaa meeshooda kaguur telphonka kabadlo Waxbo maxkamad hasaarin caafimaadkaada kashaqee
Way dhibday mama soomali walasheed hooyadeed xadaa ayadoo maagaysa baan arkay
sax aniga xata waan arkay wlh
Eedo ogaaden ka waa qabiil ee shaqsi ha u cayin ee illahey oga cabso qabiilka iska daa
MA mamo Somali walashed baa
Haa
Asc habo iska xishoooo waalasha k xishoo waxaad uèegtahay qof xanuunsan allah ku caafiyo dumar way baa tahine adi walasha ba ka xishooda allah og kii qaldan lkn adi lagaa yaaba inaad walasha ka wayn ku gafayso
@2:10 Illeen adigaa jecelle caku illeen adigaa jecelle miyan tuuri karaa kkkk dhowr jeer baan Ku so ceshay intaas 😂
Ah walee
Adigo Canada jooga qafna haka ogolaan inu ku gumeysto walaal mama somaali ama canab way qaldan tahay haka walwalin daawada sokorta iyo cuntadaada kudadaal oo dumar waaweyna ba tihiin ee is dajiya pleaser
Wll qof bukka ma bilna horaa kooyiri. Gabadhaan say sheegayso sunkor bay qabtaa sonkorna waa xanuun halisa hooyaday baa qabta. Hooyaday waxay ahayd qof aad u qurxoon jir iyo jaah iyo midab intaba da,ahaana hadda waa 52 jir Waxaana loo maleeyaa 75 jir inay tagay qof horay u yaqaanay hooyaday maanta ma garto. Marka ilaahow hanagu ridin .
@@fatimaabdirizak2117 Allah ha caafiyo miskiinta sokor iyo dhib bay iskugu dareen ehelka qaar wa mucjiso hooyada allah ha caafiyo qudaarta iyo daawada kula dadaal
Hooray usoco allaha ku cafido
Akhtar walaalo is ceebaynaya miyaan waalidkii noolayn dheg xumadan
Hadal yaqan batahay wlhi wana ku jecelahay habo mcn
Hodan aawey Gabadhada marka hada?
Asc abaayo masha allah
Afartan jirku ma sidan ayuu u egyahay wllo iska samir haddii lagu dulmiyey midda kale social media yaha waa lagu waashaa iska dhaaf
Wl sidas loma hadlo mamadan sokor ayan qaba aye tiri qofka sokorta qabana wa sidas ado yar 15 jir ah 40 jir u ekaane hadi adan aqon u laheyn xanunkas hala yaabin mamada daruuf iyo xanun unba intaas kaso reeebay😭
In aan kula so xidhidh ayan rabaa ee lanbar kaga iso qof hodan wan ka murugodaa qisadada
Maamo soomaali xitaa hooyadeed bay maagaysey ay lahayd anigu isma fahanni hodoneey afaa xaqiiqda u dhow
Mamma Somali miyaa tan walasheed👁😢
Abaayo ilaahey garabkaaga allaha galo
Abaayo qabiil dhan ha caayin laakiin waa shaqsi dumaashigaa ah ogadena oromo ma ahan
Calanka dhib maleh rer abtiged hada nahay wa u cudur darayna way xanunsan tahay
Mshlh wad cod macaantahay
Qofna haka yeelin abaayo inu ku abuso
Howtaarsame maxaad karabtaan.
Ninkedha aya Hawrarsame aah miya horta mise faqyakub waaye ayan umaleya waxsbey Canab urabin.
@@AminaCuisine692 ok ok ok Waan gartay.
@@khadramahdi4116 macantoy mahubo lakin waxan arkay video kale ayadho dhaheyso ninkeyga wa radhamir marexana waye marki waxan is iri radhamirka laiskujaysto amu yahay faqayaqub
@@AminaCuisine692 waa Macquul lakiin Uunka illahay waan ismid waan wada walaal ilahay bogooda burcad ha isu mariyo gabdhahaan walaalahaa ee Hadana Ayeeyooyinkaa.
@@khadramahdi4116 ameen ameen abayoy
Masha allaah waa hadal yaqaan lkn walaahi soomaali waxaa samaysa ayaad uu sheegaysa maah labada walaalada kaliya .
Hooyo mcn 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👑👑👑🥰🥰🥰😭
Habo qaali cadawgada cagta hostet I.a
Jucible isku laaf matihin miya
Miyaa tuurikaraa adiga jecelee cagu
Gabadhan maskiinta ah hala dhaafo shalay laakaha mediaha oo iska hadlaya oo hataatacaya oo leh hodon waa lagu soo tacbay aan udhi war adigu doqon yohow maadaa og inay keeneen sodii aan sheegayey bay noqotay oo canada keentay war heedhe dadka mediaha lacag baa hor carartay
Asc dacada wa kafican majira
Maasha Allah Tabaaraka Allah
Ogaden baa kuu walaten adhiga iyo walalaha marka idhinka isku warerten cebihina banaka kenten qabiladha Somali hadba midhkin haso cayina xishodha nagaha marexan miyey wadha washen social media kawadha caytamayo
Halima ogaden anaga ah hoyaded macan ba ah yaka xiga gabadha way xanunsan tahay islamka waki naxaristo
😭😭😭😭😭😭😭
WALAAL QALI WAXAD TAHAY GABADH FARIIDAA OO CODKARAA RABINA HAKU BARAKEEYO REERKAGAA LAKIN KA ROONOW WALALAHAA HADAY KU XUMEEYEN
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
ASc❤ hooyo
😭😭😭😭
Abayo Qarso jabka walalaha
Ineey hadadho caafimaad beey ku heleysaa in la nafisaa fiican
No xasid
Madgaan lalabo
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walaal sonkortu yay kugu kicin is deji
Hhhh
Mamadan codkar no abouse kkk
Mshlaj