Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Qaybtii 2aad Ninkii damiinka la mooday oo wadankiisa UNESCO u metelay oo Somalida la talinaya.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2023
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

КОМЕНТАРІ • 40

  • @hawaaden4640
    @hawaaden4640 11 місяців тому +15

    Aqoon yahano inta lawaraystay een arkay waa aqoonyahanka afsoomaali miiran oo hal eray oo qalaad ku darin waraysigii laga qaaday ku bixiyay mashallah

  • @mahomadabdi9547
    @mahomadabdi9547 11 місяців тому +8

    Wwww cabdi salaam hariiri waad mahadsanthy sida quruxda badan OO aad nooga Soo gud bineysid

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 11 місяців тому +3

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Qoraa Idiris.

  • @abdillahihaji6067
    @abdillahihaji6067 3 місяці тому

    Mashallah wa waraysi heer sare ah o cilmi yaysan

  • @mohamedaliahmed3419
    @mohamedaliahmed3419 11 місяців тому +1

    masha allah sida fiican ee cabdisalaan suaalaha u heli ogyahay iyo sida aqoon yahanku jawaabo waafiya noo siinayo ayaa i cajabiyey

  • @AhmedAdam-rl6ju
    @AhmedAdam-rl6ju 5 місяців тому

    That's make sense and also good inspiration for everyone wants to be someone

  • @abdisamadabdikarim6646
    @abdisamadabdikarim6646 11 місяців тому +4

    "Biyaha kuwa socdaa lagu waysaystaa ,kuwa fadhiyaa waa aji(uskag) markaa aqoontaadu yarany fariisan ee ha socoto"

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 11 місяців тому +3

    Mansha allah

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 11 місяців тому +1

    Qayb tii horaan kahelay tanna waan dhagaysan tanks

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550 11 місяців тому +3

    ❤❤❤❤Masha Allah

  • @mohamedaliahmed1220
    @mohamedaliahmed1220 11 місяців тому +1

    Galabta ka horow ma ogaan inaan ka mid ahaa dadka taliye ee Illahay ku manaystay inay hadal wax ku qanciyaan. Hadii, ay u shaqayn wadana taladaas aan dib u fara galin. Allah ha barakeeyo labada odayba waa ragg wax badan nafahansiiyay oo wakhti badan noo huray. Mahadsanidin.

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 11 місяців тому +1

    Guul hereri ❤❤❤❤❤

  • @fouadmoussa4449
    @fouadmoussa4449 11 місяців тому +3

    Masha Allah bravo Dr.Idriss Youssouf ancien collegue de l'école de la Sallie.

  • @farhan928
    @farhan928 10 місяців тому

    abdisalam waad mahadsantahay ninka odayga aad iyan uu sugayney

  • @hassantech510
    @hassantech510 11 місяців тому +6

    qof walba arkaayo qoralkan nolasha mahaaan sidey dadka ku arkan ee waa sida adigu isku aragto marnaba ha isdhigan wax badan ayan sameyn kartaa .

  • @cabdiraxmanguray7950
    @cabdiraxmanguray7950 10 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ayishahalsomali7539
    @ayishahalsomali7539 11 місяців тому

    ما شاء الله، الله ينقع به. مثال لما العلم يخدم الانسانية

  • @hayaanTV
    @hayaanTV 11 місяців тому +1

    Boss, Dr-ka igu saalan cabdisalaanoow jAzkallah cammo

  • @umucabdiraxmaan5657
    @umucabdiraxmaan5657 11 місяців тому +1

    Macalin idir macalin karmeed

  • @xariiriimanyuusuf7323
    @xariiriimanyuusuf7323 11 місяців тому +1

    Qaybta 3aad ku soo dhakhso Cabdisalaan ow

  • @abdikadirmohammed9388
    @abdikadirmohammed9388 11 місяців тому +4

    Cabdisalaan Hereri waxaad ku mahadsantahay inaad aalaaba noo soo gudbiso marnaamijyo wax tar u leh bulshada somaliyeed .
    Isna qoraaga waxaan uga mahad calinayaa sida hufan ee uu uaga qayb qaatay ilaalinta iyo kaydinta sugaanta soomaluyeed iyo qoraalka sheekooyinka oo ah mid mustaqbalka anfci doonta jiilka soo koraya iyo kuwa hada jooga ee aan anagaba ka mid nahay
    Mahadsanidiin dhamaantiin.

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 11 місяців тому +1

    Alla maxaa ubad waayey barbaarinta waalidka iyo laab furnaantooda oo nolosha ka saaqiday asaagoodna ka haray

  • @AhmedjaamaUbahle-cl9ly
    @AhmedjaamaUbahle-cl9ly 11 місяців тому +2

    6:58 tellent with out work it's nothing
    Hadaad hibo leedahay oo aanad kaga shaqeysiin waxba kuuma tarayso xaqiiqatan

  • @muktarali1688
    @muktarali1688 11 місяців тому +1

    ninkan barnaamij intanka dheer nooga soo samee herari

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 11 місяців тому +3

    Waxaan maqlijiray dadaal gaadhi doontid

  • @AhmedAdam-rl6ju
    @AhmedAdam-rl6ju 5 місяців тому

    Buugaantaa, la gu qoray afkeena, somaliga, xagee la ga helaaa, mise museum somali ah ma jiraa,

  • @cabdirisaaqbaraag3465
    @cabdirisaaqbaraag3465 11 місяців тому +3

    Dee sagaalka nin in uu micneeyay ahayd! Maxaad uga gaabsatay?

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 11 місяців тому

      Cabdisalan sheekada raga kuma socon xataa kama🎉kobinayo ma arkin 😂😂😂😂 Alla sidaan u rabay inu no wada sheekada sidaxda talisa wan qortay lkn lixda lo taliyo ayaa iga dhiman yaa ii micneeya

    • @DH-yi5dx
      @DH-yi5dx 11 місяців тому +1

      Sadexda talisa
      1. Maqan haybiye (Visionary)
      2.Hellaa dhaqe ( Responsible )
      3.Hadal yaqaan ( Orator)
      Lixda loo taliyo
      1. Hoo ku qanac ( Interst-seeker)
      2. Humaag ku qanac (Position Loving)
      3. Hadal ku qanac (Praise loving)
      4. Hangool ( easily manipulated)
      5. Ceeb hilaab ( Un-reactive)
      6. Tirro ku Hel ( presence loving)

    • @NimoAliaboubakar-bj3gr
      @NimoAliaboubakar-bj3gr 11 місяців тому

      @@DH-yi5dx thanks walal ilahy khayr badan haku siyo inkastoon erayada qaar fahmin lkn se dhibmale Sheekh Google ayn ka adeejinaya.

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 11 місяців тому

    Anigo arday yar ah ayaan u tagay fanaankii weynaa e Cabdilahi Qarshe waxa u sheegay inan doonayo inan wax ka qoro aad bu ila yaabay, hadana wuxu i sheegay inu iso dhawaynayo o diyaar u yahay. Inkasto aanan qorshaha ku guulaysan

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 11 місяців тому

    Qof damiin ah ma jiro. Qofka waqti dheer ha siiyo wuxu baranayo

  • @aboubakerilyasokiyeh8537
    @aboubakerilyasokiyeh8537 11 місяців тому +1

    Asalaama alaykum waraxmatullahi wabarakaatuh.
    Abdisalaam hareri waxaan kaa rajaynayaa inaad musica ha daysid.
    Diin'ahaan waa xaaraan.

    • @dawanmedia1889
      @dawanmedia1889 11 місяців тому

      Ku noqo masalada ,music xaraam maaha kaligii , midhaha hesta o lagu luqeeyana xaraan maha,hadii aanad aqoon kugu filan u haysan, iska hubso ilhay swt o kaliya aya wax xaaratimeeya ama xalaaleeya, xataa ambiyadii iyo rusushii wa lo diiday inay iyagu wax xaraantinimeyan marka Inagana dambi weyn yay inagu noqonaysa.

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 9 місяців тому

    Qeyb saddexaad waa lama huraan. Dr.Idiris Yuusuf markaan dhagaysto walaahi waxaan xasuusta kabadi Abwaan, Macalin, Falsoofar, Mujashid; Waa Gaariye iyo Hadraawi.

  • @khalidarab3303
    @khalidarab3303 11 місяців тому +1

    Qeyb sadexdaadbuu ku fiicnaa barnamijku cabdi salaan

  • @anebmuhummed1518
    @anebmuhummed1518 11 місяців тому

    Buugaa ri baa cuntay halkee laga heli Kara?