Walaal kalaam ka Allah saas u qortay sax mahan Allah u shit ayaa lasocda hadii aad ku daro weeso micnaha ayada dhan ayaa isbadaleesa iska ilaali waxaa qoreeso
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله
Somali cowboy xuduuda islaamka waa ka baxay oo taas shaki Kuma jiro oo wanna jiib soomaalinimada hoos u dhigayga calfihiisa la dulmara ninkaani ma rabo laakiin awrtiisa ayuu ku kacsadaa
Assalamu alaykum warahmatullahi wabarakatuhu akhi waxa aad noo soo qortey culumada somali waxa ay ka tiri somali cowboy lix culumadi somalini waad soo sawirtay Lakin Hal sheikh un baad noo soo gudbisay…. Aaway shanti kale?????????
It's very unfortunate that a Somali man can speak so bad about our religion, Islam, and we pray that Allah guides back to the right path, in shaa Allah
Allah swt Ayaa ka Wayn wadaniyada qof ilaahaaga wax ka sheegay waxba isuma tihdiin Dib u milicso wll siirada nabiga scw Tolkii iyo wadankiis in uu ka tagay ilaahay dartii ku dayo wll Hogaamiyahaaga
Soomaaliyey Idinkaa waxanoo dhan sabab u ah OO Kitaabkii Ilaahay diiday Lkn Ilaahay idiinma qarin warka wuu idiin caddeeyay wuxuu idin dhahay qofkii kitaabkayga wax aan ahayn xukun ka dhiga waa gaal. Ama maxaakiim ha ahaadaan ama Al shabaab ha ahaadaan ama urur kale ha ahaadaane waa inaad kitaabka Ilaahay xukun ka dhigataan hadii kale idinka laftiinay far idinku godan tahay Culimo iyo caamaba
War waxaan culumo maha dadkaan waxaa layira madaaqila gaza ayaa kaashifa ku noqotay aqoona owal ma laheen redi ama afcelin uun bay ka shaqeeyaan qabiilka iyo diinta qabiilka u horeya
Wiilka Somali Cow Boy waa jaahil aan diinta garaneyn marka waxyalaha qofka logu cudurdaro jahliga aya kamida marka gaalnimadan aad dadka kula soo bodeysan jojiya, tan kale madaxweyne Siyad Bare asaga gaal miyaa mase islaam taa tii uu aayadi dhaxalka kahadleysay kujesjesay weliba culima udilay,😳
Asago sidaas dhahaya ma keentid shekadada kaliya ma la dhagesanaya dadka cadeen tusa ama iska aamusa aniga asagana garanmayo adigana Kuma garanayo lknse wa in aan dhagaheyga iyo indhaheega ku arkaa
عجيييب اللهم أرنا الحق حقا
Subahan Allah ilahay ka casoo qari ay ku waa toba keenay wayo nabiga saw ku canay maa ka.hadashdi wayo qof kasto
قل ابالله وءاياته ورسوله كنتم تستهزءون لاتعتذرو قد كفرتم بعد ايمانكم
Walaal kalaam ka Allah saas u qortay sax mahan Allah u shit ayaa lasocda hadii aad ku daro weeso micnaha ayada dhan ayaa isbadaleesa iska ilaali waxaa qoreeso
Allaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu Allaahu Allaahu Akbar ❤
Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Culumada waa gaal madhihin ee yaa been lagasheegin. Aad iyo aad ayay uga soo horjeestayn qof islaanima sheeganaayo in lagaalaysiiyo. Abdi Iftin waa qaldamay ayuu dhahay oo cafis ayuu waydiistay. Arintaan meeshaan halayskaga dhaafo waayo nin islaam aan ahay keleh ayaan gaalaa tahay kuhaynaa maalin walba. Subxanallah.
حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Wlli somali cowboy he is sow doqon dadka wuu wareerinaayay
الجنة هى ما لا عين رءت ولا اذن سمعت ولا خضر على قلب بشر
اللهم انصر الاسلام والمسلمين
ولاخطر
Dheh wll Dhac kadhig
Qaabka aad soqortey macneheedi Waa cagaar qalbiga aankusodhicin
Saasna ma ahan
Waxa macneheedi lagarabaa
Wax qalbi banii aadamna aan kusodhicin waaye
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar
Walaahu axad allaahu samat lamyilad walam yuulad walam yakum kufuwan axad
Laaillaaha ilalaahu qabla kuli shey❤laaillaaha ilalaah bacda kula shey ❤laaillaha ilalaah yabqaa wa yafnaa kula shey ❤laaillaha ilalaah leeysa kamithlihi shey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Alhamdullillaah calaa nicmatil islaam wakafaa binicmatil Islami nicmaha❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha illa laah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah
subxanallah subxanallah subxanallah allahu akbar allahu akbar allahu akbar allahu akbar
Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam
Kabtan ninkan ILAAHAY ummada ha ka qabto waa beenaale gaalada waji Buu kula dhaqmaa Muslimiintana waji
Waa runtaa ninkan wax buu qarqarinayaa
Hagaag somali ma oodhankaro ee waa sheydan kaasi allah duuleyo
Subxaan Allah waa,nin weynoo moodaya diinta ciyaar buumodayaa
Alla akbar allahu akbar
Waa mujrin ninkaniye halcaydhsado tii allena way u danvaysaa
Somali cowboy guul somalia guul
Adiga hadalka badan dhaf, shıkha u da hadalka
Allaha soo hanuuniyo ninkaas
Allaahu ❤akhbar❤ allaahu ❤akhbar ❤allaahu ❤akhbar❤
Suratul baqra asagoo kale bay ka hadlaysaa jees jees wllhi
Subxaanallaah
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw
Waaba kufri cad onqarsaneyn
Adiga sheikh 😢maa tahay
Suubxaanalaah
Aamiin Aamiin.
Aniga hada waxaan arkaa hal sheikh lkn aaway culumadii badned aad soo sawiratay lkn farbaa ku jirto meshaan
Sheekaan wuxuu dhahay Gabdhu Nis by leedahay laakiin Sin wuxuu yhy ma sharaxin
Subxanalaah
Fadan sheikh nooga dheexba Dorothy ninmaka maxaka qaaldan nana dash ba hayane
Alaahu akbar inalilaahi wainaaileraajicun
Sidaas waxaa u hadli kara qof Diita ka baxay😢 isaga ayeyna dhibaysaa
Suxaan allah ninkaas waafidomo gaalada iyo kaniisadaha katuugsada
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله
بسم الله الرحمن الجحيم
أن 3:14 ربك هو أعلم بمن ضل عن سبيله وهو اعلم بالمهتدين)
Somali cowboy xuduuda islaamka waa ka baxay oo taas shaki Kuma jiro oo wanna jiib soomaalinimada hoos u dhigayga calfihiisa la dulmara ninkaani ma rabo laakiin awrtiisa ayuu ku kacsadaa
لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم
Subxaanalaah Allaahu Akbar
Allahu akbar
Alaahu akbar alaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaahu❤ Akbar❤Allaahu❤Akbar❤Allaahu❤Akbar❤Allaahu ❤Akbar❤Akbar❤Akbar❤Akbar❤Akbar❤Illaho❤tobada❤illaho❤ nugudil❤
Allaahu akbar
Alaahu akbar alaàhuakabar❤❤❤❤❤
Assalamu alaykum warahmatullahi wabarakatuhu akhi waxa aad noo soo qortey culumada somali waxa ay ka tiri somali cowboy lix culumadi somalini waad soo sawirtay Lakin Hal sheikh un baad noo soo gudbisay…. Aaway shanti kale?????????
Washamsi lagu qaday meesha ugu qoran War quraanka ale saaas hau adeeg san
Waa najaas gaala oo waliba isqarinaya
Alahuma sabid qu'une caladinika yarabal calami
حسبناالله ونعم الوكيل ❤❤❤❤
It's very unfortunate that a Somali man can speak so bad about our religion, Islam, and we pray that Allah guides back to the right path, in shaa Allah
Ikr, this is absurd indeed. Me too I didn't expect that from our somali man. I guess its western influence. May Allah Guide us all .
SUBXAANALLAAH…..Soomaalida maxay udhahaan *Washamsi kuqaadey* oo ay Aayada Quraanka Kariimka ah, kuciyaaraan ???…
……SUBXAANALLAAH,
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
Alawan alh al rahman al raxim
a cuudu bilaah mina shaydaanin rajiim ma rabi jala jalaal buu waxaa s ku masalay waanin xaqiiq da ka fog
Subxaanallah
Allahu Akbor
Aamiin
Walaalken cowboy hadhihin
Hada ninkii aan wadaniyada ku jeclaa ma gaal weeye ayaan oga haraa? Mise wadaniyada ayaan kusii wataa
Hhhhhh wadaniyadda ku taageer lkn in diintiisay ay mugdi ku jirtana niyada ku hay
ولا تركوا إلى الذين ظلموا فتمسكم النار
Allah swt Ayaa ka Wayn wadaniyada qof ilaahaaga wax ka sheegay waxba isuma tihdiin Dib u milicso wll siirada nabiga scw Tolkii iyo wadankiis in uu ka tagay ilaahay dartii ku dayo wll Hogaamiyahaaga
Waraye.ha.oran.ilaahay.afaarihia.uu.galay.
Subxaana na laah
Soomaaliyey Idinkaa waxanoo dhan sabab u ah OO Kitaabkii Ilaahay diiday
Lkn Ilaahay idiinma qarin warka wuu idiin caddeeyay wuxuu idin dhahay qofkii kitaabkayga wax aan ahayn xukun ka dhiga waa gaal. Ama maxaakiim ha ahaadaan ama Al shabaab ha ahaadaan ama urur kale ha ahaadaane waa inaad kitaabka Ilaahay xukun ka dhigataan hadii kale idinka laftiinay far idinku godan tahay Culimo iyo caamaba
War waxaan culumo maha dadkaan waxaa layira madaaqila gaza ayaa kaashifa ku noqotay aqoona owal ma laheen redi ama afcelin uun bay ka shaqeeyaan qabiilka iyo diinta qabiilka u horeya
Alaahu akbar
Waxaa suaal ah wadaada hal qof oo Hawiye ah kuma jiro in tooda na waa qoxooti daarood Hawiye neceeyb meel kasta weey la gashay daarood
Hawiyo maxay baratay😂 waxbarta
Subxanlah afkeygu maqaba karo qlabgan wakaoyah eraga gefkaah Alle logefay somaliyey adun ayad racaen adikog dintena macan alle nagugle nagulay daqazkddi adag in hahansba kahofdyso allwax kuhayo rabi sulabo itaxayatu kugujirto maba kujirte wcs
لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم
Ruux cawaan ah ayay culimadu ka hadlayaan, oo hadalkiisu wax kasoo qaad lahayn uu yahay
Ninka lasheegay inuu diinta islaamka karidoobay(kabaxay ee murtadka noqday- waa hadduu awal muslim ahaaye- ninkaasi hadduusan soomuslimin, oo diinta islaamka soogalin, oo uusan cadayn inuu katoobadkeenay kaalnimadii, meeshii lagu arko halagudilo, aduunyad hala dhaafiyo. Xukunka murtadku waa dil haduusan tawbadkeenin(diinta islaamka kusoo noqon)
Rabi.waxaa uu.ka nasahanyah xumaan.oo.idil.
Adeer waxaaga diin ma aha yaa idinka gaalo badan edeer qabiilka iska daa qof walbo ilaahi abuurtay ayaa xisaabinaya shaqo kale raadsada
Itjhopian luuqada baryay aa somali umalesiin
Maxaaa loosodajiyay khul wale
ninkaan waa gaaloobay lacnad haku dhacdee
CULIMO Seef labood ah waaye. Qof aan iyaga ku mabda' ahayn oo dhan aa agtooda gaal ka ah! Ninkaan maxaaba loogu marmarsiyoonaa.
Subxana Allah
M.a
Cabdi mugdi
Alahayow hadi Hanoon u uquranyahay Adiga garan dadka qaba
😂😂😂 CBB dii farmaajo Qawaarijta madiaha ayeey isu bedeleen😂
لاحول ولا قوة إلا بالله
Suxanalah
Waa tuugo
What is the Sheeday ay kala socdeen mawaxay ku Sameenkaraab
❤❤❤❤😭😭😭😭🤲🤲
Sheydaan waaye kaas wlhi
Waxaan maqli jirey gaalada waxaa ugu xun gaala madowda sida kowboygaan
Oromo
Ninkaa iyo Soomaali yaa kala qabta. Isaguna wuxuu ku guuldareystay inuu u sheego umada inuu ka towbad keenay qaladaadkiisii diinta kadibna Soomaalida cafis weydiisto. Si shakhsi ah iyo qowmiyad ahaana ayuu ugu xad gudbay. Soomaalina ninkaa yimi ee yiri muslim baan ahay ee ash-haatay ayey weli ku hayaan waa gaal. Ilaahow Soomaali hanagu soojeedin. La fududas gaaleysiintu.
Kuwaan culumo maahin shaqo yeelo
Xasbiyallahu maniacal wakiil
Ninkan alaah manu kacabsanayn iaxarifinaya geerida wa ilabay waxan alaah nacay qabrigis mugdiga aha aya sugaya iyo malaik neceb
Wiilka Somali Cow Boy waa jaahil aan diinta garaneyn marka waxyalaha qofka logu cudurdaro jahliga aya kamida marka gaalnimadan aad dadka kula soo bodeysan jojiya, tan kale madaxweyne Siyad Bare asaga gaal miyaa mase islaam taa tii uu aayadi dhaxalka kahadleysay kujesjesay weliba culima udilay,😳
ninka sonali kaboy wuu sheegay inuu nin muslim yhy ee maxaa in daba dhigay ilah ka baqa qofka afkiisa ayaa la xugmiyaa
Asago sidaas dhahaya ma keentid shekadada kaliya ma la dhagesanaya dadka cadeen tusa ama iska aamusa aniga asagana garanmayo adigana Kuma garanayo lknse wa in aan dhagaheyga iyo indhaheega ku arkaa
Muslinku ilahogo was maxmed
Macal asaf wuu Ridoobey baacaasi bad for him showoff naarkugal waa real sickness in heart.
Sh
QADKAFARTUM BACDA IIMANIKUM AYA UTAALAO