Reer Aabahay Markii Ay berihore Tageen Adable iyo Ooflaawe oo ay Jameecada Kubiireen Si Diinta Ay Ubartaan, Waa Raxaweyn Kuwii Gogasha ufididay oo Xoolaha Kusharfay Marka Reewin Waxaan Kajeclahay Majiro.
War hooyada gabdhu ka hadlayso wa mida u hada hooyadi u yaqaan ee America joogta. Subxanallah wll hadadan fahin hadalka gabdha wa ok hadi kale hadal qiyamaha lagu weydiinayo iska hubi. Hooyada Somalia joogta ma sheegayso gabdhu.
Qofwabo cadaw kuah nolasha quruxda badan xaskisa iyo caruurtisa.waxu been kasheega in AJ dhashay habar lacag lugusosiey iney tiraahdo anaa dhaley waxey noqotey arin barah bushada lagu faafiyey.
Dadkii ugu horeeyay ee Qaxooti soomaali ah u sameeyeen magaalooyin waa wayn ka sameeyay dhulkooda ee soo dhaweeyay dad baahan ee abaar magaalooyin koodii ka soo cararay ee u dhiseen 3 magaalo dajuumo sablaale iyo kurtuwarey waxay ahaayeen reer koofur galbeed dadkii ugu horeeyay ee jaamacad quraanka ah furo waxay ahaayeen reer koofur galbeed waxay ku taalay baardheere waliba shiikhii joogay waa gaas waxuu dhahay ninka Quraanka dhameeyo hala siiyo gabar yaan qabiil la waydiinin madaxweynaha siyaad bare aad buu u extiraami jiray alaha u naxariisto aamiin dadkaan caadi maaha waxaan siinaa bilada dhaqan wanaaga😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯
Anigoo ah Somali Af Maxaatiri udhashay hadana Aniga iyo Waalidkeyga iyo, Awoowayaasheyda Intaba Afmay Kuhadla Waxaan Kajeclahay Afmaayga Majiro!
Ee Walaalkey Waa Ruux Xanuunsan Laakin Isagaa Qaldan
oo Meelxun Buu Kusocdaa . Bal Ila Arag Xaalkiisa Meesha uu Kudanbeendoono.
Subhanalah
Ninkaan waa Raxanweyn laakiin hooysdaan madhalin EE wey taqaanaa ,hooyadiis IYO aabihiis wey dhinteen
Subxanalla waar ninkaan umadeen mhaa calol adagaa
Reer Aabahay Markii Ay berihore Tageen Adable iyo Ooflaawe oo ay Jameecada Kubiireen Si Diinta Ay Ubartaan, Waa Raxaweyn Kuwii Gogasha ufididay oo Xoolaha Kusharfay Marka Reewin Waxaan Kajeclahay Majiro.
Subxaaaaana Allah😢😢😢😢
Aj waa caasi waalid
Hooyadii kas buu inkirayaa naagtiisa waxay ledahay hooyadaa waan jeclahay
Aj siduu nagta cad u salaxayay ayuu hoyadii hilmamay, duqdaan madoow oo kaso hor baxbexeyso wu u qadan wayay, war hoyadaa wamida ifka kukenta ee Ilahey kabaq oo hoyo mcn ilinta kamasax inteysan dhiman😭😭
Walaashiis ta majeerteen af may ku hadal dhaha maxaa kaligii baray
Ma taqaano af maayga lkn asagu ileen 10jirkiisii af maay buu ku hadlayay
Soomaaliyee uduceeya wiilkan in Alaah soohadeeyo oo ugarto xaqa ay kuleedahay hooyadii ❤ ilaahayoow soohadee kuligiin somaliyay Aamiin dhaha
War hooyada gabdhu ka hadlayso wa mida u hada hooyadi u yaqaan ee America joogta. Subxanallah wll hadadan fahin hadalka gabdha wa ok hadi kale hadal qiyamaha lagu weydiinayo iska hubi. Hooyada Somalia joogta ma sheegayso gabdhu.
Hooyo Macaan❤🙏👍👍👍👍👍
Waa asiibtay
Hadii baro afmay ma afxunbaa soo ma ahan luuqad somaliyeed
Samsam wey xuntahay kuma dihin wxn ku dhahay waa Raxanweyn sababta uu u yaqaano af maayga
Afka raxan weenka ad ayu ayaqaana wlhi wa raxanween
WA WAX ISKA CADI AH LOQADA ADRABTO KU AHADAL😂😂😂😂
Wuusir xan yahay malaha😂😂😂
Iska dhaaf dulmiga AJ xaaskiisa waxa maqan maa dhihin waa dad isku kalsoon uf
Qofwabo cadaw kuah nolasha quruxda badan xaskisa iyo caruurtisa.waxu been kasheega in AJ dhashay habar lacag lugusosiey iney tiraahdo anaa dhaley waxey noqotey arin barah bushada lagu faafiyey.
Xasan wuu waalanyahay haduu islanta diido xaga naagta kamara wuu fashilmayaaye cadaanka ayaa looqaatay islaanta isaguna wa ey
9 galasno maa lumo waa inkirada
War baydhabo wa magaalo soomaaliyeed
Anigoo ah isaaq oo kunool burco ayaa kaxumaday xasan farey waxa layaab ah waxa uu udiidaanyahay hoyadii maxay tahay sababtu raxan weyn maxuu udiidanyahay
Soxaaalaaaaah Soxaaalaaaaah
CAAAAAAac😂ciiiiiiiic😂COOOOOOC😂BACAAAAAAc😂CALASEEY 😂HORGALADISII
Walee waxaa xaqiiq ah / in aan xoye ba mareykan u joogin/ waiyo maba brain hoyadiisa
Baydhabo waan je lahaa buu leeyahay
ADIGA WAXAD UWALATAY LACAG UA-cam CHANNEL WAXAD TAHAY LACAAG DOON BEEN ABEEN ABUUR😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mayamayamaya waxaa socda dagaal ah ceebeeya si uu ubahdilmo qofkaas sharafta leh iyo dagaal lagu sooqadayo majeerteenka mar ladhaho waa sinsibaar hadana waxaa lakeenay in la dhaho qofkii majeerteena waa qabiilkale
HAWIYE AFIGU DOQONIMADA MAXAA KUUGU WACAN? INAADERKAA MAXAAD SHURUN SHUUTKA UGU SOO RAACEYSA😂? WAXAN CALASEYBAA LACAG U QAYBIYRY!😂😂NIN MJ🎉CUMAR BIRITISH🎉WAA ISKA CADAHA😂BADHAADUQ aad ku hafleyso 😂 Horta OG baan kumoodi jireye LAAKIIN EELAAY BAAD TAHAY! RAGA OG, SIDAA UMA HADLAANE😂
Gabadha 😂halaga kor qado kan
Dadkii ugu horeeyay ee Qaxooti soomaali ah u sameeyeen magaalooyin waa wayn ka sameeyay dhulkooda ee soo dhaweeyay dad baahan ee abaar magaalooyin koodii ka soo cararay ee u dhiseen 3 magaalo dajuumo sablaale iyo kurtuwarey waxay ahaayeen reer koofur galbeed dadkii ugu horeeyay ee jaamacad quraanka ah furo waxay ahaayeen reer koofur galbeed waxay ku taalay baardheere waliba shiikhii joogay waa gaas waxuu dhahay ninka Quraanka dhameeyo hala siiyo gabar yaan qabiil la waydiinin madaxweynaha siyaad bare aad buu u extiraami jiray alaha u naxariisto aamiin dadkaan caadi maaha waxaan siinaa bilada dhaqan wanaaga😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯
Adiga hadlaya yaa kudhalay mataqaanide oromo baad.tahaye ogoow
Qabiil lama qarin karo
AMUUS WAXAD TAHAY BEENLLOW WALLAAHI 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Hhhhhhhh👍
SIDAAS AAD URUR SAMAALE U TIHIIN WAXAAD DAGAAL KUSOO QAADEEN WIILKAAS MAJEERTEEN
Ma ninka ilmihiisa afmaay ugu heesaayo oo beydhabo jannay inuu baraayay aad u jeedid maad leedahay waa mj
Waar hus