Khaliil Bashiir oo jacayl dartii nolosha uga dhacay iyo gabadhii ka jejebisay

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 207

  • @mohamedadan5201
    @mohamedadan5201 Рік тому +7

    ilahay caafimad dhimirka iyo dhuuxa gala allaha siiyo wllken🥺🥺🥺

  • @faicalabdi6041
    @faicalabdi6041 Рік тому +3

    Walal shine sii qaybinata vidyooyashan wuxu kasoo horjeedaa curfigga soomaaliyed😭. Xataa duubiintaka vidyooyashan waa gaf and damiir darro soo shaacbaxday! Allahayoow ka raaci dabaysha!

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +2

    Thanks brother shiino. For sharing with us.

  • @Amina_624
    @Amina_624 Рік тому +11

    Ilaah ha caafiyo wiiilkan plz dadka yaqaan Ha caawiyaan quraan saara Kanin hurdo siiya Ha nasto usheekeeya plz video ka duubeesan dhaafa caawiya ilaah ka cansada soomaliyeey 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Рік тому +13

    alahuma masali calaa muxumed 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤

  • @raqad4642
    @raqad4642 Рік тому +1

    Alla wiilka ma wiilkii macalin bashiir ba 3 cunug bu ifka kadhalay noolal qurux badan bu kuso koray daris ban aheyn war isaaq iyo hawiye iska dhalay wiilka u gurmada cid Minnesota idinkaga badan majirte allow caafi walaalkeen

  • @SANBUS1
    @SANBUS1 Рік тому +4

    Khalil bashiir legend dad waayay😢

  • @AliAhmed-ny4nt
    @AliAhmed-ny4nt Рік тому

    Sheekhaaleey somaali waad u jeediin maahsaneyso wiilkiina ee rabi aan ubarino una duceyno hana ladaaweeyo

  • @jubbamediagroup5582
    @jubbamediagroup5582 Рік тому +3

    Xaax Jaceylku wuu xanuun badan marka lagu qiyaaano ee illaahay ha caafiyo walaalkeen.

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Рік тому +2

    Subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin waan ka xumahay 😭😭😭😭😭😭

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 Рік тому +3

    Jacel ❤ 🎉 cidii Jacel kudhacay way fahmayaaaan 😊

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 Рік тому +1

    Ilaahay cafimadka haye ilaahow caafi inta comment like lagu raadiyo qof walaalkeena haloo kaco wax hala taro

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 Рік тому +3

    waanka qalyay xaliimo adi way ku jabinwaysay balaayo shiine 😂😂😂 maskiinka ilaahay ha caafiyo

  • @fadxaibrahimismaaciil4010
    @fadxaibrahimismaaciil4010 Рік тому +3

    Alha caafiyo 😢😢😢😢😢runtii wn ka nxy somalidu waa dad xun iyagaa sii waalaya

  • @HANIOSMANQEYT
    @HANIOSMANQEYT Рік тому +2

    Caaacda yareeey dhibka la isku eektaa waa inooo dhaxeeysaaa ee meeydka ma canshuuraaan nimanyahow mise waan naga jiiideeysaaaa 😂

  • @Samaligire
    @Samaligire Рік тому

    Plz song

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Рік тому +1

    Ilahay qalbiga ha u qabojiyo wiilka reerkodi ma jogan miya quraan in laa saaro waye wali ma fogaan galadan irbad bay ku durayaan Ilahoow ka bad badi yaa Allah 😢😢😢🤲🤲🤲

  • @LifeIsAdventurousJourney
    @LifeIsAdventurousJourney Рік тому

    How can we support him?

  • @faisal-iv6hj
    @faisal-iv6hj Рік тому

    Gabar Somali ha gursanin waxaa dhib iyo lugoyo ehyd lagama dhaxlo gabdho bariyàl o wali waxbaraty 18 jiro India aan adno intA QURBAHA JOGTO AMA AWOODO BALANTEYNA WAA HYDERABAD INDIA ❤

  • @shaaficiyare152
    @shaaficiyare152 Рік тому +3

    😢😢😢😢 iam sory khalil bashiir

  • @hayaathassan1360
    @hayaathassan1360 Рік тому +2

    Ax. Wllhi wanka naxay. Miskiinkan naatiyeey 😢 qof hantidiiso kugu maqan aakhiro godka qaban mayside ama wixisi u so celi ama. U so labo Talo farah way ka baxdee 😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    😢😢😢😢😢 🤲 🤲
    Allaha ha xafido oo ha u naxariisto walaalkeen.

  • @XasanAbsugeofficial
    @XasanAbsugeofficial Рік тому

    War halkaan idinka arko dadka Somalia 🇸🇴 ♥️

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Рік тому +1

    Allahayow khaaliil cafi

  • @bashiiromar
    @bashiiromar Рік тому +2

    Ninkaas waa nin xanuunsan shiinow digashada kadaa waxeey ku qurux badneed si qiiro leh oo ladareemayo in aa kaxuntahay in aad ooga soo hadasho ayeey aheed xaqiiqdi waliba adigoo ilaalinaayo qalbiga waalidiintiis

  • @Jambarka
    @Jambarka Рік тому +3

    Ilahay Caafimad tam ah Alle hasiiyo

  • @ashalul565
    @ashalul565 Рік тому +4

    War yaan laysqiyaamin Ilaahay halaga cabsado.

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Рік тому +1

    Allah ha cafiyo

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Рік тому +3

    Subxallah aallah ku caafiyo

  • @abdijibaarsulaiman4791
    @abdijibaarsulaiman4791 Рік тому +3

    Adba bariisbaad kuraadinasaa neefyahow ma moodaa mid nasteexo usoo qaatay😢

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 Рік тому

    Adiga maa ka bilowdid inaa caawiso ka dibna ka hadashid ,hadii kale kuwaa ka hadleysid?

  • @Abdulomarabdi-gi9jy
    @Abdulomarabdi-gi9jy Рік тому

    Shiine legend laandheere warsangali reer sanaag waan ku salamey waan ku tageraa waxa tahay wariye buuxo

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education Рік тому +1

    😢😢😢illahay ha caafiyo

  • @zunduzziman7629
    @zunduzziman7629 Рік тому +1

    Wiilkaan QaLbiga aan udajiyee Number kisa yaa isiyah, 😩🙈

    • @m.gaddari2515
      @m.gaddari2515 Рік тому

      😂😂😂😂😂 hadaad qalbiga qaboojisaan markii horeba kamaydaab jebiseen.... cadaw

  • @yasmiinanas6303
    @yasmiinanas6303 Рік тому +1

    Allah cafyo 🤲😭

  • @hamseilyaas449
    @hamseilyaas449 Рік тому

    Alle ha caafiyo

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому +2

    Alaha hacafiyo yarabi 🥲

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan Рік тому +1

    Khaliil waxa ku dhacay jacayl aan lagula wadin waqtigaaga yu lumin

  • @ibtizanizmacil5734
    @ibtizanizmacil5734 Рік тому

    Ax ax wllhi wn ilmeyey alle miirkisa ha USO celiyo hablo nafsiga iska daaya

  • @omarhussein3425
    @omarhussein3425 Рік тому

    Xaguu joogaa aan soo daawadee address ka yaa haya

  • @AhmedKaafi-eq3nx
    @AhmedKaafi-eq3nx Рік тому +5

    Waxaa dhalay daracterka filimka Arday😢😢

  • @mohamedgeelle-kv4bx
    @mohamedgeelle-kv4bx Рік тому +12

    Sorry wll wax walba waa qoral iilhayna baa ku qoran wll incha allh cafimad ba ku rajyn 🥰❤️

    • @minursa02
      @minursa02 Рік тому

      ua-cam.com/video/rJ_DyfCksGM/v-deo.html

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Рік тому +4

    wiilka quraan hala saaro in waxlasiyaa laga yabaa

    • @Amina_624
      @Amina_624 Рік тому

      Haa wlhi heesta waa qaada waa fiican tahay wali

  • @ShukricabdulaahiShukricabd-y6t

    Cafimad kheyr qabo allh hasiyo

  • @nimcocabdilahi3828
    @nimcocabdilahi3828 Рік тому +1

    Ilahay horta ninka ilahay cafiyo idiinka raga ah imisada kufasatan imise ayd la guurastan oo aad washin imisada jecel ku abuurta intasa oo dhan maqatada maada bixisan intada dumarka ad ka rabatan

  • @daahir2422
    @daahir2422 Рік тому

    Uso duceya😢😢😢😢😢😢

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому

    Dhibtu waa Dowlad la aanta😂😂😂😂😂

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 Рік тому

    Waa Qalin Shubtaa heshay

  • @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212

    Lakulankaaga Waxaan u Arkaayay
    Mid iga wanaagsan Dadkoo dhan💔
    Laakin dib baan ka xaqiiqsaday
    inaan Khaladkii ugu weynaa Nolasheyda ku dhacay😣
    dhib malahan Hadda wax walba weey noqdeen Xasuuso oo keliya
    waxaad i tusta cashar ku cimra qaadasho wadato🤔 Aan Ooye albaabka ii xira

  • @SagalMaxamed-gv7lh
    @SagalMaxamed-gv7lh Рік тому

    A igu ninkaan ma aqaan
    Ma filimkii arday auuku jiray dadkii aasaasay?
    Taasi haday jirto culimadaa habaartay

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 Рік тому +1

    Ya Allah please help him amin

  • @maxamedtaashteofficial290
    @maxamedtaashteofficial290 Рік тому +3

    Allaha caafiyo

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 Рік тому +1

    Ilahay ha cafiyo

  • @MahadGoraa
    @MahadGoraa Рік тому

    2004 simad ayaa isla dhiga jirnay mar mar ayuu waalan jiray oo ma buushin ina macan bashiir ayaa la dhahaa

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Рік тому +1

    Wiil somali ha is badh qabto oo naag aan meher ugu dhicin yaanu isu dhiibay

  • @roodaaxmed4547
    @roodaaxmed4547 Рік тому

    Ilahay has cafiyo haku tagtasan xolaad tahay maran bad tahay wlahi aba wase

  • @sheekooyinkasoomaalida9527
    @sheekooyinkasoomaalida9527 Рік тому +3

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اشفه انت الشافي لا شفاء الا شفاءك .
    لا حول ولا قوة إلا بالله.
    اللهم رده سالما معافى ربنا انك على شيء قدير 💔

  • @kamaaldiin582
    @kamaaldiin582 Рік тому

    War waxaaaan been badana anaga ilmo adeer nahay beenta iska dhaaf eee video ka bixi please

  • @rodaomar-fo3lk
    @rodaomar-fo3lk Рік тому +1

    Asc waxa dhawcma oo qofka dacad ah

  • @NasroCabdulahi-v1k
    @NasroCabdulahi-v1k Рік тому +1

    War Meqa jidka jifta ad washeen oo ganbadi xortay Ila iyo hada darbiyada jifa ma Hal Wali an dharka Turin bad LA oynesa ya is Garay Wali ya is garay

  • @mysomali5102
    @mysomali5102 Рік тому +1

    Maxaad Ka SheekaYni Waxba Ma DhaanTiD Adigubee😂

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Рік тому

    Nin aan xisaabtamin waa ximaar

  • @caaliyaladan1742
    @caaliyaladan1742 Рік тому +1

    Shiine adiguba naf uma hayside maqaxidad ku shidanaysa wiilka ilahay ha caafiyo

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 Рік тому

    Sorry ina adeer .xaqa ma cuna intena badan lkn insha Allah ilahy Aya wado ku furayo insha Allah DHALIn yarada somaliyed ha u istaagan .wa nin aqoon Yahan dhalay wlhi abihisa wa ninka sameyey filimka arday wa sheqal e u kaca dadkeygow

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 Рік тому +1

    Bal dhagesta say iskugu naxaan nimanka Somalia nagihina wayba isku cayasn jabkooda

  • @abdihaki
    @abdihaki Рік тому

    Xaliimo calooley oo bahal madow lugo baasta ah leh baa ragiisidaas nolosha uga ridaysa ma aaminsani iyga jooga dunida horemartay badelkeeda u rajayn cafimad khdr

  • @kamaaldiin582
    @kamaaldiin582 Рік тому +1

    Please ka bixi fidiyowgiisa waaaa ina adeerkayga waaana been naaagta la sheegayo majirto eee ka hadii kale reports ayaaaaa familigiisa oo dhan reerka uu ka dhashay ayaaa wada report gareenayo

  • @fadumomukhtar3384
    @fadumomukhtar3384 Рік тому +1

    Alaah afiyo

  • @maymuungabaradag
    @maymuungabaradag Рік тому

    Miskiin allha qalbiga uqaboojirlyo😥

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 Рік тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 Рік тому +1

    Daanyeer waa daanyeer uun😂😂😂

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому

    😂😂😂😂 Xaliimo Jacayl uma Dhimato😂😂😂

  • @abdinuurmohamed3992
    @abdinuurmohamed3992 Рік тому

    Shiinoow midbaa adiguba meedkisa noo soo dhigtay Abti habiibi not easy 😅😅

  • @edebsanomar3036
    @edebsanomar3036 Рік тому

    Shiine culay 😂😂😂😂isku badnoow😂😂

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Рік тому

    Walaal waa been jecel ma ku waashin ee in badanbuu xanuun sadey wuuna ka caafimaadey xanuun kiisa waa dhanka neerfaxa.

  • @KhadraAli-m3o
    @KhadraAli-m3o Рік тому

    Horta illahy ayan cafimad uga baryaya willkan willka lakin hada waxba waxba laysma dhamo rag iyo nago illhy khayrka khayrka hanagusugo

  • @mohamoudsoodaani1215
    @mohamoudsoodaani1215 Рік тому

    Waxpa cuni wayey ku laha shiine hadeer bu cuna so cuney energy giisa Ka dremeyna shiinow benta jooji

  • @aimaweheliye1745
    @aimaweheliye1745 Рік тому

    War qaaqda daa meeqa ooyeysa oo aad ku raaxaysaanaysiin raga somaliyeed waa dayuusyo oo gabdhihii & ilmihii dayaceen daa dhulka ha lagu jiido

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 Рік тому

    Waalafurtay Aniga Diyaar Shiine 😢 Shiine

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Subxaana Allah

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 Рік тому

    Kadaaib been badan khaliil naag ma waalin ee xanuunkan mar mar uu kusoo kici jiray waligiis ee dadka ha jaaifeysan walalkeena allaha caafiyo

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 Рік тому

    Waaaaaaw ❤❤❤❤❤ sorry ❤❤❤

  • @hafsayhussein785
    @hafsayhussein785 Рік тому +1

    Waar halimo caloley Farah heerkan iin lagarsiyo laiskumaa ogeen😢

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 Рік тому

    MUNAAFAQ LAMA AMANINI ADIGA MAXAAD U XAAL MARIN WEEYDAY CK OOD XAASKIISA KA DHACDAY OO WELI UGU DARTAY AFLAGAADO WAXAAD LA JECLEEYD INUU WAASHO LAAKIIN ILAAHEYBAA U GARGAARAY👹 WIILKA SOOMAALIYEEDNA ILAAHAYBAA U GARGAARI DOONA INSHA ALAAH

  • @updiraxmansiciid6058
    @updiraxmansiciid6058 Рік тому +1

    Qofki 1wad ee uu jacayl dilo wuxu aha cilmi bodhari ninka 2adna waa khaliil kalinta 2aad bu galaya🤣🤣🤣

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 Рік тому

    NAAG BILAA KASTUUMA MAXUU MARKII HORE KADOONTAY

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Рік тому

    Maskiin ka haku diganin shiinoow aabe wadani ah baa dhalay ee xaqiiqda ilaahayba ogee

  • @HappyHappy-sg3zf
    @HappyHappy-sg3zf Рік тому

    Wall shiine Kan wa sixaran yahay wiilkan jecel mahayo ee Hal quransaro

  • @mustafe_timo
    @mustafe_timo Рік тому

    Inankan inta wax loo qaban lahaa views baa lagu raadinayaaba😢 wlhy soomaali dad maaha qofkii soomaali kadhashaa ciil qaba😢

  • @dusefreefire1232
    @dusefreefire1232 Рік тому +1

    Caancaan dhaley 😂 PIN 📌

  • @suleekhaabdala5003
    @suleekhaabdala5003 Рік тому

    Illahay cafimad taama hasiyo Naa hooy dulmiga iska daaya

  • @bashiiromar
    @bashiiromar Рік тому

    😮shiinow ugàas information ka lagu siiyay waa qalad qaliil mudo 6 sano isniqaanay kaliya ma aheen qof shaqeeysto oo xoogiisa maalo qaliil waxuu kalo ahaa musian music nooc walbo garaaco mana kunoolo mareykanka waxii tafaasiil dheeri ah anaa kuu bayaamin doono iyo sida dhabta ah wax ujiraane ila soo xariir, nin caan ah oo gayiga somaliyeed dhamaan lagawada garanaayo dhalay

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому

    Xaliima is not easy !!!!!

  • @raqad4642
    @raqad4642 Рік тому

    Shiine shiirkaaga intaan ka urinayaa markad so fariisaneyso so qubeyso so cadayo waryaa I feel funaanada inay kugu urtay 😂

  • @cabdiraxmanmohamed4164
    @cabdiraxmanmohamed4164 Рік тому

    Shiine Nacal😢 Shaydaanku Yaal Arintan Waxaan leenahay Sorry Shiine waxaa Tahay Dawlada Ayaatahay Kama Yeelayno Sida 😢

  • @onemorelove3667
    @onemorelove3667 Рік тому +1

    yaa iga horeyay

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 Рік тому

    Maxamed Cali kariye ma dhiman e wuu dhuuntay

  • @Cawosiciid-if4fr
    @Cawosiciid-if4fr Рік тому

    Kkkkkk waxasa jacayla hawlbad ibado hababay

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 Рік тому

    Sorry wll😢😢😢😢😢😢😢

  • @KhadraAli-m3o
    @KhadraAli-m3o Рік тому +1

    😂😂😂😂😂aar shiina culey ciiyar maha