Sharciga Faysal qaban waayey oo Samatar qabtay waa mid yaab leh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Sharciga Faysal ka qaadi waayey 30ka sano Xisbiga oo Samatar ka qaaday waa miskiin baa misko la fuulo leh, Reer Somalilanoow cusbo inoo ka dara dimuqraadiyada.

КОМЕНТАРІ • 113

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Місяць тому +11

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood ❤

  • @ahmedsheikhdoon5471
    @ahmedsheikhdoon5471 Місяць тому +6

    Maqaaxida for president walee waa cabqari keep going

  • @ibraahinmaxamedfaarax8444
    @ibraahinmaxamedfaarax8444 Місяць тому +5

    Shiine, tartankii waa socdaa❤❤

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Місяць тому +8

    Axmad ismacil maba rabuu taaganyahay reer awdal weey jabhadaynayaan jabhadiisa haraaco somaliland wax layiraahdo.majiirto majirto lakala dhaqaaq

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Місяць тому

      😂😂😂 kadaa maamo haynaga waaline umada ha wada socoto

    • @bachirmohamedbarud327
      @bachirmohamedbarud327 Місяць тому

      😅😅😅 odayga imika jabuuti buu imanaya ismacil Omar baa u kitaab furaya ama jabhada ayuu hogaamin doona😂😂

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 Місяць тому +5

    Wcs laandheere shine culey

  • @eliasfarah1789
    @eliasfarah1789 Місяць тому +1

    Shiinow Odeyga Ina Samatar waa in aad abaal u haysaa sababtoo ah videogii ugu horreeyey ee aad ku qaraxdo wuxuu ahaa kii aad isaga ka sameysey markii uu riyaha geeyey Tukaraq. Ahahhah

  • @hassanfarah1784
    @hassanfarah1784 Місяць тому +1

    MAXAA JA GALAY SNM IYO SOMALILAND REERKAAGII KA WARAN ,AYAA U BAAHAN INAAD ISKUULO ,CUSBITAALO U DHISTO HADAAD CAAN TAHAY JASAARYOHOW ADIGU ISKU NOQO NIN MAXAMUD HARTI AH BAA TAHAYE.

  • @Borama1960
    @Borama1960 Місяць тому +1

    The truth is the professor really shot himself in the foot. He forgot he was running for president of Somaliland, not Awdal region only. The party won't stand a chance with him in it. The professor is a smart guy on paper, but he is not smart politically or in the social cue. The man is egotistical and has a superiority complex, which is why he is condescending and smug all the time. He is a smart fellow, but he is not a leader. With due respect. I totally disagree, Faysal is by far, hands down a man that is born to lead. Faysal or Muuse has my vote as president.

  • @soulsista117
    @soulsista117 Місяць тому +5

    SHIINE CAMBAASHE HOOLEEY TAAJ. MAXAA KAA GALAY? INTAAS SNM UNIIKIS BAA KAASOO REEBAY.

  • @alisaid6298
    @alisaid6298 Місяць тому

    Waa libaax prof samatar from samaroon siciid ❤❤

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Місяць тому +2

    Waa Sharci darro waa in Somliland sharcigeeda loo sinaadaa

  • @CabdiraxamaanCismaan-k3w
    @CabdiraxamaanCismaan-k3w Місяць тому +3

    Asc.noolaw.shina.culay.awdal.guul.guul.awdal

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Місяць тому

    Ahmed Ismail Samater Madaxweynaha Abdirahman Ciro kuxiga isagaa fududaaday lkn waa soo socdaa❤Don't worry bro🙏

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Місяць тому

    Shiino baahanay uuu aaa uuu aaa waan ka horeeyna.

  • @user-dc7kk3bi9p
    @user-dc7kk3bi9p Місяць тому

    Anigu madexwayna gadabuursi cabdulahi cumar qalinle waxaan ugu darayaa siyaasi adeermatahide macalinimadaada kuugu duceeyay

  • @AhmedMohamed-nf2vz
    @AhmedMohamed-nf2vz Місяць тому +3

    Free awdal state inchaallah 😂😂😂

    • @ahmad6967
      @ahmad6967 Місяць тому

      😂😂😂😂Dabaal dabaal dhalay

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Місяць тому

      😂😂😂 xaarka suuliga tag aderro

    • @AniAdi-jm8hu
      @AniAdi-jm8hu Місяць тому

      Free laascaanood😂😂😂😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Місяць тому

      @@AniAdi-jm8hu Laascaanood Waa free Dadkeedda Heeystaan. Adigu Boorama Meel Kusheeg.

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Місяць тому +1

    Ina samatar wali Cas buu keenay muu qaato waalida iyo beenta khiyaaliga iidoor ku nool yahay ku dhaqmo

  • @user-nm5fp6co4m
    @user-nm5fp6co4m Місяць тому +3

    taliye wax noo qari waa loo sarbeebaaye😮

  • @ceelkaomar
    @ceelkaomar Місяць тому +1

    Tooshkaan jooji shiine haku shidan odeyga ama tartiib kis kis u sii

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Місяць тому

    Samatar Is a traitor, clan-minded

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi Місяць тому

    Harti Annaa Kariixayee Bahasha Naga Qurxiya. Hadda Bal Ufiirso Inta Wiil Ee Harti Ah Ee Meeshaas Kuruux Baxay. Walaahi Ninkaan Maahan Nin Caqlibaddan. Haddaa Ufiirsato, Waalaga Caqlibadanyahay. Gabigiisuba waa slow.

  • @user-ik1iv7gt9w
    @user-ik1iv7gt9w Місяць тому

    ASC
    waaryaa shiine nayroobi maxaa kugeeyay odayga maxad.milixda ugu shubtay mashaqadii goojacade ayaad wadaa kkk salaamaad alla hasahlo shiine guurbadane dumarkii maye orodoo waxba ina samtar maqaaxida ha kushidane orod qabo dumarkii iyo caruurii

  • @user-dn1kn9it8m
    @user-dn1kn9it8m Місяць тому

    Hhhhhhhhhhhhhh shiinow nagadaa adigu dadka hanagusoojedine

  • @ihabdi4051
    @ihabdi4051 Місяць тому

    Assalaama Aliukum
    Ahbal

  • @Maan_koriye
    @Maan_koriye Місяць тому +1

    Shiinow tuushkaf cararadaye isagaa iskaga tagay odaygu

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 Місяць тому +1

    Siiya siiya odayga wixiisa😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😅😅😅😅😅

  • @abdimusefidow615
    @abdimusefidow615 Місяць тому

    Thanks

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Місяць тому

    Maantaad isqaawisey oo aad faysal iska sii hoosmarisey ad
    😮

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Місяць тому

    Kkk faysal xisbigiisa male gudi fulin iyo kuxigeen midna.
    Isagaa gacanta kuhaya kuwa ku magacaaban kkkk

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s Місяць тому +2

    Hawiye daarood waa gub gobi dhashay

  • @SalahHussein-ur7ub
    @SalahHussein-ur7ub Місяць тому +1

    Shine. Kadaa

  • @abdulaahinuuradiin9220
    @abdulaahinuuradiin9220 Місяць тому

    First comment 😂

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 Місяць тому

    Legend Shiine Culay

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 Місяць тому +1

    Nafsigii soomaliya ayaa haysta Ninba siduu iska dhigo ayaa lola dhaqmaa,bil ka hor wuu heesayey oo fanaan ayuu ahaa muuse u heesaya ee goorma ayuu siyaasi noqday fanaan ayan ku ogayne

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Місяць тому +2

    Shiino culay awoowe waa ku salmaay walhi aniga awooweahy baa tahay labo nin ilma adeerah oo Harti ah na waa nahay si gobanimo iyo aqli badan ku jiro bad ISAAQ u hoga tusaalaysay kkkkkkk laakin umaleenmayo inay wax ku qadanayaan talada😂
    Ahmed ismaacil shalay 2018 waagii tukaraq 10 Riyaad geeso jaban kuu keenay furintii nabsi baa hayah 😁😁 Ogoow professor nin aqli badan ma ah always waa Emotional shalay wuu talo xumaa somali oo dhan baa jecelayad manta waa calaala xun yahay
    Anigu waxan Oran la,haa war somaliwayn baa wax ku tahay raadi somaliwayn rerka😂 Maxidoda u daa 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

    • @user-ik1iv7gt9w
      @user-ik1iv7gt9w Місяць тому

      waxatahay xaaside soo maali wayn maad waxku noqotid😭

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u Місяць тому

    Labada nin midna ma isaaqba midna samaroon? Dhagwayn baan ahaye iska reer koonfured ahe isaaq baan uhaysta somslilankaaba 😂😂😂

  • @cabdiazizosmanmudanesanka777mu
    @cabdiazizosmanmudanesanka777mu Місяць тому +1

    Kkkkk shine waa ballayo

  • @Suldaan-Maakhiri
    @Suldaan-Maakhiri Місяць тому +4

    Waxan xasuustay maalintu Muqdisho ka cararay video aad ka samaysay,waa dhowr sanno ka hor, maantana isagoo mar kale cararaya ayaad soo qabtay, bal clipkaa hore kuso celi 😂

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @MariamAbdoulleh
    @MariamAbdoulleh Місяць тому

    Ha daalin ciyaala suuq lama siinayo pro axmed waa qowleysato

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Місяць тому

    😂😂😂 shiine bahasha sarbeeb xeerkii reer waqooqi ha dhaafine😂😂

  • @cqaromaxamuud146
    @cqaromaxamuud146 Місяць тому

    War samatar Maha nin. Baryotama maha

  • @MariamAbdoulleh
    @MariamAbdoulleh Місяць тому

    Cadowga Somaliland ma tartamikaro shine jooji sheekada
    Faysale waa Nin dalkiisa jecel

    • @shukrishukri801
      @shukrishukri801 Місяць тому +1

      Sax qof ha na isaaq ahayn wa cadaw cuqdadlaneey

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 Місяць тому

    Shiine sxb Maakhir state noosoo dhisa qolodiinaan Warsangali. 😅😅😅😅😅

  • @user-gj9rg9ex3l
    @user-gj9rg9ex3l Місяць тому +2

    Samaroonku maha dad goba badoodii baa lagu dul gatay hadana saanaa waa yaab oo heee?

    • @AniAdi-jm8hu
      @AniAdi-jm8hu Місяць тому

      Dad wada dhashay ha dhexgalin adiguba Daarood ayaad dabada galisaa markagee😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi Місяць тому

      @@AniAdi-jm8hu Idooor Ka Ahoow Awdal State Of Somalia. Dadbaa Leh Una Tashanaya.

  • @MahmedAhmed-oi4md
    @MahmedAhmed-oi4md Місяць тому

    Abtigay iyo adeermunawar

  • @ahmedabdullesheikh6068
    @ahmedabdullesheikh6068 Місяць тому

    Nacasnimada meel lafadhiiso

  • @MoA.-pw3so
    @MoA.-pw3so Місяць тому

    Why UA-cam would recommend me this "Nacas", mala Yax nikan",

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz Місяць тому

    WAAR BEENTA JOOJI OO WAX WAX FAHAN REER SOMALILAND HA KU ORDINE INAMADA YARYAR EE XISBIGISA KU QORTEY DAWLADA IYO SHACABKA SOMALILAND MAAHA BEENTA DAA OO WAX BAADH.

  • @Gotthemethod23
    @Gotthemethod23 Місяць тому

    Samatar. Odayga booskii ubanaanaa wuu soodhaFay
    Abwaanka cidikumahaysato😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Hamse813
    @Hamse813 Місяць тому

    😂😂😂😂

  • @user-dn1kn9it8m
    @user-dn1kn9it8m Місяць тому

    adeer soomaaliland ragii udagaalamay 1988 kii baa iskale

  • @Kismaayomedia
    @Kismaayomedia Місяць тому

    Ahmed Ismael Samatar waa munaafaq gudaafad ah oo cancerka umadda soomaaliyeed ah waa jaahil jaajuus ah oo diinlaawe ah oo meelna ku wanaagsanayn ciilqabe cuqdadaysan oo dhulbahante ku farxay gumaadkii lagu hayay SSC kulahaa reer laascaanood waa isku soo naqan doonaa beenaale kadaab ah ayaa tahay oo mujrim samaroon waa munaafiqiin sayidka ayaa sheegay marka ay ku imanaya war ayay kuu wadaan marka ay kaa tagayaana war ayay qaadayaan
    maanta waa ku faraxsanahay jabkiisa ay u gaysteen jabhadda argagixisada ah ee SNM iidoor ee gooni u goosadka ah ee soomaalidiidka ah ee uu dabada dhaqayay 12 sano isagoo yasa dadkiisa reer AWDAL STATE OF SOMALIA

  • @bachirmohamedbarud327
    @bachirmohamedbarud327 Місяць тому

    Ninka aqoontisa iyo meesha lamarayo..ismaleh

  • @abdikhaliqjibril7726
    @abdikhaliqjibril7726 Місяць тому

    Maxaa adiga kaa galay. Iris maamulkaaga u Tasha.

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Місяць тому

    Aisagaa nafba lahan iyagaa dhaama marba meel haucararo

  • @yahyemahamed7766
    @yahyemahamed7766 Місяць тому

    Shiine 20hr ayay vedio gaan 6k kaliya ku daawatay.
    Meesha isaga bax arin mahayzide😂

  • @user-jc4wj6sy7h
    @user-jc4wj6sy7h Місяць тому

    Ahmed ismail waxaan ku waadna madaxwaynahaa mustaqbalka ee Awdal State of Somalia ee Maar hadu nalaso arkaay inay meshu reer tahay Isaaqland waa alxd

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Місяць тому

    Muuse abaarso guuldaro

    • @ahmedwork1070
      @ahmedwork1070 Місяць тому

      May ku ciilen yaga leh abo say donan bay yeelayan😂

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Місяць тому

    War shiinoow ninkan isagaa fudud waa bilaa samir

  • @mikelmikel3119
    @mikelmikel3119 Місяць тому

    Waar is kagaa is kaga tagay ee soo dhageyso horta hadal ka samatar ha is ka hadlin e wax soomali lad la dhaho ma jiraan waa qos lkn maata waa ku jiq mar key soomaali oodhan ku so jeesatay

  • @AbdigorgorkaEAGLE
    @AbdigorgorkaEAGLE Місяць тому

    Reer gurigooda ku haystaa odaygu awdal shaada iska dhiso waxba ha calaacalin baan lenahay

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Місяць тому

    Odaygu retirement qadnayaa yan loo qaban 😂😂😂

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he Місяць тому +6

    Shiine Soomaalaa kugu ogaa naga daa Somaliland fadlan.

    • @Borama1960
      @Borama1960 Місяць тому

      Look at that, you want Somalia to unite but here you are disrespecting Somaliland. Shame on you warya.

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he Місяць тому +1

      @@Borama1960 Ha go'aan haday doonayaan qaad, qabyaalad iyo qurun weeye.

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Місяць тому +1

    allaha maxa ku dhacay sorry

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 Місяць тому

    Waar xagee ku aasnaa beryahan ma haduu soo baxay shine yaa samatar runta u dirsaday muu raaco waalida iidoor

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Місяць тому

    War shiine munafaq

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt Місяць тому

    War isagaa iskaga tegay magalayo ayu dhahay dorashadan iyagna way bililiqaysten xisbigii

  • @dibmustafa7966
    @dibmustafa7966 Місяць тому

    Faysal wuxuu ogolyahay inuu tartamo oo dhaco 😂

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Місяць тому

    Rerka Maqaaxidooda u daa kkkk

  • @patrioticnasriinahmed2353
    @patrioticnasriinahmed2353 Місяць тому

    Meheradani waa kacday miyaa😅

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy Місяць тому

    Odowgu stress buu qabaa dabeecad mahaayo

  • @shaficiaxmed9769
    @shaficiaxmed9769 Місяць тому

    😂😂😜😁😁😁 Uuu Aaaa

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Місяць тому +1

    Ciilan shiine maxaa ka galay.munaafaq .

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Місяць тому

    Qanba kayedhay samatar

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Місяць тому

    Beesh dhexe waxba kamay qaadin

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Місяць тому +1

    shiinow naga xishood indr , chance bad naga heshay

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Місяць тому

    Beenaale beenaale beenaale tuug yaa kuu sheegay.

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali Місяць тому

    Beenaale

  • @abdirizakaden1385
    @abdirizakaden1385 Місяць тому

    Midgaan uray oo Isaac u dhaageeya

  • @Cawilgaxnuug
    @Cawilgaxnuug Місяць тому

    Faysal wa landhere saldanada cidagale ah kani wan samaron wa xoolo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Місяць тому

    RUUFIYAANKII WEYNAA OO KIRSHBOY AHAA NINKANI GAWARIDA AYUU DHAQIJIREY MANTANA SHACABKA AYUU HORTAAGANYAHEY

  • @yassinmahamad2636
    @yassinmahamad2636 Місяць тому

    doqon banahay hartigu adshegasa
    Waa mayo waxkale odkahadasho miyad weydey kani waxasid xasidna maguleysto

  • @asmafarax7311
    @asmafarax7311 Місяць тому

    Waar Adigu Naagahaad Ala Jasi jirtay Hasoo Dhafin Meesha Ragbaa isku Haysta Kanah heshiinkarah

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Місяць тому

    😂😂😂😂😂