FANAANKA 50 CENT OO SOMALIDA🇸🇴 UK🇬🇧 UKALA KICIYAY😂 | SPEED Vs WIIL SOMALI AH | HANTI DHOWRKA QARANKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 152

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 9 місяців тому +42

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 8 місяців тому +1

      ياربي صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم💚💖❤️

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 9 місяців тому +24

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤🕋❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 місяців тому +57

    I'm from Palestine 🇦🇪 I Love Somali People 🇸🇴 I don't know why all the world are against Us 🥺💔 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين في فلسطين 😢

    • @nadadeyb5836
      @nadadeyb5836 9 місяців тому +1

      If you are still there and still can't see my comment we love you too❤❤❤❤❤❤🥺🥺🥺🥺

    • @Hafsabilanchannel6337
      @Hafsabilanchannel6337 9 місяців тому +4

      Calankan waa kii Imaaraadka waa kan kii palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 8 місяців тому +1

      اللهم امين ياربي يارب العالمين🤲

  • @Diyanna71
    @Diyanna71 9 місяців тому +16

    Anigu tiktok ma fiirsado lkn zaki bin xaji ii qulaseeyo waxa tiktok ka socdo 😂 iyo updates ka
    Legend il dheer salaaman 🙌

  • @Muusaahmeth
    @Muusaahmeth 9 місяців тому +21

    ALLAH IS ONE ❤❤❤❤

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 9 місяців тому +28

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 9 місяців тому +8

    Somalia restaurant in the world are another level top level 👌 💯 👏 🙌 💪 👌 💯 ❤❤❤
    Mahadsanid waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤😊

  • @namelos2963
    @namelos2963 9 місяців тому +20

    Somali is Not easy😂😂

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 9 місяців тому +6

    Masha Allah somali hadaa nahay adkaysiga iyo rabi tala saarasho waanu leenahay Alxmdulillah ❤❤

  • @faaizamaxamed4176
    @faaizamaxamed4176 9 місяців тому +10

    Hooyaday walashay iga yar dhimatay waxaan ilaahada xasuusta hooyaday inee dhahday Alx waliba gabadha qangar aheed😢😢

    • @4429
      @4429 9 місяців тому

      Allah unaxriisto abyo😢

  • @cabdullaahimaxamed8668
    @cabdullaahimaxamed8668 9 місяців тому +7

    waa ku salamay waa qofkii uhoreeyaya ee dawada vidiogaan zxp😂☝️

  • @KaapaTuug
    @KaapaTuug 9 місяців тому +14

    Allah is one

  • @Apdi_maalik
    @Apdi_maalik 9 місяців тому +6

    Zaki bin xaji funny from Jupiter 😅😅

  • @ApdirizackAhmottAli-jc2ef
    @ApdirizackAhmottAli-jc2ef 9 місяців тому +3

    Kusali Nabi muxamed scw SCW Swc

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 місяців тому +45

    ❤🇵🇸الي مع فلسطين يحط لايك هون 👇
    Qofkii taageera falastiin, like ku dhaaf halkan 👇👇👇

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 9 місяців тому +1

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah shiikheenii .Mufti Menk .illaaheey ha xifdiyo. Waa run hadaadan illaaheey ku xamdin .Yaqiintaa kaamaqan.

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 9 місяців тому +4

    Xariifkan ugu dambeeya qosolkuu iga dhameeyay😂😂

  • @bulbulfaralacagmedia2810
    @bulbulfaralacagmedia2810 9 місяців тому +2

    50cent Somali love u much

  • @adeshan1019
    @adeshan1019 9 місяців тому +3

    Zaki you are always updated🎉🎉🎉

  • @user-cl7ko2ql5l
    @user-cl7ko2ql5l 9 місяців тому +2

    Ha wllhi markasto Alxmdulilah ❤

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 9 місяців тому

    50 cente I sow tat show 3 years ago waa ku tagera sxb keep going

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 місяців тому +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 9 місяців тому +1

    The village restaurant waa caan nin habar gidir ah baaleh zaki👍

  • @AMDijitalka
    @AMDijitalka 9 місяців тому +2

    Asc Masha Allah🇸🇴❤️🇵🇸

  • @rowdoahmed4486
    @rowdoahmed4486 9 місяців тому +1

    Masha Ahllah

  • @user-zn8js4cj1n
    @user-zn8js4cj1n 9 місяців тому +1

    Waziirka zaki bin xaaji xaadir baan ahay waan kula socdaa adne ila soco waziir ❤😊

  • @MaxamedaxmedcabdalleMaxa-ig8pt
    @MaxamedaxmedcabdalleMaxa-ig8pt 9 місяців тому +2

    Walal nabiga ku sali scw scw soona qor

    • @meaktooni
      @meaktooni 9 місяців тому +2

      Salahu calyhi waselam ❤

  • @MoustaphaMahdi-sr2im
    @MoustaphaMahdi-sr2im 9 місяців тому +1

    Legend zaki I waiting 🎉❤

  • @FadumoQasim
    @FadumoQasim 9 місяців тому +3

    Hooyadaa ayeydeed u sheeg oo laxamaysan 😂😂😂😂

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 8 місяців тому

    I agree with u don’t let Utube take pictures bad sides. .

  • @maymuunamuuna7151
    @maymuunamuuna7151 8 місяців тому

    Maansha alaah baarakalaah alxamdulilaah

  • @sahracali7473
    @sahracali7473 9 місяців тому +2

    Allaah is one❤

  • @kaaho_haji5712
    @kaaho_haji5712 9 місяців тому +1

    1990miiyadii wax Canada ku noolajiray wiil Somali ah oo lugu neynaasi jiray 50ton shiilin ____UBADI 50CENT halkaas inuu magaca kaqashay.
    (dhalinyaro badan ayaa Mareykan ku yaacay oo Canada ka tagay waagaas)

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 9 місяців тому

    Ku Sali nabi muxammed ﷺ

  • @youngmude2149
    @youngmude2149 9 місяців тому +1

    Where is the man who was saying Somali is dangerous kaxaxabi xeee😂
    Viva Somalia ❤❤❤

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi 9 місяців тому

    Zaki Bin xaaji 2 yar yar. Very funny
    Waaq. Ebow wku salaamey. 👍

  • @MascuudIsmacil
    @MascuudIsmacil 9 місяців тому +2

    I don't need to know where I'm going, I just need to know where I was yesterday🥺✅

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mq 5 місяців тому

    Somalia food is the best food ❤ welcome 50cent 🎉🎉🎉 welcome Somali calture and music

  • @haldoorrageed8175
    @haldoorrageed8175 9 місяців тому

    Wa ku slamay suldaan

  • @user-iz7pp9hk3l
    @user-iz7pp9hk3l 9 місяців тому +3

    Shiiqaan markuu duubayay muuqaalkaan waxaan ahaa goob joog waana 10 sana ka hor

  • @umuamran4824
    @umuamran4824 8 місяців тому

    say masha Allalah

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- 9 місяців тому +1

    Adoon cidna xaasideyn Nolosha ku ahaw xariif🖤🧠

  • @Cabdi_Caziiz
    @Cabdi_Caziiz 9 місяців тому +2

    War waziirkow page ka ma socdo laa ilaaha wallahi in oo soconin page kaan

  • @maxamedweli3913
    @maxamedweli3913 9 місяців тому

    sheikh mufti mank

  • @AbdaleAxmed
    @AbdaleAxmed 9 місяців тому +1

    Wasiir waan kuasallamay

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 9 місяців тому

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @noolowmedia5931
    @noolowmedia5931 9 місяців тому

    Xataa erayga waryaa wan kala dagaala oo waxan dhahaa caruurta ayaa loo adeegsadaa qofweynse maya oo respect mahan

  • @ahmedmuqdishaawi2038
    @ahmedmuqdishaawi2038 9 місяців тому +1

    SOMALI ❤❤

  • @ShukriMaxamed-wi5no
    @ShukriMaxamed-wi5no 9 місяців тому +1

    Allah is one the first coment like

  • @hawl_aduun
    @hawl_aduun 9 місяців тому

    He keep saying why you copying me
    Sidaaaaasaaa looga badiyay SPEED 😅

  • @tareesoofficial4132
    @tareesoofficial4132 9 місяців тому +1

    Kii ugu horeyay commnet

  • @hananabdikadir2209
    @hananabdikadir2209 8 місяців тому

    Somali Nimo Mahan Ee Wa Qofka Iimaanka Leh Qofka Hadu Imaan Leyahy Wuu Ad Adagyahy Aduunka Wadanku Rabo Haka Soo Jeede Wadan Walpo Wey Iskugu Jiraan Dad Islam Oo Iimaan Leh Iyo Kuwo Iimaan Lehen Marka Allah Iimaanka Hano Wada Ziyaadiyo

  • @asmar6million
    @asmar6million 9 місяців тому +1

    #50cent_____🇸🇴waaye😂😂😂😂

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br 8 місяців тому

    We got faith

  • @updyrahmanosmail
    @updyrahmanosmail 9 місяців тому +2

    Waa daahday

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 9 місяців тому +1

    Sxp waziir caawa waxaad soo gud bisay kuwa uku fcn lagging good by sln

  • @yuusufhasan7378
    @yuusufhasan7378 8 місяців тому

    Ilaahay amarkiis.....😂

  • @abdiriwaxabdullahi1936
    @abdiriwaxabdullahi1936 9 місяців тому

    Zaki legend An mathaxa ii saran🎉

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 9 місяців тому +1

    Wasiir shekhan English ta ku hadlsya toos bad nogu fasaxday marku 20 kalmadod dhaho ayad kalmad noo turjumayso wasiir English ta hanagu dawn😂

  • @MaxamedIbrahim4669
    @MaxamedIbrahim4669 9 місяців тому

    🤣🤩😍😮Masha allah👌👍👏🥰🎉💯❤👑😚

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 9 місяців тому

    50cent asal ahaan somali ayuu ahaa slavetrade ayuu dalka ku soo galay waalidiintiisii hore

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 9 місяців тому

    حر فلسطين 🇵🇸 ❤

  • @mudan3817
    @mudan3817 9 місяців тому

    Wasiirow waa ke 50 centi

  • @MuscabMalayac
    @MuscabMalayac 9 місяців тому

    Fifi Zaki 😂

  • @nasrayasin4472
    @nasrayasin4472 9 місяців тому

    Wasiirka , walahi dadka kale inay ina amanaan meel dheer ina ma gaynayso. Ilaahay waxaan ka Baryayaa inaan qabyaalada inaga saaro. Amiin. Ta kale , waxay Ogadeen calamkii kale , inay somalida view badan laga helo ee naxariis maaha !

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 9 місяців тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @eesy8947
    @eesy8947 9 місяців тому

    Masha allh 😊good day

  • @Daily_Noise.
    @Daily_Noise. 8 місяців тому

    Speed did our boy bad😂😂

  • @nyg1162
    @nyg1162 9 місяців тому

    Masha Allah ❤

  • @Angaryboss
    @Angaryboss 9 місяців тому +1

    Naagta geenyo ladhahaayo muuqaalka aysoo gelisay yaa arkay bisinka caadi ay galada noogu buustay wecesha😢😢😅😅😅😅

  • @madoobadheere8953
    @madoobadheere8953 9 місяців тому +1

    Waryaa zaki waa ku sidee barmaamijkii cimments gacanta gali hawadaa ku cuntee mee 😂😂😂

  • @takoltyga
    @takoltyga 9 місяців тому

    legend of legend

  • @AbdisitaarIrbad-bq2bw
    @AbdisitaarIrbad-bq2bw 9 місяців тому +1

    First coments❤

  • @user-ew9th5km5c
    @user-ew9th5km5c 9 місяців тому +1

    Free palestine😢😢❤❤❤

  • @daadaamiin389
    @daadaamiin389 9 місяців тому

    Kan waa Tuug

  • @bashirbasports9808
    @bashirbasports9808 9 місяців тому

    Zaki bin hajii wan dambeysa sxb sheikh mufti menk waxay ahed 2 sano kahor

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 9 місяців тому

    Alxamdulilaah calal islaam

  • @CaliIbraahim-go6vo
    @CaliIbraahim-go6vo 9 місяців тому

    Zakiyow Guleyso sxb

  • @BurhaanBashiir-wu7dy
    @BurhaanBashiir-wu7dy 9 місяців тому

    Scw scw scw scw scw scw

  • @R9_H4keem
    @R9_H4keem 9 місяців тому

    mufti maik.. ❤
    sheiqa name kiisa wyeh.. 🥺🤍

  • @CqadirCilmi
    @CqadirCilmi 9 місяців тому

    Zxp aniga waxaa kudawada marka aad kahadlayso soomalia😊😊

  • @user-dv7oj5vc5j
    @user-dv7oj5vc5j 9 місяців тому

    Wiziir waan kusalaamay

  • @shoolicade1391
    @shoolicade1391 9 місяців тому

    Bro saliid brage isticmaaal qawid kaaa sobaxeee thanks

  • @wilqaranofficial3690
    @wilqaranofficial3690 9 місяців тому +5

    50 cent waa gal

  • @Mr_Abdisalam7
    @Mr_Abdisalam7 9 місяців тому

    Sakiyoow hadaa fariintayda arkaysid waxaan kaa codsan lahaa muuqaaladaada inaa "split" ama "chapters" ka dhigtid si dadka raba inee hal qayb kaliya daawadaan ugu sahlanaato, Mahadsanid.

  • @Gadarianpoimedia
    @Gadarianpoimedia 9 місяців тому

    Gaal yar ayaa nooo buun buuni weliba liita oo fnaan

  • @BiyoCabe-uv9ob
    @BiyoCabe-uv9ob 9 місяців тому +1

    Uwasac goaaaaaaaaaaaaal

  • @Dheelitira
    @Dheelitira 9 місяців тому

    Speed garac wye😂😂😂😂

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 9 місяців тому

    Welcome 50 cents somali restaurant

  • @user-xg8ww1wv4z
    @user-xg8ww1wv4z 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @maryansiciid4736
    @maryansiciid4736 9 місяців тому

    7:12

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 9 місяців тому

    Free palastine yaa allah ☝️😘💯❤️🇸🇴

  • @CristianoRonaldoCR7-is7rg
    @CristianoRonaldoCR7-is7rg 9 місяців тому

    Gues ka tag soamlia wasiir😊

  • @cqadarckariim3057
    @cqadarckariim3057 9 місяців тому

    Muuqalkii hore mise muu qal dambe sxb😂

  • @cabdulahiaxmed1445
    @cabdulahiaxmed1445 9 місяців тому +1

    Zaki sxb waku takera
    Ribalay isogal

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 9 місяців тому +1

    Halaweeraro somalida waa wada qashin

  • @apdifatahaadam9059
    @apdifatahaadam9059 9 місяців тому

    Zakiyoow sxb punt land goonee imaanee❤

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 9 місяців тому +1

    Zakiyow nimankan cadaanka ah mexeyka qabanayan meesha mise weyna taagi rabaan dadwaxa jira dhalinyarada diinta kafidneya ilen buufis aya dhalinti kudhacaye

    • @Abdirahman-ls6nb
      @Abdirahman-ls6nb 9 місяців тому

      Oo micnaha dadka diinta ka saarayaan cml miyaa

  • @rahmocadey5898
    @rahmocadey5898 9 місяців тому

    Adkatay qaali 😅😅😅

  • @axmednuurkaad6966
    @axmednuurkaad6966 9 місяців тому +1

    🎉