Qiso FAADUMO) Ax CABSI CABSI Libaaxi Hooyaday Cunay sheeko cajiiba.
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- Caato Officiall @Liibaan Jama @fahmo fiicaney @Gulledsimba @SOMÁLIA SUCESSADA @SULDAAN OFFICIAL @SADAAM OFFICIAL @SOCDAAL CHANNEL @Lamaane Official media @KABARAI CHANNEL @KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @MAAMA FRANKO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @fahiimo fiicaney @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil @xerta sheekha dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @QOORGAAB QAYBTII @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channe
@abdikadirroyel7889 @Illintir @LAAKAHA MEDIA PRO @Quruxda Qoyska2 @kabtan Ayuub @Aftahan Production @Dulmi Diid @Mohamed Buskut Official @waridaad TV @Zaki honest Official @Taar Tv
Hooyaday fadumo Aw Maxamuud Xaaji faarax illaahayoow janatur fardiwsa geee habar Awal iyo reer hawade maalintii hooyaday libaaxu cunay ayaaniogufanbaysan .qisadani anaay sitoos ah iitaabanaysaaa
Faduma sheeko wacan aad baan u jecelahay sheekadaada huuno keep going
ilahayba Ku babadiy
Qalbigeda ayukasbade
Waaxaa cajiib ah sideey brenta uqurxisay
Haa
❤😂🎉🎉😊
Faadumo Maxamuud hooyaday oo libaax IGA. Cunay ayaad isku magactihiin. Hooyaday fadumo Aw Maxamuud Xaaji faarax Alle haunaxariisto
Walahi wa nuuti
❤😂 warmaxaytahay qisadan
Waaywaalantay
Hhhhhhhh ma yaabtay
Haa wll
Shekada dhamadkedan raba
Waa. Jina
Sarray
Haa wacay
Haawaacaay
Waa cabsi cabsi
Libaxa😂
Waacay
Waa jin
Yuu ahaa yaasir inoo sheega asaxabey wa codsi❤❤
Gabadha warkeeda sax maah
Warya edaab ma lihiide ayar daawo😊
Qoftan markasta aan arkoh qiso yaab badan bey sheegeysaa ninkaanah cododkaa buu bixiyaa, subxaanallah owrka dushiisa caloosha laga cuney baan ku dul jiifey ku teen, sheeko caruureed weeyeh.
Please qisadaan part 2 soo galiya
WA nolo dag
Waa sheydan
Waa nin gaaban oomadow
Allaha unaxariisto gabadhaas sheekeeyneesa oo samideey ah (Fadumo Mohamud) waa magaceyga 😘 hooyadee janni Fardowso🤲🏼😭😭😭😭😭
Sheeka xariir❤❤❤
Bartitowgii
Warkaas run Uma eka
Shiib dhee naya ha ku fiigane
Allaa weeyn
Nin jin ah ayeey shukansatay gabadhan
Yaarabi
Waa sheeko murogaleh hadii ay sidaaa wax ujiraan ay gabadha sheegeyso
waa sheeko murogleh
Qeebti kale awaye
Wll
Ilahoow hooyo badbaadi yaarabi. Aamiin aamiin
Waa qiso naxdin iyo oohin leh.
Aloe Ayna najeclaan
cabduqadir waxaad tahay qof qaali ah wll
Alla yaasir
😢😢😢😢😢😢😢
Ma sheeko runaa Allah hasahlo
Waa been waa Jilaa
Ninku ma jinbuu ahaa fadimoy
nagtan show jin baba kudacay bisinka shekadi waban damein san lahaay kkkkkk istafullah Allah
Adkaaatay oo fogaatay😂😂😂
Misee waarun
😭😭😭 calooshay I wareejisay inantaasi ax ax ax
Ax ax ax abaayo wankaxumahy
Koley iyo koleyba kooxdan waa ree qowmu luuuud dib haloo eego uuufff
Bisnkaa bisinkaa
sheedu waymacanbadan tahay inoo dhamis tir faaduma abaayo qali
Ninku ma jinbaa
Ima yusuf cabdilaahi rooble ma nabadbaa
Lĺ😊😊😊😊😊
Ben badana subxaanallah
walee naagtan iyo kuwa youtubekan soo galaba waa qoys fadaro lkn waxn umaleyn iney team wacalo yihiin
Keeskaliga mad gashata
Qebti kale meey
Soo koob ma jinbaa
Adeerow haano gafiiin
Biska
Tariikhu waa gormaa
Part 2 ayan rabnaa
Faadumooy sheeka kale, oo aad ka sheekaysay soo taad dhahaysay maa,aheen hooyaday iyo 3 gabdhood oo, iga yar oo rafaadkii ka baxnoo waan dhoofnay oo
Alla maxa yaab isdabayala war Faduma wexey kashekeysa wax losodhibey e iyada kumadhicin😮
Haabeen kasto sheeko been kashekeyaan yutubkanw lac bay oga samaystaan
Naagts jinbas jeclaadey miyaa
Naa qisada dhamee dee mise subscripta kaala laabanaa xiligaa
Edaab yeelo yaraaw
Waaaa jin muslim ah 😮
Shekadii HADRAAWI kashekeye hada kahore ayay anaga no cusbonesine .Hoyadadana haxaqirin cuquuba kugudacde
Walal please part two malahan miyaa qofkii garanaya please ha Ii sheego mise waxa dhanba waa been
Haaaa. Wadhilo. Weyin
Ya ka dhiilaysan 😢
Walaalkeed baakuciyaaraya
Gabadhaan codkeeda ma fahmi kartiin miyaa mar welibo qiso ayey iska dhigta: lawa qisoyin ban ka xusustay; mid waxay ka hadleysay ayado qurbo joog ag inan muadan ah jeclaatat gursatay ka dib markey soo sponsortay nag ka gursatay.
Mid kale waxay tiri inan baan korsaday khasab ku gursaday oo rerkisa igu bilayet. MARKA WAA JILAA
May sheeKo yinka waa Loso dhiba❤
Ciyarta mad naga daysaan..
Habalah ayaah nagah qabtay waah runtaah
Waa beentaa
waa inan yar muxuu samayn doonaa?
Manin jini ahbaa sookoob
aflagaado weeyaan
Abdiqadirow nio ugaasan jeclaadaye ha la ii doono😂
Jinbaa jeclaadey
Wuxuma jinbaa muwuuw ahaa qofku
7:21
Acdumila
Ninkii muxuu ku danbeeyey ma wllkaabu ahaa mise jinbuu ahaa?
Malha wxd tahy midgaan reerkaaban xishoonine
Away qaybtii labad
Fadum0 sheeko wanaag
Dhiisho Waxay saarneyd Ritiga markihuraba
way yartahay miskiinta
Acudubilahi tolow yasirku waba Jin ban Is iri🤨🤣🤣🤣🤨🤨
Maa riyaa
Wargabadhu wayrafaadaye wuxu majinbaa ninku
Beena badan 😢walhy xagn waan kaoya😢
Mayada qaybti labad away
Jacayl.walani.wan
L
Beenta kuwan haben baan ku hurdo segay intaa ruun Moday mana haben danbe i dhafrin dontan
Kaa bax naya
😂😂beenta weeye 😮
Subxaanallah