QAMAR IYO DUMARKII MAXAA KALA QABSADEY KARBAASH IYO WIILKII GUURSADEY MAMADA OO ISBITAAL LA DHIGEY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 393

  • @Ciiltireboy-c8e
    @Ciiltireboy-c8e 5 місяців тому +162

    Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw 😢

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 5 місяців тому +35

    Ku sali Nabigeen Mohamed صلي الله عليه وسلم ❤ 💯

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 5 місяців тому +88

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

    • @thekingomr2518
      @thekingomr2518 5 місяців тому

      اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

    • @AkREMHAGIO
      @AkREMHAGIO 4 місяці тому

      Scw scw

    • @HiboMuxumed
      @HiboMuxumed 4 місяці тому

      Scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw

    • @naimaabdi3876
      @naimaabdi3876 4 місяці тому

      Waraa kan usheeg cunugaada siidheh jaceelka

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 5 місяців тому +56

    Ku sali xabiibkeena muhammed scw ❤😢😢

  • @cabdifataaxsiciid-ql1st
    @cabdifataaxsiciid-ql1st 5 місяців тому +28

    Wll nabiga igula saLi scw scw scw ❤

  • @Ceynashe498
    @Ceynashe498 5 місяців тому +20

    Jooqle ma dhiman lkn wuu xanuun sanaa allahaa caafiyo I.A

  • @Baro25
    @Baro25 5 місяців тому +10

    Nabigaaga ku salli, hasoo booqan kanaalkeennana haddaadan ku sallin.

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 5 місяців тому +16

    Odayga waayeelka dalka iyo dadka usoo.halgamay maanta tuugsanaya subxanallah dhakhtar ayuu u baahanyahay xata caawi qurux ku dhiigle intaad raadisid odayga😢

    • @XassanyuusufSasbakeeri
      @XassanyuusufSasbakeeri 5 місяців тому +1

      Waasax

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 5 місяців тому

      Odaynimo uma sariirsaarna ee shil buu gslay , sanado ayuu como kujiray

    • @mxuboaxmed5268
      @mxuboaxmed5268 5 місяців тому

      ​@@Nuurah951 😢😢😢😢 ax illaahayow caafi

    • @CoffeandTea1
      @CoffeandTea1 5 місяців тому

      Dadka waa inaad u so bandhigtaa meesha lagahelayo iyo telephonekisa si logu hiiliyo

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 5 місяців тому +1

      @@CoffeandTea1 anigu walal sida aad u arkayso uunban u arkay wiilkan soo dhigay isaga caana haduu raadiyo wuu helia kara

  • @Akwadani
    @Akwadani 5 місяців тому +8

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MaaliPoi77
    @MaaliPoi77 5 місяців тому +47

    Team mancity like 👍🎮😁

  • @Msshonest
    @Msshonest 5 місяців тому +4

    Liverpool fans one like👍❣️🫀

    • @JadFai
      @JadFai 5 місяців тому

      Legendary Liverpool fans❤❤

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 5 місяців тому +8

    Jooqle inuu nool yahay waan ogaa waxaana ka mid ahaa dadkii ku soo booqdey hospitalka illaahey waxan uga baryayaa caafimaad degdeg ah oo taam ah aamiin yaa Allaah

    • @SadikWadani
      @SadikWadani 5 місяців тому +1

      Aamiin

    • @Msshonest
      @Msshonest 5 місяців тому

      امين يارب العالمين 🤲

  • @MaxamedAweys-mz8jj
    @MaxamedAweys-mz8jj 5 місяців тому +9

    Liek one team quruxkudhigle❤❤

  • @FatumoWeli
    @FatumoWeli 5 місяців тому +2

    صلى الله عليه

  • @IbrahimAdan-q6e
    @IbrahimAdan-q6e 5 місяців тому +3

    Man United Fan ismujiya ❤

  • @caasha93
    @caasha93 5 місяців тому +2

    Jooqle sidaan miya udambeysey illahow caafi anako dhanne khatumada kher nogu khatim😢

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 5 місяців тому +5

    Wallahi wadani dhab ah ayaan kuuqirnay qurux kudhigle

  • @InnocentBlockGame-ee1hk
    @InnocentBlockGame-ee1hk 5 місяців тому +5

    joqle wan jeclaa runtii allh caafiyo

  • @hibodarar
    @hibodarar 4 місяці тому +1

    😂😂aaaaaaaaaaahhhhhhhaaaaaaafalenbo aya kuusocota😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waligay ma mawlin

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 5 місяців тому +1

    Sxb anaa ku saxaya sheekadaa cali xaraare ayaa soo afjaray ninkaasi dadku ku sheegeen ninka siyaadbare daba taagan wuxuu ku noolaa America imikana waxa uu joogaa ibraahin dheere ayaa la dhahaa xogtaa cali xaraare ka raadi quruxaw

  • @siradm
    @siradm 5 місяців тому +3

    Waa dhintay ma maqal laakiin inuu xanuunsan yahay ayaan maqlay. Waa halyey qaran

  • @farxiya267
    @farxiya267 5 місяців тому +5

    ax il ayaa kudhacday laga yaabaa illahaayoow caafi yaarabi 😢

  • @CabdulaahiMaxamed-wi4ni
    @CabdulaahiMaxamed-wi4ni 4 місяці тому +1

    Thanks wllky mortar wanaagsan horay usoco ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 5 місяців тому +3

    Walaal Jenalka noo soo Radi gabdhaha aa wax Iisku soo daraayaan insha alla 😂😂😂😂😂😂😂

  • @alonegirl8
    @alonegirl8 5 місяців тому +2

    Ish qurux ku dhiig lee ma 1m gaarsiisan maxaa uheysatan maskiinkan asagiis haga reebina aniga kaligey hadan awoodo wlhi waan usameyn lha walalka

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana 4 місяці тому +1

    Allah cafimad ha siyo joqole shiire Aamiin yarabi 😢

  • @abdikadirhaibe1064
    @abdikadirhaibe1064 5 місяців тому +3

    Alle ha shaafiyo jooqle iyo intii islaamee xanuusanaysaba.🤲

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 5 місяців тому +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 5 місяців тому +1

    Walal warbixintii aad Kaga hadkaysay ninkii odayga ahaa ee lugta ka dhawaacna ee aad tiri wuxuu ka tirsana ilaaladii Allaha unaxariistee maxamed siyaad barre warkaasi dib oogu noqo warkii war baa kasoo noqday oo ninka nikii aad ku sheegtay ma ahayne ninkale ayuu noqdaye sawirka aad soo bandhigtay ninkii lahaa baa hada lawaraystay iyaga ayaana cadeeyay in uu san iyaga ahayn qofkaas la wadwado . Marka sheekada dib uga noqo wixii qalad ahna kalaabo Khayr Allaha kusiiye 😅

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli 5 місяців тому +2

    كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم ❤

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 5 місяців тому +1

    War maydka noo soo jiida mesha yaala 😅😅😅😅😅

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman 5 місяців тому +4

    Ilaahey ha unaxasiisto aabe siyaad bare 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ilaahey Somalia nabad haka dhigo insha Allah 😭😭😭😭😭

    • @AbdinaasirOsman
      @AbdinaasirOsman 5 місяців тому +1

      Aamiin alle sidii roon ha yeelo wadankena maanta arkaaye chapter 7 in ay Somali ku jirto kuwa lo taliyo iyaga aan isku talin😢😢😢

    • @Aminodhyman
      @Aminodhyman 5 місяців тому

      @@AbdinaasirOsman 🤲🤲🤲🤲🤲👍👍

  • @MupRak
    @MupRak 5 місяців тому +1

    Qofkii ugu khayrka badna ugu shariifsana ugu wnga bdna aan waligii been sheegi wax dhicin dhmn makhluqadka eebe aburay ila nabi adam khayru khalqilah nabiyuhu wa xabibihi mucamad binu cabdulah binu cabdimudalib salalahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤.

  • @Ifraax-h5l
    @Ifraax-h5l 5 місяців тому

    Adigu. Futo. Kudhiiglaad. Tahay. Baastar. Aan. Waxba. Ogeyn. Anaga. Faqash. Ilaahay. Cadaabay. Hanoosheegin

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 5 місяців тому +1

    🤣🤣🤣🔥👍🇸🇴😱

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 5 місяців тому +2

    Allahu Akbar Allaha ha caafiyo Aamiin yaaaaa Allaha 😢😢😢😢😢

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 5 місяців тому +1

    Allahayow joqleh nocafi wa halyey qaran hati qaran wayo qurax kku dihigle wa iga qiresay walahi 😢😢😢somali nasib daro aya ku dacday xasid nimo iyo xuman aya kaso ureso

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 5 місяців тому +1

    😢😢😢 allah janaral 😢😢😢 wa iga osiyay wa sharafti Somalia 🇸🇴 somali dadki sharft lahay wa ladayacay kuwo qurun ah qabil dartis aya darajo ku taxnay wax qemo laheyn aya qema uyelnay janaral kan markasto oan jala siyad sawirkisa iyo video yadis dawado wan arki jiray waxan modayay inow dintay 😢😢walalayal halegu radiyo qofki yaqan o somali ah ninkas darten ayow u nafobay wa ina amal marina 😢😢ya allah Somalia 🇸🇴 halyeyadedi had bacunay

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 5 місяців тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥🔥👍🇸🇴😱

  • @STVfilmschanael
    @STVfilmschanael 4 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @abdullahimohamud2897
    @abdullahimohamud2897 5 місяців тому

    Nolosha kumacishu maxey tahay waaba aragtaa nolosha inee ciishay dhul uu usoo halgamay ayuu katugsanayaa maciil kawenaa jira.........sorry

  • @HhhUuu-p3f
    @HhhUuu-p3f 5 місяців тому +1

    quruxkudhiigle jida maajoota❤❤❤

  • @Hassanabdi-sm9ch
    @Hassanabdi-sm9ch 4 місяці тому

    Waxaan sheeko comments lagu raadinayo ayey ila tahay iyo sheeko looga dhigo baraha bulshada qabsata, qof dumar aad guursatay hadeey ka wey tahay midaas kama dhigna inaad ku xanuun satay Rasuulkeena MUXAMED SCW waxaa uu guursaday haweeney ka weyn markaas somali wax walba comments aa lagu raadinayaa walaahi waa ka yaabay.

  • @AxmadFashion
    @AxmadFashion 5 місяців тому +1

    Asc wilkan iyo naktan macqulmahin kali raga iskumitmahin

  • @Khayzu
    @Khayzu 5 місяців тому

    Subxana’allh wn ka xumahy😢❤illhy ha caafiyo Fanaankeni🤍😭
    Talo: dadka hada ku socda inay faan🎸🥁 galan fadlan iska da wxba kagama imanyan akhiradada eego🥺

  • @fatumoyusuf8720
    @fatumoyusuf8720 5 місяців тому +4

    Qurux kudhiigle dhib badnidaa

    • @FarhiaMukhtar
      @FarhiaMukhtar 5 місяців тому

      Ala qurux ku dhigle jecliyaa marku wax dacadaynaayo

  • @AbdiwahabNoor-g5c
    @AbdiwahabNoor-g5c 5 місяців тому

    Sxb reaction maahe you tubka wax kala kusokordii. Asxbtada qanciii san soconi maaheee

  • @Anigawaye-x4d
    @Anigawaye-x4d 5 місяців тому

    ODAYAASHA. 70. JIRADA. AHI. WAXAY. GURSADAAN. GABDHO. 15. JIRO. AH. AMA. KA. YAR. HADA WIXII KA DANBEEYA. 70 JIR. GABAR. 15. WAN UDIDNAY

  • @Anigawaye-x4d
    @Anigawaye-x4d 5 місяців тому

    WAA BEENTIS. CANIMO . AYUU RABAA. CUNUGAN. WAJIGA ASHUNA LEHI. BEENLOOW. BARKO. LAAWE BULSHADA. BEENTA AAD. KU. BUFISAA. EE

  • @Fatmah-vu9ed
    @Fatmah-vu9ed 4 місяці тому

    Kkkkkkkk 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 💔🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣

  • @mxuboaxmed5268
    @mxuboaxmed5268 5 місяців тому +1

    😢😢 fadlan sargaalka ha lookaco

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 5 місяців тому

    Qurux ku dhiigle xaaji qurux ku dhiigle waxaayalaha qaar hasoo qaadan waa qashin wiilkan xunka ah iyo habartaan waalan ee beenta ah ❌❌❌

  • @IsmailBaaryare
    @IsmailBaaryare 5 місяців тому +3

    Qurux ku dhiigle sxp sare

  • @ApdallaHussein
    @ApdallaHussein Місяць тому

    Adi intee laguugu tirinaa UA-cam Lee kacawadaa😅😅😅😅

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 5 місяців тому +3

    Xanun bdana 😢😢😢😢janeralka 😢

  • @AbdulaahiYare-q1v
    @AbdulaahiYare-q1v 5 місяців тому

    Qurux ku dhiigle sxb reciton hesta shrma boy kama haayno se caml

  • @NuurAbdi-bt6nx
    @NuurAbdi-bt6nx 5 місяців тому

    Quruxkudhiigle waxaad tahay cadowga Somaliland waxaad taagertaa huwanta daarood

  • @nboss8028
    @nboss8028 5 місяців тому +1

    Joocle mansha Allah

  • @mansuralsalimi4736
    @mansuralsalimi4736 5 місяців тому +2

    Scw❤

  • @HaniYasin-xy5dv
    @HaniYasin-xy5dv 5 місяців тому +1

    Scw scw scw scw

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 5 місяців тому +2

    Welcome bck from Imrah😊

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 5 місяців тому

    Ee Majiniyo Kujireyba Kufuuqsaday😂😂😂😂😂

  • @qaaliladancabdi7403
    @qaaliladancabdi7403 5 місяців тому +1

    awalbaan arkaayey inuu aqiro usocdo😂 cunugaas yarkaa markuu qabri ka ween qotay

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 4 місяці тому

    Jooqle in uu noolyahay waan ogaa anoo burco jooga tiraba labajeer ayaa layidhi wu dhintay lkn labadiba dadba been inay markiiba
    Ilaahay hacaafiyo

  • @deeqmaxamuud8898
    @deeqmaxamuud8898 5 місяців тому

    Hhhhhhhhhh qurux kudhiigle ey ku dhaheeen viitimin siii baa horey looka qoray

  • @amiirahyusuf304
    @amiirahyusuf304 5 місяців тому

    Waxs iska dhaf e lacagti soceli balyo cunug laguday cml kugu fadhisay

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 5 місяців тому

    Ninka sombie u eg ee horor ka la moodo waba laga cabsanayaa 😢 ma ninka sidaa u qurux badan bu ahaa ee qoorta dheer ee lebiska xidhan aduunow xaalka ba,

  • @QasinHassan
    @QasinHassan 5 місяців тому

    Been badanaa soomaliada sawirka siyaad iyo ninka askariga ka danbeeya janaraal mahan waa askari 3 alfle ah berigaas ninkana mahan aniga malinkaas sawiran waa. Joogay anigoo yar 19th okt 1985

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 5 місяців тому

    horta dadkan somalida baraha bulshada ma wax baa u dhiman oo wa dhimirka qaarkooda badan mise dadkaa kale ayay moodeen inay maskaxdooda la leyihin caqligooda ku ciyarayaan waxas yaa dhegaysa iyada youtube kala kacsatay isgii bay ku tidhi adna kala kacaso yaaab waxaas jahilinta wax dhiman yahay ma dawano lakiin dadka anu dawano ayaa noo keena akhasay caleek somalida weligoodba marku ninka dhinto hadanu jirin mid iyada leg waxay u guuriyaan ilaha yar oo ninka la dhashay walahay wa bilahay waan arkay habar loo guuriyaay ilamo yar kaaso xaskii walalkii dumalay may iskau dhintan kuwasi waxanu aragna odayaal calayada qubaya guursaday inan aad u yar intaaba indheehana ku araganay wale iyo bilee
    ma ogtaahay nebigeesa scw inu guursaday mid la furay mid wayn mid yar mid laga dhintay intaba hadanu guursan lahayna cidna ma guursteen qofka ama qofka laga dhintay oo u duceeyay somalida waxay moodan in ta la furay loo duceyayaay marka isalantan iyo wiilkan maraaminta ah meesha ha laga qabto

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 5 місяців тому

    اللهم أصلح الحالنا 🤲🇸🇴😢😢😢

  • @sulekha9472
    @sulekha9472 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂 san ku qoslyey wilka oo habrta gursady 😂😂😂😂

  • @muxdinabdiraxman8525
    @muxdinabdiraxman8525 5 місяців тому

    Odag aad arkeso iyo sawrka ma is laha sawrka wax iska laha nin odag ah oo hadad joga Nairobi oo ku jirya ilaliyash qaska ah oo siyad bare/sawrka waa ka been aburtey

  • @RealmaanBoy
    @RealmaanBoy 5 місяців тому +3

    𝗧𝗲 𝗳𝗮𝗺𝗶𝗹𝘆 𝗶 𝗳𝗶𝗿𝗲🔥🔥🔥🔥🥶🥶😊

  • @JuwyriyaMuumin
    @JuwyriyaMuumin 5 місяців тому

    Waryaa istus odaygaa janaraalka sheeganaya waxay cadaynasaa inuu daalim Wayne ahaa waayo dadkii la midka ahaa ee dulmiga iska ilaaliyyy nolol fcn ayay ku nolyiin laakiin daalimka intaan aakhiro la gaadhin aduunkaa lagu ciqaabaaa qiira jabaanta jooji wax uu umad qabtay mleh

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 5 місяців тому +1

    Xishood waa dhamaaday

  • @nabihadaher8972
    @nabihadaher8972 5 місяців тому +3

    Legend

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 5 місяців тому

    WLLE WAA BEEN NINKAAS MAAHA NINKA LAGU SHEEGAYO EE KASOO DAAWO WAREYSIGIISA WERIYE CALI XARAARE NINKA SAXDA AH EE SAWIRKAS WAXAA LA YIDHAAHDAA IBRAHIN YUSUF IBRAHIN DHEERE REER AMERIKA AYUU AHAA HADANA KENYA AYUU JOOGAA

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 5 місяців тому

    Qamar waa nin walan hadba waxa bay ka tuusta yahuu jecel baan ku sinay kulah 😂😂😂😂😂

  • @ugaasatam1382
    @ugaasatam1382 4 місяці тому

    Qurux Ku dhiigle adiga iyo Qamar yaa qurbaha joogo sxbow waaba yaabee

  • @boqoradacommentska5812
    @boqoradacommentska5812 5 місяців тому

    Nacalaa somali kadhalatay axxx madaxda dalka mee wax uqabtaan general kaas😢😢😢

  • @FadumoxasanMk-zp8ci
    @FadumoxasanMk-zp8ci 4 місяці тому

    Liverpool fans and Barca fans like isara💅💋

  • @HajirOmerBarkhad
    @HajirOmerBarkhad 5 місяців тому

    Qurux ku dhiigloow adaa laa wadaa masjid kaa sawir iskaga qaaadaa wax fahan taliye 😅😅😅

  • @RaxmomaxamuudBuulow
    @RaxmomaxamuudBuulow 3 місяці тому

    Asc qurux kudhiiggle masha allah wakutageeraa alle daayo

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 5 місяців тому

    3 goal ayu marayaaa yaa guursanayowa inu keenaa arin u fududaynaysa in lagu so degdego bisinka nin sanadkasta naag furaya sow masiiba maaha qofta guursatana wa iska si ogtahay inay marayso wadada kuwi hore

  • @aminaadan1606
    @aminaadan1606 5 місяців тому

    These are the real people who loved their country n fought for it, look now he ended up becoming a bagger and the bad ones who are ruining the country living lavish life, is that fair?😢

    • @HalimaDubow
      @HalimaDubow 5 місяців тому +1

      it is indeed very saddening and disheartening.

  • @hodanabdilahi6989
    @hodanabdilahi6989 5 місяців тому

    Adiga oo kaliya ileen waa qof kaliyee nolashiisa kaafalo qaadi kara meesha qiiro loogama baahno

  • @hodhanabdullahi3005
    @hodhanabdullahi3005 5 місяців тому

    Sorry abahas janaralka aha ninkas wax uwaqo jack😂

  • @ayaanibrahim3491
    @ayaanibrahim3491 5 місяців тому

    Been bay noqotay sawirka iyo ninku isma leh Cali Haraare ayaa wareystay

  • @ramadaanamiin1799
    @ramadaanamiin1799 5 місяців тому

    Layk sar no 🎉🎉🎉😢😢😢

  • @AbdirihmanGoodir-tz7re
    @AbdirihmanGoodir-tz7re 5 місяців тому +1

    😅😅😅 dacas kaweyn dhiiqaduu kugufirdhiyaa

  • @deqa868
    @deqa868 5 місяців тому

    Maxaa naga 50 jirah ayaan saan ku naqdey nimanka 90jirka gabadhanha guursanaa iga caadi miyaa saan xaqa ma ah ragoo 😂

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste 5 місяців тому

    Hada ma dadba aamin San naagti weyned io wilki yaraay ine is guursaden😂 war waxas wa been 😂

  • @SuldaanAhmad-b1e
    @SuldaanAhmad-b1e 5 місяців тому

    War naagta wiilka eedo koraadee u tahay waxaan wax la isla ogyahay sheekadaan waa caanimo raadis

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 5 місяців тому

    rer xamarka lama ami karo prankigey ku dhereyan koley ma aminin ilmahan aya habar gursaday

  • @susuususana2808
    @susuususana2808 5 місяців тому

    Wlhi wa dhib ah wan la murugaday Allow qabilka Naga qabo faido malahan

  • @hiboali5025
    @hiboali5025 5 місяців тому

    Bisinka, somali wax walba waad ka maqli, yaahuu marki hore maxaa waalayay kkkk

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 5 місяців тому +1

    Qamar horta gabdhaha muxu ku idhahda😂😂

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 5 місяців тому

    Wa naasib daaro walhi xanun badanaa adiga ma wax u ururisid oo ceelka ka sartid

  • @AaminoAamino-us2rj
    @AaminoAamino-us2rj 5 місяців тому

    Hhhhh
    Wee Helen
    Bad ka went oosgalay

  • @abdisoomaane3034
    @abdisoomaane3034 4 місяці тому

    Waxaso dhan waxan oga xumaday video qebta dambeso