FANANKA WHIZ BI AYAA RIKAATO IGU HEYSTA GABAR AFKA FURATEY SOCIAL MEDIA KA SII DAREY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 295

  • @AbdishakuurIbrahim-im3tz
    @AbdishakuurIbrahim-im3tz 4 місяці тому +48

    Allah is one ❤

    • @halimofarah9577
      @halimofarah9577 4 місяці тому +1

      And prophet mohamed is the last massanger pbuhim

  • @Aboumahadsan8
    @Aboumahadsan8 4 місяці тому +33

    Qurux ku dhigle legend wan ku salamay tagaeero soo jabay ku ahay😂🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 місяці тому +19

    Markaan Xanaaqo, waan tukadaa, waana lugeeyaa, Socod aanan horay u aqooninbaa iga yimaado, tanlabaadna markaan soo daalo hurdaan jiidaa, oo waan seexdaa, Markaan hurdada kasoo kacana, halsaac ayaan Qabayska kujiraa, arimahaas oo dhan Xanaaqayga waan kuhilmamaa, ugu dambayna, Salaadaha ayaan badsadaa si aanan Mardambe, qofna iiga Caraysiinin, iyo tasbiixda, Alxamdulillah

  • @WalalMuumin
    @WalalMuumin 4 місяці тому +45

    Kusali nabiga s.c.w ❤❤❤

  • @cabuud16
    @cabuud16 4 місяці тому +13

    Waali cas 😂

    • @abdiazizdahir949
      @abdiazizdahir949 4 місяці тому

      Caan aan la ogeyn ayad tahay😂😂

    • @cabuud16
      @cabuud16 4 місяці тому

      @@abdiazizdahir949 Haa 😂😂, in lay ogaado marabi

    • @Deganhirsiihelcashaq
      @Deganhirsiihelcashaq 4 місяці тому

      Se cml wallow ciwanKa maso dhacday 1m iyo kabadan bad haysata manta ka horna Kuma arage waside 😂😂😂

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 4 місяці тому

      ​@@Deganhirsiihelcashaq wuu gatay malaha

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 4 місяці тому +33

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

    • @muxudiinahmed2199
      @muxudiinahmed2199 4 місяці тому

      Same

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 4 місяці тому

      Asc DALAQ DAM NAGTII TIRI XISHODLAANTET QA SUBXANALLAAH

    • @iman1527
      @iman1527 4 місяці тому

      @@faizaabdulla3604Tas nafta heso qoc way dafen waxas magac kale uu bixe 😂😂

    • @AhmedAbdullahi-c2r
      @AhmedAbdullahi-c2r 4 місяці тому

      Xagee joogta lakm isku mid nahaye

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 4 місяці тому

      ​@@faizaabdulla3604 kkkkkkkkkk

  • @Abdiaziz1998
    @Abdiaziz1998 4 місяці тому +12

    Kusli nabigeen muxmed scw scw scw wcw

  • @SayidCalisiciic
    @SayidCalisiciic 4 місяці тому +12

    Nabiga kusaliya wllyal

  • @AhmedMuseHussein
    @AhmedMuseHussein 4 місяці тому +10

    The family Empire One Like❤

  • @shijo2055
    @shijo2055 4 місяці тому +6

    اللهم استر العيوبنا وعيوب المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Edbashir
    @Edbashir 4 місяці тому +4

    Rakaato where are you ? 😅😅😅😂😂😂😂

  • @nazraahmed2881
    @nazraahmed2881 4 місяці тому +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂 gabadha buraanburka waa jabtay miskiinta walahi hadaan xanaaqo socod Dheer aan galaa 😂.!

  • @MuhyoDiin
    @MuhyoDiin 4 місяці тому +1

    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad
    Qabiil waa lacnad

  • @Jaao25
    @Jaao25 4 місяці тому +5

    Scw scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 4 місяці тому +6

    Team 27 like 👍

  • @Hamzezidane
    @Hamzezidane 4 місяці тому +5

    😢oov wiiL isaaqa waa isasoo sHidey waLaL JacK❤😂

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 4 місяці тому +4

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk qoof aa doqeygaa aheen miyaa iskuu dhiigaa kulaa

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 4 місяці тому +1

    Naagaha waalan misa dhilooyinka isnacay maxay kuwaan isku sheegayo inay yihiin rag Somali ah maxay u wareeystaan?

  • @djkhaledjr92i
    @djkhaledjr92i 4 місяці тому +6

    The family empire is muujiyaa

  • @BasraAli-nk1je
    @BasraAli-nk1je 4 місяці тому +3

    Hadan xanaaqoo o aan aarsankaro qofkaa gavantan uga ciil baxayaa haday san gacantu iiqabanayn sida waalid iyo qof aan xish maynayo oohin baan afka furana yaa mahadsanid walalkay quruxku dhiigle jawaabtada waad haysa taa

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 4 місяці тому +3

    Gabadhaan waxaan kutalinlahaa iney qur,aan isisaato.

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 4 місяці тому +4

    Keep going🎉 wllkay❤ 900k🎉 1M🎉i.a❤

  • @SundusMahad-s2t
    @SundusMahad-s2t 4 місяці тому +4

    The real team qurux ku dhiigle❤😂

  • @fawsiahassan8885
    @fawsiahassan8885 4 місяці тому +1

    Maybe She hide something ?

  • @Borama1960
    @Borama1960 4 місяці тому

    I turn my phone off, I blast my favorite songs while I cook my favorite food, and after that I put on a stand up comedy like Dave Chappelle or action movie with
    Klipsch Heresy IV speakers blasting while I chill on
    my lazy chair and say "f!ck them all."

  • @abdikadirsahal7786
    @abdikadirsahal7786 4 місяці тому

    The family empire from 0 subscribe to 885k subscribe keep going wll

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 місяці тому +1

    Nin qurxon DHAN maficno

  • @saidma1683
    @saidma1683 4 місяці тому +1

    Wayaa..xishod..gabdha..hadkeda..ha.xumeen..doqonimada.daa.Xaar..ku.dhiiglow😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdulazizmohammedomar
    @abdulazizmohammedomar 4 місяці тому +1

    Taladii xaliyo qaaty xariifakan😂

  • @SacidAbdi-hz1bu
    @SacidAbdi-hz1bu 4 місяці тому +1

    Taageero soo jabay kuuahay Qurux kudiglie .Aniga hita adiga camal ahay Gacanta hitaa Bikra kaahay😢😢

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 4 місяці тому +3

    Kkkk waaxda cashuurta maan nahay kulahaa

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 4 місяці тому

    GABADHAAN. QISADEDA. WAAN. KUREEREY
    WAXAA. UFIICAN IN EY. AAMUSTO
    SUBXAANALAAH.
    DADKEEDA HAQABSADAN. WAA GABAR YAR.
    WIZBIGA SHEEKEESO. HA ILOWDO.
    OONOLSHEEDA HIRE UWADATI CARUURTAAS XANUUNSN. ILAAH. HACAFIYO. BAASUGAAYA SIFIICAN. UKORSO.
    TAARABI

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs 4 місяці тому

    wey jaceshy ruunti gabdha wax laqabta

  • @LOOYA44
    @LOOYA44 3 місяці тому

    ASC sxb sare qurux ku dhigle adi ayaabo naga waa loyo FIFA uganda KAMPALA

  • @ayaanabdullahi7632
    @ayaanabdullahi7632 4 місяці тому +14

    Qurux kudhiigle aan daawaday mana qoslin Doctor aad

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 4 місяці тому

    Wcs haji anigana wnbaxa mrkn xanaqo 3days bacden bnsolabtaa wllhi mrkn caro goyo hhhh ku slmy wll

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 4 місяці тому

    Waba gabadh wayn aqli ma jiro miyaa.?? Side inan yar oo aan ku Rabin lacag uku daldalaysaa. Ani ahaan sheekada du sax ma. Aha. Waxad u hadlaysaa in wa wayn laka hayo oo cabsi ku hayso sister🤔🤔🤔🤔😎

  • @LooyaanHassantohow
    @LooyaanHassantohow 4 місяці тому +1

    POM POM FAMILY EMPAYA LEGEND QURUX KU DHEGLE MIDAN GALAS BIYO XATA KUMA FILNO BESHIN BIYO SOO QABSO KEEP GOING ONE LOVE ❤

  • @HamdaJamaismail
    @HamdaJamaismail 4 місяці тому

    Ala qosol waynaa maalintaydii baad qurxisay Quruxoow mhdsanid😂😂😂😂

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 місяці тому +1

    Saax saax saax saax

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 4 місяці тому +2

    ✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣🔥👍

  • @chefimsa
    @chefimsa 4 місяці тому

    ANI MARKIIN XANAAQO QURUX KU DHIIGLE LEEN ISOO EKAADAA ANI DHAN QURUX QURUX CAMAL NOO 😂😂😂😂

  • @chefimsa
    @chefimsa 4 місяці тому

    ANI MARKIIN XANAAQO QURUX KU DHIIGLE LEEN ISOO EKAADAA ANI DHAN QURUX QURUX CAMAL NOO 😂😂😂😂

  • @NaniiAlpha
    @NaniiAlpha 3 місяці тому

    Qofkii ugu HoreyeYe Ee SuuD Ri akshan KubixyeYe😂

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 4 місяці тому +2

    Dharaa dhaqaa aa tan anagee nagu fiicantahay @@

  • @xamiida20
    @xamiida20 4 місяці тому

    Salaam Qurux ku dhiigle walaalkey numberkaaga noo soo qor inaan kula Hadlo aan rabaa nooh yaaqoo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marianmohamed7534
    @marianmohamed7534 4 місяці тому

    Raga dhibadanaa video lee kaa duubanaayaan kadibne xawaalada iyo adiga ayaa kala daaleysiin guur africa haleyska ilaasho 😢😢😢oohin ayaa ka dan beeyso gabdho tashta kuwa euro is America jooga 😢😢😢

  • @WiilbooyCade
    @WiilbooyCade 4 місяці тому +2

    Hadii aan xanaaqo waan ordaa lee

  • @Abdiaziz1998
    @Abdiaziz1998 4 місяці тому

    Waar maxaad samiisy anigu miyaan ushqeeya waxda cafimaadka yaa tidhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @chefimsa
    @chefimsa 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 MAQOSLI KARI AWDAARE DUULE HALAGA TUMO 😂😂😂😂😂😂😂

  • @IkramHassan-l9v
    @IkramHassan-l9v 4 місяці тому

    Awalba guriga markay tagto hooyo waxanuunsanahay aydhihirabtay , markaan xanaaqo hawsha guriga inay dhamaato mooyee kamadaalo

  • @AbdifataaxBashiirsiidow
    @AbdifataaxBashiirsiidow 4 місяці тому

    salaan kasocoto xusul io feer
    the fmly impayer pum pum in our team❤❤😂😂😂

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 3 місяці тому +1

    Saax saax saax

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 4 місяці тому +1

    hoogaa hoogaa

  • @hibao9569
    @hibao9569 4 місяці тому

    The best yutuber qurux kudhiiglow aniga wan fahmi waaye ilaa iyohada lakin adigaah kala bixiyay hadalka bisinka

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 4 місяці тому +3

    Hee haye iwad sheekada ana an dhageeste

  • @ashalul565
    @ashalul565 4 місяці тому +2

    Ilaahow hanagu keenin, gabadhaa iyada ayaa iska bixisay lacagteeda

  • @Deganhirsiihelcashaq
    @Deganhirsiihelcashaq 4 місяці тому

    Sxbo ani gabdha hadal keda hal wax ban kafahmay markay ledahay telfankayga gbs lugu xiray qof lama hadli karo halkas inay wax qarinaysan ka fahmay yacni in sir laga hayo hadana aysan rabin in ay shegto ama in aytahay plen la,isla og yahay wa un la badas😅😅

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 4 місяці тому

    Naagta isagaa lasoo balamay waa tii ninka kabahiisa aan ursado oo kale reer uu ku waashay odayga afkoodii bay iska raadin hal kalmo ka dib waxaa weeyaaniin sheekada dadka lagu waalo hadba naag baa lakeenin siloo dhaho waa reerkii sharkaaga alaah hakugu cesho

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 місяці тому

    gabadha ama waay xanuunsan tahay ama way cabsan tahay waxna way qarinaysa rikaato way sheegtay waxay tahay gurigeedana sideee loogaa qaadi kara haduu jirin rikaato

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 4 місяці тому

    Just inay soo caan baxday rabaa inadeertay😅😅😅😅 wizbii baa dadka usaaran reer tiktok 2beri

  • @marianhaji1210
    @marianhaji1210 4 місяці тому

    Qurukudhigle jooji isuka waa ceeb gabar ladhacay in aad kujes jesto

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 4 місяці тому

    Hhhhhhhh. ANIGU Markaan xanaaqo boorsooyinkayga intaan qaataan. Safraa

  • @ismacildahir3709
    @ismacildahir3709 4 місяці тому

    Wajigas mayrabta lacag iyo ninqurxon inay kuhesho

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 4 місяці тому

    😂😂 naagta erayga guurso ama anaa ku guursanaa ladhahy😂 marka waa dhibsatay daaya 😂. Da,ada gubooso 😂

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 4 місяці тому

    Wisbigaa bayay waxa sidaan arkay u eg misana fanaanka ah naa miyaad is daba marsantahay maba fiyoobide orodoo iclaajka aad naa murayada isku eeg oo is dhageyso

  • @MahamedAbdirisaq-4ty
    @MahamedAbdirisaq-4ty 3 місяці тому

    Hadaan xanaaqo dadka dhex dooda waanka fogada hadii kale nugliyerku siduu wax ubaabiyo ayaan wax ubaabiiya

  • @rodaali169
    @rodaali169 4 місяці тому +1

    Tan lama yabine lacagta laga qaday, ee gabdhan warranty HW Loma Laban doonohoo muuska tararax

  • @HamdiAbdi-c8g
    @HamdiAbdi-c8g 4 місяці тому

    ❤adigamuqalfi likewuruckudiglie
    ❤❤❤❤❤
    😮

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 4 місяці тому +1

    Legend of the legends Qurux kudhigle in the waaw reaction kudhigle 🥰🥰😂

  • @raulothman337
    @raulothman337 4 місяці тому +3

    Anaka nimanka qurxoon hadaa nahay Gabdhaha
    Gabdhaha lacagta leh aya sugnaa
    Welcome lacaglayda 🙏

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 4 місяці тому

      Nin qurxooon ma naag baa waaba nacase

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 3 місяці тому

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 4 місяці тому

    Lacagta iyada dirtay maxa hada ka sheegeysa ma isaga xoog oga qaatay si xor ugu dirtay cajiib

  • @SahraAhmed-m3t
    @SahraAhmed-m3t 4 місяці тому

    Aniga wa ku xanaqsanahay,wadada ayan kugu arkay,maba I so firineysid

  • @Fariidacabdulaahimaxamed-jl2ps
    @Fariidacabdulaahimaxamed-jl2ps 4 місяці тому

    Markaa xanaaqo waxaa jeclay inaa wax cuno yacnii cunto 🍔🥪🌮🍕🥙🌯🍧🍨

  • @hawl_aduun
    @hawl_aduun 4 місяці тому +2

    8:35 analysis baratay congratulations 🎉

  • @umuzakariyaofficially5386
    @umuzakariyaofficially5386 4 місяці тому

    Nagdan way walandaxay wilka haskisa ayay rabda inaay rarkisa kadumiso😂😂😂

  • @MucadIdiris-is5yn
    @MucadIdiris-is5yn 4 місяці тому

    Aniga hadaa xanaaqo xafadeyda waa ka tagaa qofkasto wixii ku xanaaqay ayaaa usheega kkkkkkk

  • @saharoali8163
    @saharoali8163 4 місяці тому

    Nagahan guurka ku khafiiyay waa maxay lacagtoda isku gadayaan mataqaano

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 4 місяці тому

    Markan xanaqo
    Waxan Doona.gurika oo dhan ina an jajaabiyo.oodhan😂😂

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 4 місяці тому

    Ani hada xanaaqo waa baxaa waa soo wareegaa garoonka kubada cagta tagaa si aan farxad u dareemo

  • @HagagAdan24
    @HagagAdan24 4 місяці тому

    Xaalku Wasidee 😂😂😂
    War UA-cam Ayaan Ahay So Raaca 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍🔥

  • @roodaqueen2959
    @roodaqueen2959 4 місяці тому

    Wllo malinta dambee ee ad xanaqdo. Waxa idhibay. dhardhaq ikale abayo

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 4 місяці тому +1

    ✅️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍

  • @yahyeMohamud-cb5vd
    @yahyeMohamud-cb5vd 4 місяці тому

    Hadaan xanaaqo waa amusa indhaha goob kale ayaan tagaa si aan maskaxdeeyda u dajiyo

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 4 місяці тому +1

    Qofta seexato iyo aniga iskumid ah waa see da aniga no buuq oo kiyaakaro 😂😂

  • @aishaalicia1794
    @aishaalicia1794 4 місяці тому

    hhhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂

  • @BicharoAbdi-fv3qq
    @BicharoAbdi-fv3qq 4 місяці тому

    War wcs ee ma aroos bad usocody
    Jawigu manda
    wa dhindhin ne

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 4 місяці тому

    Gabdhaha nimanka iska celiya wareeriya ka aarsada banaanka marka hore ka mara

  • @saharoali8163
    @saharoali8163 4 місяці тому

    Nin la aantiis lama noolan karo miyaa xolaha leysku rakateynaya miyaa

  • @najma649
    @najma649 4 місяці тому

    iimaka ala kaa qaad nuu shaqaysto inta
    uu lacag uusan shaqaysan jecelaa

  • @najma649
    @najma649 4 місяці тому

    iimaka ala kaa qaad nuu shaqaysto inta
    uu lacag uusan shaqaysan jecelaa

  • @najma649
    @najma649 4 місяці тому

    iimaka ala kaa qaad nuu shaqaysto inta
    uu lacag uusan shaqaysan jecelaa

  • @marianmohamed7534
    @marianmohamed7534 4 місяці тому

    Kkkkkkk 😂😂😂😂😂😂qurux ku dhiigle anaga xataa waa kula oonay

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 4 місяці тому +1

    Yaa dhahay lacag sii qori mu ku haye marke lacagta u diresey nagahan qooqa waaley uf 😕😕

  • @horiyah-hf4lo
    @horiyah-hf4lo 4 місяці тому

    Aniga marka xanaaqo waxaan jaclahay in aan meel cidlo ah tago 😅

  • @aliabdi8194
    @aliabdi8194 4 місяці тому

    Kkkkk waxan firsana maxan waxan ku qosla jack funny guy

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 4 місяці тому +1

    Muqalka so dhigay so dawo sxb hadu ku qanciyay wax le isar baryo ma aha ❤😂

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 4 місяці тому +1

    ✅️🤣🤣🤣🤣🔥👍

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 4 місяці тому

    Rikaatadaan waa sixir ee maahan black mealing