dhibaatada iyo xanuunka ka badan ee soo marnay hadaan nahay reer muqdisho , waa na jiciyey waana sabab ay ooyinta uga soo hareeso gabdhaha iyo ragaba, dad badan ma fahmi karaan wlh, anigoo aaminsan inaan dad u coolool adkahay ayaaba cabsaday iney legend wax gaaraan. kabtanka, waxaa kuu rejeenaa cimri , caafimaad iyo cibaado dheer insha allah brother
Captian pra mahasanid walalken walahi anoo galkio jooga ayaan la ilmeeyay walalaw wana iyo walaltinimaba si jogto ah oga hadal somaliya waaku midoobidoontaa in sha allah
I am your Yemeni sister, and consider me your sister. By God, I only spoke out of hunger and distress. I and my entire family have been displaced from our homes because of the war. We are in a condition that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who have brought us to this Indeed, by God Almighty, I did not write this appeal out of distress and poverty, O All-Knowing World. We hope that the great of the Lord is the great of the throne And we put a lot of difficulty, we are 4 “” ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' my brother My first words are that I swear to God on the Book of God that I will not lie to you, nor deceive, nor deceive. I am a displaced Yemeni girl. My family and I have 20,000 Yemenis among us in Ayat Al-Shahrb, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy. By God, my brother, he comes every day to humiliate us and talk about us. He wanted to move from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back to talk to the neighbors and gave us a deadline of the end of the week. We paid him an oath, may God have mercy on him. He will take us out to the street. Have mercy on us. Our country is because of this war, and we cannot find food for our day, and my brothers and I are living on a safari. Our father has passed away, may God have mercy on him, and we have no one in this world who has been there for us in these harsh circumstances. My younger brothers went out to the street and saw the neighbors eating, and they stood at their door asking for bread to be given to them, even if they broke it. By God, to whom belongs the kingdom of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them. And they came back crying. They were dying of hunger. No one had mercy on them. I gave them a holiday. I would have made a living. Now blame one of us. Help us with a kilo of flour. I swear to God. I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God and then to you. I want your help for the sake of God. I ask you to love goodness and help me, even if it is 500 Yemeni riyals via WhatsApp messaging. On this number 00967717651204 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar. See how they are and help us and save us before they throw us out in the street. We will be lost or die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well. 😢
Masha Allah waan qiiroode wllhi riyaalatiga aad ka hadashaa captan hore usoco intaan iyo in kabadan waa kuurajeenaa waxaad uqalante Mar hore inaad 10m waadna gaari doontaa captan hore usoco my brother 😅
ua-cam.com/video/kXxlMI1YIJM/v-deo.htmlsi=3_0w58TVJBeE2e6U❤❤❤
Guleyso wllka malinta yutup sameysatay ila hada follow ku ahay wayo qalbi wanaagan wan kugu ogaa iyo dhaqankan quruxda badan wll ku dayasho mudan tahay ❤❤❤🙏🙏🙏
Dunida masoo marin ruuxka qayr bada kana shara badan nabi muxamed ❤❤
Kabtab baraa inuu dhiran yahay waxd ku garata inad duhuur wax u so dhigayo kabtab Kaa 2m ku tuuraa wallo yaal🎉🎉🎉🎉❤❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
qof wax kusiiyo waad heshaa lakin qof wax kuusheego way adagtahay sidaad ku heshid thanks captan we need more people like you man
😢😢😢😢😢Dadnimo lasheegaba wa cabtan bara halkaad hiigsaneyso meel ka wngsn alle ha ku gaadhsiiyo cimriga ha ku barakeeyo🤴
Hadalka muhiimaddiisa waa markaste ohoow positive qof dadka u dhexeeya Isla weynina aan leheyn
Captan sidaa sheegtay far kaligeeda fool madhaqdo sxb adiga iyo team kaaga quruxsan keep going guuleysta 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Wallahi dumarka waa naxRiis allow noo daay gabdhaheena somaliyed ragoow waxan idinka codsanaa inaad unaxariisataan gabadhu wey ku dhashay waa dhashay waa xaaskaada waa wallashaa ragoow xaqa ilaaliya nafsi yaa leysku galin taladeeda waa intaas kuligiina waan idin wada jecelahay❤
Walal Inshallah guul walal captain bara 1 million soon
Abti cabtan baara guuleyso 1m kabadan uqalantaa walaahi respect 🙏
Captan waa iga ooyinsiisay intaan aad joogto uma qalanto 2m ayaa u qalantaa keep going abti mcn
Legend cabtan baare keep going
Coming soon 600k I.a❤❤
Kabtan markasto garab kaga nahay waana ku wadanaa hore u soco 600k coming soon 🎉❤❤❤
Zxp horumar intan ka 😊badan waaad samaynaysa lipaaax bad thy zxp never give up❤✊️
Thank you brother 🙏 runxantii waxataxay qof wngsn, qalbii wngsn, wlhi waxas natustii muhumida nollosha . Keep going 💪 kabtaan 🎉
Kaptan Baara asxaabtaada sida ugo Mahad celineysid dadnimadaada ka turjume rag yaqaan tahey sxb guuleyso horey usuco 👏👏
dhibaatada iyo xanuunka ka badan ee soo marnay hadaan nahay reer muqdisho , waa na jiciyey waana sabab ay ooyinta uga soo hareeso gabdhaha iyo ragaba, dad badan ma fahmi karaan wlh, anigoo aaminsan inaan dad u coolool adkahay ayaaba cabsaday iney legend wax gaaraan. kabtanka, waxaa kuu rejeenaa cimri , caafimaad iyo cibaado dheer insha allah brother
Guuleyso kabtan waxaa tahay qafo qiimo badan Allah haku xafido masha Allah tabarakalaah
Captian pra mahasanid walalken walahi anoo galkio jooga ayaan la ilmeeyay walalaw wana iyo walaltinimaba si jogto ah oga hadal somaliya waaku midoobidoontaa in sha allah
Captan kabarà guuleysaaa walal waxaan kurajeynaaa intaaan iyo in kabadan ❤❤❤❤
Captan guu leyso farxad aan ku rajayha iyo hormar mar walbo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nolow intey nolol jirto🙏🙏🙏
Wcs captan baara , sxb waa ku taageeraa adiga iyo asxaabta quruxda badan, m.a
Taladaada waa muhiim , is cafiska waa muhiim , dhamaan tiin waa idi jeclahay horay usoco
Hibadaada banaanka keen waa ku faraxsanahay
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️
We love you my brother from another mother keep going ❤️
Captan ilhy haku xifdiyo sxp kuwi wanag ku hishiya ilhyba rali ka ah nin dhalin yaro ah oo hadana dhalin yaranimada qadin baa thy🫶
Keep going bro you're legend and your mindset is 100% healthy,positive and matured wish you all the best
Wlhi ben mahin kaptan Samsung adi dhan ku badlaa lkn ani qof iga badasho mhesto wlhi xitaa ex makis haley gado full respect 🙏 kaptanka😭🎉
Wlhi wanadan wa an facee qofkii qaata. Salaman kabtan baara
Captain baara legend of the best football player in Somalia 🇸🇴 👏 🙌 ⚽️⚽️
Hamblyo wllkey🎉🎉🎉
Respectful captan baara waanku wataa wllka hore usoco❤
Go ahead always never look back my brother you're legend ❤😊
Wllhi anaba qiiroday social mediana kuma jiro m.a m.a kabtan keep up❤
Keep going my pro captain baara Guul i.n wxa thy qof qalpi wngsn wan ku wata lpx 💪
Mashalh Mashalh my brother kabtan wlh waqirothay thank wll qali I,a 2 m iyoo Mar da,w❤❤❤❤
Kabtan baara wllo MCN wad iga oohisay wllo wax kudhiba allaah kuma tuso aadban kuu jeclahay💚💚🤍🤍❤️❤️
Kabtan Shaqsi Kaa Qalbi Wanaagsan Social Media Kuma Jiro, Guulayso Sxb ❤
Captain baraa nin qalbi wanagsan waye wlhi 😢❤
I am team kabtan baara from USA 🇺🇸 kabtan keep going to your dreams 👍🏾
Masha Allah kaptan para wa qof qalbi wanagsan lex keep going kaptan
Captain horey usoco, guulo badan kuu rajeynaa I.A
Captain Adi magacaada oo seddexan dadka Mawada garanayaan iyadoo aysan dadka kuwada garaneynin oo aan Ani ka mid ahay Ayaan haddana kuu imaaminsanahay sidii waalidkeena oo kale sxb waxaa tahay legend aan aad u taagerno Alle hakula Jiro sxb waxaan aad ujeclaan lahaa inaad reply iisoo gasho oo aad iisoo qortid magacaada oo seddexan mahadsanid sxb❤
Captaka walhi. Daar Allah kujeclahy 😢😢😢❤❤
Captan waa kuu imaanaa isoo dhawey ❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤🎉
Kaftan ka waa legend waan taag yaraaa keep going
Cabtan aabe soomaliyed sxb guul iyo gobanimo sxb ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kabtenka meshan umaqalmo 😢 wlhi millions ayu uqalma please 🙏 kabtenka kor an uqadno
Si wyn bad calosha I xanujisy wllky mcnow alle hku xafiido
Waxan thy Aabe dhiiri galin badan keep going
Captan baara hore u soco.
dhiiri gelin wacan
Kaptan baarow walhi saaid Ku taagera walaalkey ❤❤
Kabtan baara sxb nolow intee nolow jirta❤❤❤❤😢😢
Captan bara sxb guleyso ❤ magacaga ha sareeyo abid🫡
Big respect legend captain bara
Mash Allah abti guleyso qof wngsn in ad tahay wan oga
Captan bara 1 billon aya u dhigmada saxiib❤
@Captain baara wallhi dar Alle ku jeclahy wallkay❤
m.a kabtan guuleyso my brother ❤❤
Kabtan m.a sida no dhirigalisey teamka 19 nayntin hda maqalney team 27 malesia team 19 u racii
M.a tabtan runtii waa naqireyse 😢😢hore usoco sxb
Barasha wangsan abow❤❤❤
Captain bara sxp guleyso marwalbo wa kutageraa❤
Guuuleeso walaal❤❤❤❤
Captanka wlhi bilahi first taagero ayan kuuahy dhanka social media
Captan manta waa Naga ohisay😭😭😭
Waa qiirooday kabtan😢
Abti kabtn baraa guleyso🎉❤❤❤
Kabtan guuleyso wllhi Wan jeclahey janalkaga
Wllh daacad ban uilmeeyyy captian baara
Keeb,going,my,brother🎉🎉
capatan baar wallahi waa ilmeeyay 😢😢😢😢
Kabtan allah yacisak dadka xaqooda waad iska ilaalisaa waadna naga qoslisaa nacafi adiguna
Masha allaha keep going wallahey kaptan barra you the best
Legend kaptain baara❤❤❤❤❤👏🫡
Many thanks, Kabtan 🫡
Horay usoco wll🎉🎉
Challenge hesaha nosodig ❤kabtaan
Wlhi calosha idamqatay wan qiroday m.a guleysta waligin wllnimo❤❤
Kaptan baara wlhy waa hadal qiiro leh mnshalaha guulaso wl
wllhi waan ilmeeye kabtan 😢😢
Kabtanka.waa.wall.wngzn.Waa.Aabe.somaliyed.waxan.kuleyhy.waanadada.wan.qaati.oky.👍
Wlo kptan baaraa hore u soco zxp mcn❤
The best 👌 hero
I am your Yemeni sister, and consider me your sister. By God, I only spoke out of hunger and distress. I and my entire family have been displaced from our homes because of the war. We are in a condition that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who have brought us to this Indeed, by God Almighty, I did not write this appeal out of distress and poverty, O All-Knowing World. We hope that the great of the Lord is the great of the throne And we put a lot of difficulty, we are 4 “” ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' my brother My first words are that I swear to God on the Book of God that I will not lie to you, nor deceive, nor deceive. I am a displaced Yemeni girl. My family and I have 20,000 Yemenis among us in Ayat Al-Shahrb, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy. By God, my brother, he comes every day to humiliate us and talk about us. He wanted to move from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back to talk to the neighbors and gave us a deadline of the end of the week. We paid him an oath, may God have mercy on him. He will take us out to the street. Have mercy on us. Our country is because of this war, and we cannot find food for our day, and my brothers and I are living on a safari. Our father has passed away, may God have mercy on him, and we have no one in this world who has been there for us in these harsh circumstances. My younger brothers went out to the street and saw the neighbors eating, and they stood at their door asking for bread to be given to them, even if they broke it. By God, to whom belongs the kingdom of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them. And they came back crying. They were dying of hunger. No one had mercy on them. I gave them a holiday. I would have made a living. Now blame one of us. Help us with a kilo of flour. I swear to God. I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God and then to you. I want your help for the sake of God. I ask you to love goodness and help me, even if it is 500 Yemeni riyals via WhatsApp messaging. On this number 00967717651204 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar. See how they are and help us and save us before they throw us out in the street. We will be lost or die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well. 😢
@capatan baara kindly respond here
Captaan baara is the Portpatrick
Kabtan nin qalpi wanag san waye 😢
Masha Allah waan qiiroode wllhi riyaalatiga aad ka hadashaa captan hore usoco intaan iyo in kabadan waa kuurajeenaa waxaad uqalante Mar hore inaad 10m waadna gaari doontaa captan hore usoco my brother 😅
Kaptan Bara shaqsiga kliya aan mucaarad laheyn social mediha.
intaasna wuxu ku gaaray qalbi wanag iyo dad jecel
Guulo badan gaadh kabtan🙏
Captan imotion ayaad iga dhigtay
Wlhi waan ilmeeyi
Walalkey captan Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤❤❤
My big fan captain bara and his team keep going ❤❤
Abtiyoow horay usoco ku leyahay😢🎉
Najax darteed idiin daawadaa wlhi.inanta reer hrgysa waa qof degeb
Team kabtan baara 🎉
Captain you're so funny bro keep going nudgu❤
Bring hassan yare
Captain wax bdn ayan caawa ka faa iday guuleyso wllkey❤
Big man captan❤❤ the GOAT
😢🎉❤the legend waadna qiireysisey