Mowliida iyo Xukunkiisa || Sh Xassaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +2

    MashaAllah Tabaraka Allah sheekh,
    Baaraka Allahu fiyk sheekh Xassaan

  • @qaanjeera638
    @qaanjeera638 2 роки тому

    Waa sax mowlidka waa shirk iyo siyaarta

  • @hawasheikh6338
    @hawasheikh6338 2 роки тому +1

    ما شاء الله

  • @al-marifahmedia816
    @al-marifahmedia816 2 роки тому +2

    اثابك الله شيخنا الفاضل
    محاضرة قيمة قبل اثنى عشر سنة تقريبا

  • @maxamedbodaye2028
    @maxamedbodaye2028 2 роки тому +1

    xafidulaah shiiq xasaan alaha kubarakeeyo

    • @cabduqaadirkingofruleanded1039
      @cabduqaadirkingofruleanded1039 2 роки тому

      Alle anaa waso siil leeyahay

    • @bileabdi9615
      @bileabdi9615 2 роки тому

      @@cabduqaadirkingofruleanded1039 ilaahay waxaan kaaga baryay inuu cuqubo degdeg ah kula kulansiiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

    • @cabduqaadirkingofruleanded1039
      @cabduqaadirkingofruleanded1039 2 роки тому

      @@bileabdi9615 alle anaa waso siil leeyahay guskeyga ku wasaa

  • @abdisalanabdi2751
    @abdisalanabdi2751 2 роки тому

    شكرا لكم

  • @fanaxmedia7335
    @fanaxmedia7335 2 роки тому +2

    Waa goormaa muxaadaradaan waa igu cusubtahayee maxaad uheysateen intaan xili horee umuuqataayee

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 2 роки тому

      Noor Omar
      Xilli hore waa lasoo daayay Ee hadda waa celis ahaan,
      Saasey ugu muuqataa inow shiikhu hada soo jeedinaayo lkn maaha muxaadaro Cusub,Thanks.

  • @abdullahigass4170
    @abdullahigass4170 2 роки тому +2

    سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر ولا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم يا رب لك الحمد كما ينبغي لجلال وجهك وعظيم سلطانك

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому

    Jazakumu Allahu kheyra,
    Ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood

  • @shafeecmacalin6402
    @shafeecmacalin6402 2 роки тому

    Masha allah sheikh Islaam xafidahu allah

  • @idirisshire277
    @idirisshire277 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @sheikhshaficimohamed4642
    @sheikhshaficimohamed4642 2 роки тому +1

    Nafteyda ayan ka jeclhy allh aya ku jeeda

  • @walakiinsheege720
    @walakiinsheege720 2 роки тому +1

    Masha alaah muxaadaro in bdn loo baahnaa

  • @hooyoproduction5343
    @hooyoproduction5343 2 роки тому +2

    Laakin muxadaradan Gormeey dhacday

  • @MohamedIbrahim-iz1pv
    @MohamedIbrahim-iz1pv 2 роки тому

    Kaadib kufaar ah oo kukufritay ilaahey iyo rasulkiisa

  • @imamushafici209
    @imamushafici209 2 роки тому

    Muxadaradaan waa goormaa#
    Waxaan arkaa sheikh hada wacdiya oo dhageysanaya muxadarada?

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 2 роки тому

    Sheikh khayr Alle hasiyo waa arin halis ah Alle hainagu sugo Xaqa hada si wanagsan ayaa ko fahmaya in waxyabo badan qaldanyhin! Xafad lagu dhiigo an tagno cunta& Sirada Rasulka wax an ka ahayn laguma sheego Wana dumar kali ah lkn Gobalada dhaxee Somaliya waxa ka dhaca waa extra , ayaa laigu so diifin ardayda sheikh Aya kamid nahay ,Xaqa Alle ayaa na fahansiyay mesha cunta & bashal ban u tagnaye 😁

    • @cabduqaadirkingofruleanded1039
      @cabduqaadirkingofruleanded1039 2 роки тому

      Alle anaa waso siil leeyahay

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 2 роки тому

      @@cabduqaadirkingofruleanded1039 Stupid Adiga futada ayaad dhigata ilaan Siil wad kaso baxdaye!!! Sanigad thy Wase kabax mesha Dayuuska ah !! 😡😡😡

    • @cabduqaadirkingofruleanded1039
      @cabduqaadirkingofruleanded1039 2 роки тому

      @@sameerahajia4600 ani gaal ahay

    • @bileabdi9615
      @bileabdi9615 2 роки тому

      @@cabduqaadirkingofruleanded1039 gaal waadba tahay adiga ciyaar ayaad uleedahay dhulka kulago

  • @abdikanihussein4389
    @abdikanihussein4389 2 роки тому +2

    Adiguba yaa najuus inaad u la bilasidid sida dumarka oo kale waa qalad duf hakugu baxeee

    • @SHZakiAbdikadir
      @SHZakiAbdikadir 2 роки тому

      Alxm shiiqa warkaaga maceliyo alle cimirigiisa ha dheereeyo

    • @bileabdi9615
      @bileabdi9615 2 роки тому

      Waxaad tahay Qof caqli yar islamarkaana jaahil ah ee hadaad caqli yartahay diinta baro si aad u badbaado xaqa iyo baadilka

  • @Drabdukadirhassantuulo
    @Drabdukadirhassantuulo 2 роки тому

    Anagu hadaan nahay dadka suubanahooda jacel ka suuli mayno in xasuusino subanaheena,(NnKH) bulshada, ee waxaan idin oron warka cidlada ah island daya,
    Caradiina aad ma naxdaan mawliidka la dhinta,

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 2 роки тому +1

    Tuug beenaala nabiga ha xusina waa nabiga ilaawa yahuu

  • @mabdi4999
    @mabdi4999 2 роки тому +2

    Beenloow, ma ilaahay iyo rasuulkiisaan fadli ku sheegin? Xattaa rasuulkaa xusay dhalashadiisa oo Sawm ku wayneeyey si umadda utuso fadliga dhalashada Nabiga calayhis Salaatu wasalaam.

    • @adonallah
      @adonallah 2 роки тому

      Aayade sheegeysa ixtifaal iyo xadiska wadadow musliminta waxaa Nala Amray inaan uduceyno nabiga csw sallaahu caleyhi wa Salim ,, muslimintu laba sanad Ciid ayaan lenahay ciidul fidri iyo ciidul udxiya rasulullahi csw waxan kuxusnaa malintii 5gor 5saladood oo logu duceeya waxa kalo rasulullahi csw no shegay inaan kusalino magaciisa markan maqalno , iyo subixii 10gor iyo galabtii 10gor ,,marka xagee laga kenay sanadkii halmar hala xuso ,, rasulka csw wa u kadigay wixii nabi ciise csm ay kusameyeen nasaaro marka walal rasulullahi csw malinkasta kusali taas ayaa ilaahey ku amray

    • @mabdi4999
      @mabdi4999 2 роки тому

      @@adonallah قل بفضل الله وبرحمته فبذلك فليفرحوا هو خير مما يجمعون
      Waaddaas aayaddu qofkii qaadanaya

    • @mohamedalimohamedcumar1205
      @mohamedalimohamedcumar1205 2 роки тому

      M Abdi beenaanle ayadaas kama hadleyso mowliid ee wax baro bro

    • @bileabdi9615
      @bileabdi9615 2 роки тому

      @@mabdi4999 kkkkkkkkkk kkkkkkkk war Aayada Ha ku been Abuuranin ee diinta baro oo Ha noqonin dameeri dhaan raacday ilaahay u soo noqo Xaqa iyo baadilka waa inaad kala ogaataa walaal jaahilnimadaan waa la,soo wada maray sheekha laftirkiisa Ayaa kuleh waxaasan usoo dhafri jirnay caqligaaga kaasho oo u kuurgal waxey Akhrinayaan iney shirki iyo been ka hadlayaan waa wax banaanka iska yaalo xitaa Qofkii aan diinta si fiican u aqoon haduu qof caqli leh yahay durba wuu garani ( Quraanka iyo Sunaha Nabiga ) ( NNKH ) midkoodna kuma soo aroorin waxey Akhrinaayaan

  • @docolaychannel5818
    @docolaychannel5818 2 роки тому

    Muxaadaran maxaa loo qariyay intii nala wareerinayay

  • @aksheykumar7709
    @aksheykumar7709 2 роки тому

    Duli afku wasaqleh

  • @qadijomaxamed6076
    @qadijomaxamed6076 2 роки тому

    Muxaadaradaan waa mid hore tuug yahow xunkaa wax hore ayaad umada wax cusub uga dhigaysaa

    • @Gloriouslyupright324
      @Gloriouslyupright324 2 роки тому

      Maxaa ku jaban haday Tahay mar hore soow looma baahna in layska reebo bidcada?

  • @Drabdukadirhassantuulo
    @Drabdukadirhassantuulo 2 роки тому

    جهلت ولم تعلم بانك جاهل: ومن لي بان تدري بانك جاهل،

  • @sheikhshaficimohamed4642
    @sheikhshaficimohamed4642 2 роки тому

    Su.aal qof diin ku dhintey miya allh uma baryi karin

  • @sheikhshaficimohamed4642
    @sheikhshaficimohamed4642 2 роки тому

    Ninyahow cilmiga baro ani wan ku layaabee

  • @adandika5751
    @adandika5751 2 роки тому

    Masha Allah

  • @idirisshire277
    @idirisshire277 2 роки тому

    Masha allaH