Arimaha caqiidada waa laga midaysan yahay ilaahayna islam buu inaga dhigay aynu kalmada لا إلله إلا ألله محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم Gaalo ayagoo kala diina ayay islam oo hal diina u tashteen Aynu tashano annagoo islama Ilaahay dhamaan muslimka ha mideeyo.
Asc sheikh xasaan mad habyada maxaa u kala fadilee soo afarta mad hab masina mise shaafici iyo maaliki aya lagu nasaqay oo labada kale mad habkooda in lagu dhaqmo denbi ah
Hadalkaa ku saabsan Xambaliga ay ardayda jaamacadaha Sucuudigu soo waarideen, 50 sano ka hor ayuu ku habboonaa in la dhaho. Hadda waa lala qabsaday, wixii shaaficiyada lagaga xoogroonaa xagga daliilka ayaa Xambali laga qaatay. Hadalkan sh. Xasaan maaha ku hadda waqtigan loo baahan yahay
ninkii raba khiyaarkii ha is rogrogo, laakiin dadka mad habtooda u daaya. tabliiqa aqoonta laheyn ee noo yimaada wata xanafi, xitaa waan ku dayanaa. cidkastaba way narogtaa miyaa. yaahuu. hunguri
Sufida wey ka danbeyen imamu shafici midakale sufida wax lagaleysiyo mahan kuwa kitabada nabi Amanka aqristee wa kuwa qaburta cubuda kuwa nabi amanka aqriyo Somalidena 70% wey wada aqriyan mana lawada galeysin karo kuwa qaburta cabuda un galo kuwa ayad ba shegeysi
Kutubta wahabiyadu iya bidcadu hos harsanaya Ashacira qortaye e Marka hore xassan kutub qorta kidibne hadla sida habrihi hacaytamine Ashaciro in adi iyo abka iyo isirkaba aqon kudhamayn wala wada ogyahaye, e ciyalka Masakinta ah Hawarerin Adiga warersane, Sufiyane ingiris makenin edinka ayow idinkenay, Tarikhda dib u aqri Marka hore waxne baro, Ina cabdi wahab hanfari aya sameyay e aqri tariikh rer najdi, islam si ad ubabi' isan, Abul xassan Al-Ashcarine A'imo diiinta loga danbeyo o an jahilin xasida ahayn sidi adigo kale aya katariqeyaye lasoco, Ina abdi wahab Maxow yaqiinay, Ma kutub fiqhiya amana naxwo ama tafsiir ama xadis ah o ow qoray miya jirto o anka ahayn kuwa dadka lagu babi'iyo o diinla'anta ah?!! Kaso jwb.
Goormay wahabiya dad diin bartay allah ilahay qaadirsana Islamka uu nosheegayo waa kee waa kan takfiirka iyo saaciduun Dadka gaalisiinta iyo qaraxa ka daya lrd
Sheakh Hassan su’aal? Nabi muhamed csw marku noola majireen wax layiraahdo suni shica shaaficia Ahmadia Malikia iwm Sow ma aha wax dabadii la abuurey sad kawarqabto shafici rxml wuxuu ahaa shaacir Masaxbaa in uu yiraahdo nabi muhamed wuxuu ahaa csw بين وحيين .marka xatith kuna waa waxyi masxafkuna waa waxyi taasi masaxbaa
Afka toosi walaal labadooda waa waxyi ilaaaha quraanka kushegay ee habeenin quraanka ilma cali rage inad thy aya kaasoo kamkameehe Daliilku waa 1. انه لقول رسول كريم 2.من يطع الرسول فقد اطاع الله 3.وانزلنا اليك الذكر لتبين للناس ما نزل اليهم 4.ومن يشاقق الرسول من بعد ما تبين له الهدي. Ama quraanku hku anfoco oo hdlka nabiga scw xifdi oo qadari ama kawada tag kalama haraane
hansab omar walaahey waa runtaa waxyaalo badan oon jaahilka ahey wey jirta waxaaaba kamida sadaxdaa kalmadood ee carabiga ah in aad noo sharaxdo oo maxaa a aad tiri afsomaliga mataqaanid in aad afsomaali noogu fahfaahiso adiga na ajirbaa kuu kordhaya
ماشاء الله تبارك الله
جزاكم الله خيرا يا شيخنا الفاضل
Jazaka Allahu kheyr Sheekh Xassaan
بارك الله فيك يا شيخنا
Arimaha caqiidada waa laga midaysan yahay ilaahayna islam buu inaga dhigay aynu kalmada
لا إلله إلا ألله محمد رسول الله صلي الله عليه وسلم
Gaalo ayagoo kala diina ayay islam oo hal diina u tashteen
Aynu tashano annagoo islama
Ilaahay dhamaan muslimka ha mideeyo.
Mash Allah.
جزاك الله خيرا يا شيخ
Masha Allah allow kubarakeey sheekh
Sheekh xasaan ilahay haku barakeeyo, arin muhiima ayaad bararaarujisay , dadkeena madhabkiisu waa shaafici, mana haboona dadeena n lagu dhex baahiyo madahab kale. Oo khilaafka laga dheerado.
Sh Hasaan Allah habarakeyo
Ilaahow kalmadda towxiidka nagu midee
Sh xasaan xuseen gesi calim ah aya tahay jazakalahu kheyran sheikh
Maashaa-Allah, hadal qiimo badan. Jazaakal allah.
Aar libaax sheykh xassan xusen baraka llaaho kheyran
Masha allah Allah hano Xafido sh xassan Abu salmaan
Mansha alaah sh xasaan jazakalaahu khryran
Sh xasaan allaha noo daeysto dadaalka aad wadaan adinkana kordhiyo mahdsanidiin
Asc sheikh xasaan mad habyada maxaa u kala fadilee soo afarta mad hab masina mise shaafici iyo maaliki aya lagu nasaqay oo labada kale mad habkooda in lagu dhaqmo denbi ah
mnsha allah
sheekh alle haku xafido
Masha allah waa geesiga umada somaliyeed may allah protect you
xuseen qalaafe sxp sare mhdsnd
waxaan raway inaan kuu shego Green screenka laga jaray sheeqa waa la dareemayaa ee cabacity ilaali ok
Masha allah sheikh Hassan HUUSEEN
Masha Allah shaykhuna
Hhhhhhh “khilaafoo dhan mayiraahdane khilaafka fiqiga ah weeye anagaa soo marnaye na weydii”
Xifdullah sheikh
Allah yubariik
Aaar aar alaah ha xifdiyo shwkhyga xasaan
Plz shabab u sheg in eey musliminta is ku qarxinayaa hadhaafan
Xaguu uga sheegi zxp isagaaba laqabee
Balaayada way ka midaysanyihiin isaga Iyo caruurtiisuba
isagaaa al shabaab kadaran hdaan arki lahaaa waxaan kudhehi lahaaa sh shible kasoobaro kutubta caqiidada
@@jamacmohamed2274 shibli isagaba cilmi u baahan meesha waxba ku heyn
masha Allah
Mahadka shaficiga ah iyo kitaabka xaniifiyadana in la fahmaa fiican.waayo diinteenu waa xanifi cidina kama hadasho say ku noqotay?
xassaan xuseenow ada ka kow ah dadka ku dhaqmo qaacidada ah (خالف تعرف)
Allaaaah akbar
Hadalkaa ku saabsan Xambaliga ay ardayda jaamacadaha Sucuudigu soo waarideen, 50 sano ka hor ayuu ku habboonaa in la dhaho. Hadda waa lala qabsaday, wixii shaaficiyada lagaga xoogroonaa xagga daliilka ayaa Xambali laga qaatay. Hadalkan sh. Xasaan maaha ku hadda waqtigan loo baahan yahay
ninkii raba khiyaarkii ha is rogrogo, laakiin dadka mad habtooda u daaya. tabliiqa aqoonta laheyn ee noo yimaada wata xanafi, xitaa waan ku dayanaa. cidkastaba way narogtaa miyaa. yaahuu. hunguri
@@hassanosman9486 hortay xanisfiyi iyo shaafici iyo axmediye maxay kukala duwan yihiin
Waxan layabanahay wwalina iga dhaadhici la' sheekhu inuu dhaho qaata madhabka shaaficiga hadda ashaaciro iyo suufiyo gaaleyo , wa kaaf iyo kale dheeri haloo sheego suashas sheekha imamu shaafici inuna ahayn wahaabiyo iyo ictisaam midna ee uu aha suufi iyo ashaaciro wax farqi ah oo udhaxeeya majiro
Wuxuu dhahay, shaafici beey sheegtaan, ma ahan shaafici.Adaa lahaa rabaa inaad baartid, ok daraaso ku sameesid.
Inankow imaam alshaafici goorme ahaa abal xasan alashcari goorme ahaa mskiin ayaad thy wax so baro intaana tacasub aya ku gesay in jahligaaga leyska arko.
@@mahamadhasan9570 imaam shaafici ayaa 100 sano ka horeeyay
@@MohamedAhmed-kl4ls waan la socda wlo alle haku xifdiyo.
Sufida wey ka danbeyen imamu shafici midakale sufida wax lagaleysiyo mahan kuwa kitabada nabi Amanka aqristee wa kuwa qaburta cubuda kuwa nabi amanka aqriyo Somalidena 70% wey wada aqriyan mana lawada galeysin karo kuwa qaburta cabuda un galo kuwa ayad ba shegeysi
Aahaaciro waa caaamo saaa saa rawaaa wlhi
😂😂😂 sh xassaan intixan weeyaan ashaaciro meel xun kga dhacay.
@@mahamadhasan9570 hadalkiisu ictibaar maleh
Kutubta wahabiyadu iya bidcadu hos harsanaya Ashacira qortaye e Marka hore xassan kutub qorta kidibne hadla sida habrihi hacaytamine Ashaciro in adi iyo abka iyo isirkaba aqon kudhamayn wala wada ogyahaye, e ciyalka Masakinta ah Hawarerin Adiga warersane, Sufiyane ingiris makenin edinka ayow idinkenay, Tarikhda dib u aqri Marka hore waxne baro, Ina cabdi wahab hanfari aya sameyay e aqri tariikh rer najdi, islam si ad ubabi' isan, Abul xassan Al-Ashcarine A'imo diiinta loga danbeyo o an jahilin xasida ahayn sidi adigo kale aya katariqeyaye lasoco, Ina abdi wahab Maxow yaqiinay, Ma kutub fiqhiya amana naxwo ama tafsiir ama xadis ah o ow qoray miya jirto o anka ahayn kuwa dadka lagu babi'iyo o diinla'anta ah?!! Kaso jwb.
Maxaan.ku dhgaysaan waxban.kaa amiinsnahah khawaarije xassan xuseennow
Wahaabi iiman la' waxba ma sheegayo waa IIMAAN LAAWE
SUBHANA ALLAH what's wrong with you brother
Dadka caamada ah sideeyda oo kale ah fadlan carabkiina ilaaliya. Culimada yaan carabkiina ka dhowra, Illaahey ka baqa.
Umada Kala saar saar ka Kala tag jaahil band ttahee
Somali wadaad ayaa halaagay
Hhhhh
Soomaalidu ma ina c/wahaab ka hor ayey ahayd wahaabiyo ahaayeen😂😂😂
Wuxu kawadaa diinta Ina Cabdiwahab waayo ina cabdiwahab wax cusub lama iman tawxiidka buu dadka oogu yeeri jiray
Dadkii diinta kubarsy ayaad gaaleysiinetsaaa caaalamadi khawaarijta ayaa kaa muuqato
Adiga cilmadayadu way nooga kaa digtay
Goormay wahabiya dad diin bartay allah ilahay qaadirsana
Islamka uu nosheegayo waa kee waa kan takfiirka iyo saaciduun
Dadka gaalisiinta iyo qaraxa ka daya lrd
Yaa la dagaalay ingiriis wahaabiyada miyaa ahyd sh xasan barsame wahaabiyo miyuu ahaa
Asaga kaligi aya khilafay culumadi somalida oo dhan wuxu tagerijiray shabab . Hadalka u shegayo asaga kusifeisan
Pp
Sheakh Hassan su’aal?
Nabi muhamed csw marku noola majireen wax layiraahdo suni shica shaaficia Ahmadia Malikia iwm
Sow ma aha wax dabadii la abuurey sad kawarqabto shafici rxml wuxuu ahaa shaacir
Masaxbaa in uu yiraahdo nabi muhamed wuxuu ahaa csw بين وحيين .marka xatith kuna waa waxyi masxafkuna waa waxyi taasi masaxbaa
Afka toosi walaal labadooda waa waxyi ilaaaha quraanka kushegay ee habeenin quraanka ilma cali rage inad thy aya kaasoo kamkameehe
Daliilku waa
1. انه لقول رسول كريم
2.من يطع الرسول فقد اطاع الله
3.وانزلنا اليك الذكر لتبين للناس ما نزل اليهم
4.ومن يشاقق الرسول من بعد ما تبين له الهدي.
Ama quraanku hku anfoco oo hdlka nabiga scw xifdi oo qadari ama kawada tag kalama haraane
Scw horta adiga qiirajabaan ayaad jawaab lasoocarartey
Su’aasha Mafahmin miya waa kuhortaala in aad markale Algeria baa loobaahantahey
Sheakh aan weydiiyey adiga Latina weydiin hadadd kajawaabeysana
Suaashu waxaa weeye marku subanaha csw uunoola majireen suni shica Ahmadia qaadoriya maalikiya iwm?
Aayadaha aad sooqorteyna oo dhan waxey nooshegayaan waa masxafka quraanka waa sax afka subanaha ayaa lagamaqly
Sheakhaaga waydii ما بين فرق قول كلام نطق ii sharan dheh sadaxdaa kalmadod
Ali dheerana ma garanayo scw
@@mahamedafey9144 niman wxba aqoonin xataa qoraalka somaliga wax an kula hadlo maba aqan afka somaliga so baro wadamo iyo qaarado magacyadod iiqor kuma dhihine jaaahil
hansab omar walaahey waa runtaa waxyaalo badan oon jaahilka ahey wey jirta waxaaaba kamida sadaxdaa kalmadood ee carabiga ah in aad noo sharaxdo oo maxaa a aad tiri afsomaliga mataqaanid in aad afsomaali noogu fahfaahiso adiga na ajirbaa kuu kordhaya
@@mahamedafey9144 soomar sida asluubtu kudheehan tahay qalin iyo buugna soo qaado arday adoo ah dadka wx waydii
Beenaale aan iska warqabim oo Khawaarij ah
Haduu leyahay qaata shaficiyo, wahabiyo gidarka beyso tabten.