WAREYSI MADAXWEYNAHA JABUUTI ISMAACIIL CUMAR GEELLE.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wareysi gaar ah siiyay VOA wuxuu kaga hadlay arimaha kamid yihiin DPWorld , Shabaab , Kenya iyo kuwo kale.

КОМЕНТАРІ • 22

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 4 роки тому +3

    dadka xilka u banee dheh nio🤚🤚 wxn hubaa hdeey booskada ku jiri lheed Hamdi Kadie ama wriye Hussein ee rdio kulmiye sualo ad adag bey nfta uga qaadi lhyen😃😃😃🙆🙆🙆🙆

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 6 місяців тому +1

    Allahu akbar masha allah.waxaan leenahaye aabihii wadanka mahadsanid sidii uu ugu hiiliyey soomaaliya dagaaladii sokeeye.wuxuu dadaal badan sameeyey in ay soomaaliya nabad noqoto op ay midowdo.aabihii umada soomaaliya.ciiltire cimrigaa ha raago ku nolow caafimaad iyo cibaado suuban.hiil walaal we love you for the sake of allah swt.we will never forget you're my heart.

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 роки тому +4

    Wadankisa wuu yaryay ,lamana horumayo why? Waa xafad yar oo kale oo dhaqle badana calmka ka helayso hadana low develpment

  • @MoguehAden
    @MoguehAden Місяць тому

    Sumadii reerka 7-8 chirwa dogor geele dean iddriss Ahmed chirwa ❤

  • @abdisalanmohamedhussein268
    @abdisalanmohamedhussein268 4 роки тому +3

    Isaga su'aalaha uso qorayban umlynya

  • @kadardirie3713
    @kadardirie3713 4 роки тому +2

    Good job Mr president Ismail Cumar Geelle.

  • @aadamnuur2314
    @aadamnuur2314 4 роки тому +1

    Guuul ismaciil omar waxaan ku jeclaadey go aanka arinta uu ka qaatey shirkada xun ee dubay ee diidan hormarka dakeda jibuuti

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому

    XAMPALYO XAMPALYO. MUDANE MADAXWEYNE

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому

    MUDANE .MADAXWEYNE.ISMACIIL CUMAR GEELE

  • @mohamedelmi9020
    @mohamedelmi9020 2 роки тому +1

    Wadan isgaa ladegay

  • @diinishamzadiin103
    @diinishamzadiin103 Рік тому

    Isagaa usoo qoray

  • @sahalhouseabdi693
    @sahalhouseabdi693 2 роки тому

    QOF QOR YOOLEY JOOGA.AMAA DALKA. SOMALIYA. JOOGA.WAX UU .KAA DAHLIILO.AYAA ISKA YAR

  • @cumarcali9273
    @cumarcali9273 4 роки тому

    Noolow m.wayne