Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Allaah dartii like igu saara thanks.all
Naima Abukar
Adna subscribeka hailadhafin
Kkkk nimco way naga qoslisay nolow inaadeetay ilaahay khaatumada khayr haynoogu khatimo
Adarasheedi ma like raadisa
Nimco darteed u dawada wlhi 😂 she is funny
I know
Guled salan sare Ina adeer
Walhy anba iyo kan kuusan kkkkkkk
Gulled Simba subscreib ii saara ana wan idiin saraa
Fanaankena miya mis qof magaca kuso qortay lee mis waa guled zinba
#Nimcojokar darteed inta ufiirsato Like qabo❤😂😂😂😂😂
Alle soonka iyo cibaadad hakuu aqbalo like👍 iyo subscribe iisaar fadla
Ii saar wll Ku sarayee
@@suparsocdal450 aniga kusare isar adiguna
Beauty ka eeg wll
@@suparsocdal450 ok
Sirta Nolasha Soomaali adna subscribeka hailadhafin
Wara xasid nimada iskada xay ka dhime like itaabo yaqey
Diyaar like besaa 😂😂😂
Somali maxmed Igula ZaliYa Nabi Mahamed zcw zcw ❤💯
Axlaan Cadey Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Axlaan Cadey subscreib ii saar
Scw
SCW SCW
Reer Muqdisho bal dadka iga danaaniya pls😢🇸🇴😢😢Tashaa Alpi😂😂😂😂👎
C facie jdjrodilzzlrldtk ktslo
Tashaa Alpi adi subscribeka isaar
Hargeyza 😘Muqdishoh🤗Jabuti😱Garowe😋jigjiga🙏Kalgacyoh💪
Abdikani Qadar Bosaso away
Hargaysa🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 my home
Galkacyo my home
Muqdisho my city 🇸🇴❤️😍
@@abdulahiasha00 yeeeeeeees muqdishu my city🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤👈
Naciimo jookar darteed bn udaawdaa qoftaas waa talent wacdalla
🤣🤣🤣🤣🤣 nimco is the best, I love her comedies ❤❤❤😍
Sowjatu dariiq waye nagaha hda socda kute alla nimcoy maxa funny ramadan karim❤❤❤❤❤
Nadra Nuura walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
17sano nin ma arkin Availible waa laga badalaa capital letter waaye kulahaa😁😁😁😁
😂😂😂😂😂
Sooc Elmi kkkk cadi maxa qofta waa shactiro weeyn
waa jimcee salluu calal xapiip scw
Nimca jokar wallahi caadi mahan wlh masha Allah xabibti keeep going❤❤❤❤❤❤❤❤
Only i can say is i love this lady she's the best❤❤❤
Angaa,ugu horeeyay Ar nicimo meysan maserin kuteh waa nag lacg leH 😃😂😂lcgaa u daran Waa idin slaamay team dhafarRammdaN kareem❤❤❤❤
Omg"ila guurso" she's so funny and natural I love you nimco 😂😂😂
Hhhhh waan maqlay 3 by dhashaa kuteh. Like iigu cimaamada my beloves.
Naciimo caadi maaha inataree macal ramuudkiiba soo xaraystay ku teh waa habaranahay ilaa 10 jirkaygi baan wax soo xadayay alla naciimo jecliya igu bananid quruxeey 😍😍😍👌
Hhhh wlhi dacadaa uqoslee xuriyatul qaadic weye jowjatul dariiq l like naima jokar really
Nimco is very funny and talented. MashaAllah
Waapa sugayy ruwayadan ramadan mubarak somalaay Allahuma baliqna leylatul Qadri
amiin
Aamiin
Naagtaaan vocation aadin waaye waa iimuuqataaa wlhi Naciima joker the funniest Somali female... keep going sis😍😂😂👍
Alle hanaga aqbalo Ramadan ka dhamaanteen insha Allah Somaliwayn
Dharka abti liibaan meeshu suran yhy yaa arkay alpapka dhiniceysa. Ciddi aragty like saara
Wixii reer galkcyod ah like igu qbta❤
Hmmm magaaladii hoosta ka waalatay
Naag lala guursado iga nasiib badan ma jirto ku teh ar nimca jookaraaa lacag lee u daran 😂😂😂☺
Ayan Ahmed issaraa ana waan idiin saaraa
Haye walalo
Ayan Ahmed mahad sanid
Adiga mudan
Wlhi qoftan nimco jokar la dhahyo isha biin adanka Allah ka qabto hadal ilahey wu ugu deeqay plz madaxweynaha somali isku so sharax 😂😂
First view like Ramadan Kareem
17 years nin maisan arkiin hadhi an maku guursadha kudahdho yeeeees baay kuledahay🤣😂😂😂😂 nacima jokar my girl keep going sister ❤️💓🔥 Ramadan Mubarak
Nimca jooker ragaan gacanta bidixda dadka kalaafiyooda u eg halkee kasoo aruurisaaa keep going ❤️❤️ joker ❤️❤️
Abdikaadir Fiile 😂 war wayba yihiin
Hhhhhhhhhhhh wx waln qosol iguma harin waa badh nagodyo in filiku U kala kacy uso urursaty kuwan
Waxaan u arkay nimca raga ey Soo aruursato wey kafikirtaaa sawabtoo waxey rabtaaa rag ey kuhorlaafoyoonkarto anaga cml 😂 dhawac inaan u geysaney kacabsanee taasina nalaguma jorlaafiyoon karo ragaan aragba Sida ey qolka ugu sooxareysatay gabar cilmi badan weyaan ❤️jookar❤️ walahi
Naima you are going places ....the best somali actress I give you a star
4 qof oo shidan aa dhigaayo ruwaayadaan illaahay cimri dheer iyo cibaado suuban ha idin siiyo.
Nimco jookar caadi maahan waa gabar ku fiican majaajilada waana loo dhashaa layskama dhigi karo waana jeclahay runtii darteed ayaan u daawadaa filinkeeda
Nimco jocar wlhi musiibo waaye😂😂😂😂😂😂😂😂 baaquli jaban hada jidka ka so qaadato mid aa dacalka kula heysata
Ala beerka saan u qoslay lee $5000Xataa waan dafaa ku lahaa For sale black Friday for nin aan qabaaKu lahaa dumarkeedi 😂😂😂😂
hhh kaligaa ma leefayside waa isla leefaynaa NIMCO JOKAR funny wlhi
Gifted with talent Nacimo
Anaa USO horay manta like ta igu qabta
Nalka Nuura adna subscribeka hailadhafin
Nimco qurux alle haku daayo habo duco qabta tahay wlhi ano xanaqsan hadi Ku dawatay wan farxaaa wlhi
Naciimo jookar hadalka madhibo you are natural funny masha'allah please ruwaayadaha noo soo badi
Nimco jokar darteed baan ugu xiranahay wlhi funny Nimco keep going my sister
Kkkkkkkkkk qoftan nimco Ninkaa qaba wakhti tami maayo 😍😀😀😀
Somali mohamadey waac shactirihina weenaye iguqabta like inta ii tagersan an arko
Naagta 17 sano nin ma arkin ku teh hhhh awlaadeyda horted qoftii xajka i geyn lahyd ayad ii kenty nimco jokar❤❤🙏
alla aabo San u qoslayey kiliyaha dhan waa I furey nimco dambi gada alle ha dhafo San u qosley 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😄😄😄😄😄😄😄
Joker you're so funny!! Naagta waan isla leefeynaa kaliga malefeysid
Inta ku xiran ruwayada walshiin so booqda i na saara qoraal keyga hadad aragtid waxan ku leeyahay Ramadan kariim
Waryah mar hore ayan ku sareye ila hadana kama hayo
Allha no kaalmeeyo
First viewed !!!!!
5:53 maku guursada hadaa dhahdid YES be ku ledahay Jokar umadeena maha😂😂
TEAM NIMCO JOKAR💯😍
11:30 credit car ayuu Alle igu badaley Ninki 😹🤣’ #Nicima_Jokor’ darted ayn uu furaa Clipka
Allaha khair ha idin siiye subscribe iigu deeqa
Bulshosoor media adna isaar
@@yasminmohamed7702 ii saar adna Waan kuu saaray adna
Bulshoor waan kuu saaray adna iii saar
Hhhhhhh jookaar kujecliiya wlhi keep going frxadas kunolow waaligaa
Anigaa uugu horeeya ee like ha igala baqaylina walaalayal
Astqfurallhi wiilk dhark madow ilahaaga ma aqan subxana allah
Balck Friday sell man hhhhhhh😄😄😄😄 that is funny 👍😄
Inta lacagta jacel sida ani like isar❤👍👈
kkkk waa isla leefenaa ku teh kkkkk
Sawjad dareeq 🤣🤣🤣🤣 naimo funny wlhi 🤣🤣🤣🤣
Dabagabkan aan kasoo qaadnay donation kid ka 😂😂😂 nimca jokar funny waaye
Walaashey Nimco cadey ereyadaad ku hadleysid ee danbiga ah iska dhaaf mahadsanid
Kkkkk naima jookar umadeena maaha she is so funny wlhi 🤣🤣🤣
17 sano nin ma arkin naagta kulahaa 😂😂😂hhhhhNimco jokar is very funny
Inta waanga jcl allaha barakeya
Inta Waslada ila sugayisay Farta Tag plz 😁😀🥩
Ilahow mid sida niciima nag lacag leh ikeena aaamin🤣istaqfurulah
Kaligaa ma lafeysid waan isla leefaynaa kula 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Bahasha waala socdaaye naga soo xawaasheeya asxaabta
Jookar jecliyaaa Like ta inta.taageerta
Lacgtey igu lahyd iney ii cafisa dhacdo kulhaaa Istaqfurulah ana maser ayn sugaye 😂😂😂😂😂
Naag sideyda lacag jecel weyan
Jokar walahi waigaqoslisay I love you xabibti
17sano naag Ma arkin anigu nimcooy like me know ❤️
Qof murunka kuala dhamatirayaha ma helaysid kkkkkkk
Wiilka Yarka dhahay Naa Ilaahigaaga ma'aqaan Subxaanallah
Subxanalah wanaxay marku sa dhahay ustaqfurulah
Reer galmudug farta taaga 😍😍
wa nakan💘❤
Soowjul dariiiiiq waaye walhi naaagaha habaaran ee raga xoolahooda ku iiibsado😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Somalia 🇸🇴 peace ✌️ Fadlan subscribeka hailadhafin
ii saar adna Waan kuu saaray wll
107 kaaga dhigay
Hhhhhhh funny waye nimco jokar😘😘😘 laylatul qadriga naso doontay kuyeh
Joker you look preety without the imitation of the cartoon on your face. Keep it up you really are funny thou. Tabarakallah.
Mustaqbal baad ka ledahy sowmaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Nimco joker waan maqli jiray uun saan maan moodayn funny walhi waa wada qosol
Hahaha Naagtan waa Naag Lacag leh tartiib ma oola hadashay Jookar jini
Omar Saabir jr subscreib ii saara asxaabta ana waan idiin saaraa
Kkkkkkkkk wale nimco waa fani
😂😂😂Kan naag naag mahino yaa ila arkayo 😘 like 😍
Anaa Kula arkay
maxu yahay waku wareeray
Xadiir aniga u soo horeya
Istaqfuralah ninka waa dambi socdo bisinka allaha ku so hanuniyo wllo
Nimco jookar gacan ayaan utaagay cadi mahaa iyo liiban iyo Rooda beer lula alle hainixafido gaadhigu gaas la an ayuu igayahee
San usugeyni ayan dalnay qeybta lixat inta ila mit ah like ta an kukulano
Jawaaaan Cade afka lga xiray kulahaaLibaan caay wuka dharge😂
Najma Aweli walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
Nayaa bari badhi hye huno like plz😂😂😂😂
Hhhhhh afarta shaqalo maku jura aniga kulaha😂😂😂🤣🤣🤣🤣 reer america haligu so lexiyo
Iyada kuu weydiinah kulahaa
nacima qosolkeda jeclhy mshllh😍
Xoriytu Qadic kulah Nacimo jokor ng nol😛😛😛😛
Kan iqabo iyo kan ila dhashay markaa murano mexey u cararaan qof muranka kula dhamestirayo maba lahanbo 😂😂😂😂😂 Nimco joker caadi ma ahan funny 😆
Niciima she my favourite laanteed waa abaar
Niciima waa jin hhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😃😍😍😍😍😍😍😍
galigaa maleefeesid anaa kula leefeyo🤣🤣🤣
Nimco jokar funny aya tahay wl Allaha ku dayo libaan kama daco isagun1na🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Black Friday for nin aa qabaa kulahaa nimco jooker funny
Wllyaalow naciimo jokar masha allah ii dhaha ilahey warka kuma dhibin masha allah Allaha ku dhaafo abaayo
Xogaaa maseyraaan dardareemayaaa😂😂😂😂Allow iga daawee kulahaaa alla beeerka😂😂😂😂😂😂
Talk to me like ur friend hahaha
Zam Abdi ii saar subscreb ana waan kuu saaraaü
Allaah dartii like igu saara thanks.all
Naima Abukar
Adna subscribeka hailadhafin
Kkkk nimco way naga qoslisay nolow inaadeetay ilaahay khaatumada khayr haynoogu khatimo
Adarasheedi ma like raadisa
Nimco darteed u dawada wlhi 😂 she is funny
I know
Guled salan sare Ina adeer
Walhy anba iyo kan kuusan kkkkkkk
Gulled Simba subscreib ii saara ana wan idiin saraa
Fanaankena miya mis qof magaca kuso qortay lee mis waa guled zinba
#Nimcojokar darteed inta ufiirsato
Like qabo❤😂😂😂😂😂
Alle soonka iyo cibaadad hakuu aqbalo like👍 iyo subscribe iisaar fadla
Ii saar wll Ku sarayee
@@suparsocdal450 aniga kusare isar adiguna
Beauty ka eeg wll
@@suparsocdal450 ok
Sirta Nolasha Soomaali adna subscribeka hailadhafin
Wara xasid nimada iskada xay ka dhime like itaabo yaqey
Diyaar like besaa 😂😂😂
Somali maxmed Igula ZaliYa Nabi Mahamed zcw zcw ❤💯
Axlaan Cadey Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Axlaan Cadey subscreib ii saar
Scw
SCW SCW
Scw
Reer Muqdisho bal dadka iga danaaniya pls😢🇸🇴😢😢
Tashaa Alpi😂😂😂😂👎
C facie jdjrodilzzlrldtk ktslo
Tashaa Alpi adi subscribeka isaar
Hargeyza 😘
Muqdishoh🤗
Jabuti😱
Garowe😋
jigjiga🙏
Kalgacyoh💪
Abdikani Qadar Bosaso away
Hargaysa🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹 my home
Galkacyo my home
Muqdisho my city 🇸🇴❤️😍
@@abdulahiasha00 yeeeeeeees muqdishu my city🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤👈
Naciimo jookar darteed bn udaawdaa qoftaas waa talent wacdalla
🤣🤣🤣🤣🤣 nimco is the best, I love her comedies ❤❤❤😍
Sowjatu dariiq waye nagaha hda socda kute alla nimcoy maxa funny ramadan karim❤❤❤❤❤
Nadra Nuura walal channel kayga soo booqo ado mahadsan
17sano nin ma arkin
Availible waa laga badalaa capital letter waaye kulahaa😁😁😁😁
😂😂😂😂😂
Sooc Elmi kkkk cadi maxa qofta waa shactiro weeyn
waa jimcee salluu calal xapiip scw
Nimca jokar wallahi caadi mahan wlh masha Allah xabibti keeep going❤❤❤❤❤❤❤❤
Only i can say is i love this lady she's the best❤❤❤
Angaa,ugu horeeyay
Ar nicimo meysan maserin kuteh waa nag lacg leH 😃😂😂lcgaa u daran
Waa idin slaamay team dhafar
RammdaN kareem❤❤❤❤
Omg"ila guurso" she's so funny and natural I love you nimco 😂😂😂
Hhhhh waan maqlay 3 by dhashaa kuteh. Like iigu cimaamada my beloves.
Naciimo caadi maaha inataree macal ramuudkiiba soo xaraystay ku teh waa habaranahay ilaa 10 jirkaygi baan wax soo xadayay alla naciimo jecliya igu bananid quruxeey 😍😍😍👌
Hhhh wlhi dacadaa uqoslee xuriyatul qa
adic weye jowjatul dariiq l like naima jokar really
Nimco is very funny and talented. MashaAllah
Waapa sugayy ruwayadan ramadan mubarak somalaay Allahuma baliqna leylatul Qadri
amiin
Aamiin
Naagtaaan vocation aadin waaye waa iimuuqataaa wlhi Naciima joker the funniest Somali female... keep going sis😍😂😂👍
Alle hanaga aqbalo Ramadan ka dhamaanteen insha Allah Somaliwayn
Dharka abti liibaan meeshu suran yhy yaa arkay alpapka dhiniceysa. Ciddi aragty like saara
Wixii reer galkcyod ah like igu qbta❤
Hmmm magaaladii hoosta ka waalatay
Naag lala guursado iga nasiib badan ma jirto ku teh ar nimca jookaraaa lacag lee u daran 😂😂😂☺
Ayan Ahmed issaraa ana waan idiin saaraa
Haye walalo
Ayan Ahmed mahad sanid
Adiga mudan
Wlhi qoftan nimco jokar la dhahyo isha biin adanka Allah ka qabto hadal ilahey wu ugu deeqay plz madaxweynaha somali isku so sharax 😂😂
First view like Ramadan Kareem
17 years nin maisan arkiin hadhi an maku guursadha kudahdho yeeeees baay kuledahay🤣😂😂😂😂 nacima jokar my girl keep going sister ❤️💓🔥 Ramadan Mubarak
Nimca jooker ragaan gacanta bidixda dadka kalaafiyooda u eg halkee kasoo aruurisaaa keep going ❤️❤️ joker ❤️❤️
Abdikaadir Fiile 😂 war wayba yihiin
Hhhhhhhhhhhh wx waln qosol iguma harin waa badh nagodyo in filiku U kala kacy uso urursaty kuwan
Waxaan u arkay nimca raga ey Soo aruursato wey kafikirtaaa sawabtoo waxey rabtaaa rag ey kuhorlaafoyoonkarto anaga cml 😂 dhawac inaan u geysaney kacabsanee taasina nalaguma jorlaafiyoon karo ragaan aragba Sida ey qolka ugu sooxareysatay gabar cilmi badan weyaan ❤️jookar❤️ walahi
Naima you are going places ....the best somali actress I give you a star
4 qof oo shidan aa dhigaayo ruwaayadaan illaahay cimri dheer iyo cibaado suuban ha idin siiyo.
Nimco jookar caadi maahan waa gabar ku fiican majaajilada waana loo dhashaa layskama dhigi karo waana jeclahay runtii darteed ayaan u daawadaa filinkeeda
Nimco jocar wlhi musiibo waaye😂😂😂😂😂😂😂😂 baaquli jaban hada jidka ka so qaadato mid aa dacalka kula heysata
Ala beerka saan u qoslay lee $5000
Xataa waan dafaa ku lahaa
For sale black Friday for nin aan qabaa
Ku lahaa dumarkeedi 😂😂😂😂
hhh kaligaa ma leefayside waa isla leefaynaa NIMCO JOKAR funny wlhi
Gifted with talent Nacimo
Anaa USO horay manta like ta igu qabta
Nalka Nuura adna subscribeka hailadhafin
Nimco qurux alle haku daayo habo duco qabta tahay wlhi ano xanaqsan hadi Ku dawatay wan farxaaa wlhi
Naciimo jookar hadalka madhibo you are natural funny masha'allah please ruwaayadaha noo soo badi
Nimco jokar darteed baan ugu xiranahay wlhi funny Nimco keep going my sister
Kkkkkkkkkk qoftan nimco
Ninkaa qaba wakhti tami maayo 😍😀😀😀
Somali mohamadey waac shactirihina weenaye iguqabta like inta ii tagersan an arko
Naagta 17 sano nin ma arkin ku teh hhhh awlaadeyda horted qoftii xajka i geyn lahyd ayad ii kenty nimco jokar❤❤🙏
alla aabo San u qoslayey kiliyaha dhan waa I furey nimco dambi gada alle ha dhafo San u qosley 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😄😄😄😄😄😄😄
Joker you're so funny!! Naagta waan isla leefeynaa kaliga malefeysid
Inta ku xiran ruwayada walshiin so booqda i na saara qoraal keyga hadad aragtid waxan ku leeyahay Ramadan kariim
Waryah mar hore ayan ku sareye ila hadana kama hayo
Allha no kaalmeeyo
First viewed !!!!!
5:53 maku guursada hadaa dhahdid YES
be ku ledahay Jokar umadeena maha😂😂
TEAM NIMCO JOKAR💯😍
11:30 credit car ayuu Alle igu badaley Ninki 😹🤣’ #Nicima_Jokor’ darted ayn uu furaa Clipka
Allaha khair ha idin siiye subscribe iigu deeqa
Bulshosoor media adna isaar
@@yasminmohamed7702 ii saar adna
Waan kuu saaray adna
Bulshoor waan kuu saaray adna iii saar
Hhhhhhh jookaar kujecliiya wlhi keep going frxadas kunolow waaligaa
Anigaa uugu horeeya ee like ha igala baqaylina walaalayal
Astqfurallhi wiilk dhark madow ilahaaga ma aqan subxana allah
Balck Friday sell man hhhhhhh😄😄😄😄 that is funny 👍😄
Inta lacagta jacel sida ani like isar❤👍👈
kkkk waa isla leefenaa ku teh kkkkk
Sawjad dareeq 🤣🤣🤣🤣 naimo funny wlhi 🤣🤣🤣🤣
Dabagabkan aan kasoo qaadnay donation kid ka 😂😂😂 nimca jokar funny waaye
Walaashey Nimco cadey ereyadaad ku hadleysid ee danbiga ah iska dhaaf mahadsanid
Kkkkk naima jookar umadeena maaha she is so funny wlhi 🤣🤣🤣
17 sano nin ma arkin naagta kulahaa 😂😂😂hhhhh
Nimco jokar is very funny
Inta waanga jcl allaha barakeya
Inta Waslada ila sugayisay Farta Tag plz 😁😀🥩
Ilahow mid sida niciima nag lacag leh ikeena aaamin🤣istaqfurulah
Kaligaa ma lafeysid waan isla leefaynaa kula 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Bahasha waala socdaaye naga soo xawaasheeya asxaabta
Jookar jecliyaaa
Like ta inta.taageerta
Lacgtey igu lahyd iney ii cafisa dhacdo kulhaaa Istaqfurulah ana maser ayn sugaye 😂😂😂😂😂
Naag sideyda lacag jecel weyan
Jokar walahi waigaqoslisay I love you xabibti
17sano naag Ma arkin anigu nimcooy like me know ❤️
Qof murunka kuala dhamatirayaha ma helaysid kkkkkkk
Wiilka Yarka dhahay Naa Ilaahigaaga ma'aqaan Subxaanallah
Subxanalah wanaxay marku sa dhahay ustaqfurulah
Reer galmudug farta taaga 😍😍
wa nakan💘❤
Soowjul dariiiiiq waaye walhi naaagaha habaaran ee raga xoolahooda ku iiibsado😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Somalia 🇸🇴 peace ✌️
Fadlan subscribeka hailadhafin
ii saar adna
Waan kuu saaray wll
107 kaaga dhigay
Hhhhhhh funny waye nimco jokar😘😘😘 laylatul qadriga naso doontay kuyeh
Joker you look preety without the imitation of the cartoon on your face. Keep it up you really are funny thou. Tabarakallah.
Mustaqbal baad ka ledahy sowmaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Nimco joker waan maqli jiray uun saan maan moodayn funny walhi waa wada qosol
Hahaha Naagtan waa Naag Lacag leh tartiib ma oola hadashay
Jookar jini
Omar Saabir jr subscreib ii saara asxaabta ana waan idiin saaraa
Kkkkkkkkk wale nimco waa fani
😂😂😂
Kan naag naag mahino yaa ila arkayo 😘 like 😍
Anaa Kula arkay
maxu yahay waku wareeray
Xadiir aniga u soo horeya
Istaqfuralah ninka waa dambi socdo bisinka allaha ku so hanuniyo wllo
Nimco jookar gacan ayaan utaagay cadi mahaa iyo liiban iyo Rooda beer lula alle hainixafido gaadhigu gaas la an ayuu igayahee
San usugeyni ayan dalnay qeybta lixat inta ila mit ah like ta an kukulano
Jawaaaan Cade afka lga xiray kulahaa
Libaan caay wuka dharge😂