Faiza Amir please hada kadib marka aad wax duubeysid cameradaada ha qabato meelaha muhiimka ah, like now Shaxshaxleey mala arkaayo marka ay leedahay uuraan leeyahay.it's very important
dumarka somalida ayaan naftooda u roneyn fruits ma cunaan isma daryeelan nafaqo stress u dheeryahay ilmo keli ku koriyaan da' yar bey dhashu ka ga joogsata wa sax in aad layabtaan laakin dunida isnafaqeysa 60 + ku dhalaan watiii islaantii 91 turkiya wiilka ku dhashay .fruit ka iyo daryeelka nafta hala xasuusto......
Aduunyo xaal qaado. Marisa Carboone oo gabdhaha Xamar ey ku dayan jireen sideeda caml inee timaha u jartaan oo color cad marsadaan maanta waa taas da' aa ka daba timid.
Khaalid Sayid aboowe lakin habarta xataa hadanay wax dhaleen waa u baahantahay nin marka aniga hadan gaboobo oo kii oday ahaa iga dhinto waa in an mid yar isku feereeyaa somalideena xaqa manaqano odayaashii habdhihii yaryaraa bay ku feereenayaan habrahana kuwa yarayar baan ku ognahay
Marisa qurux ilaahey woo kusiyay masha allaah is astur
Asxaabta dhamaantiina waa ku mahadsantihiin coman ka aad ka bixiseen mardhaw Filmaan idin xiiso galin donaan idin sowadnaa insha Allah
Faiza Amir kkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😃😂
kkkk wa funny wlhi Maarisa karboone iyo Shariif kkkk Faysa amiir 😘😘
Faiza Amir Waan kusallamay Sis Waan Waana Sallaamay dhaman inta riwayadan kujirto
Maheli karna riwayad taxano Ah Ama gaaban every 3 day Ama weekends please waan ogahay ineey waqti u baahantahay but please waad wada mahadsantihin 😚
Waxaan jeclaan lahaa in show camal habeen kasto halsac lasoo daayo. Loved viva shariif jeeg from xkismayo boy
Iga walle dadka heestoda waan kuhaaysta barbarta kiilobago👌😂😍🤣🤣
Dabeecadiisa runta saan waaye shariif jeek wiilkisa run aw naagta ugu furay gabdhaha dadoow duqyaal waaye wiilkisana maba weynaado waryaa funa waaba yaqaanaa subxaanalaah
Hooyo ha i dhihin kulahaaa sheko qosol badan single mother lacag heysato iso raadiya anigane
waa film gaaban oo aoo aad ufiican waan kahelay Faiza Amir mahadsanid qaali!
Amy Fadi adiga mudan walalo
I love it and the song
Shalay maantan musqushan ku tararixe rabay kulahaaa 😂😂😂😂😂😂😂
Faiza xabibti masha allah illah haku dhowro
Thanks
Odeyga funny waaye wlh
Xersigan mxa waaye dabel ma qabta kulaha wllhi odigan wa iga badiyay wllhi
Faiza Amir please hada kadib marka aad wax duubeysid cameradaada ha qabato meelaha muhiimka ah, like now Shaxshaxleey mala arkaayo marka ay leedahay uuraan leeyahay.it's very important
Hooyo adoogaani anaa kaa farfareenaayi
Can someone tell me the name of the song at the beginning of the video.. Thanks in advance
dumarka somalida ayaan naftooda u roneyn fruits ma cunaan isma daryeelan nafaqo stress u dheeryahay ilmo keli ku koriyaan da' yar bey dhashu ka ga joogsata wa sax in aad layabtaan laakin dunida isnafaqeysa 60 + ku dhalaan watiii islaantii 91 turkiya wiilka ku dhashay .fruit ka iyo daryeelka nafta hala xasuusto......
Haddii aad u baahantahay fikrado ganacsi ah oo Soomaaliya fadlan EEG fiidiyowyada aan sameeyay ee fursadha Gansci Soomaali ka jira
Aduunyo xaal qaado. Marisa Carboone oo gabdhaha Xamar ey ku dayan jireen sideeda caml inee timaha u jartaan oo color cad marsadaan maanta waa taas da' aa ka daba timid.
laa ilaaha ilalaahu, dhamaystur gabareey
Mariza &sharifjek 😂😂😂😂 fny
Hahahahah I hahahahah igaarkeey waku faniniyey 😂😂😂
39 iyo 14 bari ayn kuqabe kuye kkkkkkkkkk odayga cadi ma ahn😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Marisa aniga maamo ha idhihin kkkkkkk
Waylada shukansi qatar ah .net
duubista sifiican ma aha madhamaystirno inta kore dhan loma jeedo
Kkkkkkkkkk lkn yaaa u jariyay ma fecbook aa u jariyay hhhhhhhhhhh wlhi mr jeeg lipaaax ika dheh
Legend reer xamar shariif jeeg
Ninkaan ma 28 kkkk 40 wa jiraa islaantana wa 50 kk
Mushqushaan ku tararixi rabay at odayaa qosol aduunka
umu Ibrahim ,oil ku daadiyey uu kawadaaa hh
Heesta xamariga ah e saran fanaanada qaday ayaan raba please
waaaaaw maaarisa wee shidantahay
Ado hurhuuresto aa odigan wx kale waaye lkn sanadki hal mar ku arka Kulaha
hhhhhhhhhhhhhhh waleee duqda caaadi maaahan saas waaayee maamoooyinka guuursada dheh yar yarka nagaqo qaaaaas heleeysaaa duqda😳😳😳😳
Waa habar waalan. Duf ku bax.
Odaygeey hor ordaysaa. « waa iska toosi doonaa» ku te.
Wlhi Ish Callaa ruwaayad Please Ruwayado sidaan funny u Ah Noo Soo daaya 4toodaba waa wada funny Allow cimri dheer idin sii 72 Ani xitaa Ma Aroosaayi uu dhahay hhh Well done guys😚😙
Loyalty Bella Ibrahim kkkkk walalo waan sowadnaa filman cusub iyo actaro aad ka wada heli doontaan waxey itahay dhira galin waana kaga mahad celinayaa walal qaali
Faiza Amir Hiil iyo Hoobo diyaar Ayaan idinla Nahay waqti Ayaad galiseen Aniga Ayeeyna waajib iigu tahay inan idin Mahadceliyo Allaha idila garab galo
Subxaana Allah cazaa wajalh
Riwaadyadii Asaloow Ahaa warka isii banaadiriga reer xamar
Odigan caadi ma ahan ingiriska garoob shini cml ubaxan
Shaley maantaan musqushaan ku taraarixi gaarey kkkkkkkkkkk odeyga ciyaalo suuq hore ayuu ahaan jiray
Hhhhhhhhhhhhhhhhh odayga caadi maahan
Hada iPhone 14 uu maraa
Aqlaaqdu waa lama huraan
Kan shaxari sanaa suu u fiirinaayaan ka yaabay kkk
Funny wlh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😉😉
Kkkk asan dhalay adi man kudhalay
wa iga habaarsaten kulahaa kkkkk
72,Sano hadii Uur lagu bixinayo aakhiru Sabaan waaye kulahaa Odaygaan hhhh
flim diyarsan iga dheh funny 39 sano iyo 14 bari aa ku qaba kulaha😂
awesom abdala mahadsanid walalo
seelayahay
Musqusha ku taraarixi lahaa kulaha odi ciyaal suuq dheh
musqusha Malagu xaari maxaa
Maryan ruun cadey sheekada xaar waa ka wayntahay
Marisa run umalesa xanaaqeda kkk
Yaa amimsan mamaada actor ka ah waa taliyaaani lkn waa somaliyowday lkn she is fantastic
She is half Italian and half somali.
Reer ma duminkaro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Facebook ma U Jiriyay kkkkkkkkk
Wajigaa lasoo fidfidihaa😂😂
hhhhhhhh waaku faniiniyey kulahaa
Hesta lagu furayo ruwayada qaadayo
anagaba boqol sano kala saqir sujinayay
Hhhhhhhh igarkeey Wad yaraatey IgA dheh
Caadi ma ahan
Adeer sharii asibo wuuka weenyhy maariso lkkllll lkn wiil kiisa uma ogolo shax shaxleey kkkkkk
Ayadan fur haday shaqayannen
Kkkkkk aduunka mucjiso waaye hadiiba 72 sano uur laku bixinaayo kkkk
Waa iga inkaarsateen 72jir uur lagu bixihaayo kkkkjjkkk
Hhhhhh 72 hadi uur lagu bixinayo hhhhhh alla
marisa karbone caadi ma tihid
Xirsigan maxa waye dawel maqabtaa😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂FUNNY WHLI
funny runti si fcn lo jilay 72+ lacag wa lagu qadan kara wa caadi kkkkkk
Marisa maduqoweyso 30 Sano kahore andawaday riwaayada ay jisleysey
Musqushi aan ku taraaraxay kulaa
kaa sugaynaa iza amir
💖💖💖💖
Soomaali dhaqan keeda waa inuu nunka weeynaadaa kkkkk
72yrs uur hadii Lagu bixinayo kkkkkkkkk
😃😃😃😃😃😃😃😃😃
Aduunyo Marissa carboni ku quusqaata soomaliyay qof ka quruxbadan soomali kugaran mayo
Galaydh Goodaad mahadsanid walalo
Talyaaniyad ee somali ma ahan hooyadeed unbaa Soomaali ah
Quraysh Goodaad
Khadiijo Qalanjo ayaa ka qurex badaneed
Inkasto mariso is Half Italian Half Somali
72 sano hadii uur lagu bixinaayo kkkkkkkkkkk
Somali maxa dhalin yarada lo dhahaya way washen wayelki baba naga daray eee hhhhh
Nice
marisa carbone ujenyo
Khonton kulaha hhhhh
Batuulu mayoow gabadheedi 6 sano eey iga weyntahay
Hoyada ma ihi aa kadhacday wlhi hhhhhh
Somalidu way tageen horumarna gaadheen haday adduunka ka daba tagayaan. Hadayba filmaan noocaan ah jilayaan. Somalia tageen talaabsadeen ka naxoow nafta waa!!!!!
Guled puntland Somalia mahadsanid walalkey mar dhaw film kalan so wadnaa dhiiro galin ayey i notahay ❤️
Faiza Amir adaa mudan baayo soo dadajiya bilicsan
Musqusha ku taraarxi rabay kulaha
Hhhhhhhhhh omg waa qosley walhi🤣
kkkkkkkk furow hata wa tagtiin ku laha kkkkk
Ar heesta ka helay meel halaygu sheego axsan ruwayad
Cabiira 55 heesta waxaa qaado jida koosta BADARKA waa ku karihaa aya la dhahaa heesta
marisa,qurxly mshalh is astur
nacimomxmd nasta mahadsanid walashay Nacimomxmd
Faiza Amir mxn kymhdsnhy byi
Hhhh caadi mahan duqda
Lacagtu waa noloshaada waayo la.aanteed waaa abaaar lol
asxaabta waa mahadsantihiin noolaada
asxaabteyda durdurfilm@gmailcom subscribe ii saara fadlan waa youtube ka cusub ee filimaanta aan sogalin doono
Dadka dislike saaray waa kuwa neceb horumarkeena
kkkkkk 72 aniga xitaa wlhi ma arosilahen kulaha cadi mahan runtii wadkabaxsaten
.
H
Hhh sas baa lagaa rabah odayashiba gabdhihii bay dhameyeen maxa habrahana u diiday wiilasha yaryar
fatma mohammed wiilasha yaryarka ah ma dhimashaad uhorseedaysaa
Cheers G n horta ma dumarbaa tahay mise rag hadalkaaga wn kashikiyay waxa doonta ahaw lkn mid ogsoonaw waxad arkaysaa oday gabadh gashaanti ah qaba misna awlaad kadhalay lkn majirto wiil dhalinyaro ah oo guursaday habar haday dhacdana horta awlaad kaheli maayo oo wakhtigii loogu talagalay waydhaaftay habeenka ugu horaysa hadii la aqal galo habeenka laabaad ilamaha inay wax iska dheefyaan
fatma mohammed ragu ilaahybaa haybad gaara siiyay xadna malahan ilaa uu kadhimanayo lkn dunarka mar haday 30jir gaadho way kudaysay tusbaxa yaa lataag ah
Khaalid Sayid aboowe lakin habarta xataa hadanay wax dhaleen waa u baahantahay nin marka aniga hadan gaboobo oo kii oday ahaa iga dhinto waa in an mid yar isku feereeyaa somalideena xaqa manaqano odayaashii habdhihii yaryaraa bay ku feereenayaan habrahana kuwa yarayar baan ku ognahay
Cheers G n runtaa ka hadashay aboowe waa fiicnan laheed in ad raga adoo kale ahaan lahaayeen
😁😁😁😀😀😀
KKkkkkkkkkk caadi maha
najma v rooda mahamed heesta magaceda iga caawiya
musqusha kutararixi rabay kulaha odayga hhhhhhhh
Kkkkkkk cadi ma ah
Find a video I have made on business opportunities in Somalia for Somali Entrepreneurs
Marisa wn jeclhy nolow
Kkkkkkkkkkk