Yuusuf shaacir ilaahay ha barakeeyo sidaa uu u sharaxayo ee u faah faahinayo nin kasta oo sheekh ah iyo nin kasta oo aqoon leh oo u faah faahin karaa ma jiro
wa in schoolda Somalida dhaman cilmiga diinta qayb wayn laga siiyo aradaydu diinta ku bartaan ila qof diintiisa ka jaahila wa u fuduudahay in la duufsado
Sax ayuu Yusuf ku yahay inuu jashifo qurunka da'yarta lagu baabiinayo. Haddaad ka mid tahay kashufkaad ku jirtay xag addunyo aakhiraa ka xun ama rumayso ama ha rumeyn.
hayadahan iska soconaya aan dowlada ka war hayn wa in la racaa lala socoda qofkan u turjumaya w in la dabo galo ninkaas waxas shegayna waxan isleyahay wuu been shegyaa dadka somalilnd maalkooda iyaga shaqysay mid beenale oo aan isa soo muujin ha rumaysanina wayo sititiisaba ma sheeegen
Miyay ku damaqday arrintani? Waa been in aad tidhaahdo qofka Muslim ka ahi waa u xor fikirkiisa marka laga eego xagga caqiida iyo diinta. Ta abwaanku ka warramayaana waa taa. Ma waxaad amintaa kuwa yidhaahda “religious freedom, freedom of expression,interfaith dialogue ?”
@@abdilahicawad2788 haa we need interfaith dialogue. Xagjirnimo looma baahna ,teeda kale ilxaadka laga hadlayo waxba kama jirto ee arrinka xaqiiqda ah ee ka jira dunida muslimiinta iyo somaliyaba waxa weeye dadkii oo shakiyey su,aalona isweydiinaya kana shakiyey quraanka iyo axaadiista.
Alle hakubarakeeyo Abwaan yuusuf shaacir ,,, Allow sharkooda. Nagabadbaadi
Allahayoow abwaan Yuusuf Shaacir iyo kuwa lamid ah ku irsaaq jannadaada Firdowsal aclaa ( Kulligeenba ) . Aamiin yaa rabbi.
Allahayoow geeridiisa kadibna noogu bedal qaarkaloo hanuunsan .
Abwaan Yuusuf Shaacir jazakallahu kheyr walaal . adigana noosooducee .
Ninkan sheekh Yusuf shaacir waa nin qiimobadan Allah barakeeyo
Masha Allaah, waa maanso qiimabada , yuusuf .shaacir Alle hakubarakeeyo cimrigana hakuuraajo ,, diinlaawa yaashaana sharkooda Alle hanagaqabto
Masha alaaah abwaan yusuf shaacir cimriga alle haku dheereeyo
ALLAHU AKBAR JASAKALAAH ABWAAN SHAACIR❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Alle ha ku sharfo abwaane .Alle ha ku Ia jiro
Mnchallah Abwaan Shaqo Fican Ayuu Ahay Alle Ha ku Xifdiyo Abwaan
waa arin cajiiba abwaan shaacir arin wayn buu ka dha waajiyaye Halagu baraarugo culumo iyo Dawladba
jassa kallaahu qeer adeer
نعوذ بالله من جميع الشركات والالحاد ومن شر الشياطين
wadan ba jira dadkiisi sida qoobka fardaha u samysan yahee ma jin ba kuwaasi subxaan Allah
Yuusuf shaacir ilaahay ha barakeeyo sidaa uu u sharaxayo ee u faah faahinayo nin kasta oo sheekh ah iyo nin kasta oo aqoon leh oo u faah faahin karaa ma jiro
Allah ayaa ku jecel walal jazakallahu kheyr and Allah yaxfidkum
Abwaan shaacir guul
Maasha alaah abwaan shaacir ale ha ku xafido janadii ha kuugu bishaareeyo
Arinkaa yuu Yusuf Shaacir ka hadlayaa waa arinta Coldoon maanta u xidhan yahay bal madaxda ha laga dhaadhiciyo in duulaan inagu socdo
Buufi dulinka diin laawayaasha ah
Illaahay sharkooda ha inaga qabtee
Alaahu akbar
Allah habarakeeyee ninkani waxbuu umada u iftiimiyey 👍
Illahey haku ciqaabo hadaad soo bandhigi weydo iyaga iyo magacooda oo ay runtaa tahay
Gadhdheere ismooday abwaan,cilmaani waa wax uu dadka ka maqlay aanu aqoon ulahayn.
Noo macnee adigu Calmaaniga??
kuwa meelahaa baraha bulshada ka faafiya ayaad tahay miyaa?? marka la sheegsheegana aflagaadooda.
yuusuf shaacir jasaakalaahu khayr hawsha halkaa kawad
Inaalilaaahiwaina ileyhi raajicun ilahay dadka ha soo hadeeyo wa dhiib night lawayaasho
Suldan Cumani bay Mooden Calmanigi kkk wa ka rali gelinya dadkayga Abwaan. Kkkkk.
WAANU KUGU GARABTAAGANAHAY WANAAGA AAD SAMAYNAYSO
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Ninkan wadanka waxan uukusheegayo kumaanu arag lkn
Waxkale ayuu kujiraa yusuf shaacir
Oo qandaraas qaatey
Inder Maka midbaad tahay
XasbunaLLaahu Wanicmal Wakiil.
XasbunaLLaahu Wanicmal Wakiil.
XasbunaLLaahu Wanicmal Wakiil.
walahay waan qoslay kaas roobka malaigta ka furfurya leh ilaaha quluubta bedelow quluubtena diintaa ku sug oo naga wada baadbadii kuwe sharka noo wada umadeena duufasanaya waxa xaqiiqatan dhacday oo dad aanu hubo aqan sheegeeen in reer inankoodi yaar hayad ku tidhi nasii wax ku barnee oo siiyay inankii manata noqday qoom luud sidya u aamineen gaalo inay u dhiibaan ilmahooda somali ilahay baa u maqan maxay ku keeneen ilamahaagi ha dhoofsado shisheeye aanay diin iyo diir iyo dadnimo wadagin ilamahas yaa ka masuula ilahay wyadiinaya reerkiisi raaciyay galada hayadahan iska ilaliya dabo raaca la socoda hasiinina waqtiyo ay dadka masakiinta kaga faiidaystan gaajada reerkas gaajo kaga faiidaysteen wax banu ku soo barayna waa nin kaxaysanayay ilamahan walahay bilahay sheekada wa la ii cadeyey maha wax idinkula hadlayo been
Laxawla walaaquwata illaabilaa
Fikirka shiicada kudar
Nastexo
Yuusuf shaaciroow afarta qodob dadka kuraadinaya aqoonsi iyo dowladnimo sidaa looga badbaadi karaa?
Yaa ku raadinaya aqoonsi xishood nin wayn baad tahaye , cuqdad baa ku haysa
wa in schoolda Somalida dhaman cilmiga diinta qayb wayn laga siiyo aradaydu diinta ku bartaan ila qof diintiisa ka jaahila wa u fuduudahay in la duufsado
Ninkani waa ashabaab, wallee meel dheer baa laga dooni ninkan, haddaan tallaabo laga qaadin.
Qandaraaskaga waan ku ognahaye umada kafadhiiso waxad tahay ayaanu somaliland bari doonaa
Jazakalaah #abwaan
MANSH ALLAH TABARAKA ALLAH
Cilmaani ayuun buu ka sheekayaa dee sheeg dowladu wax ha qabto ama meesha ka aamus
ma idinkiiba waadigan ka xune
Waad maan gaban tahaye tanad leedahay wax haka qabato ayaba ah cilmaaniyad oo dimuqraadiyada faafinaysa
Sax ayuu Yusuf ku yahay inuu jashifo qurunka da'yarta lagu baabiinayo.
Haddaad ka mid tahay kashufkaad ku jirtay xag addunyo aakhiraa ka xun ama rumayso ama ha rumeyn.
Wuxu leeyahay wadaad mahi, haddana wuxu leeyahay dad ilxaad ah ayasn la dooday, muxu kula dooday haddaanu wadaad ahayn?
Waxa jira boqoal qof oon aqal ilxaad hadana waysi fidi qfka waxa lagu maqlo dafirada eebe dhiigisu waxalaal haladilo marka la hubiyo inuu ilxadyahay
Khamiisku diin maaha
hayadahan iska soconaya aan dowlada ka war hayn wa in la racaa lala socoda qofkan u turjumaya w in la dabo galo ninkaas waxas shegayna waxan isleyahay wuu been shegyaa dadka somalilnd maalkooda iyaga shaqysay mid beenale oo aan isa soo muujin ha rumaysanina wayo sititiisaba ma sheeegen
Alshabaab kilinteedii ayaa banaan
Yacquub
Waa run
Kkkk kulahaa 150 Kun iyo 200, Kun ayaa la bixiyaa, shaacirow lacagtaasi xagay naga dhaaftay, misi waa xadiis daciifa waxaagu oo raawigu beenaale yahay
Oo maxaad u diliwayday ilayn ilaahay danbi kaagama raacee oo diintaada dufaacdid ilayn ilaahay danbi kaagama raacee iga daa diciifnimada walahi waahi hadii ilaahay ila kulmiyo kuwaa aad sheegayso waa markii Dunipace ugu danbaysay ALAAHA XAQ lagu caabudaan ku dhaartee dood uma baahana ee dagaakbay ubaahanyihiin dadka reer somaaliland waxaan leeyahay ka dagaalama dila waxaa inagusoo badanaya hadii aad aragtaan
Wxaad moodaa inuu caruur usheekeynayo
Adiga ba caruura ee wax baro kadib shaki, jaahilka dawadiisu wa suaal ee maaha shaki
Oo suukuuguwarmay
Anigu waxan odhanlaha jooji yuuufow arinta
Sabab??
Ma shaqadaadaadii buu soo galay?
Wixii diinta ku cadawa anakuna cadaw ayuu nooyahay ilaahey ninkii diidey waa daalim
Lkn war kale ayaanu maqaley oo yuusuf shaacir lagu xamanayo oo ah
Inuu bedeley cabdi malik muuse coldoon qandaraas weyn ayaad heshay
Hadey run kaa tahay soo cadee
Hadey runtaa tahay
Somaliland ayaad tidhi waxad joogaa qoomu luud iyo shaydaan la caabudo..fun...king beenale
Cayda xun ayaa lagu gartaa ee isa soo hubso
Ma iyagiibaad aheyd aduu waadiga xanaqee.... waanu kugu fahaney kkkkkkkkkk
@@yacquubabdilahi8968 sidii wifi Shimano hayska qoslin hadaad ku raac day in Somaliland khamiis tahay adna ka mid baad tahay
@@afaarax6322 aduu miyaad la joogte markuu arkaa rag rag u tagaya
Nur
Shaydan caabud war kama hayo, laakin qooma ludka Hargeysa waan ku arkay oo xaqiiq ah.
Sheekooyin kii canbaro iyo Hurre ama sheeko cilmaani baad uga wareegtay kkkkk
Kooxdii Ictisaam ayaa Abwaanka ka shaqaysiisay, waxoogaa baa loo laabay odayga,
Waar dee dadku waa u xor fikirkooda iyo waxa ay aaminsan yihiin. Dadka beenta halaga daayo dadku kuwii hore maahee runtiina waa lasoo ogaaday
Xayawaan fekeray
Miyay ku damaqday arrintani? Waa been in aad tidhaahdo qofka Muslim ka ahi waa u xor fikirkiisa marka laga eego xagga caqiida iyo diinta. Ta abwaanku ka warramayaana waa taa.
Ma waxaad amintaa kuwa yidhaahda “religious freedom, freedom of expression,interfaith dialogue ?”
@@abdilahicawad2788 haa we need interfaith dialogue. Xagjirnimo looma baahna ,teeda kale ilxaadka laga hadlayo waxba kama jirto ee arrinka xaqiiqda ah ee ka jira dunida muslimiinta iyo somaliyaba waxa weeye dadkii oo shakiyey su,aalona isweydiinaya kana shakiyey quraanka iyo axaadiista.
Ma iyagii ayaad aheyd
@@yacquubabdilahi8968 haaaaa
Waxba yaan labaran ayaad leede
Waxbarasho iyo aqoon waxaa ugu sareeysa ta Alle lagu barto ee lagu caabudo
Maye waxbaro lkn khurun iyo fikir shisheye aqoon ha moodin
@@afaarax6322 waan ihe sheikh lakin Cummings kale hala barto
@@akm9447 muslimkjj hore ilaa china ayuu u diri jiray dhalinbyarada
@@akm9447 mar ma waxad ku raac sante ninkan riyoonaya
This guy is talking nonsense
Kuwii uu sheegayay ayaad tahaye xagaad joogtaa anigaa kugu jano tagayee makhnuudyow
you are one of them i think?
@@yaasir1936 lawase fucking alshabaab kalay hargaysa
Why are you so irritated by his self-expression ? The truth is burning you! We know you very well Mr Nur Madoobe. Watch out your shoulder!
@@dayax3335 Waxay ila tahay inaanan xanjabaad wax ugu sheegin dadku waa dadkayaga, nasteexo ayaa ka wacan inta hore.