Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Furaha farxadaadu waa raadinta furaha aqal haboon || Dhismaha ID 20 112.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 тра 2021
  • Fadlan Nagala soo xidhiidh (Please contact us):-
    Whatsapp and Mobile Number: +252 63 6000091
    Local call Center: 350
    Email: sompropertycompany@gmail.com
    Waad ku mahadsantihiin garab istaaga aad mar walba na garab taagantihiin.
    Facebook page
    / somproperties
    Instagram
    ...

КОМЕНТАРІ • 130

  • @aminajama160
    @aminajama160 3 роки тому +36

    When I watched this house I realized that I live in a cat 🐈 house 🤦‍♀️ but Allhamdullilah I’m grateful for having a roof over my head, and Congratulations the owner of the house Mansha Allah

    • @faebalina7786
      @faebalina7786 3 роки тому

      Thing is someone somewhere dreams of your house
      I too get a bit dreamy about these houses but you’re right subhaanaAllah perspective is everything

    • @kandarabi927
      @kandarabi927 2 роки тому

      Amina is a house like this in Hargeisa overprised anf how much would this one cost roughly?

    • @coolvids5549
      @coolvids5549 2 роки тому

      Remember that someone is craving to have a house like yours😥
      Always Say Alhamdulillah🥰
      Be contented always

    • @queendm1317
      @queendm1317 Рік тому

      🤣🤣🤣🤣 u make me laugh

  • @kg6987
    @kg6987 3 роки тому +11

    The construction is really improving back home mashallah 🙌🏾🙌🏾🙌🏾 time to start focusing on the interior designs as well

  • @Oneofakind49
    @Oneofakind49 3 роки тому +38

    Somalilanders, we have the layout of houses on point laakin we need to work on the interior design!! Beautiful house nonetheless

    • @fay5832
      @fay5832 3 роки тому +4

      I agree even however they've definitely come a long way. I only have an issue with the finishing and the kitchen but overall it's a beautiful house Masha'Allah

    • @salaficade9851
      @salaficade9851 3 роки тому

      Right

    • @fuadhassan3454
      @fuadhassan3454 3 роки тому

      Somproperty has the necessary interior designers ready none the less! Exterior and Interior both!

    • @KarimTVSOMALIA
      @KarimTVSOMALIA 3 роки тому +3

      You’re a Somali there isn’t a thing like Somalilander. I’m also not a Banadirlander or Jubbalander or whatever

    • @fuadhassan3454
      @fuadhassan3454 3 роки тому +3

      @@KarimTVSOMALIA thank you for pointing out I am Somali plus in case you didn’t know it’s in the name of where I am from SOMALILAND! Alhamdulilah

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 3 роки тому +6

    Muuqal qurxoon balse shirkada qaybtedan dubistu haku dadaasho qarinta taarikada gaadhiga waayo tilmaam cad weeye

  • @nimcoizmail7753
    @nimcoizmail7753 3 роки тому +5

    ماشاء الله تبارك الرحمن ان الله يرزق من يشاء بغير حساب

  • @faebalina7786
    @faebalina7786 3 роки тому +17

    Beautiful house, the construction is more modern hopefully the interior design can be updated
    BUT the railings upstairs 4:21 a small child can fall through they are a bit wide no?
    You need to maybe put something between the railings or this can be very dangerous

    • @KarimTVSOMALIA
      @KarimTVSOMALIA 3 роки тому +1

      🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️

  • @Fallacia_Konstantinos
    @Fallacia_Konstantinos 3 роки тому +11

    A simple exterior needs an also simple mondern indoors furniture decoration!!! Luxury is not only that you have in your mind. Modern simplicity is also a luxury!!!

  • @baaruudak.b.m1114
    @baaruudak.b.m1114 3 роки тому +4

    Qurux maansha allaah dhulkeena hooyo sidaas ayeynu u wada Qurxin karnaa,,

  • @mariza101_
    @mariza101_ 3 роки тому +11

    This company I really like their finishing touches well done Absolutely amazing fantastic!!!!!!! Very very Professional

    • @mariza101_
      @mariza101_ 2 роки тому

      Walahi I visited their office subhanalah soo expensive $120k 🤩

  • @BuulCaws
    @BuulCaws 3 роки тому +5

    Dadka English ku hadlaya waxaan ka codsanayaa maadaama dadku Somali yihiin in afsomali lagu hadlo waayo af ummada kale maaha aqoon.
    Afsomali walaalayaal ha lagu hadlo.

    • @somaliland6718
      @somaliland6718 3 роки тому

      COST DEPENDS ON MANY FACTORS YOU NEED PROVIDE ... SIZE OF ROOMS ... QUALITY OF TILES ... DOORS WINDOWS YOU CAN AFFORD --- TYPE OF ROOFING ETC

  • @fanaan1
    @fanaan1 3 роки тому +28

    Asc asxbta walalayaal wax fa,iida ma leh clipkani hadaydaan faafaahin dheeraada oo ay qiimuhu ugu horeeyo aydan ku soo muujin marka sheekada ah soo xidhiidha ha dambayso idinko ku xisabtamaya wakhtiga dadka please noqda more professional idinko mahadsan wabilahi altowfiq thanks

    • @somproperty
      @somproperty  3 роки тому

      Mahadsanid walaalo feed back aad ka soo bixisay

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 3 роки тому +1

      It’s true, they should tell us the price and everything else, so important

    • @An-mb9do
      @An-mb9do 3 роки тому +2

      Dhalinyaro badan ba rabta mustaqbalkoda iney guryo so dhistan sida calaamka fadlAn qimuhu wa muhiim

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 3 роки тому +2

      Nala soo xidhiidh waa ugaadhsi

  • @faridwiser5441
    @faridwiser5441 3 роки тому +4

    Asw, good job,but you need to include each bedroom a closet, the closet is used in north America and Europe house and apartment. I do not need to buy a bulky Armaajo for my clothes. Also, is not easy to carry a large peice of furniture to upstairs. A simple closet can be curved in each wall in every bedroom. Also, you need to include, an air conditioner and or ceiling fan for usage. It seems, the kid's bathroom doesn't have a shower sink.!!!!, A shower pool.
    Thanks

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 3 роки тому +1

    masha allah mabruuk calek qofka dhistay duni ku raaxaystay akhirona ilahay bari inu guri wayn akharikaga dhiso ana ii soo ducee janada ilahay iga dhisoguri qurux badan

  • @dhulgariir
    @dhulgariir 3 роки тому +1

    Waa sax waa sidii aan uugu talo galay inaad u dhistaan maashaa allaaah
    Mar hore comment aan idiin soo oqray clip hore ayaa wuxuu ahaa canaan iga socotay oo ahayd qaabka aad u dhisaysaan ma qurux badnaa iyo dhismaha qaybo ahaan sida marmarka oo kale laakiin maanta aadbaad u qurxiseen maraawaaxid
    Qiimaha ila soo socodsiiya idinkoo raaliya
    Mahdsanid keep up

  • @naimaaly4761
    @naimaaly4761 2 роки тому +1

    Will one day buy such a house for my precious mama انشاءاللہ

  • @ruqiasalah5744
    @ruqiasalah5744 3 роки тому +1

    Wallaalayaal price iyo cabirkaba waa mihiim, mar walba soo raaciya waxyaabaha muhiimka ah.

  • @hadalcad8246
    @hadalcad8246 3 роки тому +5

    wa imisa

    • @somproperty
      @somproperty  3 роки тому

      waxaad nagala soo xidhidhi kartaa numberka +252 63 6000091

  • @khadarxasan9899
    @khadarxasan9899 3 роки тому +4

    Masha alah wa dhisme casriya

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 роки тому +3

    Ma Sha Allah, there’s no place like home

  • @hanadadem
    @hanadadem 3 роки тому +4

    Fadlan shirkadda balaadhiya oo deegaanada kale sida Jigjiga iyo Godey(DDS) gaadhsiiya

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 3 роки тому +3

    Maashaa Allah imisa Ayuu noqonayaa dhismahaasi soo sheega

    • @somproperty
      @somproperty  3 роки тому +2

      waxaad nagala soo xidhidhi kartaa numberka +252 63 6000091

    • @somproperty
      @somproperty  3 роки тому +1

      waxaad nagala soo xidhidhi kartaa numberka +252 63 6000091

  • @YouTubeSpot911
    @YouTubeSpot911 3 роки тому +8

    This one is great house inshallah I will buy one day mother’s land 😝

  • @user-if9cz7dv8x
    @user-if9cz7dv8x 3 роки тому

    Masha allha masha allha wllo hargeysa mesho waaa xafadahe ku yaala gurigan quruxapadaanyahy masha allha iso jawaap oky

  • @mohammedmuse4347
    @mohammedmuse4347 3 роки тому +4

    Its would be good if you guys make house tours plus Budget on it 😁👌

    • @husseinahmed3956
      @husseinahmed3956 2 роки тому

      I believe this beautiful house is more than 100k us dollars

  • @fj1914
    @fj1914 2 роки тому +2

    Is this house really built in Hargaisa by Somproperty? 🤔

  • @g.abuzayd396
    @g.abuzayd396 3 роки тому +2

    That’s a good quality house well done.

  • @abdoulazizdaher7507
    @abdoulazizdaher7507 Рік тому

    Mashallah 👏 nice 👍 I like it

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 2 роки тому

    Maaha Allah So beautiful, shikadina Jigjiga majogta

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 3 роки тому

    Somproperty waa shirkad cajiiba runtii.

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 3 роки тому +2

    masha allah

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Рік тому

    Great 👍 Company ❤

  • @zackjoseph8272
    @zackjoseph8272 3 роки тому +4

    Macha allah dream house🥰🥰🥰🥰 qimaha so shega plz

    • @somproperty
      @somproperty  3 роки тому

      waxaad nagala soo xidhidhi kartaa numberka +252 63 6000091

  • @deqam.7747
    @deqam.7747 2 роки тому

    Masha allah top qofka video yada duuba needs pay rise 👏

  • @yurubdheeg1654
    @yurubdheeg1654 3 роки тому +1

    Mashalalaah tabarakalah

  • @hamdalaki1787
    @hamdalaki1787 3 роки тому +1

    Mashaalalh jigjiga yar ❤🥰❤💚❤🥰

  • @munamohamud2756
    @munamohamud2756 3 роки тому +1

    Masha Allah walaal waa imasa qimaha guurig

    • @somproperty
      @somproperty  3 роки тому

      waxaad nagala soo xidhidhi kartaa numberka +252 63 6000091

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 3 роки тому

    Guryo quruxbadna macno masameynayo waa bilaa wado.....deegaanka Ku xeeran oon laga shaqeyn

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 3 роки тому +1

    Mansha allh gurgaan o kale wa imasa cml

  • @ummunabilakram9130
    @ummunabilakram9130 3 роки тому +5

    Maxaa burco xafiis uga furan waydeen?

  • @LOVELIFE-sd9xz
    @LOVELIFE-sd9xz 3 роки тому

    Gurigu aadbuu uquruxbadan yahay masha Allah lkn midabka cad waxoga kabedela wixii dambe wa aniga fikirkeyga wayo wadankenu laamiyo uma badna waa boodh

  • @As-uo5vu
    @As-uo5vu 3 роки тому +4

    𝙈𝙣𝙨𝙝𝙖 𝙖𝙡𝙡𝙖𝙝 𝙬𝙖𝙭𝙖 𝙖𝙖𝙣 𝙪 𝙝𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙚𝙮𝙣𝙖𝙮𝙖𝙖 𝙨𝙝𝙞𝙧𝙠𝙖𝙙𝙖 𝙨𝙤𝙢𝙥𝙤𝙧𝙥𝙚𝙧𝙩𝙮 𝙞𝙮𝙤 𝙯𝙭𝙥𝙠𝙖𝙮 𝙚𝙣𝙜 𝙠𝙝𝙖𝙖𝙡𝙞𝙙 𝙝𝙖𝙢𝙗𝙡𝙮𝙤 𝙝𝙖𝙢𝙗𝙡𝙮𝙤 𝙝𝙖𝙢𝙗𝙡𝙮𝙤 𝙞𝙣 𝙖𝙖𝙙 𝙙𝙝𝙞𝙨𝙩𝙚𝙚𝙣 𝙜𝙪𝙧𝙮𝙞𝙝𝙞𝙞 𝙝𝙧𝙜𝙚𝙞𝙨𝙖 𝙪𝙜𝙪 𝙦𝙪𝙧𝙪𝙭𝙙𝙖 𝙗𝙖𝙙𝙣𝙖𝙖𝙖

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 2 роки тому

    Wa guri qurxon lkn waxa ficned qimaha labecinayo in lasharxo wax yabaha kaly. Mahad sanidin

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 роки тому

    Mansha Allah tabarikalah beautiful

  • @SaidAdan
    @SaidAdan 2 роки тому +1

    Meesha hargeysa la yidhaahdaa hadal baa la iibiyaa qiimo kaliya waxa ka horaysa inaad saacad murantaan kabacdi qiimaha laguu sheegayaa

  • @mideeye1105
    @mideeye1105 3 роки тому +1

    Mzha allh

  • @somaligamerwllki1046
    @somaligamerwllki1046 3 роки тому

    Waan ka helay mashalla alla

  • @user-hv3px7dp5n
    @user-hv3px7dp5n 10 місяців тому

    Halle buuku yaalaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    🎉

  • @Kiama17
    @Kiama17 2 роки тому

    Why not use laminated wood flooring. Is less slippery than smooth stone and less chance of serious injuries from a fall

  • @kandarabi927
    @kandarabi927 2 роки тому +1

    Wow, how much is a house like this and how many plots does sit on?

  • @msshami4228
    @msshami4228 3 роки тому

    Amazing masha allah

  • @nimoadan2552
    @nimoadan2552 2 роки тому +1

    Mashallah tabarakallah wll waa quruux gudaha iyo dibaaduba. Qiimahad kudhiisteen ma isheegi kartaan idiinko mahadsan?

    • @somproperty
      @somproperty  2 роки тому

      Walal waxan ku dhisnay $180,000

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 роки тому

    Ma Sha Allah beautiful home. Laakiin Walal maad faah faahin naga siisaan qiimaha uu yahay iyo meeshuu ku yaal

    • @asima9161
      @asima9161 2 роки тому +1

      Masalaha ayuu kuyaal

  • @iamk3977
    @iamk3977 3 роки тому +1

    Mashallah💚⚪❤

  • @ThemohamedAbdillahi
    @ThemohamedAbdillahi 3 роки тому

    Masha-Allah

  • @sultan_H143
    @sultan_H143 2 роки тому

    Asc wll waxaan rabaa inaan ogaado dhismahan qiiimihuu ku kacay please

  • @Yuusuf_M_Y
    @Yuusuf_M_Y 2 роки тому

    Our house ❤️🙏

  • @samsamhersi857
    @samsamhersi857 3 роки тому +1

    Masha allah ,cabirka dhulka uukufadhiyo waa imisa????

    • @bashirmohamed8496
      @bashirmohamed8496 2 роки тому

      They dont know! They just find a clip some were and then Pretend they build it

  • @aadankhadar9754
    @aadankhadar9754 2 роки тому

    Yasmiin

  • @ahmedismailali5164
    @ahmedismailali5164 3 роки тому

    Madacadayadeynaayi balse malagafikiray sameynta uugurigaan kulaahan Karo guryaha darsaantiisa ah oo gaagaaban?

  • @ahmedabdikahin1276
    @ahmedabdikahin1276 3 роки тому

    Qiimaha wll soo raaci

  • @spring8494
    @spring8494 2 роки тому

    do you guys build guriyo in Qabridahar?
    if yes please tell us
    😄😄😄

  • @Royel.channel
    @Royel.channel 3 роки тому

    great house

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 3 роки тому

    Shirkada Somproprtey ayaa dhista Guryaha qaabkana waxy ku badanyiina Xaafda Hodan hills Iyo masala isha Borama

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 3 роки тому

      Abdirashiid Mhedhagi sababta ay ugu badan yihiin waxa weeyaan shirkadu wey cusub tahay meelaha aad sheegtay wey banaan yihiin oo hada la dhisaa oo la dageemeyey dhulka kale waa hore loo dhisay ka horeeeyey kuwan hada oo meelo badan kama banaana.

    • @hamdalaki1787
      @hamdalaki1787 3 роки тому +2

      Kan hda wa jigjiga yar

    • @FaadumoArdo
      @FaadumoArdo 3 роки тому

      haa ma jigjiga yar baa kani okay

  • @kathirakhath4075
    @kathirakhath4075 2 роки тому

    Halkuu kuyaala

  • @leeclass1089
    @leeclass1089 3 роки тому

    How much is then( 300000!!) ? My brothers and sister don’t get ripped off ...

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 3 роки тому

    Kolay aniga waxa igu filan sadex qol oo hurda ah kuna kacaya $10000

  • @m.aden_
    @m.aden_ 3 роки тому

    Cabirka dhuulka waa imasa?

  • @banuhaashim9539
    @banuhaashim9539 3 роки тому

    Aan idiin sheego qiimihu waa ilaa 140k gurigan ayay ku dhisayaan qiyaastii

  • @kingakramofficial3483
    @kingakramofficial3483 3 роки тому +1

    Burco xafiis ka fura shirkadaha burco tayo maleh wastaad waynadayba wax noo kakaba

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 3 роки тому

    Dadki waxy ku waasheen ..Waa imisa,?
    Adeer meeshu waa business marka waxbadan ogaan meysid...

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 3 роки тому

    Asc Wllo waxan idinka codsan cabirka guriga in aad sheegtan

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 роки тому

    Beautiful house but inside it’s not model

  • @cbasidismail715
    @cbasidismail715 3 роки тому

    How mach does it cost that beautiful and modern house ?
    Can I get your address spacial ?

  • @shiinecade7949
    @shiinecade7949 3 роки тому +1

    The house is good bt let's know price

    • @bashirmohamed8496
      @bashirmohamed8496 2 роки тому

      They dont know! They just find a clip some were and then Pretend they build it

    • @Yuusuf_M_Y
      @Yuusuf_M_Y 2 роки тому

      180,000$ weeye wll

  • @ashaabsiya3345
    @ashaabsiya3345 3 роки тому +1

    How much is it to build a house like this please tell me the price

    • @bashirmohamed8496
      @bashirmohamed8496 2 роки тому

      They dont know! They just find a clip some were and then Pretend they build it

    • @fj1914
      @fj1914 2 роки тому

      @@bashirmohamed8496 say Walahi 😂😂

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 3 роки тому +1

    Guri 4 makhsina oon jagadiina haysto imisaad iigu dhisaysaan qiimaha ugu jaban

    • @kingakramofficial3483
      @kingakramofficial3483 3 роки тому

      Waxii aad kari karto uun bixi kolay Somali bolodh yeshay Uma xumide

    • @zainabahmed4198
      @zainabahmed4198 3 роки тому

      Kkkkkkkkk

    • @somaliland6718
      @somaliland6718 3 роки тому

      COST DEPENDS ON MANY FACTORS YOU NEED PROVIDE ... SIZE OF ROOMS ... QUALITY OF TILES ... DOORS WINDOWS YOU CAN AFFORD --- TYPE OF ROOFING ETC

  • @monaa2112
    @monaa2112 3 роки тому

    Is it 18 by 18 how long it is ? What is the name of the company who did this ??

    • @bashirmohamed8496
      @bashirmohamed8496 2 роки тому

      They dont know! They just find a clip some were and then Pretend they build it

  • @shimbirtanabada9178
    @shimbirtanabada9178 2 роки тому

    Gurigii riyada ilaahow ii rumee

    • @mariza101_
      @mariza101_ 2 роки тому

      Me tooo aamin 🤲🏽

  • @user-hv3px7dp5n
    @user-hv3px7dp5n 10 місяців тому

    qiimahan sooqora

  • @ruunabdi1251
    @ruunabdi1251 2 роки тому

    Lacagtooda noo sheeg bal

  • @oskafamily3863
    @oskafamily3863 3 роки тому +1

    🥰👏🏽

  • @candymaine2012
    @candymaine2012 3 роки тому +1

    Does this company operate in laascaanood Somalia ??

    • @somproperty
      @somproperty  3 роки тому

      Not yet

    • @Royel.channel
      @Royel.channel 3 роки тому +1

      company only hargeisa no good guys cme to sool

    • @kaboonali5466
      @kaboonali5466 2 роки тому +3

      Lascanood is in Somaliland darod boy, we own you