Barako Group "Dhisme Guri Casriya "Hargeisa-Jigjigayar"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 57

  • @mysterioush8513
    @mysterioush8513 3 роки тому +10

    Way sii ficnaan lahayd deyrka wada marmarka laga dhigay in dhir lagu beero dadkeena intaasa ka maqan waxaad arkaysa guri wayn oo MashaAllah ah hadana meel indhaha u wanagsan lahayn

    • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
      @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 3 роки тому +1

      Taa adiga wa ina samaysata mar hadaba meel banan haysato waa qofka isaga suu ka dhigto

  • @ahmedismail9353
    @ahmedismail9353 2 роки тому +1

    Beautiful house in Hargeisa Somaliland Masha allah

  • @suhaybcabdirxmaan6546
    @suhaybcabdirxmaan6546 3 роки тому +16

    rer somaliland guuuuuuul xasid ka ishiisa ilaahay hadin ka leexi yo

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 3 роки тому +2

    Beautiful house MashaAllah I really like it MashaAllah congrats the family and the company

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 3 роки тому +10

    Qiimaha guryaha so qora fadlan.
    If you are serious.
    Can buyers pay in instalments?.
    You putting off customers &potential clients.

    • @kiromattan5745
      @kiromattan5745 3 роки тому +4

      Sxb the house is not for sale. It belongs to a family. What the company is trying 2show u is that they can make a similar or the same house for u. Somalis and their ways man. Jumping to conclusions without establishing any facts.
      Just enjoy the video and say masha Allah, 1 day, maybe 1.day I can make something like this, so u can escape the open jails that they call Europe with its ugly culture.

    • @a....8619
      @a....8619 2 роки тому

      @@kiromattan5745 the jails have the best school on earth and hospitals etc… have you thought of that everywhere you will live the life you choose 😂

  • @hoodoxassan7968
    @hoodoxassan7968 3 роки тому +1

    Mashallh magcy jir anoguna meel halkanoo khalijka layidhaa ayaan 5 qol oo jira kaga jirnaa dhulkeeniina nimcadaasaa taala mashllh lkn qimaha maad noo racisaan idinkoo raaliya

  • @hadiahussein7279
    @hadiahussein7279 3 роки тому +5

    Tolaay oo tacabkeey mee, anna halkanaan meel halkanoo London la yidhaa 4m square kaga jiraa tier 4 na ii dheer yahay😭😭😭

    • @muniir3654
      @muniir3654 3 роки тому +1

      hhhh 4m kaligaa waad ku caajisiyee, weysada ma isku dhowranaa
      kkk

    • @hadiahussein7279
      @hadiahussein7279 3 роки тому +1

      @@muniir3654 waysadaydu way dhawran tahay eddo.. 4m kaligay ban daganahay ma odhan👍🏻

    • @abdiftahosman6974
      @abdiftahosman6974 3 роки тому

      @@hadiahussein7279 ana kula dagaye isoo dhufo ppe🤣

  • @imaanmohamed3672
    @imaanmohamed3672 2 роки тому

    Wa guryo urux bdan

  • @marawaos
    @marawaos 3 роки тому +1

    اللهم بارك 💕

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 2 роки тому +1

    Much is gonna cost to build house like this please let me know thank you 🙏

  • @lifeisbeautiful252
    @lifeisbeautiful252 3 роки тому +5

    How much?

  • @samatarbilia5956
    @samatarbilia5956 3 роки тому +2

    Wow beautiful house

  • @musaibrahim8694
    @musaibrahim8694 3 роки тому +1

    ‏السَّلاَمُ عَلَيْكُمْ وَرَحْمَةُ اللهِ وَبَرَكَاتُهُ
    Walaalo qiimaha lagu dhisayo inoo sheega fadlan?

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 3 роки тому +5

    Waa Guri qurux badan
    Laakiin waxaad ku xumaateen
    Qiimaha kuma qortaan🤝

    • @samsammaxamed8598
      @samsammaxamed8598 3 роки тому

      Qiima waxaa ka horeeya waa dhulka

    • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
      @SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 роки тому

      @@samsammaxamed8598 dhulka hadi qofka heeystana

    • @samsammaxamed8598
      @samsammaxamed8598 3 роки тому

      @@SNMwillneverdeisweonlymultiple Aniga Walashay Hararyatay dhashay oo guri haljaa kadhisatay inkastoo guriga aan daaeanay dhulwayn kufadhiyo Iyada waxaa loogu dhisay 12o kun oo dalaarwll

  • @muunimomuuse5979
    @muunimomuuse5979 3 роки тому

    Mansha Allh tabaraka raxman

  • @07951443264
    @07951443264 3 роки тому +1

    Beautiful house it’ll be nice if you showed the layout of the house

  • @mohamedad2194
    @mohamedad2194 2 роки тому

    Is this house for rent. Please let me know ?

  • @buahmed2789
    @buahmed2789 2 роки тому

    The price for this villa??

  • @farahhersi648
    @farahhersi648 2 роки тому

    Masha alla

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 роки тому

    Waa qur xoon yihiin qaaligio baad ka badiseen

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 роки тому

    Maasha allaah 😍

  • @ahmedhassan-fc7zw
    @ahmedhassan-fc7zw 3 роки тому +1

    Machaallah wa imisa

    • @allahs_servantt
      @allahs_servantt 3 роки тому

      Waa imisa qiimihiisu kuruga turki baa nabartee

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 3 роки тому

    Masha Allah

  • @hanimusse586
    @hanimusse586 3 роки тому +2

    Masha allah guri adduun kii ahaa

  • @kifaahbeautychannel2728
    @kifaahbeautychannel2728 3 роки тому

    Wwwwwwww beautiful

  • @omarmahmud8284
    @omarmahmud8284 3 роки тому

    Muqdishu ma ka dhistiin waa imisa qiimaha ku kacaya?

    • @ibraahimcabdilaahi4328
      @ibraahimcabdilaahi4328 3 роки тому +3

      Yaahuu muqdisho maxaa ka yaala qof hantidii inaad burburiso jeclidee

  • @sadioabdulle6728
    @sadioabdulle6728 3 роки тому +1

    Uf caku iyo musikadiina aan wax laga maqli karin war rabi kaxishoda

  • @abdulghanihassan3837
    @abdulghanihassan3837 3 роки тому

    Waxalaga yabaa ingiriga noocasi bilaabiyo y ahay, oo booyad looraadsho, iyo inaanu shaqaynayn showerkiisu

  • @MohamedAli-vn5cv
    @MohamedAli-vn5cv 3 роки тому

    What is price we want price!!!!!!!!!!!

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 3 роки тому

    I like white style how much

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube5823 3 роки тому +1

    Intaa lagu dhisay

  • @halimazacda7664
    @halimazacda7664 3 роки тому

    Qaar goglan ma la heli karaa wll

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 3 роки тому

    Laakin Hargaysi BIYO maleh.

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 3 роки тому

    kamirada ku weynaysay hargaysa guryaheda dhulkan ma haystan dhamanton wa 10X10 mitir

    • @abdis70
      @abdis70 3 роки тому +2

      Hinaasaa ku haayoo waad muuqmuuqataa - Dhulka Hargeisa waa none of your damn business. Ha cawryin- weli ma I daba socotaa.

    • @technologynewsplanet1782
      @technologynewsplanet1782 3 роки тому +1

      waa beentaa

    • @sarahajji2118
      @sarahajji2118 3 роки тому +1

      Labadaada magac een is qabanayn iska hagaaji intaad hargeisa ka xuntahy hormarkeeda o masha alh dheh magacana iska badal nin xusein sharaf layidhaah wali lama arage hhhhhh

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 роки тому +1

    Wadooyin iyo biyo samaysta.guri Sidaa u qurux badani was bilaa wado

    • @abdis70
      @abdis70 3 роки тому +3

      Rome maalin laguma dhisin- you will see all soon. Those people are damn smart. Inta maqan weligaa lama eego, haddaanad xaasid ahayn.

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 3 роки тому +2

      Wadooyank iyo biyah waa shaqo dowladeed guryah dad shicib shakhsiyad baa dhistay

  • @Mohamed-qt7ql
    @Mohamed-qt7ql 3 роки тому

    Masha allah

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 3 роки тому

    Masha ALLAH