sababta uu ILkacase Qays ku diiday inuu jigjiga ku arooso.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • waa waraysi xiiso badan oo fannaanka Ilkacase Qays looga qaaday jigjiga. waxa uu kaga hadlayaa taariikho badan oo fankiisa iyo noloshiisa kusaabsan.

КОМЕНТАРІ • 148

  • @saabirinbullefahiasaabirin5284
    @saabirinbullefahiasaabirin5284 2 роки тому +21

    Ilkacase qays mahadsanid walaahi.maadaama aad nimco Dheeman aad ku faantay

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 2 роки тому +23

    Abayo tababar badan samee wareysigaaga ma fiicna kalana tasho wariyayaal khabiir ah oo iga caawiya dheh is dhis ceeb maaha inaa wax garan weydo lkn xirfadaada wa la hormariyaa gabadha ka daaya cayda iyo hadalada qaldan

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 роки тому

      Tani Waxeedu Waa Shukaansi Cad Ee Wareeysi Maahan. Ilaahoow Hana Cebeeyn.

  • @hassannoom603
    @hassannoom603 2 роки тому +4

    Wall mugdibayaa kujittaa ilaahay hakubtoosiyo adiga iyo anagaba ilaahay nawaafijyo qeyrka waxaaanna kuugu naseexayn lahaa inaaad ka tanaasusho i a

  • @Sagalahm2000
    @Sagalahm2000 2 роки тому +12

    Naciimo diamond 💎 Masha alh isku waara ❤️

  • @maymuuncisman4049
    @maymuuncisman4049 2 роки тому +3

    Masha allah waa geesi ilkacse adiga iyo xaaskaga naciimo allah iskukiin barkeeyo nacabku darbiyada ha jiiiro

  • @jaamacdhonge6829
    @jaamacdhonge6829 2 роки тому +13

    Qays legen legen dhalay waanku tageeraa👍❤️

  • @caliyusuf1967
    @caliyusuf1967 2 роки тому +30

    Qoftan wareysi shaqo kuma laha su'alaha sidii ilmihii ayay wax u weydinysa

    • @fardustanzani2936
      @fardustanzani2936 2 роки тому

      Waad .waxay ku barbaratay waraysigii.waa cajis 😅😅😅

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 роки тому

      Waxeedda Waa Shukaansi 😂😂😂

  • @user-xj8pc9jf1q
    @user-xj8pc9jf1q 9 місяців тому

    Ilko casow marka hore wan ku salaamey wll waxaan ka mid ah tagareyashada sxb hesta micnaheda waad taqanaa maad u sheegtidid wariyada sxb

  • @cabdihakiin85
    @cabdihakiin85 Рік тому +1

    Thank my friend ❤ 💕 💓 ♥ 💛 💖

  • @nurasahardid5126
    @nurasahardid5126 2 роки тому +11

    I support my inadeer qali ♥️♥️❤️

  • @rabicaali8016
    @rabicaali8016 2 роки тому +2

    Mansha alaah nimco dheman guulayso insha alaah guulaysta Cadawga nimco way guul daraysteen nin jecel baa helay

  • @amxaar
    @amxaar 2 роки тому +8

    Well done. Qeyr. Xaaskaaga ku faan.

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 2 роки тому +7

    Woow nacimo duma wad maqasha we love you dear

  • @abdulmajid-tc9pz
    @abdulmajid-tc9pz 2 роки тому +5

    Hal suaal - bal gabdha mxa ka galay guurkisa hadi aysan ahayn qof xumaan u haysa marwada ilkacase 😔

  • @ciyaalxamar27
    @ciyaalxamar27 Рік тому +2

    King of rapp ilkacase qays 🔥🇸🇴

  • @zihaamrashiid9055
    @zihaamrashiid9055 2 роки тому +6

    Fariid hala gursan midkale nicima jokar ayada kabadan ku dumar💓

  • @R44SH
    @R44SH 2 роки тому +2

    Legend ilkacase 🤴💥💯

  • @mmzmhfamily192
    @mmzmhfamily192 2 роки тому +2

    Manshallah Ilkacase waa nin qalbi fican guuleyso

  • @abdiabdi5037
    @abdiabdi5037 2 роки тому +4

    Afnooli waa hadlaa eynaa waa ciyiyaa. Keep going bro 😎

  • @labaradmedia9145
    @labaradmedia9145 2 роки тому +8

    Waan jeclhy raga xaaskoda ku faanaa🥰

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 роки тому +15

    Waa nin fariida naciima dheeman baa igabadan mashalh isku waara adiga iyo nciomo joker

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 2 роки тому +12

    Gabadha wareysaneysa waxey u baahan tahay tareerin

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 2 роки тому

    Ilkacase waxaa moodaa kistoo inuu high yahay .... inta ila aragtey like ii saara plz

  • @sharmaakiid2540
    @sharmaakiid2540 Рік тому +1

    Ilkacase Asc

  • @saamiyomireyuusuf8290
    @saamiyomireyuusuf8290 2 роки тому +8

    Boqorka guul ayan ku leeyhy

  • @aliabdi2877
    @aliabdi2877 2 роки тому +7

    Ilkacase hadal ma garanayao lkn why ku so dhowow ayaa la dhahay Waa dhowahay hataa malahan

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 роки тому

    Axadkaan Sanka Gaaban Leh Naciimo Dheeeman Qurux Jookar Qalanjo Qoor Dheer Ineey Nin Keedda Kashukaansato Beey Damacday Lakiin Wallaahi Tiidheereed Buu Kudhogay. Nin Rageedd Baan Uqiray Ilkacase Qays. 🤗🤗😍😍😍

  • @amiramohamed800
    @amiramohamed800 2 роки тому +11

    Gabadha waraysigeeda maxa ka si ah?? Waa mxay su'aalaha siday wax u waydiinayso?? Wariyoow Xaal Qaado 😂😂😂

    • @usaamabdirahman7081
      @usaamabdirahman7081 2 роки тому

      Tan wariye way dHaafty😄😄

    • @nuurkaarag4643
      @nuurkaarag4643 2 роки тому +1

      Hhhh warye xaal qaado waa may tan wariye noqotay dariis ahan jirnay istaqfurullah

    • @amiramohamed800
      @amiramohamed800 2 роки тому +1

      Wax aad Moodo Shukaansi iyo Badawtunimo iyo wx aad moodo inay yasaysoo ayey isugu dartay Wiilkii! Anigaaba u khajilay walahi 🙊🙊🙊

  • @sharmaarke1611
    @sharmaarke1611 2 роки тому +1

    Ilkacas nin somali dhalad ah marwalba 5 ta somali ayuu dhahaa waa ninki koobad somali ah oo bilaa cuqdad ah

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 2 роки тому +3

    Gabadhan wariye maaha waxaa qaaday
    Cayda Ka jirta youtube ee nimco iyo samiixo markaa waxay istidhi hadal gali in uu gabadhiisa aflagaadeeyo Laakiin waa Nin reer kiisa ku kalsoon man sha allah gabadha wariyaha ah na way ku fashilantay. Waxaa ha boon in shaqada laga eryo waayo maaha qof shaqadeeda taqaan and abilaahi towfiiq

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 роки тому

      Wallahi t.v. ga Magac xumeey Usoo jiiday Naagtaan.

  • @mohamedhusseinadan3601
    @mohamedhusseinadan3601 2 роки тому +5

    Boqorka guleyso🥰

  • @fikramalldheere2519
    @fikramalldheere2519 2 роки тому

    Legendry weeye wlhi we love u captanka fanka ❤️🤴🤴✊✊

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 роки тому +1

    Like like l
    Love upka case❤️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @quraish_1x
    @quraish_1x 2 роки тому +5

    Shaqo aan shaqadeeda ahayn ayay haysaaa qoftani 😂😂😂😂

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 роки тому

      Sax 😂😂😂😂😂

  • @wadanipoi2620
    @wadanipoi2620 2 роки тому +1

    Legend ilkacase qeyz💯✅

  • @ziizimoha2128
    @ziizimoha2128 2 роки тому +3

    Nin rageed weye wllhay nin xaaskisa ku faanaya weyeh Allaha ku dhowro

  • @goldenispro1090
    @goldenispro1090 2 роки тому +7

    NAAYAA BADAWADYAHAY WARIYE MA TIHIDE ORODOO ADHIGII AAD RAACI JIRTAY AAD NAAYAA HADUU GUURSANAAYO MA ADIGUU KAALA TASHANAYAA NAA OROD ISKUUL TAG JAAHILADYAHAY

  • @saidabdihassan330
    @saidabdihassan330 2 роки тому +1

    *Keep rocking legend qesow*

  • @issackkhamis3436
    @issackkhamis3436 2 роки тому

    Ilkacase plz qawileyka iskadaf brtha Wana kusalamey

  • @khaliddesantoz5406
    @khaliddesantoz5406 2 роки тому

    Legend ilkacase inta iska yar libaax

  • @dekowbagay9441
    @dekowbagay9441 2 роки тому +1

    Boqorka rapka keep going

  • @hamdaabdi3932
    @hamdaabdi3932 2 роки тому +6

    Wixiisa oodhan waa shanta somaliyed

  • @quraish_1x
    @quraish_1x 2 роки тому +2

    Qoftan Yaa yidhi wax warayso 😂😂😂😂😂

  • @0ubahalihersi568
    @0ubahalihersi568 2 роки тому +1

    Dag oo lakin qabyaalad iyo qoloqolo uun jigjiga cadey hanaga barin

  • @aftaxp0y136
    @aftaxp0y136 2 роки тому

    wuu siYasadeeYay HaLkaas time Gasow waaa ilma adeera daY

  • @cismanxuseen3068
    @cismanxuseen3068 Рік тому

    Masha Allah

  • @aminsalah1218
    @aminsalah1218 2 роки тому

    M.a dum qaali ❤🌹🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌

  • @ankosaleh2734
    @ankosaleh2734 2 роки тому +1

    Protocol wariyenimo maheysid Asia

  • @laylaali7940
    @laylaali7940 2 роки тому +1

    Legend dumaashi namca dheyman

  • @user-qp6vh4ln5t
    @user-qp6vh4ln5t 8 місяців тому

    Ninkaan waa lpx ilkacase qeys

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 роки тому +2

    Geesi xaaskaaga ku faan xoogaa fidna wadayaal ah oo ogadena oo candho calasay wato aa buuqa furaya yaan lagaa faaiideysan jaanis ha siin kuwa daarood nacaybku ka buuxsamay

    • @SalafAsSalih1
      @SalafAsSalih1 2 роки тому

      Maansha alaah noolow ilkacase dumaashi afar gabdhood cumar maxamuud waa u qalantaa

  • @mohamedabdullahi6418
    @mohamedabdullahi6418 2 роки тому

    Qofku waaba doqon caadi ah hadalna ma yaqaano kulahaa waxan qaadaayo maba aqaano waxaan kawado

  • @sadaxiyosagaalchannel5560
    @sadaxiyosagaalchannel5560 2 роки тому

    Mareykanka

  • @abdifataxcaashir-xx3jm
    @abdifataxcaashir-xx3jm Рік тому +1

    Ma ilkqcase

  • @hasandeedee97
    @hasandeedee97 2 роки тому

    Team kazu ilkacse qays Arab maku jira 😜😂😂😂😪

  • @cfitaaxaadan6813
    @cfitaaxaadan6813 2 роки тому

    M.a

  • @sadaxiyosagaalchannel5560
    @sadaxiyosagaalchannel5560 2 роки тому

    soomaaliya fanaan allqaliiji soosoco soosoco seeynabeey ayaa uugu horeeyay

  • @adenmohamed3584
    @adenmohamed3584 2 роки тому +1

    gabadha wareysi,magaraneyso,

  • @faidmire9024
    @faidmire9024 2 роки тому

    Bro

  • @zeatziciitxiin3243
    @zeatziciitxiin3243 2 роки тому +2

    Wariye waa in tabarbar labaad la siiyaa sidani Waraysi ka khaldan inbadan

  • @munaabukar2688
    @munaabukar2688 2 роки тому

    Ina adeerkey guul ban ku rajeynayaa

  • @wiizsimbaofficial8695
    @wiizsimbaofficial8695 2 роки тому

    illahi baaa weyn🔥

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 2 роки тому

    Naima Diamond

  • @MohamedAli-gi9bc
    @MohamedAli-gi9bc Рік тому

    oo maxad karabta gabadhaan waresaneso somali san le waa ye maxa yelay wax ba is kuma ogala war kada ya xan yaa allaah

  • @hamdamed1464
    @hamdamed1464 2 роки тому

    Nimco dheman we love you❤❤❤❤

  • @ilyaaskamadage9886
    @ilyaaskamadage9886 2 роки тому

    Legend

  • @zahraomar8993
    @zahraomar8993 2 роки тому

    King *Masha.ALLAH

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 2 роки тому +1

    Raabka ma abwaanay leeyihiin maanay iskasheeko kuguso dhacysa uun ahayn

  • @kaligeedtaliso5576
    @kaligeedtaliso5576 2 роки тому +1

    Team kaazow❤👊

  • @mohamedabdullahi6418
    @mohamedabdullahi6418 2 роки тому

    War waxaan wixii lawaydiiyay iyo wuxù kahadlàyo isma leh

  • @mohamudali6853
    @mohamudali6853 2 роки тому

    Guuleeso ilkacase boqorka rap

  • @habibokhalif9652
    @habibokhalif9652 2 роки тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @fardosaadan2151
    @fardosaadan2151 2 роки тому

    Asc wale aniga ku aqana maxamadow sanbuley baldosa soxasuso

  • @muhudinali4688
    @muhudinali4688 2 роки тому +9

    Wamahaay niinka sidii hablaha muurqihiisa eey yihiin

    • @suadosman7542
      @suadosman7542 2 роки тому +1

      Hhhh nin soomali ah aa saas ah asaaba uroon

    • @aweesdanbiil8623
      @aweesdanbiil8623 2 роки тому

      DAYUUS SEMPRE DAYUUS WA NIN AN NAGTIISA CESHAN KARIIN OO WEBSITEYADA KU NIKISO AYADA AAN ASTURNEEN
      JUUGTA CULUS 5 USD AWAY KACBAAY GII KU QABAY DAYUUSKA AHAA ILKACASE AFQALOOC WAKANA EE AWAY JUUGTA CULUS

  • @sundusm.x2814
    @sundusm.x2814 2 роки тому +1

    Naagta maxay sanka la tagaysaa hinaase dumaashi🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️

    • @seynabjama7750
      @seynabjama7750 2 роки тому +1

      Ma ila aragty

    • @fardousahappy4674
      @fardousahappy4674 2 роки тому +1

      Waxy isku haysata qurxlay cirka kaso dhacday 😅

    • @alisaladahmedomar4459
      @alisaladahmedomar4459 2 роки тому

      @@fardousahappy4674 . Naaguhu meel daran bay iska fiiriyaan, isku fiirsasho badanaa Xaliimoos. 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 2 роки тому +1

      Waa reer miyi Kamira hor timi

  • @rahmasayit6851
    @rahmasayit6851 2 роки тому

    Ilka case qays hesaha rabka yay isku fcanyihin lkn afsomaliga inu kuyar adagyahy maka darenteen🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @sadaxiyosagaalchannel5560
    @sadaxiyosagaalchannel5560 2 роки тому

    asc mabilaabin

  • @abdirisaklafoole3672
    @abdirisaklafoole3672 Рік тому

    Hossein Osmaan

  • @cismanxuseen3068
    @cismanxuseen3068 Рік тому

    Asc

  • @hamdibarre1374
    @hamdibarre1374 2 роки тому

    Maxamad Qeys abdiqadir dhuubow hire Ragadii odeyga waa abtirsaday 🤣🤣🤣

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 2 роки тому +4

    War meesha haboon ugas ba latabay!

  • @Amar_Aden
    @Amar_Aden 2 роки тому +3

    Waxaan u fahmay nimo jookar i dileysa hada guursado tolow jookar ma mala kumoowdkiiba😂🤞

  • @ayaanshariif3885
    @ayaanshariif3885 2 роки тому +1

    Yaa lagaa ilaalinaa ilkadheer ayad thy ilkadheerna waad utimid xoolayahow

  • @xalimoqurux5151
    @xalimoqurux5151 2 роки тому

    Yaa kuweeydiye cida aad kasoojeedo

  • @zeinabmohazeizeinab4345
    @zeinabmohazeizeinab4345 2 роки тому

    Ina Dubow hire wllkey mcne

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 2 роки тому +1

    Gabdhan.wareysigeda.aad.bey.u.qaldan.tahay..dad.bey.iska.hor.keni.rabtaa.maxaa.ka.galey...heesaha.garbashka.

  • @hafsaali7431
    @hafsaali7431 2 роки тому

    Woow

  • @Hmm-malek
    @Hmm-malek 2 роки тому +1

    Qoftan maxa ka qaldan waraysi xumaa

  • @nuurkaarag4643
    @nuurkaarag4643 2 роки тому +1

    Naa tii yaaa so qalday oo wariye ka dhigay naa orod caruurtada hayso wariye wxba kama ogide

  • @fardousahappy4674
    @fardousahappy4674 2 роки тому +1

    Tani waxba garn mayso aya ku dhahy wariye ayad tahy mida kale hadalka mababa sugi karo

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 2 роки тому

    You can’t tell this guy lying.

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 2 роки тому +1

    Ilka case wuu cabsan Yahay 😂

    • @ayaansalad1062
      @ayaansalad1062 2 роки тому +1

      Shekadii waa sixratay ma cabsantaha kubadasheen walee dad isjecel ma arki kartaan

  • @axmedcabdi8069
    @axmedcabdi8069 2 роки тому

    maxamed hada miyaa idin kugu horayso

  • @abdihaliingallan2934
    @abdihaliingallan2934 2 роки тому

    Lagjan Libaax brother noolaw

  • @Santiago-vr1df
    @Santiago-vr1df 2 роки тому

    Qooftan wariye nimo waxbo kamataqaano.
    Suashe larabeey ineey kabilaawdo oo eheed tariq nolaldke fananke ayeey wariysige dhaxdiise kuweeydiise😏

  • @Somalilandgirlll
    @Somalilandgirlll 2 роки тому

    Suaal kasta oo la weydiyo sidu tahy ma ka jawabin

  • @theruler411
    @theruler411 2 роки тому

    Somali rapper? Keep on dhaanto

  • @fardussicid4721
    @fardussicid4721 2 роки тому

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍👍

  • @Somalilandgirlll
    @Somalilandgirlll 2 роки тому

    Ilja case is adkeee

  • @fatushofficial2962
    @fatushofficial2962 2 роки тому

    Sax wlhi 🤩🤩🤩