Waayojoog"Sadex bilood ayaa nala garaacayay oo aanan arag ehelkayaga" Halgamaa C/risaaq Alfa,Q/4aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Waayojoog"Sadex bilood ayaa nala garaacayay oo aanan arag ehelkayaga" Halgamaa C/risaaq Alfa,Q/4aad.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 16

  • @abdirahmanahmed7627
    @abdirahmanahmed7627 26 днів тому +5

    Taarikyahan nasiir aad ayan kuu salamayaa, hawushaa aad hayso taarikada ayaa ku xusi donta, aad ayan kugu amanayaa wll hawusha ku soco 🫡🫡🫡👏👏👏

    • @Shucaybjamac55
      @Shucaybjamac55 26 днів тому +1

      Wllhi Waa Runta Hawul Miiha hasa nasiiro hore usaco 👍👍👍

  • @abdirahmanadem9887
    @abdirahmanadem9887 26 днів тому +3

    Fadlan weydii yaa soo tilmaamay faqashta oo ku soo hagay

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 26 днів тому

      DADKIISA

    • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
      @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 24 дні тому

      Sowka sheegaya ee leh cabdi dhamac iyo ninkale oo ciise muuse ah baa ciidanka watay wuu sheegee maanad fahmin labada ninba waa habar awal, cabdillaahi askarna iyagaa qabtay oo sheegay iyadoo faqashtu aanay garanaynin nin sacad muuse ah baa sheegay dawlada ka tirsanaa oo yidhi waa kii snm ta u waynaa haduu iska amusi lahaa subixii bay sii dayn lahaayeen qof seexanwaayay uunbay ka soo qaadi lahaayeen

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx 26 днів тому +3

    waar inadeer raggu waa isku hal e sidii kuwii hore usoo badi oo taxane dheer ka dhig inader Naasiraw waanad mahadsantahahy

  • @Mahad_wayoarag3366
    @Mahad_wayoarag3366 26 днів тому +2

    Waa taariikh cajiib ah

  • @user-yc9cd3mu4s
    @user-yc9cd3mu4s 26 днів тому

    Naasir aad baad ugu mahadsantahay taariikhdaa laakiin sheekadii faarax ifiso waad haafe soo dhamaystir

  • @ismailaymankuulismo6313
    @ismailaymankuulismo6313 26 днів тому

    Sodaa qaybta xigta fadlan from. new Zealand

  • @YasincabdiQawle
    @YasincabdiQawle 26 днів тому

    Scw

  • @user-wx6in9ik1m
    @user-wx6in9ik1m 26 днів тому +1

    halgankii xalaasha ahaa SNM ragba cadaabo uso jidhay kuwii faqash ta ahaa na manta iyaga mandeeq maalaya

  • @Halgame334
    @Halgame334 15 днів тому

    DADKA AAN DAMBIGA LAHAYN DAD KII DIDA UGALAY WEY ISKEENI HADHAAGII FAQASH SL CADALADAY HOR KERNI

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 22 дні тому

    Qabyaalada dhibteeda Ninkani raggii soo furtay iyo kuwii Jeelka ka jebiyey ayuu had iyo jeer ku foogan yahay....

  • @cabdiaadan5237
    @cabdiaadan5237 26 днів тому

    Barnajimkan waaaki somalilañd so afjaray eee qabkaynu uso jabhdayny sobandhigay inay ubadheedhen iyo inanay ogaynba

  • @hassanabdullah7074
    @hassanabdullah7074 26 днів тому

    Waar ninkan hannoo soo waraysan miyaannan ku odhan