DAG_ ETHIOPIA DUULANKEEDII WAXAA FASHILIYAY FANO QORSHE CUSUB OO AY LATIMID SOMALIYA OO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • FADLAN LIKE SHARE AND SUBSCRIBE

КОМЕНТАРІ • 27

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 дні тому +3

    Waa in lala lagu cibaadeystaa gaalada itoobiya ee dulmiga wada ee badda somaliya Duulaanka ku ah.

  • @CabdullahiHawarwaaa
    @CabdullahiHawarwaaa 3 дні тому +4

    Fano ha guuleysato

  • @sabrieisac79
    @sabrieisac79 3 дні тому +1

    Dahabka madow waa shidaalka ( oil and gas )

  • @sinyeer
    @sinyeer 2 дні тому

    $50 billion from China development to Africa.

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 3 дні тому +1

    Guul fano

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 2 дні тому +2

    ALLAAH Hu Akbar walillahil'xamd 💚
    ALLAAH Humma Sali cala nabiyyina muxammad sallallaahu calayhi wasallim 💚
    Tapped in from southern greater Somalia ☝🏻🇸🇴

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 3 дні тому +1

    MAANSHAA ALLAAH

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 3 дні тому

    Black gold waxaa laga wadaa shidaalka ceyriin

  • @HussainNoor-fh1tp
    @HussainNoor-fh1tp 3 дні тому +2

    Wallee intaad somalia iyo somali guntiga ugu jirtaan baydaan guul gaadhin,,, taariikhda dib u eega ,,, waar danta dhulkiinna ku ekaada,, markii aad fursad heshaana ku roga lkn somali warkeeda ka baxa yaydaan god ku dhicine...

    • @kotarhane3561
      @kotarhane3561 3 дні тому

      Dahabka madoow meneheedu waa shiidaal ka

  • @yomamaobama4184
    @yomamaobama4184 3 дні тому

    Somalia ma iyada Ethiopian ah maxa la weydiin isku xishood ha oran Uma qalmaan ee dheh waa wadan xoog lagu qabsadey hadana inshallah wey ka xoroobo buuraleyda injirta badan dhaqana aan laheyn

  • @sinyeer
    @sinyeer 2 дні тому +1

    Waryada black Gold waxaa laga wadaa Petroleum oil 🛢.

  • @AliAhmed-ft8ld
    @AliAhmed-ft8ld 3 дні тому

    Sxb dahabka madow waa shidaalka ( black gold)

  • @haredobsiye1188
    @haredobsiye1188 3 дні тому

    Black Gold = oil

  • @mabdllh1094
    @mabdllh1094 3 дні тому

    Wll, Black Gold (Dahabka Madaw) waa magical kale ee loo bixiyay Shidaalka dhulka ka soo burqada oo inta aan la safayn madaw ah; waayo daamur iwm ayaa la socda. Waxaana uu ka bilaabmay Texas, USA, waagii laga soo scary!

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 2 дні тому

    Faano waa cadawo oroomo an
    Xukun mawadi karato rabiyawo
    Anaga naga duul qada

  • @AbiibXasan-pe2cc
    @AbiibXasan-pe2cc 3 дні тому

    Soomaalidu waa qowmida sadexaad halka tigreegu ka yahay qowmiyada 4aad xaga bablayshanka xaga dhulkana waaba ta labaad hadaba maxay ugu haamini waayeen in ay yiraahdaan anaga ayey nagu fiicantahay hogaaminta itoobiya?

  • @yassinsheikh5590
    @yassinsheikh5590 2 дні тому

    Waxaa waa sheeko xariir😅😅😅😅

  • @IseFarah
    @IseFarah 2 дні тому

    Kiillka..5.ee.somalida.shidalkaa.haqsaado.marenkaka.somaliduna.dowlaad.goniya.hanqoto.shidaalkana.ha.kuwadnolaadan.ethobiya.siiroo.hanqoto.marekanka.haqto.somlida.kill.5nad.oo.hanugan.sidaa.ayafican

  • @mussejama311
    @mussejama311 3 дні тому

    Kani waa xabashi
    Dadka kililka ayagaan dareemin
    Caqliga amxaaraday ku shaqeeyaan..
    Cadawgaa cadawgiis waa saaxiibkaa.
    Maxaa kaa galay ETHIOPIA.
    Doqon OGAADEEN!!

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 2 дні тому

    Ogaadeenk jaajusk allow cadaab

  • @MahdiAli-k1j
    @MahdiAli-k1j 2 дні тому

    Black Gold is oil.. jaajus ogadeenka oo xataa tacliin laheen..
    Jaajus ogDeen joojiya dacacayada joojiya..
    Hud hud Media iyo abdijalil waa jaajus axmaarka..
    Anfac media, karamardha, iyo dal jir waa somali toosan

  • @nmohammed1505
    @nmohammed1505 3 дні тому

    Hhhhhhh beenta afsomali yarida ayaad kaga darteen maahmahaha somaliga markaad sooqaadataan ayaan ku qoslaa idunkoona garaneeni ayaad hadanrabtaan inaad sheegtaaan cod Karnimo ayeey u baahantahay war baahintu