Daawo Rw Xamse itoobiya Meel Cidlo Ayaan istaajinnay kana Hadhimaynno Ciidankeeduna Wuu Bixi ilaa Ay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 112

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 20 днів тому +26

    Anoo Somalilander ah ma ogoli itoobia in dhul Somaliyeed qaadato iyada oo hore dhul (DDS) inaga haysato. Waa xaaraan.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 20 днів тому +5

    RW Xamze aad iyo aad baad nooga Farxisay waxba ha ujilcina Xabasho Yur uun bay wax ku leedahay Haddii kale Xabad Wadankeena haka baxeen Af Qarmuun 20.000 Soomaali ah ay Dileena Magdhowgeeda halaga qaado......

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 20 днів тому +2

    Rw xamze mahadsanid, Ethiopia hadii ay kanoqon Mou.waain ciidamada la saaro, ganacsiga la joojiyo,
    Maamul walbana xaduuda tago.

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 20 днів тому +2

    Allahha ku xafiido waxbadan mudane rw Hamze masha Allah nin karmed ayaadtahay iska ilaliya Ethiopianka iyo jajusenta somalida ah oo idinlajoogah meelwalba

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n 20 днів тому +1

    Xamzow walagu gumeyey ee gob nimada ku soo laabo hadi kale wad qasare insha allaah hadadan ka shaqeyn sidi shacabka somaliyed leyskugu hayn laha midnimada umada somaliyed 🇸🇴❤️🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷🇸🇴🇪🇷

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 20 днів тому +1

    Masha allaah raysalwasaare hamze cabdi barre guulayso noqo madaxweynaha qaranka ilaahay idamkiis

  • @user-oi3nz9xf5n
    @user-oi3nz9xf5n 20 днів тому

    Asc guul guul soomaaliya

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 20 днів тому +1

    Ahbal itobiyan ah.

  • @adowkiyana6983
    @adowkiyana6983 20 днів тому

    Aad iyo aad rw waad mahsantay (hamza)waanfarxey saas hanoo haato waa guul gobannimo inshaah allaah waa guul

  • @daudabdulle4450
    @daudabdulle4450 20 днів тому

    Musharaxa3 ee 🇸🇴 Somalia inshaa allah

  • @nature5508
    @nature5508 20 днів тому +2

    Indha adaga ethiopja ku lahaaa hadiii aysan ka noqon hishiiska kama mid noqonayaan ciidamada imaanaya kuma dancing madaxda somalida sibay uga baqayaan ethiopia ,
    Ethiopia iyo kenya markasta waa in aysan ka mid noqon ciiidamadq sababtoo ah labada dalba waxa naga dhaxeeya xurguf

  • @Ahmedmussa-x2k
    @Ahmedmussa-x2k 20 днів тому +1

    Rw dadka wixii xaqiiqa ah usheeg meesha arin kuma aad haysaanee

  • @HassanMahamud-u9s
    @HassanMahamud-u9s 20 днів тому

    Awey arimihi xabalada mxa lo weydin waye 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @JogindaKatana-w9y
    @JogindaKatana-w9y 20 днів тому

    Mansha Allah rwse Alle xilka hakugu asturo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ns7ge7iy5m
    @user-ns7ge7iy5m 20 днів тому

    àďďòòñ adiga iyo awowgaadiì aan rarì jiraa ah hadsna anaa ku adònsadò ìtobiya anigaa ah waxa la gumrýstana waa adigoo idoor ah oò goonì istaagña aan u diiday

  • @ibraahimquule
    @ibraahimquule 20 днів тому

    Maxaa ka run ah

  • @amarefaysal1624
    @amarefaysal1624 12 днів тому

    Asc waxan ahay nin dhalinyaro somaliyed oo kasoo jeeda gobolada waqooyi marka 1aad maaha waxaanu aqbali karno itobiyan ayaala siinaya badeena ama laga kiraynayaa marka 2aad waxaan leeyahay dawladayada somliya wad gaabinaysan waliba gaabis saa,id ah waxay ahayd xiligan inaydun xalisaan kala. Qaybsanaanta dalkeena iyo dadkeena taasina waxay ku imanaysa kitaabka quraanka kariimka ah oo hagaha aadamaha oo dhan ah dastuurkan iyo waxan makhluuqu xariiqay maaha wax umad islama deeqa marka 3aad waxaa talo iga ah marka somali isuso noqoto inaan tawxiidka hoos loo dhigin badalkiisa calanka buluuga hoosloo dhigo sababo cilmiyeed oo jira awgeed kanba waalgu qori karaa tawxiidk laakiin sadexdan midab ayaa somali xaalday soo martay katurjumaaya waana idiin fasiri karaa aynu is cafino saasa khayrku inoogu jiraaye ASC somaliya haawaarto ❤❤❤❤❤❤❤anaa somli

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 20 днів тому +2

    Mw Hassan President Somalia iyo PM Hamze Abdi Bare Somalia 🇸🇴 Haddii ay dhab idinka tahey Car wakaase Cilaaqaadka ujara Ethiopia 🇪🇹
    Mw Mohamed Abdullahi Farmajo wuxuuu ahaa Madexweynaha kaliya Eee Tusey 4sanii ee lasoo dhaafey dawladnimada somalia 🇸🇴 oo kenya 🇰🇪 Runta tusey .
    Anigu waxaad ka Hadleysaan waxaan Ka fahmey Hassan isbaaradiii $100M Ee uu Rabey ayuu Abiye ka diiiday.
    Madexweyne isbaaro usocda miyaa wax difaaci karo.

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i 20 днів тому

      Diblomasiyada indha cadeeys ma ahan sida muuse biixi cml 😂

    • @seed3966
      @seed3966 20 днів тому +1

      Waa run weeye biyo kama dhibcaana waa ciiclayaan weeye xaraash qaran uf uf adeeg yey sheegayaan yaan nac nacdiina dhegeysanay uf itoopiyo ma badaay idinla leedahay daciifnimada la aamusa hoow waxaan rabnaa rabnaa uf

  • @hamsemahamedali3380
    @hamsemahamedali3380 20 днів тому +1

    Anigu sheekada maan fahmin somaliland may kujirtaa doorashada

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 20 днів тому

    Madaxda hadalada jilcan ha iska dhaafaan.

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 20 днів тому

    Bada madaxwayne bixii baa xaq uleh adigu xagaad ka so gashay bada somaliland reer Somaliland baa leh

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 20 днів тому

      Asaga waa reer RW Somalia 🇸🇴 Somalia oo dhan ayuu xukumaa hergisa ilaa looyacade asaga sharciyan xukumo

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 20 днів тому +1

    Waar ilayn ceeb looma dhinto horaa looyidhi afnoolina wuu hadlaa bal wuxuu ku badhaacinayo eeg kkkkkkk

  • @mrsaidmoha8097
    @mrsaidmoha8097 20 днів тому

    Mnsha ❤🎉😊

  • @seed3966
    @seed3966 20 днів тому +1

    Buryo kujira na aqoonsato maxaay ku aheegi itoopiya hoow hoow hoow

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 20 днів тому

    adoon adoon dhalay kaaga maxad u siiseen ogadeeniya ka hadal doqonyayo musa biixi cadawgii hajabo

  • @raasamaalfurniture9513
    @raasamaalfurniture9513 20 днів тому

    Raysal wasaaru sifiican ayuu uhadlay anagu reer hargeysa ayaanu nahay mana ogolin waxan qaaxoland wado waana nacasnimo in nimco allah dheerad kuu siiyay halkii laga faa.idaysan lahaa fursada bada layidhaa badbaanu kusiinaynaa ethopia bad allahba siin waayay ethopia anagu uma hayno nimankan waa cadaw shacabkana wareeriyay walaahi umada somalia ee aynoogu sheegayaan cadawga allah ayaa walaalo naga dhigay ee iyagaa cadaw ah dan reer somaliland na ma wadaan mid muslim nimona mawadaan waa tuug allah ka go,ay dee hadayna somali iyo muslomka kaleba ayna shacabkan maskiinka ah cadaw ugu sheegay way ogyihiin inayna joogayn meesha amxaarona bad marabto ee fikirkan haykalu saleebaania ee israil wado ayay usocotaa xaramkaay duminayaan sidaynu axxaadiista ku hayno markaa inlala dagaalamo ayaanu diyaar unahay

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 20 днів тому

    Inshallah karim allaha rumeyo

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 20 днів тому

    The bottom line is we should stop talking to them.. full stop please don't open for them any window otherwise we will regret when is too late.thanks prime minister .

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 20 днів тому

    Xaqiiqda jirta xamza iyo xassan sheikh waa dad aad u Qawoowan side u hadleyaan abey niinkas niin ciyaara ma iheen somaliya wax badbaadin karo niin lsba xaniinyud ah u runta kagambaneyna

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 20 днів тому

    Waad aqbali marka runtu indhahaaga hortimaado

  • @ibrahimdhagasayn3205
    @ibrahimdhagasayn3205 20 днів тому

    Berbera miyaad ogaaltay war baakaa soo baxsaday ku fahanay

  • @abdirahman2918
    @abdirahman2918 20 днів тому

    War waxan weydina dawlada somalia mxay cidan shisheye ujogan wadanka miyaynu sameysani karin

  • @CaliKhalif
    @CaliKhalif 20 днів тому

    Wuuba cayile reysarwasaruhau waki la magacebeyey caatu aha

  • @fosiakhalif6150
    @fosiakhalif6150 20 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 20 днів тому +1

    Hassan DhiiQo Kama Jawaabi karo Baahiya Dalka iyo Dadka Somalia 🇸🇴
    Waa Nasiiib Daro dal leh Madaxbanaani oo maanta
    Dal-La mid ah sidaas uu ugu
    Jees jeesayo Xasan inta uu Xabaalo Iyo Dadka somaliyeed isku dirkooda ka shaqeynayo Arimaha Dibada iyo Wdamada Sida Foosha xun uula dhaqmayo haka ka jawaabo😂

  • @M.H.F23
    @M.H.F23 20 днів тому

    This is the worst Prime minister ever in our history.
    It seems that is out of the truck, unfortunately.

  • @user-nz5iz4mi4t
    @user-nz5iz4mi4t 20 днів тому

    Aabaha maxanu buudi madhan ankakiraynay nacas nacas dhalay

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 20 днів тому

    FAQASH QUDHUN DHALEY NIN MADAXWEYNA AH 6000000SHACABIHI DORTEN OO DAL IYO DAD LEH AYAY ETHIOPIA KALASAXEEXDEEN WAA SOMALILAND GUUL. ADIGA YAA KU DORTEY WAA LAGU YEEDHEY KALAY XAMSAW XASAN DHADIG 4ODEY AYAA DORTEY RUNTA ISKU SHEEGA MEELGADHIMEYSANE

  • @Thewho444
    @Thewho444 20 днів тому

    Marxuunki doqonka 😂

  • @siradm
    @siradm 20 днів тому

    Itoobiya lafteeda kudar, sanado badan baa dagaal sokeeya ka socdaa laakiin iyaga caalamka ayaa raba oo waan la buun buunin dhibka ka jira

  • @Amal-vy3lv
    @Amal-vy3lv 20 днів тому

    Waee adigaawaxa cdsin kari idkade
    Madax weeyna Somaliland muse syaa xaquleh dhulkiisa
    Xamsoow aduunku waxuu kuyaqaan dad waalan
    Ni waan xamsoow xishod

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 20 днів тому

    Lo iyo Ari iyo Geel waa Ku dhagaysanayaan oo Qaab Qabiil u wada fikirayo goriilana Waa khudbaynayaan fiiriya kuli Markii Ay wada hadlayaan ay la hadlayaan wadamada dariska waxaas umaleesa in faro Laga wada hayo

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 20 днів тому

    Beena baad ka sheegtey Reer soomaaliland 😂

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 20 днів тому

    Cid xaq ule majirto in ay dhulka bixiso.

  • @Engaqli
    @Engaqli 20 днів тому

    Yaa kala tashanaya adiga muqdisho soo dhaaf

  • @alijeenyo6014
    @alijeenyo6014 20 днів тому

    Waad iska hadashay
    Berbara Qabridaare. Ma aha. Waad hurudaaye toos khalad ayaa lagaaga dhigay raiisal wasaare Koonfur somalia sababtoo ah adigu qabridaarad ku dhalatay waxaad ka mid tahay somali state ee Ethopia markaa afkaaga naga Jeedi

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 20 днів тому

    Xassan iyo xamza waxa laga razba mucaraad iyo muxaafiid lasudhaweeyo halmeel wax lsga so jeeysto

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 20 днів тому +1

    Md XAMSE Baasaboorkii maka tanaasulay mise wali wuu haystaa se OGAADEEN Etoobiya maka XOROOBAY mise waa Adoon XABASHI

    • @mohamedamiin1119
      @mohamedamiin1119 20 днів тому +1

      Baryo culus careysan iga dheh

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 20 днів тому +1

      Xamse waa nin jubaland state of Somalia 🇸🇴 waa nin ogaadeen 2 gobol ku leh Somalia 🇸🇴 juba hoose iyo juba dhexe waa mid kaas tankale isaaq dagan itoobiya kuwaas ayaa xureen u baahan degmada xarshin iyo gaashaamo iyo hartashiikh

    • @Yusufhalig
      @Yusufhalig 20 днів тому

      @@HassanAli-xf8qi
      Jubaland halkey OGAADEEN ku yeesheen mise Winsheysga ayaad ADOOMO cusub u noqoteeb

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 20 днів тому

      @@Yusufhalig adeer jaahil ayaa tahay oo ciilan 😂😂😂 ogaadeen waa jubaland asag ayaa leh mamul

  • @abdirashidjibril3096
    @abdirashidjibril3096 20 днів тому

    RW meesha ma taagna qofkii maradaada kugu qabsado ma ahan mid shaqsiyeed waa mid Qaran aad masuuliyadeeda taagan

  • @sahrawarsame725
    @sahrawarsame725 20 днів тому

    Maxaad ka daba doonteen sidee u hor fadhiisatay nin dhulkaagii kugu haysta sabab Aad ula fadhiisato meesha mataalo tankale kuwani afhayeeno u hadla malaha miyaa maxaa madaxwaynihii iyo raysal wasaarihi intaa mikro foonka u haystaan yaab alow siyaasiyiin aqoon leh na sii

  • @user-du8si7bf6h
    @user-du8si7bf6h 20 днів тому

    Machala

  • @Ahmedhoori
    @Ahmedhoori 20 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkk kadaaaab

  • @siraadcali8636
    @siraadcali8636 20 днів тому

    Xamsa madaxweyne hii mutaqbalka baad tahay

  • @ismailyusuf415
    @ismailyusuf415 20 днів тому

    Midbaa leh Waa " Raizal wazaarihii abid ugu cagta dheeraa Somalia "

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g 20 днів тому

    Dawlada somalia ee dadka somalida sheegataa waakaase bal dadka reer muqdisho ha'u sheegaan sharciga iyo jiritaanka ay leeyihiin bulshada ay xukumaan inta ay j.somaliland oo sharcigeedii iyo jiritaanka dadka ama bulshada reer somaliland ee dhamayska tiran ay sheeganayaan?Mudane R.wasaare maxaad u haysaan bulshada ama dadka reer muqdisho inay yihiin dad u dhashay j.somalia maxaad ugu cadaynaysaa ama maxaad u haysaan national iD.carka cadaynaya muwaadinimada reer muqdisho maxaad u diyaariseen halkayse ku xaadiraan inay ka mid yihiin?

  • @BayaBayan-l5v
    @BayaBayan-l5v 20 днів тому

    Wct waletihin

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 20 днів тому

    Airdubai maxaa loogu haystay,ereyga somaliland haddiiba madaxwaeynihii raiisalwasaarihiisu ayan erey kale adeegsan

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 20 днів тому

    Somalidu ha iska dhaafto 120 milyan.itobiya wa inta u dhaxeysa 70 ilaa 80 milyan so baara.hadalada cunsuriyiinta reer galbeedka .musliliinta xaqira.

  • @macrobia5195
    @macrobia5195 20 днів тому

    maxaa tidhi haday sii joogana maa tidhi

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 20 днів тому

    Xamar baadan wada xukumin ee maadaa ka hadli kara ,dhul aadan weligaa arag ,oo aadan tegi karin iska hadloow.
    Dawlada aad ra,iisal wasaaraha ka tahay way ka liidataa ,tan libya ee magac u yaalka ah.

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 20 днів тому

    Ethiopia badacas Ayey ubaahanthy badacasna Somaliland ayaa katalisa halkuu bada Ethiopia kusinayaa marxumku Indian ocean inay reer muqdisho Ethiopia labaryeyeen hobyo Lkn Ethiopia waa kadiiday meshasi stragies ahayn ee alshabtu joogto MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland cidna majooginkarto wlee 😂

  • @user-bw5ok5ub7o
    @user-bw5ok5ub7o 20 днів тому

    Idoorka.leh.benale.darood.xanun.darooda.aya.kuhaya.cuqdadlan..bax

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h 20 днів тому

    Deexoree Xamse doqon feneshbaadtahay

    • @bashiirdaahir2150
      @bashiirdaahir2150 20 днів тому

      CabdiRahmaan haduu xamse doqon yahay ma hooyadaa iyo dhiladii ku dhashay baa caqli leh masayr miyaa halkaa ku gaarsiiyay😊

    • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
      @CabdiraxmaanDaacad-e3h 20 днів тому +1

      Hanacaayin xamse waa xoolo Adiguna waxatahay lamid Carhayimaado Somaliland

    • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
      @CabdiraxmaanDaacad-e3h 20 днів тому

      Hadii somaliland uuxukumo hayimaado Waligay maan arag calanka somaliya ooyaala somaliland Dal aanad xukumin lamasheegto haxoreeyo Xamar waa doqon

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 20 днів тому

      Oromo tahay calanka somali inaa arkin fican xolo oromo calan aya leh dahay xolo

    • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
      @CabdiraxmaanDaacad-e3h 20 днів тому +1

      Dal aad aad leedahay anaamaamula hadana matagikartid Waa Sacasnimida kajirtaxamar Carkaalaya somaliland

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 20 днів тому

    Dowlada somaliya maha in somaliland logo yero wa mumulgobled

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 20 днів тому

    Waa hadalkii Ugu horeeyey ee u Qalma in Abiye Axmaar iyo Ethiopia lagu dhoho Marxuum keena Waa ku Mahad Sanyahey ❤

  • @burco688
    @burco688 20 днів тому +1

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤❤❤❤

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 20 днів тому

    Xamse xamar kasoo taga xasan culusow dawlad somali marabo hawiye labo qaybood ayuu uqaybsamaa qayb argagixiso ah iyo qayb mooryaan tuugo ah sida xasan culusow

  • @GloLeaders
    @GloLeaders 20 днів тому

    MR Rwse Hadaad run sheegeeysan muse birii soo xidha sheekadu halkaas iyeey kudhamaan sheekada badu hadii kale Ethiopia Somaliland Ayeey La Heshiin otherwise sto the nonsense and Hasan Sheekh will be happy to sell our sea you know it we all know it

  • @abdillahiwesozen4291
    @abdillahiwesozen4291 20 днів тому +2

    belalee idinka aya aduunka meraysanayey oo barytamayey somliland gul issac ba lee uskag xamar uf berbera 8 ayey noqotay aduunka africana waxay noqotay 1xasidiin allah ma jecla gul somaliland

  • @user-vo2jk1rl8e
    @user-vo2jk1rl8e 20 днів тому

    Nacas nacas

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 20 днів тому

    amarada waxa ledihiin somaliland ya logu yerin Dowladi somaliya ayaa somaliland ugu yeryso marka hada kadib waa in logo yera gobolda waqoye

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tv 20 днів тому

    Waaar ninku been weynaa

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 20 днів тому

    Gurgurte down

  • @prosl11
    @prosl11 20 днів тому +1

    Beenale darood hore ayaanu uu aragnay ,guul somaliland guul isaaq cadowga haa jabo

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 20 днів тому +1

      Shiib oromo amuus

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 20 днів тому +1

      @@user-gl2go3kp6s walal oromo badan af Somalia ku hadasho ayaa comment wax ku soo qoraan

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 20 днів тому +1

      Haa wll wan fahama aniga waa naceb hay wll xawasho wxi laa jiro dgal naga daxeyo xawasho dolka naga hesto ayan jacelhay ina so cilyo somali galbed aya rawa inaa ka saro oromo xawasho wano dagal

  • @burco688
    @burco688 20 днів тому

    Waa been wax u ku hadalayo ma somali baa orod joogsan wayday oo albaab kasta garacday
    Turki
    Qadar
    Afrika
    Talyani
    Sucuudi
    Masar
    Miyaanu xasan iyo xukuumadiisu u tegin waar somaliland badeeda iyo dhulkeedaba iyadaa iskale ee xamsow orod ogadeeniya soo xoree😮

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 20 днів тому

    Waxaba qaldan dowlada iyo Resulwasaraha Maja in ad ugu yertan dowlda somaliland wa in logu yero mamulgobledaka weqoye galbed ama mamulka somali weqoye

    • @sulemanali2019
      @sulemanali2019 20 днів тому

      Somaliland dawlada koonfurta somalia ha aqoonsato haddii kale hayskaga hadho😂

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 20 днів тому

    Nacas xoolo eh oo sida dameerka laysaga adeegto waayo. Talaba lagama qeybgeliyee maxaa laga dhegeystaa

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 20 днів тому

    Marxun xamza wa beenlo hadalkan waxa u so dhibey xasan gorgurde ismail omar geel islantisa marxun xamza ruwayad bu udhiga dadka shacabka somaliyad

  • @abdimaxamed7193
    @abdimaxamed7193 20 днів тому

    Bada mahooyadabaa le

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 20 днів тому

    Wa in logu yera goblada woqoye

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 20 днів тому +1

    Hada kadib wax layirahdo somaliland ma jiran wa in logu yera mamulgobledka woqoye galbed

    • @kadrabare2341
      @kadrabare2341 20 днів тому

      3:42 muxuu afkiisa ja qirayaa Dawlada walaalaheena Somaliland. Adeer cadceed miyaad sacabadaada ku qorin kartaa somaliland waa sidaase tiina ka tashada oo dadkiina malin walba dhimanay u tali