ASC,,cidaamadu may so jaabin ee way so gureen oo M/weyn cidaanka Oog keen ayaay ku baqaayen madax,dhaaqamedka iyo xisbika mucaridka markasu ciidanka qaranku Oog kuso nooqday guul inshallah JSLAND ❤❤❤❤❤
Maasha allah reerkaas ii reer ayeeyda ahi waa gob muwaadiniin geesiyaal u badan alaylahe cadowgii ku xoqonayay bay dhulka la jareen ooy fariin u direen inay dalkooda iyo dadkooda daafacayaan qarankoodana ku kalsoon yihiin huwana u daba dhaqayn.
Asc Ree cirjiidhe waa salaamantihiin Dhamaan Dadka Gobolkaa saraarna waa salaamay Waar Oday Cali caawa farxad intan ka badan baan ka filaayay maadaama uu MADAXWEYNE MUUSE BIIXI ku dhawaaqay inaan gobolnimada saraar gorgortan galayn dee Calina waakii Gobalkaa Cagaaran ee gabilay ku dhererinayee aadba uma riyaaqayee maxaa siya
muj.abw.calow dirir yuu ku waraysan wyo wxu ka dhigaya qabiili isagana wxad u shegta inanu noqonayn weriye caalamiya intuu jeeskiisa sito ninka kale ayanu wadana ee ha ku waraysto mana nebci derbiga duriyada iyo s.landba wan ku faana walaahi
War sulla madawoow qoryolugud ha waayina yoocada rag baa ka sokeeyee. Hadaad geedka yoocada jecejihiin mid ka beerta oog. Lacag laascaanood la siin jiray ma jirinn.. Xagay marray haday jirtay. Khiyaali
Cali madaxda qaranka somaliland baad tahay usheeg dadka somaliland in filinka huwanta iyo mucaaradka gabagabo kudhow yahay❤❤❤❤❤❤❤🎉
Runti Cali Bari iyo reer Caynaba wana jecladay….. SSB IYO CIDANKA QARANKA ALLAH HA DHIWRO OO HA XAFIDO ❤️❤️❤️❤️
Somaliland is not easy guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Kulmiye guul insha Allaah allaahu akbar xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤ Safarka M/W Muuse ILAAHAY ka dhigo SafarvKhayr qayba oo Nabad qaba ❤❤❤ Shar iyo dhibaatana ILAAHAY ha ka ilaaliyo ❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin
Geesi ❤DulDul❤ Ethiopia 🇪🇹 Somaliland 1❤
Hero abiy and muuse
MUUSE MAR KALE WAA LAGA DHIGAY B
Guulayso Jamhuuriyada Somaliland 💚🤍❤️
Guulayso MBC24 💪
Guulayso Kulmiye 💛💚💛💚
Guulaysta Geesiyada Ciidanka Qarankow ❤❤❤❤️💪💪💪🦾🦾
Ali dul dul iyo qarankuba guul guul soomaalind ciidanka qaranka soomaalind
EMARAT GOOD INVESTING ETHIOPIA
Guul Somaliland rer caynaba hambalyo ❤
ASC,,cidaamadu may so jaabin ee way so gureen oo M/weyn cidaanka Oog keen ayaay ku baqaayen madax,dhaaqamedka iyo xisbika mucaridka markasu ciidanka qaranku Oog kuso nooqday guul inshallah JSLAND ❤❤❤❤❤
Maya fasax bay soo galeen ssc siisay kkk
INA DIRIR WAA HUWAN
Maasha allah reerkaas ii reer ayeeyda ahi waa gob muwaadiniin geesiyaal u badan alaylahe cadowgii ku xoqonayay bay dhulka la jareen ooy fariin u direen inay dalkooda iyo dadkooda daafacayaan qarankoodana ku kalsoon yihiin huwana u daba dhaqayn.
Mr. Cali Duldul salaan sare! Ninkan Mr.taar iska ilaali...
❤❤❤❤masha aallaah republic of somaliland guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Maasha Alaah Guul jam sland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Man shalha cannaba GuuuuuL S.L
Cali Ismaaciil carab nin geesiya, aduunyada iyo is balalkana la socoda.
Guul slnd ❤️🤍💚
Guul jamhuriyada somaliland markale madaxwayne muse biixi
Dalka hala xoreeyo oo cadowga halaga sifeeyo ishalah guuul ciidanka qaranka ilaahay guusha hasiiyo ishalahu madaxweyne cadowgaaga ilaahay hajabo ishalah
Nacaskan huwanta ah ee ciidamada wax ka sheegaya edebyeelo ku dheh 🎉🎉🎉🎉
Maashaa Allaahuye mujaahid calooow golaha guurtidii sare- go'aankii ka soo baxay- rabbi nagu gargaaryoo- guulbaanu joognaa,, reer somalilandoow cadawgiin ha jabee- in aynu mar labaad dagaal Aan tudhaale lahayn - sidii halgankii 88kii galno waa laynagu kalifay- si kalena waynu ku nabad gali waynay - waanad aragtaan siday maanta cadawgeennii naf iyo maalba u dul dhigeen la wareegidda iyo siday u xalaashan lahaayeen waxaad dhaxalba haysateen' iyo mustaqbalkii caruurtiinaba,, sidaa awgeed reer somalilandoow cadawgiin ha jabee waad is hurran tihiin cadawgiinee- ka kaca fadhiga, quluubtiinna iyo mideeya cududdiina oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa waa kama danbaystiiye, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,
mudane madax wayne geesi rag dhaafay nacab ka oohiye talaabadiisu boqol suuxisay lagu daba go ay muuse biixi cabdi rouble xildiid❤️💛💚❤️💛💚❤️💛
Waan idin salaamay Mudane Maxamed iyo Mudane Cali..kkkkk Horta Cali waa inaabtigey oo ina Ismaaciil ayaa dhashay, Maxamed isaguna waa inaadeerkay, Cisman siciid iyo Shabeel Siciid ayaanu kala nahay inaabtigey. Salaan from London
Guul Cali duul duul tariikhdaa ku xusi. Insha Allah
Ceeynaba❤❤❤❤
Magacyo badanaa ina kaarshe ,ina darawal Ina Baadi 😂😂😂😂
Runsheeg badthy muwaadin ah Badthy caliyaw
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
INA DIRIROW INTAY GOORI GOOETAHAY QARANKA SOO RAAC OO WADANI IYO INA XAASHI DANAUSTA YAASHA KA SOO HADH
Mr. Taar TV cirjidhow Cimran Mhmd sh.isaaq xagad dhtay?
Cali Dul dul 2021 Hargeysa ku arkay oo Silic iyo busaarad xun ka muuqday....Hadda hiil tol UA-cam ka bedelay maryaahii ... Waanku diirsaday
Muj cali warkaagu waa war aan 10 jeer kusoo celceliyo oo aan lagaba dhargayn macaanida iyo murtida ku duugan
irbad dhuub ma gelisaan afkuna waydin dheeryahay Muse Biixi iyo Nuux Taani. Waa af ka nool itaal baranbaro.
Geesiyaal qaran
Guulaystayaal Geediga Wadaay Wadaay
HABARJECLO WAA SOO NOQONEYSAA HADII LAGA XOROOBEY IYO HADII KALEBA
Waynu cafinay Laakiin haday ina dayn waydo koonfuri waynu ku duuli 😂😂😂 waa sidaa Adeer Cali
Jaamac baadi 223 waxan ka xorownay isaaq ayuu yidhi😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
CALAW. GOORTAA CAYNABA. AY DHULBAHANTE. KAGUUREEN. EE AAD LAWAREEGTEEN.IYO SIDAY WAX U DHACEEN. NOO IFTIIMI. BRNMJKAGA. DANBE. INSHA ALLAH
Caynabo hanbalyo
NO power ciidanka qaranka somaliland no downlad
Taar kuso nooqo Wadani niimada mucaradka iyo dalkaga Kala saar
Asc Ree cirjiidhe waa salaamantihiin
Dhamaan Dadka Gobolkaa saraarna waa salaamay
Waar Oday Cali caawa farxad intan ka badan baan ka filaayay maadaama uu MADAXWEYNE MUUSE BIIXI ku dhawaaqay inaan gobolnimada saraar gorgortan galayn dee Calina waakii Gobalkaa Cagaaran ee gabilay ku dhererinayee aadba uma riyaaqayee maxaa siya
😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐟𝐢𝐢𝐫𝐝𝐡𝐢𝐢𝐲𝐞 𝐮𝐮𝐪𝐮𝐮𝐛𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲
Caawad ugu fiicantayo Hakan rabay aad ku dhufatay oo sheegtay inaynu Soo raacayno itoobiya kkkkkkkkk
IINGA LUUGTA ISQABN MAA DAROD 8 BIILOD UU GARACYSE HADI ANYU WAXA GYMYSANE LAANDHER EEGA DHaah😅😅😅😅
muj.abw.calow dirir yuu ku waraysan wyo wxu ka dhigaya qabiili isagana wxad u shegta inanu noqonayn weriye caalamiya intuu jeeskiisa sito ninka kale ayanu wadana ee ha ku waraysto mana nebci derbiga duriyada iyo s.landba wan ku faana walaahi
😂😂😂😂
CALOW CAAWA TAAR BUURIGII KUMAAD TUFINE?
Hambalyo mujaahid caliyaw caynabo waa gobolka difaaca qaranka somaliland
Waar ninkan screen dabadiisa ka hadlaya waa mucarad waliba kasoo hore jeeda MBC. Walee Cirjiidho ninkan afka xun iska aamusi amba subscriber badan heeli maysid.
Waaaar cali duulduul kani ma xirsi iyo xaashi argagixisaaa
Nimanka waxaan ku qoslay firdhiye oo UK uhanjabaya kkkkk nimanakan waa juhalo nimankii ingiriiska laaayay baanu ahayn safiirkani muxuu qabtaa gabigiisaba waa intaa shaqadiisu ye
Kkkkkkkkk
Taar waad khaldan thy inaad tidhado ciidanka ujabay
Waa ayaandaro inuu nin wariye ahi yidhaahdo ciidayn kii jabay waa ceeb ee isku xishood taar tv😡😡😡
Calow nin kula sheeqyaa ma huwanbaa ciidanku muu jabin waayo inta badan hubkiisii soo wada qaatay markii wadani kula qaybiyay ee qabyaalada ugala saaray markii xanuusaday janaral Cali barre ayaa faa'iidaystay waxaa gadoon galay guutadii maraaga talyihii iyo ku-xigeenkaba.
Gobolka saraar, dhaqaale dheeraada in miisaaniyada loogu daro, ayaanu soo jeedinaynaa
Dheeraada ummmmmmmmm
War sulla madawoow qoryolugud ha waayina yoocada rag baa ka sokeeyee. Hadaad geedka yoocada jecejihiin mid ka beerta oog. Lacag laascaanood la siin jiray ma jirinn.. Xagay marray haday jirtay.
Khiyaali
Cali Duul duu
Degmada Laas’caanood Iyo Taleex Xuquuda Ay JSL ku leeyihiin ku waayi mayso Colaada Huwanta 🤨😃
Geel Caruuri qaaday ma dheera
Sidookale Degmada Caynabo Ama Goboka Saraar Xuquudeeda si gaar way U’helaysaa Meel Meel Xuquudeeda looga qaadi maayo
Wlhy waa runtaa waxaa allel iyo waxaa loo qabtay ma jirto caynabaaa
𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐨𝐛𝐨𝐧𝐢𝐢𝐦𝐨