DILEMMA/PRANK: HOOYO KILKISHA II XOQ

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 254

  • @najuumavio538
    @najuumavio538 12 днів тому +72

    Mahmahda part 2 ka sugeyna xbbti

    • @FartunDuvetGirl
      @FartunDuvetGirl  12 днів тому +14

      Ii soo Dira waa la’ahay kuwo kale

    • @kingnasrudeen3245
      @kingnasrudeen3245 12 днів тому +4

      ​@@FartunDuvetGirl 1)abkee dooli dilow dad nool mas u daaha😂😂😂😂

    • @Cudoon1
      @Cudoon1 12 днів тому

      @@FartunDuvetGirlanaa kuu haayo😅 part 2 so samee abaayo😂 Hooyo funny wye m.a allahumabarek momy
      Naagtii wareegta war waahesa
      Laba qaawan wa iskugu tooste
      Nin illahey bug dhawaayo bugtis mala maqlayo
      Cadowga ma dheero caloosha waaye cawo iyo maalin ee cunow kaa rabta
      Kadaloob kuunto wadkeeda waaye
      Lammo iyaaka dhexdooda nacbudu waaye
      Ninkii waaw dhaho uslee laga warsugaa
      Mininkeey iiga bax iyo maalkeey isii meel loo moodo maleh

    • @keyfhenna6097
      @keyfhenna6097 12 днів тому +2

      @@FartunDuvetGirlkuwa waqooyiga kadhig part two ga

    • @rururahman
      @rururahman 12 днів тому

      @@FartunDuvetGirl MAAHMAAH BANADIRI
      •Beec - mushter bilowgiisa; bur iyo bajiye maahoo
      •Tixsi isku dhiibdhiib; aas ku dhintaa
      •Saqiir naar ujeeda; saanqaadkiisa laga kasaa
      •Lax waa qufacdaa; lkn xaako ma tufto!
      •Musbaax mininkaa Ubaahan; minin Dadoow Mala Geeyo
      •Mininkey iga bax iyo Maalkey isii; meel loo moodo malahan!
      •Luquntaa halagu murmo; laqdabo waaye!!
      •Dacas kaa weyn; dhiiqaas ku farjiyaa
      •Nin roori doono; hortiisa mala rooro
      •Belaayadaa ninkii rabo; boodkaaga aas ka qoryeestaa;
      •Rooti nin aan cunistiisa aqoon in; aas ag yaallaa
      •Geel is dilaayo; dameero is weheshanaayaa dhaamo!
      •Balaayo buulkaaga looga jiraa!

  • @Xantiikudhaaftay
    @Xantiikudhaaftay 12 днів тому +51

    Hawaynadaan way noo fadhidaa wlhi maamada allow noo daay yaa rabbi❤

  • @samdasummar501
    @samdasummar501 12 днів тому +16

    Earlyyyyt Fartun keep going abaayo love your content❤❤❤❤ Somaliyey ilaa iyo goorma bey 300K joogaysa Fartun halaga so gar baxo idiinma dhaline😂🤍

  • @hamdaharago5270
    @hamdaharago5270 11 днів тому +11

    Ha igu kala qaban urkeeda🤣🤣aniga hadda caawa qosol u dhinto fartuun adaa ka masuulaa🤣🤣🤣🤣😭😭😭😭

  • @amoonabdilaahi1917
    @amoonabdilaahi1917 11 днів тому +9

    😂😂😂ala fartuney sida ku jeclay alleh haku jeclado adiga iyo mamo na gabadha 500k an garsino mxa khaldan❤

  • @apdirahmanmahomed4614
    @apdirahmanmahomed4614 12 днів тому +28

    Haygu kalaqaadin Urteed kulaa Maamadu 😂😂😂😂❤

  • @xamdashugri2810
    @xamdashugri2810 12 днів тому +14

    Hooyo mawduuc dheer bad u dirtay waxay isledahy o gabadha sawtad meelku hubsatay waxay ma qubaysto😂😂😂

    • @shacbaanfaarax410
      @shacbaanfaarax410 10 днів тому +1

      Iney boje sey rab taa lkn maama da wa aqli miiran

  • @africa1683
    @africa1683 12 днів тому +20

    Walahi mama daacad 100 💯 dadkii Hore run ugu tag Fartuun abaayo manta waa jabtey viva Hooyo land 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ohaafik
    @ohaafik 12 днів тому +11

    Allah ilaahayow ma nooli caawa Fartuun saan lee noogu wad maamada habeen walba noo keen insha allah.😂

  • @Honey_sweetlikethat
    @Honey_sweetlikethat 12 днів тому +12

    Hooyo ilahy cimri dheer iyo cafimad haa siyo mashaallah fartun you're funny abyo

  • @NadioAbdirzak-m3z
    @NadioAbdirzak-m3z 10 днів тому +2

    Hooyo ilhy janadii haku geeyo wllhi waa dulqaadkiiyo qofa hooyo cimri dheer iyo cibado suuban ba ilhy kaga baryaayaa🙏🙏

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 11 днів тому +5

    Mashaa Allaah Fartuunteeyda waxaaa haysataa Maamo sharaf leh Allaha kuu dhaafo❤❤

  • @Safa___475
    @Safa___475 12 днів тому +5

    😂😂😂😂fartuuun qosol iguma harin wlhi adga iyo hooydba wan idn jclhy❤❤

  • @SahraHassan-i9g
    @SahraHassan-i9g 12 днів тому +5

    Fartuun😂😂 caawa saa iga qoslisiisay lee 😅 keep shining sis❤

  • @wardaahmed4470
    @wardaahmed4470 11 днів тому +3

    Mansha allah wlhi inanta wan jecelay fartun iyo hooyo ❤️💋👸🏻👸🏻alleh ha idin xafido ❤️

  • @azizakariye2841
    @azizakariye2841 День тому

    Omg you guys made me laugh ALOT 😂😭😭😭 it's been a while since I laughed like this 😂😂

  • @xaredoomar9877
    @xaredoomar9877 12 днів тому +6

    Walhi kal iyo laab ayaan uqoslay hooyo siciido illaahey haku xifdiyo

  • @ayanadiwahab887
    @ayanadiwahab887 12 днів тому +11

    My mom is asking me why am I laughing 😂😂😂
    Illahay hakuu xafidu hooyoadaa❤❤

  • @samiiramoha559
    @samiiramoha559 12 днів тому +6

    Hooyo hadan maqlo waan soo carara ilahayow ino daa hooyoyinkeen

  • @Daacus.Loki.2000
    @Daacus.Loki.2000 12 днів тому +5

    Wcs hooyo ❤ fartuun hooyaded waanba iska jclahay alah cimri dheer barakeysan alah hasiyo io cafimad 😊

  • @YasminAbdihakim
    @YasminAbdihakim 12 днів тому +5

    Xalay io caawa vedio mnshallh ❤ bagaad noso noqotay qalbi

  • @marwogeele1254
    @marwogeele1254 12 днів тому +8

    😂😂😂😂😂 Fartun you are crazy 🤪 leave Mum alone

  • @Thebattleofthehorn
    @Thebattleofthehorn 12 днів тому +8

    Naa ha igu soo kala qabanin iga tag kuteh😂🤣🤣

  • @ayanadiwahab887
    @ayanadiwahab887 12 днів тому +6

    Naaa qolka iga bax kulahaaa😂😂😂 hooyo ❤

  • @safiashire2380
    @safiashire2380 12 днів тому +7

    Maamo waxan nshay hooyo iyo wiilkeeda oo aad kugu xiran waxan nimid ingriiska waxan rabnay in aan kula kulanol lkn waan xanuun sanay fasaxina waa naga dhamaaday

    • @haa8793
      @haa8793 12 днів тому

      Sory xabibti golden heart

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 12 днів тому +6

    Masha Allah Hoyadaa isku magac ayaan nahay Saciido❤

  • @hibomahamed944
    @hibomahamed944 11 днів тому +4

    Fartuuney imtixaan baad tahee maamada dhaaf 🤣😂

  • @shukrijimale6166
    @shukrijimale6166 11 днів тому +1

    Hooyo macaan wan ku jeclahy fartuun Hooyo ee gu salaam ❤❤❤

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh 11 днів тому +2

    Love maamo ❤😂 fartuuney cun cun aan eheyn iqabatay walaley😂😂😂😂

  • @wardaladan425
    @wardaladan425 8 днів тому

    Yaa alllah😂😂😂 fartuney maanta madaxaa ikala faliidhmay sidaan u qoslaayey ma nooli 😂😂😂😂😂 ar adiyaaaa 😂😂😂😂 waan fuuray wlhi

  • @shukri1395
    @shukri1395 12 днів тому +5

    This is another level.❤❤

  • @qweenhalimahqweenhalimah1950
    @qweenhalimahqweenhalimah1950 12 днів тому +5

    Madihin!!😂😂hoyadey ba sas dahdo😂😂

  • @fathiahmed9428
    @fathiahmed9428 12 днів тому +5

    Wlhi qosol iguma hariin ana kilkilaaha ku cooqaya miiyaa kulaaha😅😅😅😅

  • @qnshaaya
    @qnshaaya 5 днів тому

    Hooyo when say inkaar wa iska dhahay kuma jeedin mom is mom😢❤ilove u and your mom❤

  • @Abaaz-ot8bj
    @Abaaz-ot8bj 12 днів тому +5

    Fartuun big fan aakuuahay abaayo really iisoogal please🙏

  • @popular7493
    @popular7493 11 днів тому +5

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت علي إبراهيم وعلي ال إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد و علي ال محمد كماباركت علي إبراهيم وعلى ال إبراهيم إنك حميد مجيد ❤

  • @Shacni.
    @Shacni. 10 днів тому +2

    Hooyo kilkilaha ii xoq😂😂😂😢 Asthma maa kugu dhacday😂

  • @daganugaas9028
    @daganugaas9028 11 днів тому +1

    Wlhi maamo saciido wajeclhy ani hooyo ima nolo waligey ma arag hooyo walbo somali wajeclhy lkn hooyo siciido sigara ujeclhy msha allah cimri dheer maamo fartuney mac isii wlhi hbenkey shekeyne farxad kkkk fanny waa

  • @SankaYare-lr1kb
    @SankaYare-lr1kb 11 днів тому +2

    Maskaxda ka dha dhacsiiya kulahaa 😂😂😂

  • @Cudoon1
    @Cudoon1 12 днів тому +2

    Fartuuny adi maa dhakaar yaha lagaa tumi doonin 😂😂😂

  • @Najmaguleed38
    @Najmaguleed38 11 днів тому +1

    Mamada qosolkeeda ku haystaa😂❤

  • @amalnuura4789
    @amalnuura4789 10 днів тому +1

    Inkaaar ma qabtid way iga so fakatey 😂😂kuye mamdu waa funny 😂

  • @AnfacXasan-c6x
    @AnfacXasan-c6x 12 днів тому +3

    Hooyo saida love you so much ❤❤❤ 🥰😍😍🥰

  • @NaimaMohamed-b2b
    @NaimaMohamed-b2b 12 днів тому +2

    Anoo isxoqayaa is arky saa kifursanaye 😂😂😂😂😂😂😂tankle byo m a saas vedio nogu soodhig byo mcn marnaa hbo qurux 😂😂😂😂😂😂

  • @waanoiyotalo4775
    @waanoiyotalo4775 12 днів тому +2

    Walaho waxad tahay qofka kaliya ee iga qosolsiiya youtubka

  • @Zehaa007
    @Zehaa007 12 днів тому +5

    😂😂😂😂😂i love your mom❤

  • @FowsiaYusuf
    @FowsiaYusuf 12 днів тому +3

    Wallhi saa u qoslaye waa fuuray😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @don-hero21
    @don-hero21 12 днів тому +2

    Fartuun jiliinka wku ficanthy wllhi😂😂❤

  • @amira1438
    @amira1438 12 днів тому +3

    istaqfurullah wlhi kal iyo laba u qoslay ar fartunaa😂😂😂😂 9bilod waxa kuso waday miya inaa shirkada xoqo 😂😂

  • @sahranor8622
    @sahranor8622 7 днів тому

    Mamada funny waye😂

  • @faaizacusmaanaadam7128
    @faaizacusmaanaadam7128 12 днів тому +5

    😂😂😂😂😂 hooyo kilkilahaa ii xoq kulahaa😂😂😂

  • @Rahmouchy
    @Rahmouchy 11 днів тому

    Fartuneey u celi baatiga ikram, Maamo wa funny wllhi, Alle ha bareeko hooyo ❤

  • @BishaaroCabdi-o7g
    @BishaaroCabdi-o7g 10 днів тому +1

    Hooyo funny waye❤❤❤❤❤

  • @iqramahamed2608
    @iqramahamed2608 7 днів тому

    Masha Allah Allah haku xifidiyo hooyo mcn 🧕 💋💋💋🫶🙏

  • @ubahsopral133
    @ubahsopral133 12 днів тому +2

    Masha Allah Fartuun iyo mama I sweet ❤🎉❤❤🫶🏼🫶🏼🫶🏼💋💋❤️‍🩹❤️‍🩹❤️🥰😍

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 6 днів тому

    Tana walaga badiyay wlhi 😂😂😂

  • @Maya-w5d2s
    @Maya-w5d2s 12 днів тому +3

    Alla manoooli hooyo😭😭😭😭😭

  • @CarafoOmar
    @CarafoOmar 11 днів тому +1

    Ma dhihin inkaaraa qabtaaye😂😂😂😂

  • @Sofa.Abdullahi
    @Sofa.Abdullahi 11 днів тому +1

    Ani maa adiga kilkilha kudhqayo 🤣🤣😂😂😂😭

  • @queenkaafizoh4784
    @queenkaafizoh4784 12 днів тому +2

    Hhhh 9 bilood wxn kuso waday ina kilkilahaga xoqaa mom is so funny wlhi❤😂

  • @saadoandanzals4323
    @saadoandanzals4323 11 днів тому +1

    Haygu kala qadin 🤣😭😭

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 10 днів тому +1

    Wlh aniga shibisha xitaa waa xoqi lahaa hooyadey qosol ha la suuxdee 😂 anigoo waliba indhaha cadeynaya oo faruurta kore foocinaya 😂

  • @DeganMoha
    @DeganMoha 10 днів тому +1

    😂😂😂fartuun bes

  • @NawalMohamud
    @NawalMohamud 12 днів тому +3

    😂😂😂😂waa fuuray cawa

  • @BahjaIbraahim-h3k
    @BahjaIbraahim-h3k 12 днів тому +1

    Fartuun ❤❤ reply iisoo gal qali taageerahaga ahaye🎉🎉

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 12 днів тому +3

    Alla mamada saa ujeclahay wlhy ilaahay uun baa og😂😂😂

  • @Zimanb
    @Zimanb 12 днів тому +1

    Qoftn qofka dhibdan ma arkin😂😂😂

  • @Hasa386
    @Hasa386 10 днів тому +1

    Abayo hooyo usheeg waa
    Xasbuna'allah not xisbuna😢

  • @MaryanCabdixakim
    @MaryanCabdixakim 7 днів тому

    9 bilow hada kuso waday ma ina kil kilaha ku xoqa😂😂😂😂😂😂

  • @LayloAbdirizak
    @LayloAbdirizak 11 днів тому +1

    Sagal bilood ma waxn ku soo ma inaan kil kilha ku xoqh 😂😂😂😂

  • @Hafsa2020-yq3ez
    @Hafsa2020-yq3ez 7 днів тому

    Ma wadayi xog miya kulaha funny waa😂

  • @hanihassanali9423
    @hanihassanali9423 11 днів тому

    Alla fartuneey too much funny tahy😂😂😂

  • @fahimacisman-hd5hv
    @fahimacisman-hd5hv 11 днів тому +1

    kkkkkkk na ma wadayi 😂😂😂😂😂😂

  • @balqiisabdiwali3238
    @balqiisabdiwali3238 11 днів тому +1

    9 bil ma waxn kusoo wadey inan kilkilaha kuu xoqo😂😂😂

  • @Sacdiyahadfow86
    @Sacdiyahadfow86 11 днів тому +1

    Fartun hooyo naf ta u kentay😂😂😂

  • @nasriinyuusuf11
    @nasriinyuusuf11 12 днів тому +2

    Maaamada kulahaaa 9bil waxaa ku soo waday inaa kilkilaha ku xoqo😂😂😂😂☠️

  • @HaniAli-hk3es
    @HaniAli-hk3es 11 днів тому +1

    Alla manooli😅😂

  • @fadumafarah6229
    @fadumafarah6229 10 годин тому

    Hooyo Mcn Allah noodaayo

  • @marwaosman8410
    @marwaosman8410 12 днів тому +2

    Kkkkk😂😂😂😂 haygu kala qaadin urteeda 😂😂😂

  • @fadximohammuddaher9405
    @fadximohammuddaher9405 11 днів тому +1

    Inta veidoga dawanayay aniga xita melkasta i cuncuneyso waa is xoqaya 🥺🥺😢

    • @Hasa386
      @Hasa386 10 днів тому

      Markey isxoqdayaba cuncun igu dhacay😂😂

  • @FatimaAbukar133
    @FatimaAbukar133 11 днів тому

    Mam cimri dher iyo cafimad ❤

  • @YahyeJamal-u7v
    @YahyeJamal-u7v 11 днів тому

    Walhi fartunay mantaa ikohoray hhhhh haada qosli 😅😅😅😂

  • @Nada1998-lool
    @Nada1998-lool 12 днів тому +2

    😂😂😂💔بقلب عجيب😂💔😂موتني ضحك

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 12 днів тому +16

    Oh my god you are so funny😂😂😂

  • @Lasoco114
    @Lasoco114 11 днів тому

    Wad hee talada wad hooyo wad hee
    Mawadaayi xoog miyaa😂😂

  • @Itz-Hafsa
    @Itz-Hafsa 10 днів тому

    9bilod inaa killilaha kuxoqo makuso waday hoooyo waa daacad wlhi 😂😂😂

  • @waanoiyotalo4775
    @waanoiyotalo4775 12 днів тому +1

    Ilahay ha kubarakeeyo

  • @hafsoomarahmed199
    @hafsoomarahmed199 7 днів тому

    Hhhh mamada fanny wye love mom ❤❤❤

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 11 днів тому

    Hadaa fiiriso nabro may leedahay😂😭😭😭😭

  • @Ftima-d4f
    @Ftima-d4f 12 днів тому +2

    Wlahi qosmiiran wayey😂😂😂

  • @Simraneyr
    @Simraneyr 10 днів тому

    Mamada wlhi caadi mahan 😂😂

  • @ramlaadem6275
    @ramlaadem6275 12 днів тому +1

    Walahi Fartuun waa funny 😅

  • @ninawarsame3344
    @ninawarsame3344 12 днів тому +1

    Ala beerka 😂😂😂😂😂😂😂. War iga soogaara manooli. 😅😅. 😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😝😝😝😝🤣🤣🤣.

  • @XanaanAhmed-p4f
    @XanaanAhmed-p4f 10 днів тому

    Walhi wan fuuray🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 12 днів тому +1

    Aniga ma ku xoqaayo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣manoli

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 12 днів тому +5

    Dhintay maso uraa marka tiriyow magalada dhan urtay😂😂😂

  • @MiskiAbdirahman-z4v
    @MiskiAbdirahman-z4v 11 днів тому +1

    Cudur isnadaamis walashay bu labo bilbku dhacay isxoq bay ku waalatay cabsi ba ka qaaday 😂😂 dawo sa ugu keenayay wa ka caafimaday

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 10 днів тому +1

      Bismillah cuncun saan uga cabsada le habeen madoowaan guuraa qof ila jooga hadaan ku arko

  • @Degan-n7v
    @Degan-n7v 11 днів тому

    Hooyo so funny waaye m.a😂😂😂

  • @ZACKMOHAMED-p8s
    @ZACKMOHAMED-p8s 12 днів тому +3

    Fartuun pls reply

  • @nuuraismail9730
    @nuuraismail9730 12 днів тому

    Oo waxba ma samaysidaa kulahaa maamadu 😂😂