@@dulmadoobedulmidiid4655 hawiye ma diidani inuu ahaa ciidanka cirka waana sababta ka dambaysay inaan dagaalka galno big factor bay ahayd. waayo siyaad bare wuxu arkay ciidanki cirka oo wada hawiye ahm ta labad ciidanka afentry inuu isaaq u badnaa lama dafairi karo siiba sarakiisha
Galnay Dagaalkii
Gubnay Axmaarkii
Guusha haleylnee
Galbeed Waa la xoreeyay
Waarsaa gaagixisay
Walayse lagu ma gam’o
Gulufka Waa halkiisee
GAYIGU SOMALI BAA LEH😭
Awoowayaasheen 1977 Dhamaan Waqooyi Galbeed ayay Gacanta kuso dhigeen, waliba si xarago leh ayay Cadowga cagta u mariyeen, Halka maanta Cadowga Ethiopia u dhiibeyno halgamayaasha sida Qalbi Dhagax, rag Waa ragii hore wlhi.
Somaliyey dantaada garo o inta goori goortahay gacmaha is qabsada KHEYRAADKA DALKIINA idinka badan wlhi.
2007 Xiligii Ethiopian Somalia so galeeyn & sidii Geesinimada lahayd o looga hortagay aya so xasuustay, rag Waqooyi Galbeed ayay xoreeyeen, Ragne Ethiopianki ayay Muqdisho kuso dhaweeyeen😭
been maaha gayiga somali baa leh waanu xoroobi isha allah from JIGJIGA
From buq aqable ayaan ku dhagaysanayaa commando Danab special force
Geesi guulayso waligaa 💪
Heestan aad ayaan u jecelahay wakhti xaadirkana wn dhageysanayaaa wakhtiguna 12/maarso 2020 8.22 PM
2024 markii ethiopian baddeena sheegteen bn bartay 4 November 2024
Ahey ah igadaa bal eega siday Somalia u dhiiranaayeen wlhi gobay ahaaayeen
Ilaahow unaxariiso aabahay askartii ay khusayaay heestan ayuu ahaa maalinka
Adeer Ogaden war lama odhan jirine ee Soomaali Galbeed baa LA odhan jiree ha gefin Ilaa Ogaadeen lalama dagaalameyn iyaga keliyina ma dagaalameyn
Dagaalka waxa la yidhaa Ogaden war dhulkana waxa la yidhaa Ogaden region uqdada iska saar
Heestan waxaan ushiday nin odey ah oo gaari igu waday caadi ayuu u ooyey dad waa dadkii hore
Galbeed waa la xureeye 1 day insha Allah😭
Heestan markaan maqlo waan ooyaa waxaan sawirtaa aabayaasheen dalka say u difaaci jireen ee xabashidu uga cabsan jirtay iyo maanta saan nahay
Heestani waxay ku jirtay riwayadii galbeed wa la xoreyay ee uu alifay abwan xasan genay
Legend hasan adan samatar alle muxu aha fanan qali ah allow ku xfd
I love Hassan and this song.i can't imagine.long life hassan.manshaa Allah.
Legend abwaan Xassan ganey
Galnay dagaalkii Gubnay axMaRki guushii waa haleelay❤❤🎉
Saxibkay Sahan Ayan uga mhd celinaya heestan Galbeed
Midhuhu wa sidam
GALNAY DAGALKII GUBNAY AXMARKII GUSHII HALELAAY
Laba xasan xasn gani iyo xasan aadan halgankii somali galbed
Geyiga soomaali baa leh.🥰
C.lahi cali xoosh rooble
abwana Riwayada laha maha Cabdilahiye wa Xasan Xaji Cabdilahi
Gayiga Somali baa leh Ma sha Allah ❤❤❤🙏
Mahadsanid Sahan Media fadlan muuqaalkan ma dhigan karaa facebook ,
Nacam❤❤❤
What a wonderful song Hess xusid mudan by abwan xassan ganey
Galbeed waa laxoreeyey riwayadii Abwankii dhaqanka ganay❤
Guntiga lawga
Marada geynay
GACANTA MAALAY
Gallad waanu ka gaadhney
Waarsaa gaagixisee
Walleese laguma gamo'
Gulufku waa halkii
GEYIGA SOOMAALI BAA LEH
Waxaa la iska rabaa beydka " gacanta maallay" waxa abwaanku uga jeedo.
Xabada waa ridnay
Asc asaxabeey
KING hasan.
Galbeed waa laxoreeyey❤❤❤❤
Hestaan wax badan ayaaa raaadiyay
Waa been heesta macnaheedu waa galbeed waa laa gagaxiyaay
Been maaha wll 😍 gayiga soomali baa leh.🌺🌹😍
snm qoriga qaata aby axmed farmaanjo waa xabashi 1970;'s
Hhhhhh
Suleiman hhhhhh
👍🏽👍🏽👍🏽mansha Allah
Laxanka samater baa lahaa
Daarod halaweydiyo saraakiish dagalka galay iyaga laayey. dhibki ugu. Horeyey markas aybilaben aabahay kamida ragaas dhintay
inkaar idunku dhacaday
Wan jecalahay
SURATU AL. XAAJ
hees xusid mudan
Xasan ganey and samtar wadani
SURATU. IKHLAS
Veyigasomaali baaleh
Axyaa hees
Rageedii, xasan .
mida kale midhuhu sidad u qorty maha
Xorayntii
Xasan adaaan
Masha Allah.
Gayiga soomaali baa leh
Waxaan kudhegeysan jirey maqaayad weeyn o.o geeda aheyd ookutaaley kaantarool kuyiiley warshadii sonkorta mareerey 84tii waaxoligii aywaalaayeen xasan aadan.sahra axmed qadra daahir aamina cabdulaahi.iyo.cigaal
Waacod catarool leh meesha loogu talagaley aan sibxaneyn kuwa hada jooga ma awoodaan mawixii lacunijirey xiligaa iyo hada ayaa kaduwan.waan garanwaayey
Hees qiimo
Heesahaa
Woooooow
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SOOMAALIDAAS AAWEY MAANTA?
Somali koonfurbaa ku xaartay
Somali
Galbeed
Wa marki ay somali is jeclayd ahay aha 😂😂
12/5/2014
SOMALI ARMY PROUD 1970 /SOMALILAND ARMY as SNM member muuse biixi cadi waxay sii day waayeen Cabdi maalik muuse coldoon
Dagaalka isaaq iyo ethopia uumba wada galay ama waqooyi wa sbabta ethopia isaga ilaaliso somaliland
War cidu faan badanaa Ragii Godey Qabtay iyo kuwii Jigjiga Qabtay iyo Kuwii Mooyaale Ragii Hogaanka u hayay kulli umada kalay ahaayeen maxaa Dadka idinka saaray mise hadaad Suugaanta iyo heesaha u badnayd waxaad mooday inaad Difaaca u badnay Yaaab
Dagaalka raga hawiye ayaa ubadnaa daarood iyo isaaqu saraakiisha ayay ubadnaayeen ciidanka cirka 80%hawiye ayay ahaayeen waa kuwii diiday in isaaqa laxasuuqo markaas ayuuna dalku bur buray
Isaaqu somali soma ahan?
Haa waa Run sababtuna waa Deegaanka isaaq 75% Ayey Ahaayeen
@@dulmadoobedulmidiid4655 hawiye ma diidani inuu ahaa ciidanka cirka waana sababta ka dambaysay inaan dagaalka galno big factor bay ahayd. waayo siyaad bare wuxu arkay ciidanki cirka oo wada hawiye ahm ta labad ciidanka afentry inuu isaaq u badnaa lama dafairi karo siiba sarakiisha
Waaaah