AXMED MADOOBE OO GO’DOON GALAY & MW XASAN SHEEKH OO GO’AAN CULUS GAARAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 59

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 5 годин тому +8

    Waxay ku dambeyneysaa kheyr,hishiis iyo Qof iyo cod inshaa allah.🤲🏽

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 години тому

    MAASHA ALAAH ILAAHEY HA KAA ABAAL MARIYO C/DI GEEDIYOOW GEESI GEESI DHALEY DAD IYO DALBA DAACAD U AH WAANADAADA IYO LATALINTAADANA ILAAHEY SI MUCJISAA HA UGU SHUBO DHEGAHA IYO QALBIGA AXMED MADOOBE AAMI AAMIIN YAARABI

  • @CadaniBare
    @CadaniBare 4 години тому +2

    Wax alshabab la dhaho lala dagalamey ma jirto hadey kasi xog badan yihiin hubki cidamadi lalayey aya lagu warejiyey alshabab dowlada aya alshabab la shaqeyso kana mida barlamanka xaranta ku yimid ayey ka buxan wuxu shaley didey cidna kuma qasbi karo gurgurte waqtigada waa gebagebo waxad dhici kartey dhacdey waxad xadi lahayd xadey xirxiro borsoyinkada hadi kale ka soo bax aya kugu bilabaneyso😂😂

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 6 годин тому +1

    Miirkiisu majoogo waa lord work hogaamiye koxeed shisheeye u shaqeeyo

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 5 годин тому +1

    Allah aqliga ha usoo celiyo kuwa dalkooda iyo dadkooda uturana Allah hakadhigo

  • @Cadejanaal-cx8yi
    @Cadejanaal-cx8yi 4 години тому

    Masha'allah mudane abdi geedi walahi wa runtiis xildibaankaas

  • @AyanFarah-b9r
    @AyanFarah-b9r 3 години тому

    Xasan sheikhna guul ayaan u rajeynenaa

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 5 годин тому +1

    Dabacan asaga iyo dani iyoqaalayashub dana kale oo shisheye iyo inu burburo dalku ayay doonayan lakin wa inay shacabku hurdada kakacan nin jeceleysigana iskadhafan

  • @AbukarAhmed-ew8gk
    @AbukarAhmed-ew8gk 5 годин тому

    Nice comment. Times is over Ahmed Madoobe. He is retired man. It is the time to sit back. One man one vote.

  • @Ayan-ru8xl
    @Ayan-ru8xl 2 години тому

    Guul x.sheekh dal xoreeye

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 7 годин тому +2

    Guul qof iyo cod 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 5 годин тому

    Kismayo iyo ahmed madobe haku waalanine ,abgaalka saaka isku laynayo kaaraarkii raashinka lagu qaadanayey ee cabdule galmaax ka hadal

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 6 годин тому +1

    Puntilaan iyo jubalaan waxay caqabad kuyihiin hormarka umada somaliyeed waxaana gacanta kuhaya rag ka amarqaata shisheeyaha

  • @aliabdirahmanabdullahi2408
    @aliabdirahmanabdullahi2408 7 годин тому +1

    Xildhibaan wax badan og oo runta u sheegay axmed damac badane

  • @Hibonuura-w4o
    @Hibonuura-w4o 4 години тому

    Waxa dhan waa wada tuuugo
    Dantooda u macaasha
    Xasan axmed madoobe all waa manaxayaaal ah

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 7 годин тому

    Mdhxwynh.iyo.rswsrh.lashaqenta.helan.xildhibankan.oo.kale.mudhanayasha.ku.rastaku.fadhiyan.xildhibanka.oo.kale.lashaqey.madaxweyna.iyo.riiswasaraha.doola.weyfadhiisane.lashaqenta.soomaaliya.xildhibanka.gul.gul.gul.aaurajenaya.doola

  • @aminamudhir4150
    @aminamudhir4150 4 години тому

    Ahmed madoobe 😢meeqo sano ayuu fadhi ayaa 2 madaxweyne ayaa iska kala adaa het asaga wali 😢ayuu fadhiyaaa🇸🇴👏🏽mala ridi lahayn mahamed sigaar bare 🇸🇴15 sano ayaad fadhidaaa

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 5 годин тому

    Soomaalida waxay ku dhisantahy qabyaalad shay wariyahan wuxuu ku sheegayay wax qariban wakhtigii farmaajo maanta woo jecelyahy markuu ku arkay adeerkii xasan kk

  • @Ibrahimmuxumed-u1h
    @Ibrahimmuxumed-u1h Годину тому

    xildhibanka qori war qada wuxu lamid yahay dadka waalan ee maryaha qaba ee kismayo joga maha nin reey jubalan ah ee waa dheyri ah

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 5 годин тому

    Madaxweynaha ayaan go doon kujira ee axmed madoobe maahan waayo cidna ma wato xasan. kusoo bax markale kursiga aan maskax la socon ayaa umuuqata

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 6 годин тому

    Go,aanku dowlada gaadhay dadkii somaliyeed ma kala fogeysay mise way isu keeneysa

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 3 години тому

    Cid kale wax ma yeeli karo af iyo adin Xamar keliya ayuu qaxinayaa xasan qabuura qode xasan bakhti u sujuude

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 7 годин тому

    Mashallaah

  • @AyanFarah-b9r
    @AyanFarah-b9r 3 години тому

    Madaxweyne kuwad

  • @caaqilka1404
    @caaqilka1404 4 години тому

    Dadka colaada sii fidinaya inaaney dowlada federaalka iyo jubbalnd isku soo dhowaan Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan iyo Ra'iisal Wasaare Xamza Cabdi Barre sii kala fogaadaan commentiyada ugu badana kasoo qoora oo arrintaa si aad ah ugu dhuun daloola Ma taqaanaan? Mise adigaaba ah kkkkkkkk

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 7 годин тому

    Ahmed madobe guul

  • @CalinurCsalam
    @CalinurCsalam 5 годин тому

    Adduunyooy ileen Abgaal waashay ayaa ugu dhib badan dunida.
    Kan jaahilnimo ayaaba usii dheer

    • @caaqilka1404
      @caaqilka1404 4 години тому

      Waxaan moodaayey inaad tahay nin dhallinyaro ah oo waayahaan ku dhashey kuna barbaarey balse markii aan ogaadey in odeygaa madaxa muruxsan aad tahay waan garan waayey wax aan kugu micneeyo, rabbi haku tuso waddada toosan

  • @QadarAdan-p5g
    @QadarAdan-p5g 6 годин тому

    Jubbaland is not easy ❤

  • @maxamedsomali2539
    @maxamedsomali2539 7 годин тому +1

    Ina aderka wax usoconayo maleh

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 7 годин тому

    Xildhibanka.runsheg.aleha.kugarabgalo.xildhibaka.runshe.soomaali.wayexildhibanka.nolow

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 6 годин тому

    Guul

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow4405 3 години тому

    ODAYGA DADKA DHINAC KARAAC

  • @SundusMahamed-s5z
    @SundusMahamed-s5z 5 годин тому

    Waxkaste oola ansixiyo iyo hadafkaste oos xasan wato waxaankuushega hayaa ineysan socondoonin ilaalahelo wax laisla ogalyahay laakiin anaa iri masoconeyso

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 6 годин тому

    Warkani waa nin dooran waxaad no tiredness doorta

  • @barniabdulle2966
    @barniabdulle2966 7 годин тому

    Waa qladanyahay Axmed ee Alle ha saxo

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 7 годин тому

    Wariye...soomaaliya.hanoolato.madhaxweyna.iyo.riisawasaraha.gushalahasiiyoo..soomaaliya.tii.isracdho.alahakadhigo.tii.fadhiisato.gulgulgul

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 7 годин тому

    Ina.gadhal.unuquno.ma.fiicno.doola.madhax.ku.wii.isfahmo.foorboonti.fay.wa.waqtidhumis.madhaxdhasoomaaliyedha.foorbootifay.doolad.madhista.weydumisa.

  • @MahamedAhmedMuxumed
    @MahamedAhmedMuxumed 7 годин тому

    Guuuuul

    • @AbdiNasir-n5h
      @AbdiNasir-n5h 6 годин тому

      Ader barlaman mesha Kuma hayside tugo caloshod ushaqaysta yasha Aadan madobe uwayn yahay
      iibsadayna dasturki heshiska lagu aha oon Dan ka lahayn dad iyo dalba...

  • @muscabmuhiyadin1411
    @muscabmuhiyadin1411 7 годин тому +1

    Xagee lagu qabanaya qof iyo cod prankiga Naga daaya fadlan😂😂😂😂

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 6 годин тому

      Adiga miyaa hor istaagi karo dalka ayaa lagu qabanaayaa 😂

  • @nasriinmubarak2729
    @nasriinmubarak2729 6 годин тому

    Kismayo waa nabad beenta jooji

  • @AbdirisaaqAli-zc6fr
    @AbdirisaaqAli-zc6fr 5 годин тому

    Waa ku mahadsan yahay

  • @AliBare-y1c
    @AliBare-y1c 7 годин тому

    Belo sheeg

  • @MohamudHirsi-b5s
    @MohamudHirsi-b5s 6 годин тому

    imisa ayaad ka qaadatay xasan

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 5 годин тому

    Ha loo mashxarado

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 3 години тому

    Xasan qabuura qode xasan asaagii u sujuude xasan tuug

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 5 годин тому

    Ululuu

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 7 годин тому

    Tv 🆎 😅

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 7 годин тому

    Warya hussein abdulle mohamed mantay ceebta adunka ba dhacday shaqalihi madaxtooyada iyo kuwi jabka ugu jirey ba gacsnta tagey warya abdulle mohamed dorasho mah wa muddo kordhis odeyga 80jrka xasan munafaq lo samanayo xage kadhaca xamar 5 xafad waxa hasdo argixisada shbb dacish shabelloyinka argixisada shbb dacish ba hasado Ethiopia wey hasda warya abdulle mohamed aabah ki gabah toli jiray was hawiya dabacayun hadal koda hano gani i mw jubland ahmed madobe dorashadisa wu qabsanaya hada mar dhawo bu saxixaya maxa dhahe

  • @AmerJama-j6e
    @AmerJama-j6e 7 годин тому

    Nin haysta 20,000 Kun Ciidan ah miyaa Go' doon Galay Mise Nin Ajaanib ilaalinayso War Ka Xishoo Dadka

    • @ugaskabeesha4539
      @ugaskabeesha4539 6 годин тому +1

      Neefow 20.kun weba yartahay 50.kun hadu hesto ogaaaw filada aya lagasiiya waxey cunan 20.kun ad ka hadleyso waxu siiyo mahayo lakiya hadii afka lo buxiiyo intas aya ku filan taas ogaawb