Caaac calacal one man one vote in your face. Farmajo ku walatee beeneleyal. Wa fashilanteen burburin qaraan . Shacabka waxa ka wakil ah baarlamanka. Dastuurka wa lugu daqmay waana la codayay qof iyo cod. One man one vote ayay shicibku rabaan
Kkkkkk farmaajo magaaladi uu ku dhashay buu joogaa e kuwa shabeele iyo dhuuso mareeb ka yimi u sheeg bakh bakh da ninki dhoof la yimi bay geeridu dhibaysaa
Sheekh Shariif, Lacagtii badda uu kaga cuney Kenya ma ka soo dhamaatey. Hadaas soo noqdo hada Dekedda Marka iyo Baraawe uu iibin doonaa, Odeyga waa kulul yahey Lacag La'aan aa haysa.
NO MORE USC/SSDF NO MORE SPM MOORYAAN QOF IYO COD YAANU GAADHI WAA DIIDAY HESHIIS WAA DIIDEY KA MIDHO GURO XASAN XOOLO DANI IYO MADOOBE BUUGII AAD U SOO QORTAY SHAQAYN WAAYE
Ee Xassan Sheikh Anakii ku naqaaney maa hadda been rabtaa inaad naga dhaadhacsiiso. Rabshadda ninka hoos hoos u wada adiga waaye. Ninka iskooladii Muqdisho ku yaaley oo dhan ninka iibsadey oo kuli Private ka dhigey adiga ma ahinoo. Abaaba aniga maa hadda been nagu shubee. Warkaaseey ma kaa maqleeyno,
Ma ihi ajaanib ee waxaan ahay dhiigiina 🇸🇴Waxaa idinkaga bahanahay Tagero walalaheyga ❤️Si aan ugaaro Hadafkeyga sare❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴one love ❣️Waa halmar oo AAd tabato lakiin Aniga wax weyn Ayee itahy ❤️🙏🙏🇸🇴🇸🇴❣️
Ramadan kariim🇸🇴💕
Caaac calacal one man one vote in your face. Farmajo ku walatee beeneleyal. Wa fashilanteen burburin qaraan . Shacabka waxa ka wakil ah baarlamanka. Dastuurka wa lugu daqmay waana la codayay qof iyo cod. One man one vote ayay shicibku rabaan
Waarku wu caadyahay one man one vote. No more ila meerayso
Guuuul somaliya no more 4.5 no more
Adaa diidey e midheheeda guro.
haye. kursi jacayl Farmaajo waa go'doon wax ma u tari kartaa hee maandhow?
Kkkkkk farmaajo magaaladi uu ku dhashay buu joogaa e kuwa shabeele iyo dhuuso mareeb ka yimi u sheeg bakh bakh da ninki dhoof la yimi bay geeridu dhibaysaa
@@bideadan5570 . Tan koowaad 4.5 Dadka dhanaa diidan. Somali Kalama sarayso waa isku Xaq. Dalka waan wada leenahay. lkn dhib Dhacay kadib Somaali way kala aamin baxday. waxaana xal loo arkay fedaraal iyo 4 beelood iyo walaalahood yaryariiska in waxx lagu qaybsado. Farmaajo marka asaga wuxuu ku soo baxay 4.5. Dowladaaba ku dhisan. Doorasho iyo Cod waligiis kuma fikirin inuu diyaariyo. ileen Nabad diidki ayaaba Wali dalka laga xoreen. marka been maan isku sheegayna waan socon waynay aan orodno. Farmaajo waan soo dhoweenay waan taagernay lkn markuu u dhaqmo sida Aderkiis oo waraawoow (Siyaad bare)hoow Hargaysa aamtee haa. Xamar ku darbo wah. lugtaan jiidaynaa. Yaryariiska dhan haduu soo wato iyo mariixaan xataa daarood oo dhan. Hawiye Xabada quute Cid qaban karto ma jito. Manta maalin ka fcn aan xaq ku taagan nahay majirto.
Sheekh Shariif, Lacagtii badda uu kaga cuney Kenya ma ka soo dhamaatey. Hadaas soo noqdo hada Dekedda Marka iyo Baraawe uu iibin doonaa, Odeyga waa kulul yahey Lacag La'aan aa haysa.
Wallahi sii daacad aya uu qosli 😂😂
Rabtanka shacabku wa ina shacabku codeeyo. Talada baarlamanka aya iska leh
Buuhaah. Sheydaan!
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Lacagtii aa boobeeyseen uu idinka cunaqabateeyey, Sidaas darteed aa kuligiin sidii dad oo jini ku dhacey aa isdaba socotaan, Maalin walbana sheeko cusub iyo xisbi cusub aa soo dhisateen waa idiin socon weysey. Wixiina horey aa usoo jiscimateen, waqtigiinii waa dhamaadey iska hurdo doonta aan idin dhihi lahaa. Shacabka Soomaalida waa idin fahmeen.
Xasan shekh waa oday somaaliyed oo run sheg ah
Odayga kii lahaa 91 loo banaa soomahan 🤣🤣 maxaa maxkamad lo saari waayay🤣 mise adiga sharci kuma qabto
Dimuquraadiyadda waa naqaan . Qoray isku dhiibka waa Xasiloon iyo horumar. cidii diidana oo dastuurka ku tumata waa inoo Xabad.
Kkk siyaasad miyaa mise waa hanjabaad allow Somali iyo siyaasad maxaa Kala haysta mmmm
Yaad meteshaa xasan shisheeye kalkaaaal
War bax war bax tuug ale aan ka baqin go your home walaahi soomaali kuma rabto xasan iska bax pls
War hada awood leedahay meeshan kuma aadan baroorateen ee wax lakaalay farmajo futada ayuu dhulka idinkugu dhuftay
Tuug tuug tuug, Allah hanaga kiin gabto yaa rabi
Gusha waxa leh dowlada maanta jigta
6:00 == 3:00
Kan caqli kumajiro madixiisa duuf baa kabuuxa
Dadkii way idinfahmen waxas laiskalatag
Ninkaani qof walbaa arkaya qof walbane wax kale arkaan xasan xishow ceeb ceeb
Ciidankaa baahi ku dishay nin kaa aqli badan ayaa dharjiyay ee xasanow go your home pls
NO MORE USC/SSDF NO MORE SPM MOORYAAN QOF IYO COD YAANU GAADHI WAA DIIDAY HESHIIS WAA DIIDEY KA MIDHO GURO
XASAN XOOLO DANI IYO MADOOBE BUUGII AAD U SOO QORTAY SHAQAYN WAAYE
Soomaali maanta dagaal marabno ee nagafariista xiligaadii jidadku ma xirneey miyaaa Allah Allah gabar
Asc.xasanoow.calaacalka.iska.daa.muqdisho.4.sano.ayaad.joogtee.maxaad.u.qabatay.gabro.ayaa.maskaxda.kaa.gumaysin.jiray.
Tuuug kuma rabno
Adi iskahadal nio
Hawiye walee markale baad ogandoontan tu farmajo idinla rabo in daarood dib idin gumaysto ilaahay damirka idinka qaad ilahow damiirkayaga damir hawiye haka dhigin
Guul baarlamanka uuuuuf ayan nidi hassan sheike wa lugu so tijabiyay
@@jamahersi6261
Hawiye wa wadaniyin guulysta tarikhda aya xusi siba reer Mogadisho
@@jamahersi6261 1991 miyuu caqligadu joogaa????
Shaxshax,,,
Asc,Masha Alah guul dowladeena iyo baalamaanka. waa dhamaatey doorasho dadba iyo 4.5, ha la aado doo qof iyo cod sida caalmka, kuwii mucaradka oo ka farxin jirey cadowga waa in la geeyo sharciga.wbt
Waxan maxeyihin😂
Farmasjo sheeladu ka wayn
One man one vovte case is closed
MUDANE MD XASAN SHIIKH WAAD KUMAHADSANTAHAY SIDA AAD UBARAARUJISAY MD HORE FARMAAJO
Askartuu gajada kudili jiray ayuu leyahay wiilkaygiyow bute nacasa
Dalka dhibka kadaya ragow xaq dara iyo maseer Aya idin hayo anagane dowladan aragnaa dantenana wa naqan
Xasanow shib iska dheh
Xasanoow putland, jl iyo SL kuu hadhay qabiilkaaga madax ugadhigo ama adiga iyo su. Shariif Madaxwayne isugu sharaxa somali waad dhibtay jag Allah kaa sii, naarta Allah ha kugu fogeeyo adiga iyo cali dheere adeerka iyo inaadeerkaa sh.shariif cagligaagu waa khalkhal
Kulahaaa
Ee Xassan Sheikh Anakii ku naqaaney maa hadda been rabtaa inaad naga dhaadhacsiiso. Rabshadda ninka hoos hoos u wada adiga waaye. Ninka iskooladii Muqdisho ku yaaley oo dhan ninka iibsadey oo kuli Private ka dhigey adiga ma ahinoo.
Abaaba aniga maa hadda been nagu shubee. Warkaaseey ma kaa maqleeyno,
Xaarmaajo,,, waa ciyaalkii kacaanka dhego ma laha.
Odayga kii lahaa 91 loo banaa soomahan 🤣🤣 maxaa maxkamad lo saari waayay🤣 mise adiga sharci kuma qabto
Kkkkkkkkk nin maseyray waa sidan oo kale
8:0f0
Xaarmaajo.. 2 bilood ayuu sharci la,aan ku degan yahay Villa Soomaliya. ijaaraka ha laga qaado.. haduu bixin waayo waa in la xiro Maxkamda la geeyo
Beenaale munaafaq
Booto ahaaa kkkkk
Somaliland waa Qaran.
Somalia waa miid .
From sanaag somalia🇸🇴✌❤