SOORAAN IYO JAWAAN KA DAAYA HAWENKA XUMAANTA PART 3 mp4

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • ♥♥♥ Ku Soo Dhawoow Channelkaga , Fadlan ha ilaawin inaad Subscribe Gareeyso, Thanks ! ♥♥♥
    • Well Come To Your Channel Please Subscriebe Thanks
    • Channelkani waa Mid uu tagaan Raali Galinta Bulshada ,waxaana iska leh Camera Man ka Balbalaadhshe waxad kala socon dontaa Majaajilooyin aad u qosol badan waa KOOXDA XIGMO IYO XARAABO { Jilayaasha Jilaha Canka ah Abwaan Bashiir Qaashle, Safiya khaliif yuusuf iyo Xirsi cabdilahai Cali qolay iyo Nadra xirsi Cabdilaahi iyo Raxma Cabdilaahi maxamuud iyo Mustafe saleebaan kamo iyo Gudomiyee Yaasiin Balbalaadhshe dhamaan kooxda xigmad iyo xaraabo FADLAN HA MOGAAN HANA KA MAQNAAN MAJAAJILOOYIN TAXANE AH Waxad Hada Kala Socon dontan Filimadi Ugu Danbeyay Hamogan Commin Soon Koxdani Waxay Ugartahay SAAB TV

КОМЕНТАРІ • 72

  • @Hal-abuur-murtiile.
    @Hal-abuur-murtiile. Рік тому +3

    Wllhi qalbigaan Ka ooyey ax ax ax
    Arin xaqiiq ah bey xanbaarsantahey allaah haw naxariisto sooraan oo jannadii haku casuumo aamiin

    • @Aadan387
      @Aadan387 5 місяців тому

      Amiin yarabi 😢😢😢

  • @muunadegan9401
    @muunadegan9401 6 років тому +16

    guyeee wxaan uga socdaa
    gabadh waataan ahaa
    gayaankay waa ijeclaaa
    markuu guur ii ekaaa
    wataad igalaafateeen
    gacalo hooyooy gacalo
    gacalo laba goor dhintee
    godkiyo iilka igu rida
    walee waa riwaayad xqiiqada
    taabanysa
    😭😭😭😭😭😭😭
    please halaga daayo
    hblaha dhibta loogaysanayo
    oo cdwga mustqbalkooda ku ciyaaraya hala mariyo
    ciqaabtiisa weliba
    hloo eego xukunka diinteena suuban
    si ay u yaraadaan
    axmaqiinta hblaheena sharftoodii ku ciyaaray
    wxaan leeyey wiilasha
    cuqubaba hlkii lagu galay
    caw ku hurudaaa
    ogooow waa dhigaal iyo dhaxal aad u reebty wllshaa iyo inantaada mustqbalka
    Alle subxaanuhu watacaala wuxuu Dhahay Sinayste wuxuu leeyay sinayste
    mrkaa ogoow inay tahay
    dhaxal aan kaa hadhayn
    waligeed
    hblaheenana
    wxaan leeyay
    ku dadaala cibaadada Alle
    iyo talasaarashadiisa
    waayo Alle subxaanuhu watacaala wuxuu dhahay
    qofka itala saarta
    ee isgu kay haleeya anaa ku filan
    ogoow inuu Alle kuu damaanad qaaday wxkste oo nftaada ilaalinaya
    hdaba sidaad u heshid
    ilaalintaa fcn ku dadaal
    raali ahaanshaha Alle iyo cibaadadiisa
    wabilaahi tawfiiq

    • @Aamina6544
      @Aamina6544 5 років тому

      Msha allah walal alle haku barakeeyo waxad tahay gabadh illahay aqli siiyay alle haku barakeyo

  • @mukhtaaryare8748
    @mukhtaaryare8748 5 років тому +4

    Ax ax ax waan ilmeeyay 3 hablood baa ila dhashay hargeysay ku sugan yihin inay arintan igu dhacday oo kale ayaanba u maleeyay
    Tolow gormay habluhu xaqooda helayaa
    Nacalad baa qabiil iyo oday ku taal
    Uuuuuuuuf kilaab weeye kuwa lacagta siista hablahooda ama xalka ka doorta

  • @Dalmarabdidhinbil-ox7ym
    @Dalmarabdidhinbil-ox7ym Місяць тому

    2024 still.illahow.sooraan unaxariizo

  • @hananreda4675
    @hananreda4675 5 років тому +5

    Oday iyo qabiil baa Ummad dhan dulmi kuwada,
    bal xataa askarta sharci mayaqaanan ......... this is happens on the ground on daily basis Sunhana Allaah.

  • @jamamohaz6662
    @jamamohaz6662 5 років тому +5

    Quruxley wlh ma gabar saan u eg ayaa la xumeeya kuwan waaba toogan lahaa wlh

    • @malakmuse2530
      @malakmuse2530 2 роки тому

      Hada ma ta foolsha xun aya laxumeeya

  • @AGR-nd5uo
    @AGR-nd5uo 5 років тому +1

    Sooraan si sax ah buu wax u wadaa jawan ha xag xagan

  • @abdiazizaydarus1641
    @abdiazizaydarus1641 2 місяці тому

    waxaan daaawnayaa 13/06/2024 waan ilmeyay anoo og inay riwaayad tahay

  • @noradinmacaaneye7272
    @noradinmacaaneye7272 6 років тому +5

    Waa riyawad macna badan xanbarsan oo si weyn iga qiraysisay😪

  • @khadancadey8614
    @khadancadey8614 5 років тому +1

    😢😢😢😢ilahow hablaha asdur yaa rabi hablo badan oo dhipan ayaa jira yaaa rabi ugargaar

  • @asmaibrahim2772
    @asmaibrahim2772 5 років тому +3

    Illhy dhipka hka duwo hplha 😭 nimnka dulmiga wda illhow kaqpo😢

  • @cabdisamed.5565
    @cabdisamed.5565 Рік тому

    2023, 5-sanno keddib maalinkii riwaayaddan la sameeyay ayaan daawanayaa, dhab ahaantii Eebbe ha u raxmado'e Sooraal waxa uu naqdiyay bulshadiisa soomaaliyeed, su u aragooda nolosha, aaminaadahooda iyo sida ay xal u arkaan waayada dhibtu soo mutuxantahay.
    Wuxuu bulshada si sarbeeban, falsafadaysan, maan-gal iyo iyo si muuqata iyo aan muuqaninba ugu sheegay in ay guracantahay sida ay wax u qiimaynayaan, dumarka oo ay u arkaan shay lagu raaxaysto, oo aan cunno karin iyo galmo waxaan ahayn qabanin oo aan loo abuurin, marka godob laga galana aan qodob la waydiinin, waxb yaan la waydiinba'e aan ugu yaraan xeerkeedii la marsiinin.
    Naga raali noqo Sooraanoow weli maanu fahmin wixii aad noo sheegtay!.

  • @quenasia1772
    @quenasia1772 5 років тому +2

    Ax wallaaahi

  • @yiriisow
    @yiriisow 7 місяців тому

    ax wlhy waan qiirooday

  • @AhmedHassan-kf1lb
    @AhmedHassan-kf1lb 5 років тому +2

    Riwaavd

  • @khadarsomaaliya1208
    @khadarsomaaliya1208 5 років тому +4

    viva dumarka somaali💖💖
    Girls of somali💖💖💋⬅️⬅️

  • @Abdiqanisuleiman
    @Abdiqanisuleiman 7 місяців тому

    Anoo og inay riwaayad tahay ayaan ilmeeyyy😢

  • @cabdifitax6432
    @cabdifitax6432 5 років тому +2

    Hahahahahahahahah

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 4 роки тому +1

    Sooraan wuxuu ku metelayaa caada qaate

  • @calimahadcabdiraxmaan4593
    @calimahadcabdiraxmaan4593 Рік тому

    Somalia alow sii dawlad hawlaha ilaalisa

  • @user-sw3ej1bm6r
    @user-sw3ej1bm6r 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢

  • @baabulkhayr8155
    @baabulkhayr8155 5 років тому +3

    Ax Ax I

  • @user-pt1ov6sv2m
    @user-pt1ov6sv2m 3 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 5 років тому +1

    Ruwaayadan waxa kujira xikmad badan oo u baahan in wax laga qabto xadgudubka lagula kaco bulshada siiba haweenka somalida ama kuwa kale.

    • @isramaxamed3760
      @isramaxamed3760 5 років тому +2

      Mahadsanid

    • @isramaxamed3760
      @isramaxamed3760 5 років тому +2

      Waa rintaa lkn umadaniba way siiyedaa

    • @mahdiqumane7336
      @mahdiqumane7336 5 років тому +1

      @@isramaxamed3760 qoomiyad kastaaba wey sharfaan qadarinta hablahooda qaybo kamida qoomiyada somalidu wey bahdileen sharaftii hablaha somaliyeed.

  • @maryanmuhamuud931
    @maryanmuhamuud931 6 років тому +5

    Ax nicbiyaa nimanka dumarka dhibateeya

    • @alaminabdi3813
      @alaminabdi3813 6 років тому +1

      Hadad aragto rag wax yeleynaayo dumar wlh ineysan rag ahayn damirna aysan laheyn ileen dumar wey nadhalen weyna nala dhasheen wana dhalidona wana gursan dona hadu alle ino qoray marka miyan ba xumen karnaa dumarkii nadhalay nalana dhashay

  • @jamamohaz6662
    @jamamohaz6662 5 років тому +4

    Xuquuqda dumarka hala ilaaliyo

  • @housseinmed8160
    @housseinmed8160 11 місяців тому

    Riwayadan xigmad badan ayaa ku duugan runtii rag ba jira dumarku ka adagyahay waar u taliya dumarklna

  • @rid9160
    @rid9160 6 років тому +1

    In ay dawlado soo dayso may ahayn

  • @zaynabfarah7755
    @zaynabfarah7755 5 років тому +2

    Waa riwaayad sheekadu laakiin wey dhacdaa

  • @maahiramaahira8103
    @maahiramaahira8103 5 років тому +2

    Waaasheko dhacda wlhi nimanka qaladkssgeysta guska saliid kulul halogaliyo

  • @hoodojamalmohamed9436
    @hoodojamalmohamed9436 5 років тому +1

    Xaqiiq bay ka hadlaysaa

  • @ajsnsgyaansaalim6640
    @ajsnsgyaansaalim6640 3 роки тому

    🥰🥰🥰

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 5 років тому +1

    Wllhi xaqayka hadaa cafimad qabo oo ehelkaygu ii hilin wayen anaa soo dhacsan lahaa nimnkii xaga nimnka kasocdayna madhafeen kuwii ka aqbalayna madhaafeen akhiro iyo aduunba

  • @faadumosalaad2198
    @faadumosalaad2198 Рік тому

    Bal inaan meel kabaydho I eeg

  • @hanadkaryare3056
    @hanadkaryare3056 5 років тому +1

    Ax

  • @shirwacshirwac5618
    @shirwacshirwac5618 2 роки тому

    Ax😭😭😭😭😭😭

  • @hamdabintuxasanxasan4547
    @hamdabintuxasanxasan4547 6 років тому +2

    Ax miskiintu mxy isku gubty

  • @axmedjaamac752
    @axmedjaamac752 6 років тому

    Kkkkkkkk waar bal ii kaadi soooraaan

  • @shirwacshirwac5618
    @shirwacshirwac5618 2 роки тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @maxamedcaalin3204
    @maxamedcaalin3204 6 років тому +1

    suuqii riwaayada miyuu soo xidhmayaa beryahan riwaayado hore uunbaad kusoo celcelinaysaane hhhh Channelka dadka ku xidhan wax cusub ukeena .

  • @axmednuurguuleed347
    @axmednuurguuleed347 3 роки тому

    😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @isaqsacadelmixasan1915
    @isaqsacadelmixasan1915 5 років тому +1

    kk

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 років тому +3

    Somalia ayagaa gabdhaha wiilasha ku daynayo gabar lakufsaday macno maleh waligeed baa la kufsan jiray maxay tahay

  • @xukundauud54
    @xukundauud54 6 років тому +2

    0 ,

    • @qadarxusen277
      @qadarxusen277 5 років тому

      waa dhibatoyinka manta ka jira dalgena halku dhig xigmad xambarsan

  • @engnasir9788
    @engnasir9788 6 років тому +3

    aar naagta miyaa LA kufsaday hhhhhhh

  • @footballcoaching5852
    @footballcoaching5852 5 років тому +1

    Kkkkkkkkk

  • @shamsohassan5405
    @shamsohassan5405 5 років тому +1

    😭😭😭😭😭