TANI WAA MASIIBADA KA DHALAN KARTA WEERAR SIR-AA'IIL KU QAADO XARUMAHA IIRAAN EE NUKLIYEERKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • TANI WAA MASIIBADA KA DHALAN KARTA WEERAR SIR-AA'IIL KU QAADO XARUMAHA IIRAAN EE NUKLIYEERKA

КОМЕНТАРІ • 19

  • @Aniop45
    @Aniop45 2 години тому +6

    Ku saliya nabiga ❤

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 2 години тому +1

    Yuhuud wey jabi doontaa wakhti dhow in sha allaah ilaahay ayaa balan qaaday in uu baabiin doono marwalba oo ay dagaal huriyaan
    رب سبحانه وتعالى يقول (كلما أو قدو نارا للحرب أطفأها الله)

    • @XassanMaxamuud-g2e
      @XassanMaxamuud-g2e 2 години тому

      @@Abdinoor51 mar hadii laweraraayo maxay qabanaysaa iraan ee. U weerari wayday ama Umaga Horan wayday ee. Ay sugaysaa

  • @yoonishonesty5885
    @yoonishonesty5885 Годину тому

    Yahuuda Allaha jabiyo juf Allaha ka. dhigo Amiin Yarabi

  • @AbdimaalikMaxamed-o2d
    @AbdimaalikMaxamed-o2d 2 години тому +1

    Wr bixn thanks horaa utbisay

  • @ibroGemar11
    @ibroGemar11 50 хвилин тому

    irana iyadaana miiyaney awoodiin iinay duqaysoo nuclerkaa isrel

  • @AbdulkadirAhmed-y3q
    @AbdulkadirAhmed-y3q 49 хвилин тому

    ❤❤❤

  • @BayleWali-ov9nb
    @BayleWali-ov9nb Годину тому

    hbn waxa markadta aad buunbuunisaan waxa yuhuudu kufaraxdo oo aad dadka ddohorjerda kucabdigelisaan waa layfinfahmay inaad yuhuuda ushaqsysaan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 години тому

    Mar haday yuhuudi goosatay in ay iran weeraraan waxa la gudboon iran in yuhuuda kaga hormarto weerarka inta aanay talaabo qaadin

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 2 години тому

    Halkii Warba laba maalmood miyaad loogu celisaa

  • @AhmedAli-nw8nu
    @AhmedAli-nw8nu Годину тому

    Dalabaadka reer galbeedka oo ah in gabi ahaanba lagaboxo marinka qaza loona ogolaado in maamulka falastiiniyiinta ey kataliyaan marinka qaza ...hhhhhhhhhhh
    Walaal dadka kadaa wararka...

  • @yusufxasan6847
    @yusufxasan6847 Годину тому

    War waxas waxba kamajiran waye

  • @indhacadegurayare3293
    @indhacadegurayare3293 2 години тому

    Waxaan.oranlahaa.iiraan.hada.haweerto.israa.iil.waayo.mawaxaysugaysaa.marka.dharbaaxadu.kudhacdo.iiraan.

  • @biyodsaid1071
    @biyodsaid1071 Годину тому

    Kusaliya suubanaheena scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw scwscw

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim 2 години тому

    Yahuud nacalaaa kutaaalo iyaka diiday nabbad gobolka bariga dhexe waana baa bi idoontaaa yabuuda

  • @AbdikarimAliOsman-c8w
    @AbdikarimAliOsman-c8w 2 години тому

    A

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 2 години тому

    Israel waa khayaali waxay wadaa xisbullah iyo xamaas ayay iska caabin Kari laadahee IRAAN maxay ka qaadi kartaa

  • @cismanali4999
    @cismanali4999 3 години тому