Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Kkkkkkkkk kulah jadiidigaan la,ilah macanaheeda in la fahamaa shardi ma ahaan😂
@@نشرالتوحدفيبلادالصومال Islaamka xukmiga ah ayuu ka hadlayaa kan xaqiiqiga ah waa shardi in kelmada tawxiidka la fahmo.Intaas adiga oo aan kala aqoon ayaad af dheer culimada ku taagaysaa ee orod wax baro.
qabta 2aad soo dhig adoo mahadsan
Ok I.n wll waanu soo wadna
@@Fasalmedia si dhakhsaa walaal usoo geli labada qayboodba.
Qureysh waxay garanayeen macnaha laa ilaaha illa laah Sidaas ayey ku diidayeenSoomaalida in badan oo ka mida ma garanayaan macnaha towxiidka
Dooda sfcn udhageyso waxaasi dhaman walaga jawabey waad fahmid don'ta
Qaybtii 2 soodhiga
Markasto ahlu bidaca waxay kabaxaan mawduuca.
Kkkkkkkkk kulah jadiidigaan la,ilah macanaheeda in la fahamaa shardi ma ahaan😂
@@نشرالتوحدفيبلادالصومال
Islaamka xukmiga ah ayuu ka hadlayaa kan xaqiiqiga ah waa shardi in kelmada tawxiidka la fahmo.
Intaas adiga oo aan kala aqoon ayaad af dheer culimada ku taagaysaa ee orod wax baro.
qabta 2aad soo dhig adoo mahadsan
Ok I.n wll waanu soo wadna
@@Fasalmedia si dhakhsaa walaal usoo geli labada qayboodba.
Qureysh waxay garanayeen macnaha laa ilaaha illa laah
Sidaas ayey ku diidayeen
Soomaalida in badan oo ka mida ma garanayaan macnaha towxiidka
Dooda sfcn udhageyso waxaasi dhaman walaga jawabey waad fahmid don'ta
Qaybtii 2 soodhiga
Markasto ahlu bidaca waxay kabaxaan mawduuca.