Subaga EE Geela dhuuxa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • hadii aad ka heshid muqaalkan subscribe hamigeenu waa in aan gaarno laba kun oo macaamiil ah nagula soo biir si aan u gaadhno heerkan muhiimka ah #subscribe #roadto2k #somali #cooking #subag #butter #camel #somali #viral #somalicooking

КОМЕНТАРІ • 38

  • @MadiinoCali-pe9xf
    @MadiinoCali-pe9xf 8 місяців тому +10

    Cag hakushubin mamo isago kulul

  • @warisnur6540
    @warisnur6540 2 місяці тому +1

    (SUBAGA EE. GEEL DHUUXA) SUBAGA GEELA EE DHUUXA AH.

  • @fardowsaosman2253
    @fardowsaosman2253 Місяць тому

    MashaAllah tabarakaAlllah

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn 2 місяці тому +1

    Way qarisay meeshay Joog to waakurus ma aha dhuux

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc 8 місяців тому +2

    SUUQA SOMALIDU KALKEEBUU KU YAAL WALAALO?

  • @haboonmohamed6494
    @haboonmohamed6494 2 місяці тому

    walasheey shaqo fiican ayaad qabatey laakiin maxaad caaga ugu shubtey caagu asagaa suna ah markii wax kulul lagu shubo ama ay qoraxdu ku dhacdo dhaqaatirta qurbah ayaa noo sheegey macdanka kaloorada ay ka sameeysan tahay wax ma dhibo waa save

  • @Sirad47
    @Sirad47 4 місяці тому +1

    Subaggan kurus buu u egyahay lakin dhuux ma ahan filaya.takale qaabkan looma shiilo inkastoo la kala duwanyahau.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 3 місяці тому

    Mahadsanid dhuuxi geela

  • @cabdulcazizcali738
    @cabdulcazizcali738 9 місяців тому +1

    شكرااختاه

  • @luckyboy5530
    @luckyboy5530 2 місяці тому

    Subaga geela naga iibso maama waa meeqo intaan kaala soo xariirnaa

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 7 місяців тому +1

    MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rodaabdi9872
    @rodaabdi9872 Місяць тому

    Maah dhuuxu geele ee waa xaadho ee beenta dad ka daayaaaaa

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 4 місяці тому

    Dhuux maba noqon karo waxan waa kurus ama baruur ama SHANSHO. shanshadana dad badan ma cunaan

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn 2 місяці тому

    Xagerjoogtaa

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 6 місяців тому

    Dhuux mise Kurus? Suuqa Somalida Xaggee buu ku yaal ? Dalkee ? Mahadsanid noo soo sheeg ?

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak Рік тому +1

    Asc xabiibti halkee laga helaa

  • @Barre371
    @Barre371 5 місяців тому

    Subaga ee geela dhuuxa
    Maxa laga wadaa 😂😂😂😢😢😢
    Ma waxaad ula jeedaa subaga dhuuxa geela

  • @suadfarahishag6851
    @suadfarahishag6851 5 місяців тому

    War sunhacunina waxani cayaarmaaha nolasha la isagamacayaaro

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn 2 місяці тому

    Xegay joogtaa Oo Ayala dhuxas

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak Рік тому +1

    Halkee laga helayaa xabiibtii

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 Рік тому +1

    Masha Allah waaba collagen

  • @AhmedNur-pz2qn
    @AhmedNur-pz2qn 2 місяці тому

    Sadka Haley inin inanyahay

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 8 місяців тому +1

    Waxaas kurus bu egyahay ma kurus ba ku jira su'aal dhuxa gelu ba fadhista haddi meel la dhigo mase wu dareraya ii so jawab please thanks

    • @sjcol9058
      @sjcol9058 6 місяців тому

      Wu fadhiistaa

    • @Barre371
      @Barre371 5 місяців тому

      Wo fadhistaa

  • @Lucky_girl92
    @Lucky_girl92 Рік тому +1

    Thank you sister

  • @fatmajako
    @fatmajako Рік тому +1

    Masha Allah

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 2 місяці тому

    Afrika xaggay taallaa.

  • @Daqare666
    @Daqare666 Рік тому +6

    MAMA SIDA AAD U SHIISHEY MAAHA DHUUXU AAD BUU U ADAG YAHAY URTIISA WAXAA FIICAN INAAD KU SHIISHO QARFO .HEYL.DHAQOYARE IYO SANJIBIIL SI UU URKA ADAG UGA YARAADO

  • @AbduqadirMohudin
    @AbduqadirMohudin Рік тому +1

    Hada aba karsanoya❤ thankz

  • @AliEmran-lm9ku
    @AliEmran-lm9ku Рік тому

    Beautiful,Masha ALLAH,,Which part of Nairobi..???.

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 2 місяці тому

    Caaga haku shubin isaga oo ku luul hadii kale cudur ayaad halis utahay mamo

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 10 місяців тому

    Asc mamo xagee jogta

  • @wardaaden9764
    @wardaaden9764 7 місяців тому

    mashallah thanks ❤❤❤❤

  • @farahabdi2468
    @farahabdi2468 Рік тому

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 7 місяців тому

    Subagani waxa uu ufiicanyahay
    Guska raga
    Waa adkeeyaa

    • @Barre371
      @Barre371 5 місяців тому

      😳😳