Xaaji Cabdil-Kariim M Cilmi - Gabooyaley)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 жов 2024
  • Tixda: Gabooyaley
    Abwaanka: Xaaji Cabdil-Kariim M Cilmi
    Mawduuca: Colaaddii Xargaga
    Gabaygan waxa abwaanku tiriyey siddeetamaadkii ay suugaanta qabyaaladaysan iyo colaadaha sokeeyaba ay bilaabren Afweyne iyo qabiilladii la xulafada ahaa.
    Nin Dhulbahante ah ayaa xilli ku dhow 1987kii ka been-gabyey colaaddii Xargega oo 1956kii dhacday, Dhulbahantena ku jabeen.
    Colaaddaas waxa Dhulbahante qaateen 6500 halaad oo mag ah oo raggii dhintay qaarkood laga baxshey. Magtaas oo ahayd tii ugu badnayd ee Soomaaliyi kala qaadato, waxa HJ u bixisaysay inay taariikhda gasho.

КОМЕНТАРІ • 4

  • @Geeraarshe
    @Geeraarshe 2 роки тому +3

    Aad iyo aad Masuul gabaygaa waanu sugayney Gabooyaley Xaaji Cabdikariim Maxamud Cilmi
    Markii labada geesood wixii gaadhey laga doodey
    Gashigiyo magtaa qaadateen baa gunaanadey

  • @abdullahimohamood7110
    @abdullahimohamood7110 5 місяців тому

    Weli good ba waala gumaysan jiray dhulmahantaha

  • @solomonsalad5991
    @solomonsalad5991 2 роки тому +3

    Fadlan isagoo qoraal halkee ka heli karnaa? Adoo mahdsn

    • @SalaanC
      @SalaanC  2 роки тому +3

      Isagoo qoran la heli maayo. Qoraalka gabayada dhaadheeri waqti badan bay qaataan. Waannu isku deyi haddii Alle idmo.