Maxamed Aadan Caws (Yawle) - Dilkii Aw Cilmi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 10

  • @IbrahimFarah-in2ok
    @IbrahimFarah-in2ok Рік тому

    Yawle geesi habaryonis ah❤❤❤❤ilaahay haw naxarìisto

  • @ahmedcige6793
    @ahmedcige6793 2 роки тому +3

    Taariikhadii yawle iyo gabadiisii wixii hayaa lay Soo diro buug baan ka qorayaaye

  • @meygaagquule5860
    @meygaagquule5860 3 роки тому +2

    Taarikh wanaagsan baad soo bandhigteen

  • @Fadka213
    @Fadka213 Рік тому +3

    Muu gubo dee “Gadiid iyo Shirdoon” waar wallahi tan magaalo ah yoonis nuux bay u kala xidhnayd bal eega niman dhanoo garxajisa oo jufo hoose oo sacad muuse ahi ciilayso
    VIVA YOONIS NUUX ISMAACIIL
    “Awal aan lahayn Yoonis nuux lama amaanayne
    Iyagaaba loo ayaayaa maalinkii adage”
    Cabdi gahayr

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 Рік тому +1

    MAansha ALLAAH 👋

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 2 роки тому

    Garxaajis GANG 🐪🦁

  • @galbeedqariye
    @galbeedqariye 3 роки тому +2

    Silsiladaa ku suntan "Gadh Yogol" intan in ka badan ayaa la iskaga hal celiyay lkn nasiib darro gabayada qaar iyagoo dhameys tiran lama hayo, markaa waxa aad ka heli kartaan dhacdadaa iyo wixii suugaan ku lammaanaa noo soo gudbiya idinkoo mahadsan, waayo suugaan qiimo badan ayaa ku duugan silsiladaa

  • @sacadfuaad8273
    @sacadfuaad8273 Рік тому +2

    Waa gadiid iyo shirdoon oo kaliya tamashlaynta sacad muuse iyo taaha habar yoonis 😂😂

  • @Axmedyaasiin-e4p
    @Axmedyaasiin-e4p 3 місяці тому

    Gashey Naga Hayaan Reerahad Gogol La jiiftane
    Intey Gowraceen Aw cilmi gudursiiyen gorgorba Ku Cuney Meel Cidla Idina Waad Na Guubabisan Gacal Walaale Gadhka Se Yogolka Way Naga Fogtahy Godobta Taalaye Gadiid Iyo shirdoon Waaa Horey Guban Lahayeene Gadhweyno Xagiina Joogta Ayaan Geen La seexdene Gaal Iyo Islamkuba i Dile Goorta Manta Ahe Gar-daro Iyo Leecan Nimo Ayan iLa Gudbonayne
    Waxbase Inamay Gaadhi Ima Oga Goosta igu Taale
    Gamba Madaxa Ii Saran Iyo Guufka Naagehe Hanooso Gabyina Gacmahay iskaga hiiliyan Gacal walaale😂😂