Abdulqadir Saaxil -hees cusub-xaaskeyga xurmadaan jeclaa 2012

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • waa heeso macaan ee daawasho wacan

КОМЕНТАРІ • 530

  • @hamseabdi7308
    @hamseabdi7308 6 місяців тому +53

    Yaa fiirsanaya 2024 legend baad tahay hadad qoraalkan aragto

  • @cabdiraxmanibrahimaadan41
    @cabdiraxmanibrahimaadan41 3 роки тому +46

    3 february bisha 2 2021 haween ay qamiis soogaleyso saacadunah tahay 8.50 anigoo joga dhuusamareb ayan dhageysanayaa ee waxii iga dembeeyow is muujiya oo lekta yaan lila dhaafin cml 👍

    • @niyadsan3835
      @niyadsan3835 2 роки тому +2

      February 2022 ano muqdisho jooga biloouin yar kadib inaaa ka tago rajeynaaa inti iga danbayso isoo duceeeya

    • @ANIGAAKHRIS
      @ANIGAAKHRIS Місяць тому

      27/7/2024 jooga borama ❤❤

    • @AyaanJamac-e4v
      @AyaanJamac-e4v 15 днів тому

      23/8/2024 hadad murugaysnthy 💔 isar only😭

  • @Kadir_apdi
    @Kadir_apdi 2 роки тому +104

    Dhamadka 2021 uma maleynayo inuu qof soo boqdey jiro😪old is gold🥺💎

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 2 роки тому

      Waleee aniga jooga 3malin kadibka old is always gold mxey waayo wcano wng bdn iso maren hdna an rjeynayo inan helo qofkan jclhy

    • @zakihajji8463
      @zakihajji8463 2 роки тому

      Anaaba kaa dnbeeeye

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 2 роки тому

      @@qamarmidabasal allh kuu sahlo I.n wlzhe🥰

    • @Kadir_apdi
      @Kadir_apdi 2 роки тому

      @@zakihajji8463 wow walajooga isma lahyn👏

    • @Nafiso059
      @Nafiso059 2 роки тому +1

      First night 1:05 1/1/2022

  • @hamze-17
    @hamze-17 Рік тому +18

    Heestan waxa dhagayzan jiray 2010/11
    Manta tarikhdu waa 7/november/2022 10ki subaxnimo anigo burca jooga ☺
    inta iga danbyza io intau xasusta ku leedahyba wa zalamaya ❤🙏

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana 2 місяці тому +15

    Qaadiri jacayl Legend🔥 7/7/2024 hda iga danbayso Like isaar😢👍

  • @ibrahimsubag1229
    @ibrahimsubag1229 10 місяців тому +40

    Qof dib udhagaysanaya ma idinku jira 2023 dhamaadkiisa ❤😢

  • @muhanadmahi1542
    @muhanadmahi1542 3 місяці тому +39

    30-jun-2024 ayan daawaanayaa Yaa ila mida 2024

  • @abdirashidbayaqle8093
    @abdirashidbayaqle8093 Місяць тому +8

    Heeskan waxa maqlay 2011 anigo wil dhalinyaro ah waxan u qabay inu qaday al fanan jooqle shire waxan UA-cam ku qoori jiray jooqle shire heesti xabsi igu rido xero kale gashe waa inta an ka xasustay barigaa waayo waayo 😢❤😍🤣

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani Місяць тому

      Same pro jooqle inu qaadey ayaa moodi jirey

    • @XawoQaliif
      @XawoQaliif 25 днів тому +1

      Ane waxaan mooday inow qaaday axmed biif waaga dugsi quraanbaan dhiganaye hadane islaan😂😂

  • @dhaqannooleeye5459
    @dhaqannooleeye5459 5 років тому +36

    anoo yar 7 sano ka hor ayaa heestan dhagaystay, maanta 2019 ayaan so raadiyay ayadoo xalad sidan cml ah ihaysato😪😪😪😪

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial 3 роки тому +33

    2012 anoo yar
    2021 anoo waynaday micnaha iyo macaanka jacaylka bartay Mumtas🥺❤️🌏

  • @MohameddeeqMohameddeeq-fw6sk
    @MohameddeeqMohameddeeq-fw6sk 4 роки тому +41

    Inta inee heestan soo raadisay 2020 daawanaya like iisara😁

    • @muhanadsharaf560
      @muhanadsharaf560 4 роки тому

      Sxb aniga dhesani haya Mombasa Kenya qaadiro jcyl hesahisa wey itaabtan

    • @sumayacabdixakin1488
      @sumayacabdixakin1488 3 роки тому

      Wlhi aniga sooradiyey 2020 ogtobr 19😭😭😭

    • @Zaki_Films
      @Zaki_Films 2 роки тому

      @@sumayacabdixakin1488 ani yaranteydi ban dhagaysan jirey hadana wan soo raadiyay 26july2022🥺💔

    • @Deeqajaamac-zw8nj
      @Deeqajaamac-zw8nj 3 місяці тому

      2024 🎉😂

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 2 роки тому +30

    Xiligii qaxa 2010 Heestan hooyadey ayaa dhagesan jirtay markey dharka dhaqeyso xasus ayey igalisay 😭 Hooyo mcn waanku xiisay Ilahey hanusken keeno Anago cafimd qabna😭❤️

    • @ceeblacali8850
      @ceeblacali8850 2 роки тому

      Ma is hesheen hooyo walaal🥺

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 2 роки тому

      @@ceeblacali8850 may Abaayo wali mala kulmin Hooyo Lkn inaa la kulmaa rajenaa 😭

    • @konamiplayer6684
      @konamiplayer6684 2 роки тому

      2012 bay so baxdy hestu

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 2 роки тому

      @@konamiplayer6684
      Muuqalka ayaa 2012 soo baxay, lakin iyadoo dhageysiyaa 2010 meelahas ayey soo baxday.

    • @GuledAar
      @GuledAar Рік тому

      @@amirabukar2913 ALLE hooyoyinkeen inagoo nabad qabna dib ha inoo la kulansiiyo.

  • @zuldanmohamud3555
    @zuldanmohamud3555 4 роки тому +55

    Yaa fiirsanaya 2020 like iisaar

  • @muhsinhajimohmudisse9037
    @muhsinhajimohmudisse9037 Рік тому +20

    2023 uu Malayn mayoH in qof so boqonayoH xasuus🥰🥰
    2012 iyo bosaaaso 🟦🟦🟦

    • @mohamedsead3390
      @mohamedsead3390 10 місяців тому

      Waan daawanaynaa sxip

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 10 місяців тому

      @@mohamedsead3390wlhi 2012 telefankii igu horeyey ayaa ka dhegesan jirey xasuus 😢schooleey ahaa waayo Qurux badan aan soo labaneen 😢

    • @abdisalem1024
      @abdisalem1024 10 місяців тому

      Anigaa dawanaya sxb

    • @MahamedCadnan-fb7gj
      @MahamedCadnan-fb7gj 3 місяці тому

      Yes❤

  • @ahmedxamaada1725
    @ahmedxamaada1725 4 роки тому +17

    Xanuun weeyan sidaasi allow hana tusin qofkaagii oo kaa fogaaday😭❤️

  • @abdulkadirciiltire8458
    @abdulkadirciiltire8458 6 років тому +34

    Way isaameysay heestaan gabar aan jeclahay baa sidan igu sameysay waan ka sabray

  • @xamdicabdulahi9135
    @xamdicabdulahi9135 5 років тому +43

    Who is listening 2019 liketa ha ila dhafin

  • @bahjamohammad6827
    @bahjamohammad6827 5 років тому +54

    Xasuus wagi celasha mobelkeyga shineska kama bixi jirin hestan 😄😄😄😄
    October 2018☝☝☝☝☝☝☝

  • @Cuddoon30
    @Cuddoon30 3 роки тому +27

    Waxaan Xasuustaa Heestaan Anoo Yar gabadh Dumashidey ahbaa dhageeysan jirty 2011 Hada Ayada Io Walally Wey Kala Tagen 😥💔

    • @hodanjama2675
      @hodanjama2675 2 роки тому +3

      idinka miyee idinka dhaqmi wayde

    • @Shacni.
      @Shacni. Рік тому

      @@hodanjama2675 hhhhh waa su,aaal weydin mudan😂

    • @GuledAar
      @GuledAar Рік тому

      @@hodanjama2675 Laga yabaa inuu calafkoodu dhamaaday.

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 10 місяців тому

      @@hodanjama2675😂😂

    • @Muniiroapdihman
      @Muniiroapdihman 20 днів тому

      ​@@hodanjama2675LAGAYAPA INUUU CALFKU DHAMDYY

  • @ayaanMaxamedyuusuf
    @ayaanMaxamedyuusuf Рік тому +4

    Heestan Anigo Aad u yar ban jeclan jiray mnta 13/5/2023 ano naag waynan dib u dawanaya old is gold 🥰♥️

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Рік тому +3

    Heestan waa legendary tvga ayaan ka daawan jirey beri hore.

  • @sadiiqali3160
    @sadiiqali3160 3 роки тому +9

    Heestaan qoftoo aan jeclaa ayaan ku soo xasuusanayaa 🥺😭

  • @FarTuun-v4h
    @FarTuun-v4h Місяць тому +1

    Anigu waxan ahy wiill heestan waxan dhagaysanaya anoo kujira difaac dalka oo horjoogo cadawga dalka lkiin cawa wa habeen wata cibaradiisa😢😢😢

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani Місяць тому

      Guleyso zxp habeen ku haku wacnaado difaaca dalka

  • @Aduunyo99
    @Aduunyo99 2 місяці тому +2

    10-sano kadib Waxaan dawanaya heestan thus- july-4 2024- anigoo niyad jabsan murugeysan anigoo aan arkin wax rajo iyo ifafalo mustqbal toona, rajo walbo aan lahaana igaso afjarantay.
    Jacaylna uu dhan iga haayo- dhana nolal xumo kala iga hayso cid i caawisana aan haynin. Jamacadna aan so dhameeyay shaqana wayay waxaan rajaynaa malin maalaha kamid inay is badali donta walal iso duceeya fadlan.

    • @raage4231
      @raage4231 2 місяці тому +1

      Sida jeceshhy Allah ku yelo wll😢

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani Місяць тому +1

      Zxp waxaan waxaan waa aduunyo Samraa sadki wa helaa insha allaah sidaan wey iska badalin adna ha niyad jabin zxp.wlaahi caloosha ihurisey zxp😢

    • @Aduunyo99
      @Aduunyo99 Місяць тому +1

      @@DjBeezaani shukran wll

    • @DjBeezaani
      @DjBeezaani Місяць тому

      @@Aduunyo99 zxp.kula mid ayaan ahay wlaahi io dhalinyaro badan zxp i.a wey ia badalin zxp lkn ha raja dhagin.zxp xata magacaaga tik.tok wan ku serach gereeyay ina halkaas kaso qabto.jeclaan naha .Dj beezaani walalka weyn igu qoran iso qabo zxp

  • @abdifataxdahir2746
    @abdifataxdahir2746 3 роки тому +6

    Ax wlhi aniga ayaay iga hadli heestaan gabar aan jclhy oon u bixi xurma badan wlhi kii hoyadeed aay ula bax day waa kalumay runtii ayaa 2 sano xariir jcl laheen Yaa hoyadeen iyo ayadaba weey iqayanen wlhi marka maanta ayaa wi yar oo wall keed ah Yaa waxa uu igu yiri waa la aroosay wlhi waan suuxay bilaahi , bisha aaay tahay ( 8) ( 2) 20201 ayaa la aroostay mark jcl oo dhan waa nacay aniga oo hanti haYstayto oo wlhi qof xun ahay ayaa waxa aan nacay dumarkeen arxan darada ah wlhi ala xanuun weeynaa yaarbi aaaaax

  • @yahyejordan1257
    @yahyejordan1257 2 роки тому +18

    2022 yaa ila fiirsanooyo Xarfaneey😭🖖💔

  • @hilalsaid3966
    @hilalsaid3966 4 роки тому +7

    2012 AAA heestaan jcl laan jiray ilaahada waan jclhy 2020🥰🥰

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 років тому +15

    I love this song
    Qaadiro jacayl
    Anigoo yar Ayaan dawan jiray heestan

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому

      😀😀😀

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 3 роки тому +1

      @@amiiraadan3017
      Maxa qosolka keenay mise jacaylba kugu dhacay

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому +1

      @@qacqacosman5716 meel kasta wan kugu arkaa aan istaago

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому +1

      @@qacqacosman5716 hye wll🥰

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 5 місяців тому +1

      ​@@amiiraadan3017
      Amira ❤

  • @hashimialqartata9082
    @hashimialqartata9082 5 років тому +2

    qof ixtiram iga mudu yahay buu jecelaa hesta allah haunaxristo wa iska xaa adunyo mel shenes aya n ka dhageysan jiray 2012

  • @realwarya8215
    @realwarya8215 2 роки тому +2

    2022/717 Qisadan iyado ihaysata Soo Raadiyay Caawa aduunku Wuu is Badali Doona inchalaah Qalbigayguna Wuu Soo Kaban Doona inchalaah 💔🥹

  • @ahmedcazka5815
    @ahmedcazka5815 11 місяців тому +1

    2012 baan Aad u Jeclaa Heestan labi iyo toban sano kadib baan dib ugu soo laabtay old is gold cawa Oo ay tahay 8/10/2023 baan dib u dhagaysan…

  • @kingmoha8943
    @kingmoha8943 2 роки тому +1

    Wlhi hestaan Long Time ayaan dhageysan jirey 2012/2013.xasus wyeh C/qadir saaxil Fanan weyn Legend.

  • @abdirizakalbaraka8344
    @abdirizakalbaraka8344 5 років тому +14

    Yaaa dawanaya 2019 like haiga ilawin

  • @yaxyecali3557
    @yaxyecali3557 Рік тому +1

    Heestan anigoo yar ayaa dhageesan jiray markas ma ka aqoon waxeey tahay lkin marka weey naaday oo martay jcl wax uu yahay ayaa fahamy!❤️

  • @libanogle3374
    @libanogle3374 2 роки тому +1

    2012 ayan dhageysan jiree anigoo 15yrs old eh school ka class 5 ayn ahaa
    Intii legend eh2012 ila dawan farta sotaga

  • @nasirrahmett2294
    @nasirrahmett2294 2 роки тому +1

    Hestan markay so baxday hargesa my niggz ayan wada dhegasan jirnay dee anu inan ayan ad u jeclaa xasus ayan galay imka 😇🔥❤

  • @badribashiir
    @badribashiir 4 роки тому +9

    Yaa igaga dmbeeyo heestn
    24 nov 2019

  • @libandayib4276
    @libandayib4276 6 років тому +28

    Yaa daawada wali 2018

  • @hamdamo3027
    @hamdamo3027 5 років тому +12

    Horta waagi ay soo baxay Heestan wan yara lkn wan xasuusta 2009 ayan 2008 2009 labada mid ayay ahed hadana igu xiigta oon arkay maxen ku xasustay magaladaydi borama cadey

  • @unatedstate4471
    @unatedstate4471 2 роки тому +6

    waa heesihii murqaanka mala ila arkaa 2021🤣

  • @MoliidCisman
    @MoliidCisman 10 місяців тому

    Qofkii ugu horeyy an jeclado 😢 xuma igu sameyay waxey ahead 2016 ilhada mahilmaamin abshir axamd lakiinn 2018 wan gursaday Cbadi kariiin axamd aduyo walyaab wllhi😢😢😢❤

  • @saeedinspire3381
    @saeedinspire3381 4 роки тому +39

    Still I'm listening this song and it touches my heart 😓🤤

  • @gaaraofthedesert1093
    @gaaraofthedesert1093 2 роки тому +14

    Still one of my favorite songs back in the days💯💫❤️

  • @user-eo1pf5od9v
    @user-eo1pf5od9v 17 днів тому

    انا من اليمن واحب الصومال واهلها القبايل ❤

  • @Ronaldothegoat73
    @Ronaldothegoat73 4 роки тому +4

    Wlh xasuus weyn igu leedahay heestaan my Ex keygi hore ayay isoo xasuusisaa yaa daawanaayo 10/4/2020

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +2

    Xurmadan jeclaa.....
    Xasad noqotoooo..
    Xabsi igu ridoo xero kale gashaa😕

  • @mohamedabdi4803
    @mohamedabdi4803 Місяць тому +2

    Yaa daawanayaa 2024

  • @sharmaakecarab3894
    @sharmaakecarab3894 4 роки тому +3

    qaadiro jacayl waa anigan xasaradiyo garan wayay xaalke 1 love

  • @naciimodaahir8698
    @naciimodaahir8698 Рік тому +1

    Alla maxan so dhageystay in mudaaa kama daaalo sanado badan kadiba wansoradiyaa🥹🥹🥹🥹

  • @user-lc4wl9do7o
    @user-lc4wl9do7o 2 місяці тому +1

    2024 julay ba dawanaya dad iga dambeeya daawan doona waa ini salaamaya 🫡😊

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 4 роки тому +5

    Xasuus wlh Long time iigu dambeesay 2012 ✌️👌👌🎧

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому +1

      😀😀😀

    • @WiillkaSiinka
      @WiillkaSiinka 3 роки тому

      @@amiiraadan3017 kkkk intana ma joogta

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому

      @@WiillkaSiinka meel kasta wad iga soo baxdaa qar badan oon reply ku soo galin ban arkey 😜🖐😅

    • @WiillkaSiinka
      @WiillkaSiinka 3 роки тому

      @@amiiraadan3017 aniga xitaa waan kugu arkay meelo badan , isku dooq aa nahay aan umaleynaa

  • @Katiyapoy
    @Katiyapoy 2 місяці тому +1

    Macquul ma tahay gadasheyda inuu ruux soo booqdo halkan 7 july 2024 maalin axad ah sacaduna tahay 07:26 daQiiQo😢😢😢😢
    Walipa qalpi jaban 😢😢😢💔💔

    • @raage4231
      @raage4231 2 місяці тому +1

      9/july/2024.
      Waqtiga 17:26 galabnimo 😭🙌🏼

  • @fatxiyamohamud7945
    @fatxiyamohamud7945 7 місяців тому

    Heestan 2010 xasuustaa tvga ka daawan jiray 📺 Hadana youtube ka dhageysanayaa 2024 😅✌️

  • @ayaaanlemukhtaar858
    @ayaaanlemukhtaar858 5 років тому +16

    I'm still listening 2019

  • @asima9161
    @asima9161 4 роки тому +3

    2020 hhh ninku xuuu dircayada usoo gurayaa mise waa casrigii barigaa

  • @hssnhussein
    @hssnhussein 3 роки тому +5

    I'm still listening and watch
    06/092021
    I like my Somali music and our traditional
    Somalia hanoolto

  • @user-ij6oe1sp9l
    @user-ij6oe1sp9l 2 місяці тому +4

    6/6/2024😢❤❤

  • @yaxyechamafaraxyaxyechamaf1636

    17/5/2023 xasuuus ma xaqbaa in ay xarmdaan jeclaaaa xasad noqoto xabsi igu riday Xero kagashaaa😢

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 роки тому +2

    Anigu wan yara mantan wax fahmey oo igu horeysa an dhageysto🩸👈❤👌🥰🖤2022💯💯

  • @aziaayansana3552
    @aziaayansana3552 6 років тому +7

    2018 ka dawanaya heesta waa xasuus qaliya 12 kii igu danbysy

  • @caydaruusxayga
    @caydaruusxayga Рік тому

    2012 baan dhagysan jiray heestan illaahoow cimriga noo barakeee

  • @YaasirSharaf
    @YaasirSharaf Місяць тому

    Waxan goan adag qataay sacaduna tahay 10:00galab nimo malintuna tahay talada wakhtiguna 16/7/2024walahi waxan goan kuqada nolashayda waxay rabto inanaan ladoniin waxa mankayga iyo maskaxdayda rabaan an ladonayo hamiyo badaan ba iga guxaya ee allow ifududeey hamigayga 😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲ilahoow ada ijeeda ee hamigayga iyo muradkayga ifududeey 😮🤲🤲wax dhibana aalow ha ituusiin adoonkagi ban ahaye 😭😭😭🤲🤲🤲

  • @daweeyeofficial2086
    @daweeyeofficial2086 11 місяців тому +2

    Jacayl Ayaan Dareemaya Markaa Dhagaysto Heestan 😢

    • @HipoYusuf
      @HipoYusuf 11 місяців тому

      Jcyl maku hayo marka😢😂

  • @haniaxmed1995
    @haniaxmed1995 Рік тому +2

    2023 still qof dhageysanayo ma jira tolow😌😔

  • @jihanzanyare5704
    @jihanzanyare5704 2 місяці тому +1

    27/6/2024😢inta iga danbeysa wan idin salamey❤

  • @hozzenkhaliif9166
    @hozzenkhaliif9166 5 років тому +10

    2019 Yaa daawanaYa

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad 2 роки тому +6

    This SonG One Of The SonG That Touches Deeply In My Heart😓

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 роки тому +3

    Heesaha qaadiro jcyl dhamantod xasusbay igu leeyihiin anoo yar 2006-----2012 ayaan jeclaa dhagaysigooda

    • @faadumocabdilaahi3965
      @faadumocabdilaahi3965 Рік тому

      Waqti macaana aan soo labaneeyn iyo caruurnimo manta oo ah malin salalasah 27 /6/2023

  • @hoodo777dadel6
    @hoodo777dadel6 Місяць тому +1

    WAY XASUUS 13 SANO KADIB❤❤❤❤

  • @WALEED-kq1vb
    @WALEED-kq1vb Рік тому +3

    6.10.2022 booqshadeyda cida iga danbysa Ee heestan soo raadisay like igu booba❤😢

  • @samircagayare6978
    @samircagayare6978 7 років тому +10

    cajiib qaadiro heesahiisu way itabtaan

  • @suhaybsuciid3532
    @suhaybsuciid3532 2 роки тому +1

    Wlhi anoo yar dhagaysan jiraY 10 jir ah maantana waan bartay macnaha jacayl

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 Рік тому +1

    6/june/2023 ayaan daawanayaa caawa 11:37pm habeen arbaca soo galayso😢😢

  • @caaqilka3712
    @caaqilka3712 3 роки тому +2

    Hees nin wayn Bosaso ayan ku dhagaysan jiray 2010 xusuus

  • @hoodoqueen4554
    @hoodoqueen4554 6 місяців тому +1

    heesta waxan dawady 2012 mantana 2024

  • @qadanzhiino6941
    @qadanzhiino6941 3 роки тому +1

    2011 iigu horaysay anoo 8jira hada oo ay tahay 2021 ayaan dub izoo raaadiyey waliiba bizhii 27 bizhii 1. Iyadoo qizadani ihezhay😔😓

    • @ibnucageykilwe4178
      @ibnucageykilwe4178 3 роки тому

      Oh sorry wan kula daremaya😭😭😭

    • @yusufabdi917
      @yusufabdi917 3 роки тому

      Nagadhaaf wlley 18 ma jirtidee wax kale noo sheeg😂😂

  • @CawilcumarXirsi
    @CawilcumarXirsi 2 місяці тому +1

    Sun-7 Jul -2024 ban dhageysan ano jooga galkcyo haben isniin ah
    Hadaa iga danbeysid like 🎉

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 роки тому +3

    Yaa xasuusta heestan🤣anigoo meelaha jira 12 ilaa 13 jir wlhy been sheegi mayee 2011 ilaa 2012 ayan islaan jarkeyga ah malin tvga ka dawadey wan xasuustaa ciyaal nimo wax kasta ma ilowdo🥺🥺🥺🥺 7 june 2021 hada dib u dawanayaa heestan intaaso sano anoo weynadey😒

    • @shimbirka.
      @shimbirka. 3 роки тому

      Ciyaalnimo Xasuus, Hees Dareen Xambaarsan Wye Inkastoo Aann Fahmi Jirn Berigaa😀🖐🏾😔

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 3 роки тому

      @@shimbirka. hada ma fahantaaa 😅

  • @WALEED-kq1vb
    @WALEED-kq1vb Рік тому +1

    Muxu wakhtigu macaana markii la ahaa bilaa telfanada dib yaa usoo cesha😢

  • @caudarusaxmed1506
    @caudarusaxmed1506 Рік тому +2

    IntaY dareen gooniYa heestan ku leedahy Yo xasuuso Qabyoobay like 👍 🥺

  • @Mabsuudmowidomer
    @Mabsuudmowidomer Місяць тому +1

    Xiisaha jacylka 😢❤

  • @MushtaaqBintucaatey
    @MushtaaqBintucaatey 11 місяців тому

    Heesta wiil walkey ah mopelkiisa ka maqli jirey ..😢😢❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Рік тому +1

    Heestan yaa daawanaya 8 February 2023 waa u soo xiisay😂

  • @sihambulle8791
    @sihambulle8791 Рік тому +1

    Heestan marka 10jir ahaa abtigey xaaskisa xirty dhagesan jiray oo xabsigan heeska ku qaadi jiray 😢

  • @mohmedhibo8121
    @mohmedhibo8121 Рік тому

    Xasus 11 sano kadiib ano joga dalkaa dijbouti🇩🇯 ano 2 rajo oo ficn rajanyaa inu rabi ii rumeyo iguso duceya intaa dabaday dawan doonta waqtigu waa 2023 /5/22/sacadu waa 9:15

  • @YahyeSaid-r2l
    @YahyeSaid-r2l 2 місяці тому

    6 July 2024 baan dhagaysanaya heestan ma jira qof ila imidda

  • @MarwaoSeynabMaxamed
    @MarwaoSeynabMaxamed 2 місяці тому

    16 June 2024
    Eid Arafo ( Eid Al adha)😢😢
    Old is gold..
    Ma xaqbaaa inayyyyyy xurmadaan jeclaa xasad noqotoo xabsi igu ridoooo xero kaale gashaa 💔💔💔
    Heestaan dugsiga sare ama secondary ayaan ku jiray markii aan maqli jiray waxaan aad u xasuustaa inta uu dahabka sariirta kusoo dull guraayo … xaafadeena TV may lahaan jirin xaaafada jaarka marka tago ayaan mararka qaar la kulmi jirey😢😢
    Isla gurigan isla qolkan aann hadda kaso qoraayo comment ayaan geli jirnay aniga iyo walaalahay hadda wada xaasas ah .. anigana laba sanno ayaan ka maqnaa gurigan oon reerkayga dhaqanaayay lkn calafkaa dhaamaaday .. isla gurigii aann kusoo koray ayaan kusoo laabbtay … caawana gabar aan dhalay ayaa i garab jiifta … alxamdulilaah calaa. Kuli xaal 🥹🥹🥹🥹🥹🥹

  • @muhiimmaxmuud1390
    @muhiimmaxmuud1390 2 роки тому +2

    Anoo ciyaala daawan jiray wllhi😀😀

  • @niciima176ibrahim3
    @niciima176ibrahim3 Рік тому +1

    Heestan Ano yar ban jecel 2012 mantan Ano wayn 2023 /7/6,

  • @tayipmoha
    @tayipmoha 2 роки тому +4

    Still listing 2012 im young up to now ciyal suq weynadey decemer 2021

  • @AKMATAANKA
    @AKMATAANKA 2 дні тому

    5 sept 2024. Qisadeeda tiktok ku arkey oo halkan yimi✋🏻✋🏻

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 Рік тому +1

    Ilaa hada waan dhageystaa Heestan 2023 ❤

  • @kingraashidaxmedrashiid1501
    @kingraashidaxmedrashiid1501 2 роки тому +2

    2012 ban dhagaysty ano joga jigjiga
    Caawana ano lasAnod joga gaari aykabaxaso Raacay 2022
    Waa 10sano kadib

  • @user-tp1ju6gp1h
    @user-tp1ju6gp1h Рік тому +1

    Caawa la iga dhaqaajiyay qofteyda jaceel daayay iyo dumar warkooda

  • @yj_lak
    @yj_lak Рік тому +1

    Wax kastaa waxay noqdeen xasuus
    17/12/2022. Sabti 10:05 habeen 23/jmd/1444

  • @QarniAweys-gv2sz
    @QarniAweys-gv2sz Рік тому +1

    Heestan anoo yar 8jir ayan maqli jiray runtii old is gold

  • @Hamda7daxrf
    @Hamda7daxrf 8 місяців тому

    2010 kii Heestan Ano yar ban niman meherad aan laheyn ku marQama ka maQli jiray Ayago dhagaysanaya markas heestan man fahansaneyn 7/1/2024 dhagaysanaya Allow cafiimadka io cimriga no siiyadii❤🤲

    • @carafaatcabduwahab9113
      @carafaatcabduwahab9113 6 місяців тому

      Aniga hestan Marky so baxaysay Wan Yara lkn hda Ayan ku murqamya anigo kampla joga

  • @mankayare565
    @mankayare565 7 років тому +9

    wlh xasuus ayey ileedahy heestan bari hore aniga iyo My Ex xasuut igu rudaaa

    • @asima9161
      @asima9161 4 роки тому

      Wali manooshay adiga iyo x hhh mays qabtaan

    • @muhiyadiin9624
      @muhiyadiin9624 3 роки тому

      @@asima9161 X ayuunba yidhiyi maxay ahayd wada joogu 😂

  • @AbdallaSuldan
    @AbdallaSuldan 4 роки тому +3

    2020 ani bis daawanaya🖐

  • @fiikowyare7730
    @fiikowyare7730 4 роки тому +4

    30/10/2019
    Yaa dawney💪💪💪