AXDi

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 121

  • @user-mx7kd2ce8l
    @user-mx7kd2ce8l Місяць тому +4

    Ifka waaxan ugu neecbahy nin raga inan ciilo wllhi qofka hadad mar uun adiga darta qayrkii uga hadhayo waa inad qalbiigisa dhawrta naago badan wllhi wajii malaah😭😔

    • @user-yz6ui1qp8c
      @user-yz6ui1qp8c 18 годин тому

      Warun wllo lama cilo raga ragu uma dulqadan Karan cilka lkn gabdhuhu way uadkaysan Karan 😅😅

  • @zamzammowliid8019
    @zamzammowliid8019 2 місяці тому +9

    Waa xanuun wllhi Allaha qalbiga hakuu qaboojiyi wll

  • @AnuuBabe
    @AnuuBabe 17 днів тому

    Amiin amiin ya Rabi ❤❤

  • @farhiamoha1533
    @farhiamoha1533 2 місяці тому +5

    abowe sorry qalbigaga allah ha ku qaboojiyo noloshaada hore u wado waxa ku leyahay guul io nolol cusub👊

  • @Leila-lj6lt
    @Leila-lj6lt 2 місяці тому +7

    Ax abowe ilahy ha qalbiga hakoqabojiyo Wlhi kidabka quranka dhel dhel magalo😢😢

  • @amranhassab7872
    @amranhassab7872 Місяць тому +1

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @CabdiXasannuur
    @CabdiXasannuur Місяць тому

    Aamiin yaa alaah

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c 17 годин тому

    Aaax wll hawalwalin kutabka aya qabani kitabna run iyo ben midna laguma dharto adiga aya horumarki gacanta kuhaysata haniyad jabin habluhuna iskumid maha tukamaydha ilahay hakusiyo oo raliyo aah adunakana wariwayad wxwalbana wuhusomaraya isadke tulugaha kumaydha ilahay hakusiyo wll tana iska ilow ilahayba waykagoday markad gabadh dacada heshana nalasowadag wllo harajogoin ilahay gabadh kuilowsisa bogihi aykugu bertay tihore kuilawsisa hakusiso insha allah ducada abahana waykula socota insha Allah haniyad jabin ilahy hakamaydho amin duhurka markay 10mirir kadhimantahay 4ragcadod oo iskuxirira tuko ilahay bari wixi hore kor udhaf isadke

  • @kidvon3543
    @kidvon3543 2 місяці тому

    Whenever I watch this guy I make me feel in love he’s stories are amazing mashallah

  • @aliyaibrahim2697
    @aliyaibrahim2697 2 місяці тому +1

    Wall samir samir ilaahay wuxuu lajira kuwa samra adigana ilaahay ka bari inoo qalbigaada ka saaro salaad walba bacdigeedna ilaahay bari marnapan ha raja dhigin guul ayaan kuu rajeynaya inshallah 🤲

  • @MushtakOsman
    @MushtakOsman 14 днів тому

    Wll.allah.qalbiga.hakuu.adkeeyo😢😢😢

  • @MushtakOsman
    @MushtakOsman 14 днів тому

    Wll.allah.qalbiga.hakuu.adkeeyo

  • @user-fy8rk7yw2c
    @user-fy8rk7yw2c 2 місяці тому

    Wll alle waxa kabrya in alle qalbiga ku qawojiyo oo ku siyo gabadh qalbiga xanuka katirtai inshalah 🤲🤲

  • @Jamiilo536
    @Jamiilo536 19 днів тому +1

    Walaahi qisadan waa xanuun wan ooyay😢

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 2 місяці тому +12

    Ale maxaa dulmi iyo dhibato laiskugeesanayaa war aan ale kabaqno oon adoomihisa qalbiyadooda uilalino wll haqusan dumarka mawadaxumo gabdho wanagsan bajiro qalbiga alaha kudajiyo

  • @housnaabdi8021
    @housnaabdi8021 Місяць тому +1

    So sad😢

  • @hanimohamudmohamed6761
    @hanimohamudmohamed6761 Місяць тому

    Ciil badanaa wlhi ku xumeys baan wiilkaas baa nolosha laqeybsana eyda maxey sas ugu ciisheyyy😢😢😢😢😢😢 waan oyeyey 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 bisinka wiilka maxey uciisheyy subxanallah naagaha qaar waji malahn😭💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CabdirisaqCabdiwahaab
    @CabdirisaqCabdiwahaab 2 місяці тому +11

    Sxp qisadeyda inaan kula wadaaho ayan rawaaa😢😢😢

    • @dulqaad3
      @dulqaad3 2 місяці тому

      WhatsApp kiisa hahaysiinta ka raadi

    • @Naleey
      @Naleey 2 місяці тому

      Anaa haayo

    • @IzRaAlhakiin
      @IzRaAlhakiin 2 місяці тому

      ​@@Naleeyaway abyo

  • @user-op3to2cy8m
    @user-op3to2cy8m 2 місяці тому

    Amiin ya rabi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SurprisedPolarBear-zz7vg
    @SurprisedPolarBear-zz7vg 2 місяці тому

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin wll waa lais qiyamaya

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 2 місяці тому

    alle dhibaatada hakaa dulqaado ee sabar horo neh usoco walal

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 Місяць тому

    Alle xanuun bdnaa qiyaanada xee dadka usameyan laxawla wala quwata ila bilaah

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 2 місяці тому

    Wllkeygiyow sabar waa iska xaal aduunyo badal qeer qawo ilaahey swt hakuu badalo I.a

  • @user-yg3hk7tc8k
    @user-yg3hk7tc8k 2 місяці тому

    Wllky.allaha.kuqabojiyo qalbigaga..iska.cafi.wllky..iyadana adna isasar.alle..wlhi.waqiso.xanun.badan..wll.insha.allah.mid.kudaremayso.allaha.kusinaye.alle.talosaro

  • @hassanikran
    @hassanikran Місяць тому

    Wll waxad xasusata xadisski aha waxa chira waxad checeshaho chaar ķu ah iyo waxad aad necebtaho qhaire ku ah ,sida darted wll qhaire kumay lahayn marki horaba balse boqordi allah ku qoray incha allah she is on the way,never give up bro,keep on to realize your aim , you are strong,the blievier always succed on this live,incha allah you will succed,don't worry allah always help us ,while the people alway hurt us

  • @Sahrocalinur1243
    @Sahrocalinur1243 2 місяці тому

    Apowe ilahey qalbika haku qaboojiyo wax barashadane ilahey haku fududeeyo😢 I.a❤❤❤

  • @user-oo5lx4fy6x
    @user-oo5lx4fy6x 2 місяці тому

    Wlhi xanun nolosha😢😢😢

  • @osmanmowlid6695
    @osmanmowlid6695 2 місяці тому

    wlhi waa qiso xnun bdn sxb sare ❤ lkin wx wilba clfka ayana kwyn 🎉❤

  • @NaadaAbdi
    @NaadaAbdi 2 місяці тому

    Allow qalbiga allah hku qaboojiyo pro aduunka waa imtxn markasta waa inaa dulqaadataa😢😊

  • @Hanna13717
    @Hanna13717 2 місяці тому

    Qalbiga Alle haku qaboojiyo😢wll

  • @user-qq1xh2zs7j
    @user-qq1xh2zs7j 2 місяці тому

    Hal qof oo ku qiyaame dadka oo dhan ha uku niyad jabin walaal hore uwado noloshaada mid baari neh alle hakuu sahlo😊

  • @Najminaa
    @Najminaa 2 місяці тому +1

    👍👍👍

  • @Nimcaanmukhtaar-fg9qp
    @Nimcaanmukhtaar-fg9qp Місяць тому

    😭😭😭😌😌😌😌😭😭😭😭😭

  • @RaxmaHassan-tk7pf
    @RaxmaHassan-tk7pf 2 місяці тому

    Mashallahawalala qaaali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SafaSafagoud
    @SafaSafagoud 2 місяці тому

    Ax wllo alhe qalbiga ha ku qabaojiiyo wll nolozhada hore uwado una samiir nolozha wll😢😢

  • @user-wn3tn9tw5t
    @user-wn3tn9tw5t 2 місяці тому

    Sorry wallo Allah qalbiga haku qaboojeyo

  • @Fatushhusein-oi2bx
    @Fatushhusein-oi2bx 2 місяці тому

    Wlhi waa qiso aaaad uxanun badan lkn xanunkas waxa dareeemi kara qofka marxaladas maray lkn abwe wlhi waxan kushegaya inad kabixi doonta oood ahan dooonata midka adunka ugu farxada badan one day one time waatii kusoradiyo midas ayan been ahayn adinaga qalbiga Allah kuqabojira ayana wati nolasha nacda😢😢😢

  • @Ugbaad473
    @Ugbaad473 Місяць тому

    Alle culayska haka qaado wllo badal khayr qabana ha kugu badalo😢

  • @shauaahauauaa-ym3fi
    @shauaahauauaa-ym3fi 2 місяці тому

    😢🤲🤲🤲

  • @user-wm6li9yg1i
    @user-wm6li9yg1i 2 місяці тому

    Wa qeso xanun badn runti wana qof aqonen kitbaka qemxesa 😢

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy 2 місяці тому +2

    jacaylka maxkamada haloo sameeyo

  • @SafiyaMacalin
    @SafiyaMacalin 2 місяці тому

    Haraja dhiigin eehoray usoco walale ayada ayaakaasdi badadan

  • @ASMAADAAUUDCUSMAAN
    @ASMAADAAUUDCUSMAAN 2 місяці тому

    Allaah qalbigaaga haku qaboojiyo allaahna haku ilowsiiyo wixii aad soo maŕtay horay usoco wllhi waad heli doontaa mid wanaagsan kana waa adduunyo wax waliba waa laku arkaa runti dadka dhan mawada xumaa ee wax yar xun baa ku jira runti ayada ayaa maanta kaa daran runti ay ku dhaaratay kutubka quraan in lagu dhaarto oo hadàna dhaartii aad ku dhaaratay rumayn weyde iska samir waqtiga waa uu socdaa ee hoaray usoco wax barashadaadan horay u wado insha Allah waad heli mid wanaagsan oo ku fahanta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-od1qf8tc3h
    @user-od1qf8tc3h 2 місяці тому

    Huno horay usoco haquusan

  • @riyanmohamed5614
    @riyanmohamed5614 2 місяці тому

    So painful wlhi 😭😭😭😭💔

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 2 місяці тому

    Ax allh xanuun 😢😢😢😢😢😢

  • @Samirnasri638
    @Samirnasri638 2 місяці тому

    Ya caashaq 😔💓

  • @LaylaMaxmed-ru1tm
    @LaylaMaxmed-ru1tm 2 місяці тому

    😭😭🥹🥹🥹wlhi waa xanuun

  • @HhfulkkJkchkj
    @HhfulkkJkchkj Місяць тому

    😢😢😢

  • @user-gh6cf4dv3t
    @user-gh6cf4dv3t 2 місяці тому

    Ax way xanuun badantahy wlloh😢😢

  • @user-yg7zh3uz4k
    @user-yg7zh3uz4k 2 місяці тому

    Sorry wll qalbiga allha kuu qaboojiyo hory usoco

  • @user-yz6ui1qp8c
    @user-yz6ui1qp8c 17 годин тому

    Hablow wilasha hacilina siba kuwadacada kuah kandacad kuahayba waad daba orodane qofka dacada kuah ilashada

  • @CabdifatahAhmedHasan
    @CabdifatahAhmedHasan 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @FatimaMukhtaar-cz3cl
    @FatimaMukhtaar-cz3cl 2 місяці тому

    Abwe wxaan talo kuugu darsanayaa waligaa inadan nolosha isku dhiibin aadna sabirto illah baa kaaga abaal marinaayo culleskana illah haha qaado wxa daremeesid wllhi wax layareesan kro maaha..🤲😪🥺❤️

  • @user-dq7ju4yr5p
    @user-dq7ju4yr5p 2 місяці тому

    ax ax wlhi waaxanuun qof aad baln gashen hadana kaagabaxy
    wllo sabr qalbigana alle hakuukabo🤲🤲🤲😔 😭🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @user-od1qf8tc3h
    @user-od1qf8tc3h 2 місяці тому

    Huno ilahay qalbiga allh kuuqaboojiyo wnhubaa wdguulaysan dadaal

  • @SurprisedPolarBear-zz7vg
    @SurprisedPolarBear-zz7vg 2 місяці тому

    Sooreey😢😢😢😢

  • @hoodoqaali2429
    @hoodoqaali2429 2 місяці тому

    Ax wllo ilhya qalpiga haku qabojiyo wa xnun wlhi 🤲😢

  • @SimaneeyREERMAGAAL
    @SimaneeyREERMAGAAL 2 місяці тому

    War waa aniga qofta wax qiyaaantay iamina 😂😂

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 місяці тому

    😢😢sorry wllo alle qalbiga hakuqabojiyo wax kafiicana alle hakusoiyo waxa lagayaaba inaany khyr kuulaheynba alle bari intaasina wa imtixaan ad marty wllo, iyada ayaa gacanteda dhib kuraadsaty wlhi nafsigu wukasobaxaya iyado calaacalysana wad arki dhibtuna ayadey kudanbeynysaa 😢

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 2 місяці тому +6

    Axdiga waa dhaar qof kuna inuu ku degdego ma fiicno qofka inaa jacyl siiso siyarna uga tagto ma fuduuda gabdhaas nabsi bay kaa gashay malin una waay kazoo baxee ilhy qalbiga ha kuu qaboojiyo

  • @SalaadoCali-yg1yy
    @SalaadoCali-yg1yy 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢

  • @i.m.mkooke1075
    @i.m.mkooke1075 2 місяці тому

    Wlhi wuu dhibtooday ilahey qalbikiisa ha uga reebo🥺

  • @user-uz8iw8xi8g
    @user-uz8iw8xi8g 2 місяці тому

    Allow walalken qalbigiisa qabuuji

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 Місяць тому

    Iska sabar wllo iska na cafi gbr walaasha ookle waaye iyada dhib qabteey

  • @awilfaarax8932
    @awilfaarax8932 2 місяці тому

    🤙🤙🤙🤙

  • @user-op3to2cy8m
    @user-op3to2cy8m 2 місяці тому

    Allah qalbiga hakuu qaboojiyi😔

  • @dulqaad3
    @dulqaad3 2 місяці тому +1

    😢wlhi waa xanuun wll allah qalbiga kuu qaboojiyo😢

    • @InaCabdi-dc4ll
      @InaCabdi-dc4ll 2 місяці тому

      Saan maa dhahden Hadii aad adiga Tahay😑

    • @dulqaad3
      @dulqaad3 2 місяці тому

      @@InaCabdi-dc4ll aniga maihi lkn wiilka hadaad ubaahan tahay super carab la xiriir ee isaga ayaa kugu xiriiri naayo ee dhib kale majiro 😢haisoo caayin ok😭

  • @user-np5qt6lk1y
    @user-np5qt6lk1y 2 місяці тому

    😢😢😢😢 sorry Allah qalbiga kuu qaboojiyo wllkai mcn 😢😢😢

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y 2 місяці тому

    Sorry 💔 walhi waa.qiso xanuun badan alle qalbiga hakuu qaboojiyo wll dumarku Mada xuma badal kheeyr qaba iney Shar ku ahayd aya laga yabaa horey usoco 😢😢😢😢

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q 2 місяці тому

    Aamiii aamiin Aamiiin Aamiin Aamiiin Aamiin Aamiin 😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @InnocentMeerkat-xu6lz
    @InnocentMeerkat-xu6lz 2 місяці тому

    Wlhi wa dulmi

  • @user-ck1sx7kl4s
    @user-ck1sx7kl4s 2 місяці тому

    Allah qalbiga hakuu qawoojiyo Ala dadka qiyaanada mee iska dhafaan qufka walka maxa qalbiga ugu jibse wlkey mid fcn waad helee I,n wll niayda qer usheeg

  • @Khaduujlbrahim
    @Khaduujlbrahim 2 місяці тому

    Wallhi waa qiso xanuun badan😢

  • @kahanur1663
    @kahanur1663 2 місяці тому

    Waa wax iska caadiya ee waligeedba la is qayaamijirey ee kakac meesha

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 2 місяці тому

    Sorry abowe aduunyadan waxaa la arkayn malahan qalbigaagana ilhy hakasaaro in sha Allah waad guulaysaa dumarkuna isku midna mahan haday mid ku qiyantay mid kle ayaa qalbigaaga dhayi doontaa wllky 😢

  • @Ugaaso148
    @Ugaaso148 2 місяці тому

    Waa qiso xanun badan runtii sorry abowe qalbiga allah ku qawojiyo🫀💔💔😭😭🤲

  • @Gabriel-o2-l2l
    @Gabriel-o2-l2l 2 місяці тому

    Rajada yeysan ka dhiman sxb waxa fiicn inad alle tala sarato dumarka dhan mawada xuma cashir iney kuu noqoto ayan rajeyna waxas qiyano wey dhaftay lkn ha niyad jabin qof walba guul ma gaaro isagoo soo ku fin laga yaaba inad hesho boqorad anan laheleyn ee alle tla saaro sxb

  • @hayfaaahmed9096
    @hayfaaahmed9096 2 місяці тому

    Aboweh mad iigu soo xiriirisid 😢

  • @user-ws9ss3ho2t
    @user-ws9ss3ho2t Місяць тому

    Ayadaa dhib qabta marakan waayo kitaab ilaahay been ku martay

  • @Haliimo55
    @Haliimo55 2 місяці тому +1

    Waa qiso aad uxanuun badan wlhi.
    Illaahay qalbiga hakuu qaboojiyo.
    Badal khayr qaba ayaan illaahay kuuwaydiinayaa iyaduna khasab weeyaan inay kaqoomamayn doonto ooy dhibka Mari doonto waayo kitaab quraana ayay gacanta saartay .
    Dumarna darted haunicin wl

  • @SabirinSaid-gn9lh
    @SabirinSaid-gn9lh 2 місяці тому

    Noloshu wei iska dhipaato badantahy Xaqiiqdi Qalbiga alle how qabojiyo wallken

  • @osmanmowlid6695
    @osmanmowlid6695 2 місяці тому

    lga yaba in khr uga jirin gabadhas sxb

  • @user-tk6eh9zw9g
    @user-tk6eh9zw9g 2 місяці тому

    Ax ax ax sorry wlll 😢😢😢😢😢😢 balanta iyo cahdiga waaa shey qaali gaba dhas kafaalo laga rabaa

  • @xandikayse4550
    @xandikayse4550 Місяць тому

    Wll ale ha ku gargaaro

  • @XareedmaxamedMowlid
    @XareedmaxamedMowlid 2 місяці тому

    soolagamayaa bo in uu waleedkeeda Kuqasbay

  • @Haliimo55
    @Haliimo55 2 місяці тому

    Tolow jacylka khiyaamada maa laga daayo .
    Waxyaabaha ilaa iyo hada aan xidhiidh ugu dagdagin inaa sameeyo.
    AlAlw waxna khiyaama hana tusin

  • @user-li4eu5do1q
    @user-li4eu5do1q 2 місяці тому

    Aamiiin 🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉 sorry 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AsmaMahdi-th3hj
    @AsmaMahdi-th3hj 2 місяці тому

    Asc

  • @ramlaalimaar1366
    @ramlaalimaar1366 2 місяці тому

    Allow qalbi kuqawoji midrer qabran kurajeha wala

  • @milgomogeh2249
    @milgomogeh2249 Місяць тому

    He’s the best story teller ❤❤❤❤, keep doing what you doing my sweet friend

  • @salaxcalimaxamad8190
    @salaxcalimaxamad8190 2 місяці тому

    Subxanalaah 😂😂😂😂walahi waa arin murugo iyo xanuuun badan waa layaaba qof muslima ee hadana been ugu dharneyso kitabaka rabbi been subxanalaah saa hader xaladedu tahay yaa ogaado wll qaali iska sabar allaha kaa dulu qaado xanuunka allaha kuu Qabojiyo qalbiga allaha kuugu bedelo waxaka qeer badan 😂😂😂allaha ma aamiin

  • @KhatroMohamud
    @KhatroMohamud 2 місяці тому

    Wlhi waa arin xanu badan wll sorry

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 2 місяці тому

    Abowe badal qeer qapo allah kusiiyo🤲🤲

  • @khadrasaleebaan4773
    @khadrasaleebaan4773 2 місяці тому

    Illahay waxa kaaga in Illahay qalbiga kuu qaboojiyo mid khayr badan Rabi sahlo salad kasta waxad Illahay ka barida inad ilawdo iyada khasartay dhartu dhayal maaha

  • @user-bp6vm5bm1j
    @user-bp6vm5bm1j 2 місяці тому +3

    Team Higsi Waxan dinka Codsana Inad Iso Duceysan Guurka Culeys Iga Saran Inu Alle Iga Dul qado Culeyska Nolosha😢😢

    • @Higsino.1
      @Higsino.1  2 місяці тому +2

      Allah Waxaan kaga baryaa inuu guurka kufududeeyo qof wngsn diin dhaqan leh rabi kusahlo

    • @user-bp6vm5bm1j
      @user-bp6vm5bm1j 2 місяці тому

      @@Higsino.1 Ameen Wll Qlpi Wangsan Alle Ha Ino Wada Aqbalo Ducadena Iyo Maradkena😭🙌💔🤲

    • @user-fy8rk7yw2c
      @user-fy8rk7yw2c 2 місяці тому

      Wll alle Rajda ku rumeyo inshalah wan ku ducenaa ❤❤

  • @zahralulu2083
    @zahralulu2083 2 місяці тому

    Aduunyada wax walba ka filo waxay u baqhantahay aduunyadaan samir iyo dulqaad

  • @IzRaAlhakiin
    @IzRaAlhakiin 2 місяці тому +1

    Wilka qisadan leh aaway

    • @AbdihalimAbshir
      @AbdihalimAbshir 2 місяці тому

      Wa Ani wll😢

    • @IzRaAlhakiin
      @IzRaAlhakiin 2 місяці тому

      @@AbdihalimAbshir pls apowe meel aan kala soo xiriiro ii sheeg wlky wan ku barya yaa hada thy qofka qisadaa leh🙏

    • @IzRaAlhakiin
      @IzRaAlhakiin 2 місяці тому

      @@AbdihalimAbshir wlky qli ado raali ah meel aan kaala soo xiriiro ii sheeg hadaa tahay wiilka qisadaas leh🙏

    • @NimcoNajax-kq9qg
      @NimcoNajax-kq9qg 2 місяці тому

      ​@@AbdihalimAbshir runta sheeg inder

  • @adna7199
    @adna7199 2 місяці тому

    ℚ𝕒𝕝𝕡𝕚𝕘𝕒 𝕒𝕝𝕝𝕖 𝕙𝕒𝕜𝕦𝕦 𝕢𝕒𝕓𝕠𝕛𝕚𝕪𝕠 𝕨𝕝𝕝

  • @user-dk8rj9ey3v
    @user-dk8rj9ey3v 2 місяці тому +1

    😢😢😢