FULLY DAILY ROUTINE BY FARTUN HAPPY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лют 2024

КОМЕНТАРІ • 107

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274 5 місяців тому +12

    Waaa Zomanahy illahay dartiiz wxaana ka parya gapar kazta Io walipa qof kazta oo nolol adag ku jirah inuu illahay ka zaaro allahuma aamin🤲
    Fartuuney apyo adina illahay hamigaga haku rumeeyo cid kazta ma dareemi karto xanuunka ay dareento hooyo cunugeda laga qaatay illahay hayzku kiin keeno idinko napada abyo izka zamir adina waaa iz helayzan inzha Allah ❤️🥺

  • @user-ps9my8xb3p
    @user-ps9my8xb3p 5 місяців тому +9

    Dumrland gabadhan caruur aye qurbo ku hesata kaliged xita hadadan kahelin video geeda u fiiri like u saar katag anaga aan is caawino abaya yaal

    • @HalumIbrahim
      @HalumIbrahim 5 місяців тому

      Mash Allah walhi isu nynu nahay qli anoon diyar u hyn UN isk shidaa

  • @Nimaraaz
    @Nimaraaz 5 місяців тому +10

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 5 місяців тому +2

    اللهم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 5 місяців тому +4

    Mashallah ❤❤❤

  • @user-bj6gt3rv9d
    @user-bj6gt3rv9d 5 місяців тому +4

    Waan soo manahay wllo Alle caruurtada Hakusoo dhaweeyo🤲🏻 wax walba ooo niyadaada ku jiro oo khyr leh Alle Iyagoo Bilaa macsiya Haku siiyo wllo🥺🤲🏻🫶🏻

  • @user-uq1ev8px5p
    @user-uq1ev8px5p 5 місяців тому +6

    Ma sh Allj

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 5 місяців тому +2

    Masha Allah ❤❤

  • @ifraaxabdi1327
    @ifraaxabdi1327 5 місяців тому

    Masha allah

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 5 місяців тому +1

    INSHA'ALLAAH waa is arkeysaan walal niyada kheyr usheeg ❤

  • @user-zf7gf5gn2e
    @user-zf7gf5gn2e 5 днів тому

    Mash allha abyo allha ku xafido ❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому +1

    Manshaallah 😍

  • @amanahmed244
    @amanahmed244 5 місяців тому +4

    Allah ubadkaaga gacantaada ha soo geliyo iyagoo nabad insha ALLAH

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 5 місяців тому +3

    Masha alah alaha idiin xafido aamiin

  • @maxamedamiin-rv9hr
    @maxamedamiin-rv9hr 5 місяців тому

    masha allah fartun iyo sabirina allah idin xifdiyo allahuma aameen

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 5 місяців тому +3

    Waaw. Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @cadniccasiis1328
    @cadniccasiis1328 5 місяців тому +3

    Asc xbty guuleyska waligaa adiga caruurtaada allh hakuu keeno sinabada

  • @azzam.9848
    @azzam.9848 5 місяців тому

    Masha Allah ❤❤❤

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 5 місяців тому +1

    Maasha allaaah tabarakalaah xabibti ❤❤❤

  • @asmoml9368
    @asmoml9368 5 місяців тому +1

    Masha allh Allah ku barakeyo😊

  • @qadraqalbi4899
    @qadraqalbi4899 5 місяців тому +3

    Masha allah fartuun wa kusalamay ana ugu horeya manta hore usoco mcnto❤❤

  • @ruunruun9439
    @ruunruun9439 5 місяців тому

    Masha allh❤❤

  • @isamailabdikadir3718
    @isamailabdikadir3718 5 місяців тому +1

    Mash allh wlashena fartun ilmaha allha kula koriyo ducadana nagu so tuf cida shikhaaal ka tahe😅intas wa kaftan carruurtada allha kulakulansiiyo amiin

  • @roodoabdisalaam7972
    @roodoabdisalaam7972 5 місяців тому +3

    Abyo illahay waxaan kaga baryaya inaad kulantaan caruurtì farxad inshllah abyo waa ku so duceen walhi waan demikar maqnasha ciyaalkag bayo nid kheer u shag abyo

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 5 місяців тому +1

    Masha allaha xabibti caruuta allaha ku xafiido inshallaha waxaa rajena in ada dibukulatan allaha ka dhiga iska samiir🙏🙏🙏♥️💯🤲👌💋🤲

  • @hanideeman3229
    @hanideeman3229 5 місяців тому

    Aallah haku so uruuriyo caruutada kamaqan qali Aamiin yarabi ❤❤❤❤❤❤

  • @suusaanmaxamed1799
    @suusaanmaxamed1799 5 місяців тому

    Insha allaah❤❤❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 5 місяців тому

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my strong mam 💪

  • @najmociise1664
    @najmociise1664 5 місяців тому

    Alla fartuney sheekadada iska jclhy wlh qabka wax u codeynesid m.a adiga iyo ciyaalkgaba alaha idin xafido wllshy mcn ❤U

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j 5 місяців тому

    Wan dareemayaa insha allh illhy ha isku keen keeno ❤❤❤ illhy ha ku yaasiro

  • @shamsonuur9781
    @shamsonuur9781 5 місяців тому +2

    ISLAAN HA DHIHIN GABADHA WAA INAN AMA GABADH ISLAAN OO QOF WEYN ❤

  • @user-qo8rr3dh4l
    @user-qo8rr3dh4l 5 місяців тому

    Ammmiin ammin

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 5 місяців тому

    Adoo nin ku qabo ayaa ilmahaada si qurux badan ku korsan kartaa. Marka nin wanaagsan Allah haku arzuqo gabadh walba iyo hooyo walba.❤

  • @Hawosaidcali-yz2iq
    @Hawosaidcali-yz2iq 5 місяців тому

    mansha allaah abaayo ❤ alla ha idin xafido quruxey lkn fadhiga goormad dhigtay ma Aadan ♥️ soogelin mar kaad dhigeysaye❤

  • @naciimomaxamuud3754
    @naciimomaxamuud3754 5 місяців тому

    Masha allaah

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 5 місяців тому +4

    Wana kana tuma cadey guuleyso ❤

  • @sundusshariff-cm2yf
    @sundusshariff-cm2yf 5 місяців тому +9

    Fartun abaayo waa ku tageeraa pls like saar reply isoo gal ❤

  • @abdijama7564
    @abdijama7564 5 місяців тому +3

    Gabadhan waa gaari dumar camal Xaawo Taako

  • @fadumobashiir434
    @fadumobashiir434 5 місяців тому

    Ilaahay hakula mideeyo ilmahaga waa isku baahantihiin abayo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 5 місяців тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @user-un3bg2bn2s
    @user-un3bg2bn2s 4 місяці тому

    Waku salamay abayo ❤🥺

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 5 місяців тому

    Ayyy wlhy wn ku sugayey hppti ilhy ha idin siyadiyo ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 5 місяців тому

    MAASHA. ALAAH. ABAAYO
    ILAAH. HAKUUKEENO. CATUURTAADA
    AAMIIN. YAARABI❤❤❤

  • @zahracabaas428
    @zahracabaas428 5 місяців тому +1

    M.a ❤❤❤❤

  • @marwo1162
    @marwo1162 5 місяців тому

    Masha allah abaayo❤❤❤ amiin aamiin gaari dumar abaayo ❤aniga xitaa gabar aya ijoogto hooyadey mcn ayaa iheeyso lkin marwalbo in aan lajoogo ayey jeceshahy lkin hooyo ayey gabar utahy mana sowadikaro

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 5 місяців тому +3

    MashaAllah ciyaalkaaga hal meelkunoolaatan Allah haidinkaso InshaAllah

  • @maarishbintahmed9704
    @maarishbintahmed9704 5 місяців тому

    Wlhii marka kuso xasuusto fartuney waan kugu duceeya ina mar Allah ninkulan siyo adigaa iyo ciyaalkaga dhamaan hal mel kuwada nolaatan inshaAllah ❤️ mardow way kuu romiwi donta 😢😢😢

  • @nasteexaquruxsan1135
    @nasteexaquruxsan1135 5 місяців тому

    Tuunay caday ❤

  • @ManalYarow
    @ManalYarow 5 місяців тому

    Abayo mcn ilahay haku xafido hada nh dadka sanadkan exm dowalada sugayo inoo sodoceya ❤😢

  • @user-mi5xp3il5j
    @user-mi5xp3il5j 5 місяців тому

    Wll qaali horay u soco

  • @fatimaahmedsaid4555
    @fatimaahmedsaid4555 5 місяців тому

    M.a ❤❤

  • @SamiiroMuxudiin-rx4bi
    @SamiiroMuxudiin-rx4bi 5 місяців тому

    M.a❤❤❤

  • @user-yd4zm7pv1r
    @user-yd4zm7pv1r 5 місяців тому

    Fartun, 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @ladancaday2092
    @ladancaday2092 5 місяців тому

    si dagdag alle ha idin kulmiyo in.shaallaah abaayo 😢❤❤❤❤

  • @Qamaraliabdi
    @Qamaraliabdi 5 місяців тому

    😢😢😢❤inshaalaah saaduleel dugarabaa wakusoo ducena abayo wlhi waika murjisay 😢😢

  • @user-io9sk6ow9y
    @user-io9sk6ow9y 5 місяців тому

    Abaayo wad iga ohisay anaysan caruur iga maqnayn abayo waxan rajaynayaa in ilaahy isukiinkeeno adiyo caruurta farxada kulaqaybasano insha alaah

  • @user-ue7mz3yr1j
    @user-ue7mz3yr1j 5 місяців тому

    Allhu ma aamin

  • @SaynabXasan-fh9gp
    @SaynabXasan-fh9gp 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @ManagingAcount
    @ManagingAcount 5 місяців тому

    Allaha idiin so sahlo caruurta abaayo adi io hooyooyinka adi camal ah❤❤❤

  • @Sisterschannel.
    @Sisterschannel. 5 місяців тому +2

    Frst person ❤❤❤

  • @user-vb1ik5rr9t
    @user-vb1ik5rr9t 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @amaaljibriil3687
    @amaaljibriil3687 5 місяців тому

    Insha allha wada wada kolmidontan adiga iyo ciyaal kaga

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 5 місяців тому

    Allah idin kulmiyo abayo wlhi wa xanun

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 5 місяців тому

    Xabiibty insha allh malin ayaad la kulmaysaa waqti kasta aan salaada tukado ilaahay baan kusoo baryaa hada dabcan hadaad waalidiinta isla meel dhigaan laga yaabee si fudud inaa kula soo wareegto

  • @umalkhayrnimco2171
    @umalkhayrnimco2171 5 місяців тому +2

    Nayaa fartuun ciyaalkii ma caafimaadeen allah ha idin barakaayo anaga iyo idinkaba aameen yaarbi❤

    • @xaliimoxaliimo1782
      @xaliimoxaliimo1782 5 місяців тому +3

      nayaa maxay thy hadalka wanagsan waa sadaqo naya wax fcn ma ahan wllo

    • @umalkhayrnimco2171
      @umalkhayrnimco2171 5 місяців тому

      @@xaliimoxaliimo1782 naag matihid naa aayar joog dhulka

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nasriinabdirizak6641
    @nasriinabdirizak6641 5 місяців тому

    Allaha kula kulansiyo carurtada abaayo

  • @roda77
    @roda77 5 місяців тому

    Insha Allha waa kulan doonta

  • @ramlahassan3638
    @ramlahassan3638 5 місяців тому

    Society of snow 🌨️ waye magaxa filinka

  • @user-dj4pd8ct9x
    @user-dj4pd8ct9x 5 місяців тому +2

    Koostada sidaa dhan loma kariyo faytamiinka ka dhamaada

  • @user-jx2lv9uv2c
    @user-jx2lv9uv2c 5 місяців тому

    Fartunteyda cashaqa❤💋

  • @FarxiyoCumar-gq7yy
    @FarxiyoCumar-gq7yy 5 місяців тому

    Fartuuneey waxaad ilowdey inta kala maqan alah ha isku keeno dheh

  • @user-rp3fm8wi5x
    @user-rp3fm8wi5x 5 місяців тому +1

    💯💝❤🎉🤤🤤

  • @user-nn3zq2yw9b
    @user-nn3zq2yw9b 5 місяців тому +1

    Allah nabad ha kugu kenoo inchallah

  • @SowdaXamda
    @SowdaXamda 9 днів тому

    M.a

  • @user-hq2vz5bm9j
    @user-hq2vz5bm9j 3 місяці тому

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ashleyy9745
    @ashleyy9745 5 місяців тому +1

    Miiska qadada abayo buugagta lama saaro yacni Qurux kuma ahan ubaxa bis aa kugu filan Qurux qasab ma ahn ina raacdid lkn talo🫶❤️

  • @user-ef1lv5qk7b
    @user-ef1lv5qk7b 5 місяців тому +1

    abaayo pls xijabo walahi waxa xijabkuwayday kuhelimaysi khamar

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 5 місяців тому +1

    😅😅😅😅😅😂😂😂❤❤❤

  • @user-pl4rh2wp8o
    @user-pl4rh2wp8o 5 місяців тому

    Aaaaaamiin

  • @Qamaraliabdi
    @Qamaraliabdi 5 місяців тому +1

    Anoo iska murugsan aa hadane neh fidiyowki soo fiirsaday 😢wasoo ooye maxa ikeye 😢

  • @naciimomaxamed5481
    @naciimomaxamed5481 5 місяців тому

    Fartuun abaayo adi iyo asxaabtada kugu xiran iisoo duceeya abaayo muraada leyahay

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 5 місяців тому

      Waxi kheer ka kuugu jiro Alaha kuu sahlo

  • @____0934
    @____0934 5 місяців тому

    Wlalayal muurad aya leyahay iso duceya inu ilahay isahlo

  • @SaynabXasan-fh9gp
    @SaynabXasan-fh9gp 5 місяців тому +1

    Fariinteyda hadaad aragto iii so duceeya wll muraad ayaan leehay 😭

  • @warsanaxmad
    @warsanaxmad 5 місяців тому

    Abyo mcnto alle ha ku fududeyo wax kasato

  • @maryanabdemuhammad1864
    @maryanabdemuhammad1864 5 місяців тому

    😢😢😢😢😢❤

  • @caynicabdulahixuseen2681
    @caynicabdulahixuseen2681 5 місяців тому

    Abaayo hooyo ayaan Ahye waxan raba ina isoo cawiso plz manta kaliya abaayo 😢😢😢😢😢

  • @maahirmedia5484
    @maahirmedia5484 5 місяців тому

    Asc abaayo fartun sth xaalada kawaran

  • @user-ud3et3hy3t
    @user-ud3et3hy3t 5 місяців тому

    Abaayo ciyaalka meel kuwada noolaada

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 5 місяців тому

    Koos tada should not be overcooked,
    But last , for 1ominutes

  • @user-nr7om4ld7z
    @user-nr7om4ld7z 5 місяців тому

    Fartuney abayo ducada maaku dartit 2 qof kalamaqan allah isku keeno dheh kudar ducada 3 leey kamaqanyaha😢

  • @Umusafa296
    @Umusafa296 5 місяців тому

    M.a abayo qandada fanaxde leh maxa wayay😂😂

  • @roodoabdisalaam7972
    @roodoabdisalaam7972 5 місяців тому

    Abyo aniga xaat babiyaah waxaan jecelahaya ka yar yar

  • @user-dj4pd8ct9x
    @user-dj4pd8ct9x 5 місяців тому

    Moofo sidee lo sameeyaa noso gali

  • @user-wu2kd6oz2q
    @user-wu2kd6oz2q 5 місяців тому

    A

  • @zuhuurmuuse1633
    @zuhuurmuuse1633 5 місяців тому

    Alle cafimaad haydunku kulmiyo

  • @inaxasan1
    @inaxasan1 5 місяців тому

    Been badanaa tan gorme yaanyada riiqday waa riiqaa kulaha ayado sidii u waaweyn ku shubtay koostada

  • @sumayocabdinuur7229
    @sumayocabdinuur7229 5 місяців тому

    Meqo caruuur kaa maqan xppti 😢

  • @user-hu6vs3ld9k
    @user-hu6vs3ld9k 5 місяців тому

    𝗔𝗯𝘆𝗼 𝘀𝗮𝗯𝗶𝗿𝗶𝗻 𝗿𝗮𝗯𝗻𝗮𝗮𝗮😢

  • @leeylohussen9047
    @leeylohussen9047 5 місяців тому +1

    Masha Allah ❤❤