Hees Cusub Qalbi Dhaye | Tufaax Darajo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 620

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 роки тому +66

    Gabar kasta waxay xaq uleedahay in ay hesho qalbi dhaye😢❤
    Inta haysata allha uxafido inta kalana allha usahlo❤

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 4 роки тому +45

    Habloow Heestaan wayna wada Quseesa inta haysata Qalbi Dhaya Gabar kastana alle hausahlo Nin wanaagsan ❤️😭😭❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sahradhalad5917
    @sahradhalad5917 3 роки тому +7

    Wan heysta qalbi dhaye ❤️❤️ alxmdllhi jacelkeygi ila caruurinimo wan hantiyey 8sano mantana wa xajigeyga alxmdllhi faraxad kunolahay jacelka dunida naxariss badan isiyey alxmdllhi ilahay mahad leh nin raged isiyey noloshena caruur le ka maqan allah hana siyo wan helna inshallah wu iga fogyahay blase qalbigaga kama fogo wu igu dheexnolyahay Allah haika xiftiyo xajigeyga an dunida ugu jclhy dalmar mahamed dere❤️❤️🤲🏻❤️

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV 4 роки тому +73

    Dumarka dhan Aniga igu socota leyihin yaa rabi ilahow no xafid raga somaliye dumarka u naxa fadlan

  • @marwomaida3950
    @marwomaida3950 4 роки тому +12

    Heestan adbaay qaas igugu tahy Wana raaadinayay allow boqorkeygan inoqday qalbi dhayaha ixafid💓💓 qofkii igu haboonan helay Alla hae xafido🤲

  • @hubqaad4553
    @hubqaad4553 2 місяці тому +1

    Ilaahow.qalbi dhaye wixii hore iga tiraan ku weydiistay😢😢🤲🤲🤲

  • @edilhassan7542
    @edilhassan7542 4 роки тому +4

    Hees wacan kana turjumaysa bulshada ama qof walba oo marxalad guur soo maray. Waxaan akhriyey commentska dumarba ma noola waa wada dhaawan yihiin. Waa xaqiiq fanaanita iyo abwaanintuba heesaha ay sameeyaan inay tahay mid ka hadlaysa ama ka turjumaysa shaqsi dhiban ama dhaawacan. Allaha xifdiyo gabdhaheena. Horay ha loo socdo. Guulaysta.

  • @rayanabdirayanabdi9676
    @rayanabdirayanabdi9676 4 роки тому +229

    Wlhi blhi heestan anig iga hadaleysaa waxan helay qalbi dhaaye bishi 4ad 2019 ilhay haidaayo macankeyg majiro sowjkeyga mid la mid ah ilahy haixiftiyo

    • @sulekholove1646
      @sulekholove1646 4 роки тому +1

      Allah kuu daayo isku waar waligiiin Aaamiin abyo

    • @sabirinasalah6703
      @sabirinasalah6703 4 роки тому +2

      Allah ha ku daayo ana keyga gacanta ii geliyo

    • @rayanabdirayanabdi9676
      @rayanabdirayanabdi9676 4 роки тому

      Shugran wllhyga

    • @saynabsiman4182
      @saynabsiman4182 4 роки тому +5

      Nin somali amaan male halku kaaga farxiyi ayuu kaga oohiya e ilahay ha kuu sakhiro wale aniguunban nin naftayda ka horaysiin

    • @umuimranabdalle9683
      @umuimranabdalle9683 4 роки тому +5

      Rayan abdi Rayan abdi alle haku barkeyo ha isku dhibin lakin ileen waa nin lug ag dhigo lugne bananka abayo isku halees ma galo nin❤️

  • @omarmaalim6192
    @omarmaalim6192 4 роки тому +14

    I learnt this stuff through my swt wife.wow i love it.kujecliya maryanteyda.😍😍

    • @maryanjimale9241
      @maryanjimale9241 4 роки тому +4

      Thank you my dear husband... Love you More ❤️❤️❤️ Kuma wayo intay nolol jirto

    • @munaali463
      @munaali463 2 роки тому

      Masha Allah tabaarakallah sanad kadib i hope in aadwada joogtan eebe ha isku kiin barakeyo

    • @hanaabdi7407
      @hanaabdi7407 2 роки тому

      Hees mcn weeye

  • @ayanmustafa9540
    @ayanmustafa9540 4 роки тому +49

    Qalbi dhaye ma hayo lkn insha allh wan heli doona😔😔😔

  • @hafsaabdullahi1886
    @hafsaabdullahi1886 4 роки тому +106

    Talow maaney igahadlesa heestan ala mxaan baraf iyo qaboow anoo dhaxtaagan ilinta iskatirtiray oon ohin qabsado markaan laba gacmaha is heestaan arko Illahow midaa kudagno anagana nasii ameen

  • @rahmomohamud871
    @rahmomohamud871 4 роки тому +18

    Walah heestaan anigeey iga hadlee dhexaan adkestee allow mid ijecel i sahal. 😭😭

    • @salmaandaacad6251
      @salmaandaacad6251 4 роки тому +5

      Waa ikan mid ku jiceyl hadii aad baraf dheh joogtid aniga cml dhib iyo farxad kula qaybsanayo

  • @ibromahdi2344
    @ibromahdi2344 4 роки тому +9

    Waaaaw heestan caadimahaa
    Amazing walahi waymacantay
    Waxbay kuxasuusinaysà 😢😢😢😢😢😢

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 роки тому +17

    Wllhi Hada bukan socodban ahaY knsha allaH markan qalbi dhaYo helo hano haato😭😭

  • @najmaabdullahi8056
    @najmaabdullahi8056 4 роки тому +29

    Heestan single mom tii soo jaabtay ee calaf heeshay bay ku socotaa second Fursaad caamal 🥰🥰🥰🥰😁😁😁

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 4 роки тому +19

    Tufaax waxaad moodaa inaad aniga ega hadlaysid hada waad reysatay sidaan kuu arko laakiin aniga wali ma raysan ee soo ducee walaashay qaali idinkana Allah ha esukiin daayo for ever

    • @ruumanahmed510
      @ruumanahmed510 4 роки тому

      😭😭😭

    • @nacnaciinachocolatiina5682
      @nacnaciinachocolatiina5682 4 роки тому +3

      qurux oday walaal anigaba kula mid baan ahay waa lay xumeeyey oo nafsi layga galay alle qalbiga haw qaboojiyo dhamaan inta inala mida 😭😭😭

    • @yurubali535
      @yurubali535 4 роки тому

      😘😘😘😘😘😘😘😘Tufaax darajo waxaad modaa heestu inayiga hadlayso

    • @nasrinhassan774
      @nasrinhassan774 4 роки тому

      @@nacnaciinachocolatiina5682 aamiin huuno

    • @aaminacraxmaan8363
      @aaminacraxmaan8363 4 роки тому

      Isku mid nahay wllhi😭😢

  • @rahmahamdi5392
    @rahmahamdi5392 4 роки тому +13

    I am her biggest fan❤️❤️❤️ keep going walaal. May Allah protect you always Amiin.

  • @theoneandonlyqueen5144
    @theoneandonlyqueen5144 4 роки тому +37

    faadumo riyaaday wll is astur fananintan haku dayanine wllsha oo qrxda kula jecl ayn ahy

    • @saabirmohamed3526
      @saabirmohamed3526 4 роки тому +1

      you funny hees waa denbi ama is astur ama is qaawi😁

    • @ItsZubeyda
      @ItsZubeyda 4 роки тому

      Sääbir Möhäméď 😂😂😂ishaad katurte 👍

    • @beerlulazulthan1463
      @beerlulazulthan1463 4 роки тому

      Fanaanad wxba ma dhaanto 😔

  • @zukaynaismail2519
    @zukaynaismail2519 4 роки тому +2

    qalbi dhayahygi wn helay mshaalh 5 sano kadib allh aya mhadle mar hada manta hal meel wada jogno inshaalh

  • @banaatanab6195
    @banaatanab6195 4 роки тому +62

    Ilahay baa igu og in heestan aniga layga sameeya lamooda isla qisadan baan watay maantana mansha Allah waxan ahay Dumar ugu nasiib badan waxana haysta qofka aduunka ugu wanaagsan uguna dabeecada fiican oo ugu naxariista badan walahi xajigayga ilahay haydhowro walahi waxan waa nasiib uun xanun walba Raaxo baa xigta mansha Allah

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 4 роки тому

      Najah mahomed waa run abayo isaduceya aniga na

    • @shafiyasaid2106
      @shafiyasaid2106 4 роки тому

      @@ramlomuhudin9566 manshallah ilaheya ha kugu wado

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 4 роки тому

      shafiya said Amin

    • @banaatanab6195
      @banaatanab6195 4 роки тому +3

      Mansha Allah wllshay ilahay haku gaadhsiyo halka rabto noloshada faraxad insha Allah adiga iyo gabdhaha somaliyed odhan

    • @ugbadmohammed330
      @ugbadmohammed330 4 роки тому +1

      Wlhi waa ruunteed ruuxan dhaqashaba aaqon dhaqma lagama doono

  • @samiiraaligurey9939
    @samiiraaligurey9939 3 роки тому +4

    Qalbi Dhaye hadaan helay Alxamdulilah illhay Ha isku keensimo Cabaas Hassan Shiikh insh Allah Caming soon Arooskeena Bacdal Rabadam insh Allah caawo taariikhdu Waa 12 Marso 2021 Friday night

  • @najmafarah6696
    @najmafarah6696 3 роки тому +5

    Dhabtii Waxan Adkaystaba
    Dhaxal ii Qornaa iyo
    Qalbi Dhaye Hadaan Helay♥️🥰

  • @munaducaale9505
    @munaducaale9505 4 роки тому +7

    Wwww hees aad u macan abwaan xamud ubax codka tufaax darajo ❤️❤️❤️👌👌👌
    Wallashay heesi kale ma la ma soo galin miyaaa

  • @ayaansaleban3487
    @ayaansaleban3487 4 роки тому +3

    Walhi isma raaci nayo heestani anay igu socota ilahayow igu wad farxada qalibi dhayahayga idaa yaa rabi

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 22 дні тому

    Wili ma helin allaha noo wada sahlo itaan heesan❤

  • @farhankasim2748
    @farhankasim2748 4 роки тому +8

    Allow xaqa tuus ragga & dumerkaba wayo ruux walba wuxu leeyahay anigay iga hadlaysa waa lays fahmi la yahay allow isku kaaya sakhir àamiin

  • @user-px1hb8su9e
    @user-px1hb8su9e 3 місяці тому +1

    dhaxan qof ii daran io ruux idhawca IndhahygiH siiyo😭
    Ya rapi nin raganimada waxpo ka aqanin Ya i haleyyy illahay mid wngsan calaf igu dir🤲🥲

  • @faridhaabdullahi8967
    @faridhaabdullahi8967 4 роки тому +5

    Heestaan kadiba ayaan helay ina aderkeya oo ijecela❤❤❤

  • @cabdicuriye9683
    @cabdicuriye9683 Рік тому

    Cajiib Tufaax Cali Dubad. Fanka iyo dhaqankeena suuban ayaad utahay uwehel. Noolow huunaday. Sawir AMA tilmaan fanaan leeyahay qofkii rabaa heestan inuu daawado ayaa jawaab ugu filan❤️

  • @shaarubsulleiman9229
    @shaarubsulleiman9229 4 роки тому +66

    Heestu anay igu socotaa Wllhi 3/10/2019 😰😩 dhabtii dhabtii waxan adkaystaba dhaxal I qornaa iyo qalbi dhaya hadan helay I dhol dhoolinayoh dhayihiisa iga jecel 😘😍❤️💯✨🔥

    • @xamdicabdi2738
      @xamdicabdi2738 4 роки тому +5

      Masha Allah walal Alle kuu daayo anigana waan rajayna Inshallah

    • @minaalo5291
      @minaalo5291 4 роки тому

      Shaarub sulleiman clom

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому

      Sorry wll farah🧐🙈😚🤣🤣

  • @faaduxiis2325
    @faaduxiis2325 4 роки тому +5

    Tufaax abayo nabsibax allaha kusiiyo jamàlna waad karaysan inaha allaah

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +11

    Fanaaniinta Somaliland Dhaladka Ah Weeyaan Original Burco Wayn Iyo Caynaba Balidhiig Iyo War Cimraaan Kasooo Jeeda 👏👏👏😍👏😍 Tolkaygiii 🌳🌨♥️

    • @entername44
      @entername44 4 роки тому +1

      Reer burco my blood

    • @awalehassan6151
      @awalehassan6151 4 роки тому +1

      Reer caynba dadkygi Habar jecloH😍

    • @amalmiisaan659
      @amalmiisaan659 4 роки тому

      @@awalehassan6151 caynaba awgeed replyga kugu soo galay like ku saaray

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 4 роки тому

      Qabyaalada fanka ka daaya eedayaal.

  • @Almaasofficial5617
    @Almaasofficial5617 Рік тому +2

    Inkasto in badan layso dhaawacay hadana alx
    Waxn helay qof I ilawsiiyay dhibtii oo dhan
    Qalbi dhaye 🥰ilaahy calaf ha igu kaa daro
    Heestan malaa anay iga hadlaysaba
    27/12/2022 6:22 subsxnimo coming sanad cusub

  • @rahmaabdullahi2779
    @rahmaabdullahi2779 4 роки тому

    Mashaallah Inantaan Habada Uahay Oomarna Noodhaxda Habo mcnto iskuwaara Adiga iyo zaygaaga Allow Haidinkala Irdhayn Jacaylkiinu hawaaro Waqiis mcnto iskufaxsanaada Abidkiin Amiiin

  • @SapreanAbdullah
    @SapreanAbdullah Місяць тому

    Qalbi dhaye mahelin lakn inaa helo rajena i.a 🥰

  • @ubahhussein206
    @ubahhussein206 4 роки тому +4

    Heestan anay iga hadlaysa alx qof ijecel ayan hysta wxnn kubalanay bilaha soosocda in isguursano noso duceeya xbiibayaal

    • @sihamaxmed7204
      @sihamaxmed7204 4 роки тому +1

      Mashaalah alle ha idin rumeeyo riyadiina wiil baariya ku jecel alley hakaaga dhigo anigana wali ma helin qof i jecele isoo ducee

    • @aliabdi5414
      @aliabdi5414 4 роки тому

      Quur Kheyrkaba ALlah haidiingadhigo walal amiin

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 4 роки тому +28

    hada waa igu ciirsan tahay taladu lkn waa samrayaa waanan kusoo dul qoridoona markan helo qlbi dhaye insha allah dhaue

    • @ismailomar9108
      @ismailomar9108 4 роки тому +1

      Dumarka ragu xumeeya ayaan ka mid ahay waan sugyaa qalbi dheye

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 роки тому

      insha allah

    • @kawsarcumar7513
      @kawsarcumar7513 2 роки тому

      Sumya 2 sno kadib bn arky faldaada wn filyaa qalbi dhaye ind heshy

  • @saynabsiman4182
    @saynabsiman4182 4 роки тому +1

    Qalbi dhaye wax la yidha ma jiro intaad ninka isku cusubtiin ayad moodaysa in uu kii hore ka wacan yahay lkn waa dameer iyo labadiisa daan dumarow dhexda xidhan o naftiina ha wada siinina nin somali aad shalay baratay hadad is qabtan ku xisaabtan in aad shalay baratay qiimah uu keeyahay ka badan ha siin kolay waa nin soomali uun o bari qalbiga ayuu kaa jabine ku sii xisaabtan taas si aanad hadhow dhaawac badan aanad u dareemin daacadna ahaada o raga ha qiyaamina wlhi adiga ayaa guul joogaya mar kasta

  • @abdishakurempireoftimacade4781
    @abdishakurempireoftimacade4781 4 роки тому +14

    Tufaax darajo waa qof aad u wanaagsan walahi hore usoco

  • @juabarre308
    @juabarre308 4 роки тому +3

    Qalbi dhayaa sugoya😥😥 dhabtii waxan adkeestaba..😥😥

  • @NimcoGlam
    @NimcoGlam Рік тому +1

    Qalbi dhaye aloow soo dadaji wuu raagee 😢

  • @sucdicadeey9315
    @sucdicadeey9315 4 роки тому +8

    Heestu anay igu socota wlhi 05/11/2019 😢😩 dhabtii waxan adkaystabo dhaxal ii qornaaye qalbi dhaye hadan hele I dhool dhoolinayo dhaayihiisa iga jecel 🤩❤️❤️ ❤️

  • @faaraxcabdi2051
    @faaraxcabdi2051 3 роки тому

    mashalah halkaan waxan kasalamaya walshay fadumo riyaad iyo walshay tufaax darajo sanadaad wacaan

  • @hoodoahmed9239
    @hoodoahmed9239 4 роки тому +7

    Mncha Allah faananda cod macan legend tufaax darajo going forward 😍💋🙏🏾

  • @najmamahamoud6310
    @najmamahamoud6310 4 роки тому +5

    Tufax darajo qof wngsn hilibka badan wa foolxumo markay isdhubtay watas qrxda noqotay manshallah

    • @kali8948
      @kali8948 4 роки тому

      Najma Maxamud oo miye dhubnatey??

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 4 роки тому

      @@kali8948 😂🤣😂🤣 Sidan bey kasii buurneyd

    • @najmamahamoud6310
      @najmamahamoud6310 4 роки тому

      @@kali8948 haa sas way kasi burnayd ila xad wll

  • @hanniismailabdullahi5702
    @hanniismailabdullahi5702 4 роки тому +7

    hestan aniga iga hadlesa wlh 😭😭alx hada waxa hele mid i dhool dholinaayo ❤

  • @suadomustaf6894
    @suadomustaf6894 4 роки тому +5

    Khadra silima qali dumar qalbi dhaye alaaha ha u keeno aaaamiiiiiin♥️♥️🇸🇴👈🇸🇯👈💯💯💯💯💕💕💕💕💕💕💕💯💯💯💯💯

  • @mhodan5183
    @mhodan5183 4 роки тому +1

    Yaab qalbi dhayahaas loo heesayo oo naagkale guursaday oo loo hambalyeynayaan arkay

  • @kawsarcumar7513
    @kawsarcumar7513 2 роки тому +2

    Wlli mn helin qalbi dhaye 😭😭 wn dalee dhankee iga jirtaa

  • @fatmabarre6037
    @fatmabarre6037 4 роки тому +12

    Abayo Ahmed aarshe noo keen noooh😭😭😭😭😭

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 2 місяці тому

    Qalbi dhaye allow idaa xaajigayga❤❤🥰

  • @manoqaali
    @manoqaali Місяць тому +1

    sunday 28 / july 2024 time 3:42 ilaahoow awoodada we balarantahy isii qali dhaye wxaa idhaawacay ruux aad ujeclaa 2year sugaayay wxuu iga baxay guur wu inayad jabiyay ilaahow isi badal wangsn

  • @casoodcali782
    @casoodcali782 2 роки тому +2

    Nafsi ruuxa aan dhabin
    Mar buu dhitada heli😪👑❣

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 4 роки тому +9

    Mansha Allah ilaahay ha isku kiin daayo aamiin inder fanaanad aan jecelahay ❤👌

  • @mabrukadgn3792
    @mabrukadgn3792 3 роки тому

    24 December 2020 jimce ah
    6:45pm from Hargeisa
    Alx wn hystaa Allah ha iixfdo Ⓜ️🅰️💯💋❤

  • @AyanJama-xe8us
    @AyanJama-xe8us 5 місяців тому

    Qalbi dhaye waxaan ku jeclaaday markii hore walashay ayuu nin uu mehersaday aad ayaan ugu faraxsanaa laakiin kii wax yar ka dib farxadii ayuu nagaga ciyaaray rag waa bilaaa faaiydo💔❤️‍🩹

  • @gabarsomaliyeedyartashidan7778
    @gabarsomaliyeedyartashidan7778 4 роки тому +3

    Hada taladu isma wafaqsana lkn inshaalh qalbiya markan hela si wadajira udawan dona tufax drjo fnnd qaliya

    • @ayaniitaquruxu6171
      @ayaniitaquruxu6171 4 роки тому +1

      Ani nehe hadan rajenaya inshallah wan heli😜😜😍😍😍🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🧖‍♀️🧖‍♀️🙋‍♀️💑💑💑👭👭👭

    • @ayaniitaquruxu6171
      @ayaniitaquruxu6171 4 роки тому

      Dhabti dhabtii hadan heli wwwww ereyo mcn mashallh ale haku dhoro tufax my queen

    • @gabarsomaliyeedyartashidan7778
      @gabarsomaliyeedyartashidan7778 4 роки тому

      @@ayaniitaquruxu6171 Allah haku sahlo xppti 💕❤💋

  • @umurayaan3093
    @umurayaan3093 11 місяців тому

    Qalbi dhaye maanan arage allaha sahlo in badan mooralka wuu naga jabay wlh lkn rabi talo kufilan

  • @shacnishire5323
    @shacnishire5323 2 роки тому +1

    Qalpi dhya hadan helay heestan anay iga hadlaysaah❤️🥲

  • @user-qr3hc9yo1p
    @user-qr3hc9yo1p 11 місяців тому

    Waxaa jirtay xili aan aad u dhawacnaa 😢heestaan dhagesan jirya sidii qof qalbi dhay heesto cml lkn had alx waye wan heestaa intaa heesan allh siyo inta heesto allh isku deesto😢❤❤

  • @gaabarsomalia7234
    @gaabarsomalia7234 4 роки тому

    Masha allah thanks 🙏 qurux badan dumarkii waad ka farxisey 🌹❤️🌹❤️🌹❤️🌹

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому

    masha Allah ilahay ha ku adkeeyo kaas wanagsan shaydan kama duufsado isana ka maydho wixi ku soo maray xabti

  • @qalbideeq28
    @qalbideeq28 4 роки тому

    Walaahi huno waa runtaa tufaxay ilahay qalbi dhaye hakaga dhigo ki hora ku dhibayee

  • @raxmaali3516
    @raxmaali3516 4 роки тому +4

    Tufaaax darajo inadeer barefka Finland wax loo adkaysto maaha wlhy

    • @sweetoman687
      @sweetoman687 4 роки тому

      Waxa an ka mid ah tagera ah ad ku jcl

    • @raxmaali3516
      @raxmaali3516 4 роки тому

      @@sweetoman687 tufaax miyaa wll

    • @haaji99
      @haaji99 4 роки тому

      Meesha iskaaga caraara hadaba hadi kaale heater ka badsada

  • @user-dj2co7kh5x
    @user-dj2co7kh5x 4 роки тому +10

    Waaaaaaaaw🤗🤩😍😘Poqorada Codka ,Styleka ,

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 роки тому +13

    Heestan ma jamaal loo qaaaday waxaan xasuustaa Addis Ababa iyo Tufaax siday u jeclayd jamaal abaayo waad samir badantajau waadna daahday in aad beri hore ka tashatid bay ahayd illahay amarkii

  • @nurapeuty8321
    @nurapeuty8321 2 роки тому

    Qalbi dhaye Anaa helay xaaajigayga xuseen ilahay ha ii xifdiyo

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +2

    DHABTI DHABTII WAXAN ADKAYSTABA DHALAX II QORNAA IYO QALBI DHAYA HADAN HELAY IDHOOL DHOOLINAYO DHAYIHIISA IGA JECEL HEES IGA DHEH TUFAAX DARAJO 19/12/2019 😏☹😢🙋‍♀️

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 4 роки тому +2

    Dhabti dhabtii
    Wxaan adkeysataba
    Dhaxal i qornayo
    Qalbi dhaya hadaan helay
    💏❤

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 роки тому +1

    Tufaax waa fanaanad cod macaan

  • @marwogopaadmg1272
    @marwogopaadmg1272 4 роки тому +5

    Maansha Allah heez shiden weejen fananada zanadkana waan tageersanahay🌹🤩

  • @guuleedcali4293
    @guuleedcali4293 4 роки тому +1

    billcalyk tufaax best song
    mancha allah codkaa idilay
    waa hipo fanku ha ku daalin

  • @fatximaxamed2389
    @fatximaxamed2389 4 роки тому

    Waxana hees laga dhaha tufax darajo noolow inteey nololi jirto waxa mooda ineey heesa meela badan tabaneeyso❤❤💋💋👌👌👌👌

  • @zahratarante9156
    @zahratarante9156 4 роки тому +1

    Heestaan waxaay ka turjumeysaa qalbi ku jecel oo dhibatada ku diidayo inaa heleyso maliin uuun marka qalbi kaa sii jedo ha is kaga dumin waqtiga sabar uun lahaaw adiga qofkaa jeceshahay asigane/ayadane ku jecel waad heleysaa 💕💓🥀

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 роки тому +1

    Tufaax Darejo-heestaan kii horay ku karbaashtay"Nooloow legend Tufaax

  • @alijaahmed5837
    @alijaahmed5837 3 роки тому

    Woow heesta caadi maha alle ha ii daayo qalbi dhayaheyga

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 4 роки тому +8

    Wuuuw waxaas heeesah lkn rag soomaali ma wada xuma wlhi

  • @ayanxusenali5917
    @ayanxusenali5917 4 роки тому +2

    Waan ku haysta hestan igu socta runti 😭😭🤗❤❤❤💝💞❣

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 4 роки тому +2

    Masha allah my dariska xalasha wlh waa qof dagan

  • @nacimamoha6865
    @nacimamoha6865 4 роки тому +1

    Fanaan tageero buuxda u hayo hees qìimo leh dhe ♥️♥️♥️♥️♥️♥️🔥

  • @runishvlogs9198
    @runishvlogs9198 4 роки тому +2

    ❤🥰qalbi dhaye anaa helay mohamedkeyga💖☝️rabbo ikadaa nolosheydi

  • @bishaarofanax1023
    @bishaarofanax1023 4 роки тому +1

    Runtii heestaan qalbi dhaye waxey kahadleysaa qof kastoo qof jecel heysta wiilkasta io gabar kasta jaceyl buu uqalmaa

  • @ayaanmaxamuud9736
    @ayaanmaxamuud9736 4 роки тому +2

    Sidan uu jeclahay heestan inta ila jecel lik hay saran

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 4 роки тому +1

    masha allaH fariid weeyi tufax darajo wanka hayna heesta yaa ila mida like igu qabooja

  • @saynabbintuwarfaa3571
    @saynabbintuwarfaa3571 4 роки тому +20

    Tufaaxey habar yar allaah saw kuuma digin maxad u GU labatay heesaha miyadan allaah ka cabsanayn waa IGA talo

  • @cabdicasiisindho2287
    @cabdicasiisindho2287 Рік тому

    ❤heestan waxa mar walba iqaada boqoradayda alle ha i daaye. H♥️❤

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 4 роки тому +5

    #Tufaax Daraj0 Hqiiq zi kaL iy0 Laap AH ayan u taaGeeraa 💚💭❤ fnaanad duriyadA AH 😍😍

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 4 роки тому +2

      Ibrahim, ma qabyaalad baad ku taageertaa mise codkeeda macaan?????

    • @mssomaliland4044
      @mssomaliland4044 4 роки тому +1

      Waa fanaanda qarniga 🔥💯👌💚💭♥️

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi 4 роки тому

      @@faizamohomed3271 wLaL c0dkeedA Ayan ku taaGeeraa 💚💭❤

    • @faizamohomed3271
      @faizamohomed3271 4 роки тому +1

      @@Ibby_hashi waan gartey walaalo, runtii waa fanaanad in la taageero u qalanta.

  • @bartaynoloshicusbeyd8103
    @bartaynoloshicusbeyd8103 Рік тому

    Qalbi dile ayan kasoo baxsade 😢 waliwo asaga iga tagay 😅 3 years aya ii ah on this year malmahan qalbi dhayayaal fican ayaan haysta midkii roon rabi haka soo dhax xulo

  • @tuseofficialsfanproj3867
    @tuseofficialsfanproj3867 4 роки тому +1

    Dhabti waxan adkays Tito dhaxal ii qor naa iyo qalbi dhaye wan helay❤❤❤❤❤🥰💋

  • @umusafa9517
    @umusafa9517 4 роки тому +1

    Allalha Ku barakeeyo abaayo ana wan rajeynayaa inan helo mida idholdholiyo aan Ku ilaawo kii hore insha allah

  • @fardowsaahmed5806
    @fardowsaahmed5806 3 роки тому +1

    Heestaan anigaybo iga turjomosaa wali waaradinooya qalbi dhaye😭💔😭💔😭💔😭💔😭💔😭

  • @hanaansulieman1845
    @hanaansulieman1845 4 роки тому

    Wow Eshcala hees waa heesti kobaad an tufax anka jaclado

  • @bilanbarwaqo7957
    @bilanbarwaqo7957 4 роки тому +4

    Mashallah I’m happy for you tufaxeey Ilaah qalbi dhayee mid aad farxaad kula waartid hakaga dhigo walalo Inshallah happy life Adunka Akhirana janah. Walahi tufaax waa inan qalbi wanagsan o samir badan jacelka wax kataqano malaysia ku aqanay marke u timado ex Xajigeda Jamal xasid mid u qalmo mu ahen shabeel naagod ayu aha ayado jecel o u dadaleso ayu bahdilay dhulka kujiday naago kale kudul gursaday walahi ilaah kawaday kas tufaxeey kuma qalmin bacowga lakin hada heshay qalbi dhaye faraxad kuwar walasheey Love you 😍

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 роки тому

      isagi weli ma malaysia ayuu fadhiya

    • @bilanbarwaqo7957
      @bilanbarwaqo7957 4 роки тому

      Caasha kaneeco wan ogahay waliba gabadh ayu ilmo ku inkiray maskin ah magaranayo wuxu aqristo hablaha qurbaha kayimado ayu balaha karifa ayago oog inu yahay shabeel naged

    • @megrez2637
      @megrez2637 4 роки тому

      Iyadaba naag bay kadaba gashay oo taariikdheeda wey dheertahay

    • @bilanbarwaqo7957
      @bilanbarwaqo7957 4 роки тому

      ClayMore nnn 😳😳😳😢😢 walahi maa naag aye kadaba gashay walalo Subxanallah waxan maqli jiray what goes around comes around

    • @asmiitaabdik9869
      @asmiitaabdik9869 4 роки тому

      Ilmihii ugu horeeyay ee ay udhashay wuu ku dafiray walaashi baa korsatay wiilkoodi iminka waa inan dhawr iyo toban jira silicu kubilaabu kuwaday ilaa Malaysia ilaahay nabsi bax hasiiyo

  • @rahmaali2050
    @rahmaali2050 4 роки тому +1

    Heestan wan isku dhayaa Tufax hablaha Somaliyed way kubadantahay arintani

  • @aashamohamed5852
    @aashamohamed5852 2 роки тому

    Heesta kaliyeen kahelay
    Dhabtii dhabtii waxan adkeytaba dhaxal iiqornaa iya qalbi dhaye hadaan helay idhooldhoolinayo iidiidan dheeliga idheldheelinaayoo dhaayahiisa iga jecel 😍😍

  • @adenabdisamed3462
    @adenabdisamed3462 2 роки тому +2

    Gbar walba heestan maka hadlaYsaa wllalayaalooyin raali naga ahaada 😁🙏

  • @Geeyseey
    @Geeyseey Рік тому

    Heestan waxan uniyeyisanaya
    Ciiltirihii is qalbidhayeheyiga
    Wehelkeyigio amiirkeyigagi io sowjkeyiga suuldan xasan xuseen xabiibi mcne allha igakaadhowr ayaan kuleeyahyi
    Taarikhda waa13 September 2023 waqtiga waa 11:7 kenya Nairobi islii dhabtii dhabta waxan adkeyistaba dhaxal iiqornayio qalbidhaye haddan heleyi idhol dhoolinayo dhayihiis igajecel idhol dhoolinayo iididah dheeliga
    Alxmdulilaah allow iidah 🤲🤲🤴🌹🌺🌷💐 alllow marun ila kulmi asigoo nabad ah Io

  • @beerato1964
    @beerato1964 4 роки тому +2

    Mansha allah heeztan magaceeda labaad waa shrukri naq Eebe

  • @ismaaciilaxmed6955
    @ismaaciilaxmed6955 Рік тому

    Danyeer xariifa ayay heshay

  • @ayanabdi9829
    @ayanabdi9829 4 роки тому +84

    She’s in deep love Wlhi I hope the guy don’t broke her heart

    • @aaminaaadam7674
      @aaminaaadam7674 4 роки тому +2

      Wll.fadumo.noo
      Soo.casuun.khadro.silimo

    • @hanabeautychannel7427
      @hanabeautychannel7427 4 роки тому +1

      Ayan abdi go checkout my channel and subscribe Saar

    • @fuadibrahim6767
      @fuadibrahim6767 4 роки тому

      lol she's in deeb alright

    • @maxamedbaashe6147
      @maxamedbaashe6147 3 роки тому

      @@aaminaaadam7674 nm mm mm . Me mkkmk😍 a hkk mmkkkk
      Mm mm m in kbmkmm me Mom e we