Deg Deg Somalia Oo Guul Wayn Gaartay, Dadkii Saraakiisha Laayey Oo La Qabtay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA

КОМЕНТАРІ • 106

  • @sadikhiftiin1439
    @sadikhiftiin1439 3 роки тому +3

    Farmajoo guul somaliya guul

  • @cadeyawees4326
    @cadeyawees4326 3 роки тому +8

    masha allah allaha xafido madaxweyne farmaajo 💯💪💪💕🌹

  • @bondheere..s
    @bondheere..s 3 роки тому +6

    Masha Allah Somaliya is backed 💪🏽💪🏽💪🏽madaxwayne Farmajo ilahey akusiyo guul waxaan isku shegayo siyasin ilahey akaqabto insha Allah ☝🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏽☝🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️

  • @farhiyamahamed1526
    @farhiyamahamed1526 3 роки тому +2

    mansha allah mudane farmajo

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 роки тому +6

    Noolow Mudane madaxweyne Faramajo❤️💪🏼👍soo noqo adoo nabad ah.

  • @nadifaabdi9229
    @nadifaabdi9229 3 роки тому +4

    We love you farmaajo

  • @mohamedmohamoud1573
    @mohamedmohamoud1573 3 роки тому +17

    Farmajo guul qofkii uu horeyee

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 роки тому +1

      Asc wll qaali SUBSCRIBE isaar aado raali ah

    • @mukhtaaraxmad4330
      @mukhtaaraxmad4330 3 роки тому +2

      Waan
      Ku hambalyaynayaa
      D.f.s.in aysooceshato
      Awokdii iyo shataftii
      Aykulahayd caalmaka
      Iyo guud ahaanba bushoo
      yinka aduunk aykula macaa
      Milayso ee ah siyaasada iyo
      Diblumaasiya
      Waan kufaraxsanahay
      Waanan boogaadinahaa
      Madaxda iyo hogaaka wadankeena
      Soomaalia
      Waxaan leeyahay
      Hambalyo
      Hambalyo
      Waad mahadsantihiin
      Ee
      Halkaa kasiiwada
      Mahadsanidiin

    • @mohamedmohamoud1573
      @mohamedmohamoud1573 3 роки тому

      @@mukhtaaraxmad4330 waa sax shukran walaal

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 роки тому +2

    Guul iyo Gobanimo 🔥🔥👍👍👏👍
    Dillaaliinta u dulloobey shisheeyaha
    Waqtigoodii waa dhammaaday.

  • @farhiyamahamed1526
    @farhiyamahamed1526 3 роки тому +2

    dowlad dhalatay waxa imuqda sansanti mudane siyad bare illahy ha u naxariste

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 3 роки тому +12

    Masha allaha gull iyo gobanimo dowlada somaliyed ❤️🇸🇴🇹🇷

  • @masudbashir878
    @masudbashir878 3 роки тому +7

    Farmaajo guul 🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @fartunabdi3812
    @fartunabdi3812 3 роки тому +2

    Gadaan nahay shacabka somalia 🇸🇴🇸🇴❤❤ waka filaynay madaxwayne farmaajo in uu socin doono qaranimadii umad somaliyeed 🇸🇴🇸🇴❤ mansh allaah madax wayne horay noowad 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤guul somalia 🇸🇴🇸🇴❤🙏🙏🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @halimodegan9467
    @halimodegan9467 3 роки тому +7

    Maanshaa Allah Allah haguuleeyo Soomaalia iyo Farmaajoba

  • @jiiradag4290
    @jiiradag4290 3 роки тому +1

    guul io gobonimo

  • @mohamedalili1550
    @mohamedalili1550 3 роки тому +4

    Guuuuuuuuuuul Soomaaliween.

  • @diinidheere6585
    @diinidheere6585 3 роки тому +3

    Guuuul farmaajo

    • @ahmedrageh4174
      @ahmedrageh4174 3 роки тому

      Its a campaign propaganda farmajo is going home it's too little too late

    • @diinidheere6585
      @diinidheere6585 3 роки тому +1

      @@ahmedrageh4174 luuqadaada hooyo miyaad ka faanaysaa mise nin ingiriis ah baa ku dubeeya ku biiqa?

    • @ahmedrageh4174
      @ahmedrageh4174 3 роки тому

      Brother I can speak Somali language I was born outside Somalia but I can not the language so bear with me am learning and In Sha Allah soon I will be able to write and read my mother tongue which I value very much I attend evening classes to learn,read and speak well the mother tongue okay

    • @diinidheere6585
      @diinidheere6585 3 роки тому

      @@ahmedrageh4174 il est indispensable de parler votre langue maternelle par exemple je peux parler 5 langues mais j'aime parler ma langue sxb hays yeelyeeline meeja nacasnimada kala tag hada waalaga wiswisaa qof somaali ah oo luuqad qalaad ku hadlayo

    • @ahmedrageh4174
      @ahmedrageh4174 3 роки тому

      @@diinidheere6585 hoyadda usheeg

  • @Crypto.king21
    @Crypto.king21 3 роки тому +2

    mashallah come back Farmaajo inshallah

  • @muminahmed3011
    @muminahmed3011 3 роки тому +2

    Gull wacan farmajo gulleysaa waliigaaaaa alllleeeeeeee I,a

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 роки тому +5

    Biixi hadduu run sheegayo, afti ha ka qaado reer Soomaaliland kadibna aan aragno inay dad ku raacsan yihiin iyo inkale.
    Midnimo Vs Gooni isutaag
    90%. 10%

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 роки тому +2

    Mudane Cumar Filish xaq ayuu u leeyahay inuu xilalka ka qaado kuwa xiriirka la leh qaswadayaasha si loo adkeeyo nabada gobolka Banaadir.💪🏼👍

  • @sanwaacalisanwaacali3039
    @sanwaacalisanwaacali3039 3 роки тому

    Farmajo guuleso

  • @yusufbile6863
    @yusufbile6863 3 роки тому +3

    Farmajo 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @omar_gggg3636
    @omar_gggg3636 3 роки тому +3

    Muse biixi wuu isku xaaray uf uf dadka ma cabudhin kartid guul somalia

  • @sadiiqmohamoud9122
    @sadiiqmohamoud9122 3 роки тому +1

    Guul iyo gobo nimo inshallah somaliya iyo ciidanka qaranka somali ya

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 роки тому +7

    bulshada somalilan awal xabsibad liinta kusiin jirte mahadaa qabri utaxaabtay yaahuu

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 3 роки тому +2

    Asc waan kugu diirsaday maxamedoow illaahay dambigaaga dhaaf dalkanagii qiimaad u yeeshaye nadaadehee cadawga dalkeena iyo dadkiisa neceb daa imoow dibnaha ugoo soomaaliya ha israacdo

  • @abdurahimmohamedyousuf8395
    @abdurahimmohamedyousuf8395 3 роки тому +10

    ALLOOW FARMAAJO OO KALE NOO DAA.
    ALLOOW MUWAADIN DAACAD AH SIDA FARMAAJO OO KALE NOO SAHAL.
    ALLOOW MUCAARADKA DUKIN DAAKIN KA DHIG ADAA QAFUURU RAXIIM EHEE

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 роки тому +2

    Soomaaliland waxa haysata
    Nin Daad Qaaday Xumbo Cuskay.

  • @kabooscloud2230
    @kabooscloud2230 3 роки тому +4

    Masha Allah ❤️❤️

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 3 роки тому

    Waaah
    . Waaah. Halatoogto. Somalilandr. Ka. Muuqdiish. Taga.

  • @nurisse6354
    @nurisse6354 3 роки тому +1

    Halaga eryo Ina xashi muqdiso

  • @selenafan786
    @selenafan786 3 роки тому +3

    Farmaajo guuuuuuuul

  • @nuurcismaan1130
    @nuurcismaan1130 3 роки тому +3

    Soomaaliya hanoolto guul WACAN .N..B..D .IYO.NOLOL

  • @siciidmaxamuudfaaraxcali8575
    @siciidmaxamuudfaaraxcali8575 3 роки тому

    Madaxweynhi ugu hogaan wacnaa
    Farmaajo

  • @cabdulaahigoobe9592
    @cabdulaahigoobe9592 3 роки тому +1

    Maasha allaah.... Baraafo cumar finish aad aad ayaad ugu mahad santahay kaqaad kuligoodba waxii qas wada yaasha lashaqeeyo dhamaan tooba xilka eey ka joogan doowlada

  • @siciidmaxamuudfaaraxcali8575
    @siciidmaxamuudfaaraxcali8575 3 роки тому +1

    Muusi bixi dadka caburunta haka daayo

  • @garaadofficial8992
    @garaadofficial8992 3 роки тому +5

    Fadlan SUBSCRIBE Nusaar Yuutubka SUBSCRIBE hooyad janad Allah kayo Asxaabta cudsey waay

  • @hindanuur347
    @hindanuur347 3 роки тому +1

    Allahu Akbar dhiigu ma qarsoomo

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 3 роки тому +3

    Waa sax ninka
    Xilhaayo oo hadane
    Qarandumis xariirlaleh
    Waa in laga xayuubiyo

  • @thementor.4697
    @thementor.4697 3 роки тому +1

    Maamulka SNM wuu qarwayaa 😂🙉

  • @kingahmed7037
    @kingahmed7037 3 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏾✊🏾✊🏾✊🏾

  • @saedaden9722
    @saedaden9722 3 роки тому

    Somaliland siyaasad xumaaa.

  • @nurisse6354
    @nurisse6354 3 роки тому +2

    Waa inan hada xogaga sarnaa arimaha gudaha afarta sano o so socda wana in la bilabaa low and orader ka

  • @suldaancabdiraxmaan6659
    @suldaancabdiraxmaan6659 3 роки тому

    waa yeelkadaa muuse handaraab

  • @AxmednuurAxmednuur-dg6ox
    @AxmednuurAxmednuur-dg6ox 3 роки тому +3

    Waxaan rajenaya ina sidaasi kasi awood badanaano

  • @dagandagan1408
    @dagandagan1408 3 роки тому +1

    Saraakiisha lalaayey khayraa kadanbeeyey maxkamada hala saaro hana latoogto

    • @abdirazakali333
      @abdirazakali333 3 роки тому +1

      Istaaq furullah wll heerkaas ma gaarsiisanee kadaa

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 3 роки тому +1

    Ninka muqdisho tagaa wuxuu la mid yahay nin tal'abiib tagay waa in xabsi daa'in lagu xukuumada,reer koonfureedkana laga saaro SOMALILAND.

    • @ubaxmohamed4223
      @ubaxmohamed4223 3 роки тому

      Wllo adiga hadaa
      Wacntaha dadku ma
      Wada heesto nimcadaa
      Heysato dhalinyaroda shaqo
      Taga maxaa kagalay siyaasad
      Awal may iman jirin hada waqtigaa keenay

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 3 роки тому +1

    Dadka u socdaalaya muqdisho!!!!
    Sagaaro qoor qabad biya kuma cabto.
    Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa!
    Dadku maaha xoolo xera ku xeraysan

  • @MrkiikoH
    @MrkiikoH 3 роки тому +9

    Ilahy ayn kugu dharshe subscribe iisar wllo qli😘

  • @asdamdamas7832
    @asdamdamas7832 3 роки тому +3

    Hhhh Somaliland waad walaanthy 😿

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 3 роки тому +1

    Wali dowlada waxaa u Harsan juba land iney shaqa ka qabato adag

  • @maxamedsheqyusuf4219
    @maxamedsheqyusuf4219 3 роки тому

    M.a

  • @aaah3037
    @aaah3037 3 роки тому

    WAQOOYI GALBEED CUNAQABATAY AYAY NAFTA UGAGA QADEEN DADKODII INTAY IS LEYIHIIN KU XUMEEYA DOWLADA SOMALIYEED.... WAA GUN

  • @abduleabdulaahi8549
    @abduleabdulaahi8549 3 роки тому

    Muuse biixi maxaa daba dhigay shacabka wada dhashy xur ka dhig shacabka dadka degan hargeysa iyo muqdisho waa wada dhaheen man ka celi kartid muqdisho xishood hajiro

  • @sahraxajilegedieged4813
    @sahraxajilegedieged4813 3 роки тому

    غ

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 3 роки тому

    Sojeedintan xumada somaliland ee isusocodka somaliland iyo somaliya marka laga reebo dadka dawlada Somaliland xilka uhay iyo xildhibanada siyaasyinta waa inananu ansixin barlamanka somaliland

  • @Siyaad_Efootball
    @Siyaad_Efootball 3 роки тому +4

    Subscribe igu caawiya

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 роки тому +1

      Asc wll qaali SUBSCRIBE isaar aado raali ah Sxb sare cudsey waaye

    • @dahabodahir95
      @dahabodahir95 3 роки тому

      Farmaajo 💪💪💪 guul guul 👍👍

    • @Siyaad_Efootball
      @Siyaad_Efootball 3 роки тому

      @@garaadofficial8992 waan ku saray adna isaar

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 3 роки тому

    Soojedintan madaxweynaha somaliland iyo wasiiradisa isucodka dad weynaha somaliland iyo somaliya waa arin xun dadka wadankale ushaqatagay fananiinta bayac mustarka aabwanada dhakhatirta dadunka waa bilaxuduud lakiin dad ka dawlada u shaqeya xildhibanada siyaasinta waa sax inla xanuunjiyo lana xidho hadii aywadan kicin bulsho.hadii laxidh xidho dad ka shicibka Somaliland waxay noqonaysa jeel xagasare kafuran warfafintu waa xuduudla aan wadan walba way wanaagsanahaye inay warka kasoo tebiyan

  • @aaah3037
    @aaah3037 3 роки тому

    KKKKK MUSE UU QIRTAY INAY DHALINTII KA YAACDAY WAQOOYI GALBEED SHAQO LA'AAN...MALINDOW MARKAY KONFURTU NOQO NABAD KAMIL WAA LAGA SO QIXI WAQOOYI GALBEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xaajiapple8186
    @xaajiapple8186 3 роки тому

    Sharciga soo baro horta dadkana ha isku dirin awooda badalka ciidanka deegaanka waxaa leh duqa magaalada sharciga wax ka baro sxb

  • @faadumoabdulle3542
    @faadumoabdulle3542 3 роки тому

    Muuse illaahoow ada u Mayan umada soomaaliyeed waxaan mawkish jiray soomaalia labo gobol ayaa la gumeystaa waxaa muuqata iney hada sadax gobol gumeysi ku jiraan waxaana ugu yaab badan in gobolada waqooyi oo ah gobolka sadexaad oo soomaali laga gumeysto iney waxa gumeystaahi soomaali yihiin yaa ila qabo fakirkeyga asc

  • @ahmedrageh4174
    @ahmedrageh4174 3 роки тому

    Waar bentah nagadaah doroshaad kuheshiin laddihin aad leddahay guul baad gadeen utter rubbish

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 роки тому +1

    muuse halaak arintaas waadku bqasaartay arintaasna iney siikorodho mooye kasoorayan maleh

  • @abdiqaadirnur7792
    @abdiqaadirnur7792 3 роки тому

    ò

  • @malaagkadiil28
    @malaagkadiil28 3 роки тому

    aad iyo aad ayaan ula dhacsanahay siyaasad dawladeena walib ayka gaartay dhanka arimaha dibada taasoo cadaynasa in qiyamkii dowlad nimo sharaftii dalkeena lasoo celiyay oo aanka roon nahay dalal badan sida africa iyo carabt qaarkood
    taas oo lagu amaani karo
    NABAF IYO NOLOL..

  • @ibraahinxabeeb3144
    @ibraahinxabeeb3144 3 роки тому +3

    shacabka in la caburiyo malagu Noqonayaa dowlad dhalinyarada waa dhalinyara somaliyeed

    • @nuurcismaan1130
      @nuurcismaan1130 3 роки тому +2

      Maxaa lagu caburiyay shacabka sxp isheg

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 3 роки тому

      Asc wll qaali SUBSCRIBE isaar aado raali ah Sxb sare cudsey waaye

    • @abdulismaisma5069
      @abdulismaisma5069 3 роки тому

      Aniga koley ma'arkin dhalinyaro lacaburiyay. Dhalinyarada laqalday oo loo adeegsanaayo in aywax burburiyaan waxay lamidyihiin kuwa NABAD DIIGDKA AH.

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 3 роки тому

    Oo cawa maxaa ku heley ma qaldantey qaran Soomali faanineysaaye garaad tv

  • @yusufkasimmayle5705
    @yusufkasimmayle5705 3 роки тому

    Lägg

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 3 роки тому +1

    Beenaale,beenaale,beenaale

  • @safkaahmed409
    @safkaahmed409 3 роки тому

    Abaha was ayho dofar hooyda aya mamul gobleda

    • @maktoobyt2009
      @maktoobyt2009 3 роки тому

      🤣🤣 war waxaan muuna xishoneyn? Maaxay aaba cayga? War anaga Israel maahi e walalka kugu dhiig ah ba nahay.

  • @caazhaali6339
    @caazhaali6339 3 роки тому +1

    Hanbalyo muuse biixi wa mid loo baahna noolow madwene