Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Maxay yihiin xogaha aan la sheegin ee General Axmed Jaamac Muuse ka ogaa askarigi dilay...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @user-pv1do9dk7w
    @user-pv1do9dk7w 4 місяці тому

    Allaa ha u naxariisto axmed jaamac

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 5 місяців тому

    Alle ha unaxariisto aamiin yaa rabbi

  • @user-gp9oq4sd5q
    @user-gp9oq4sd5q 5 місяців тому

    Ilahay ha uunaxaristo Ahmed Jama muse waxu aha Somali dacad uu ah dalka hooyo

  • @fahiimaqueen4054
    @fahiimaqueen4054 5 місяців тому +2

    Almushkila somali haysataa waa inaan history lashegin ee halkaaa lagudhaafo

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 4 місяці тому

    Waa Dadkii Aqoonta lahaaa waaa nin macdufa ayuu ahaa Qabiikiisa waa Aduruxmiin waxuu ahaa Gen Policeka ee ugu Danbeeyey waxaa ka Danbeeyey Gen Abdulrahman Guulwade

  • @user-fj8vk5og1q
    @user-fj8vk5og1q 5 місяців тому

    Policka Somaliya xilligaa professional ayuu ahaa, wixii gacanta ku qabtaanna way ka jibo keeni jireen, sababta policku inay baaraan looga wareejiyeyna waxay ahayd in la qariyo waxyaalo badan oo dilka madaxweynaha ku gadaanaa. Waxaad kaloo akhridaan buugga ay qortay inanta uu dhalay Adam Low oo ahaa wasiirkii caddaaladda ee dawladii rayidka ahayd madxna u ahaa guddidii dawladaasi u saartay baarista dilkii madxaweynaha. Waxyaalo badan baa kuu bixi doona

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 4 місяці тому

    Allya Raxma

  • @bilan9135
    @bilan9135 5 місяців тому

    AUN marxuum Ahme jaamac muuse waraysigan wax yar ka dib wuu geeriyoiday waa taliyihii 1988 ka xumaaday in dadkiisa la weeraro aaqirkii isku casilay rabi ha u naxsriisto

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 4 місяці тому

    Shiikhal ayuu Ahaa Gen Guulwade Aabe siyaad ayaa Sodog u ahaa

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 5 місяців тому

    Kuma dhalan

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 місяців тому

    Kani waa khaldaan isku dira ah Mdx Abdi Rashid Gacan kaxaq daran ayaa dishay,

    • @ibrahimelmi3105
      @ibrahimelmi3105 5 місяців тому

      Waayo maxay kuu dhibaysaa in la sheego cidii dilkiisa ka dambaysey, waayo malintaa ayuu bilowday jabka ummadda Soomaaliyeed

    • @user-ov2wz5eh9u
      @user-ov2wz5eh9u 4 місяці тому

      Ruusha aya ka dambeyay dilka Au madaxweyne abdirashiid sarakiisha wuu adegsaday m shiyad bare ayaa amray ninkii dilka geystana lama dilin dad badan aya arintaa warinaya